SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - XADKA NFD

Kenya: Saldhig Boolis oo la haystey muddo saddex saacadood ah, Laguna gubey aaladahii Isgaarsiinta oo ku yiro raadiyihii Saldhigga Booliska - Standard

"Dagaalyahanno loo malaynayo Al Shabaab ayaa Jimcadii waxay weerar ku qaadeen tuulada Arabia oo 45 km koonfur ka xigta magaalada Madheera, waxayna tuuladaas haysteen saddex saacadood, waxay qabsadeen saldhig boolis kaddib markii ay ka carareen saraakiishii ku sugnaa halkaas" sidaas waxaa qortay Jariidadda Standard ee ka so baxda Nairobi caddadkeedii Axaddii Nov 27, 2011

Warbixintu waxay intaas raacisay, 40 dagaalyahanno ah oo ku hubaysan qoryahay AK-47 iyo Baasuukayaal ayaa habeenimadii Jimcadii waxay tuuladaas ka soo weerareen dhanka Soomaaliya, ayagoo watey laba gaari oo ah nooca Land Cruiser-ka, waxayna rasaas ku fureen xero boolis oo halkaas ku taal, waxaana halkaas ka cararay lix askari oo xeradaas ku sugnaa kaddib markay arkeen in laga tiro badan yahay, ayey tiri jariidaddu.

Jariidadda Standard waxay intaas raacisay "dagaalyahannada Soomaaliyeed waxay tuuladaas haysteen in ka badan saddex saacadood. Waxayna halkaas ka qaateen qori ay Boolisku kaga carareen saldhigga booliska. Intii aysan halkaas iskaga bixina waxay saldhigga ku qarxiyeen isgaarsiin Safaricom. Waxa kale oo ay burburiyeen raadiyahii Boolisku ku wada xiriiri jirey ee saldhigga.


Col. Cyrus Oguna

Dhanka kale, afhayeenka wasaaradda difaaca Kenya, Col. Cyrus Oguna, oo jaraa'idka Kenya uga warbixinayey hawlgalkooda ay ka wadaan Soomaaliya ee loogu magac daray Operation Linda Nchi ayaa sheegay in ilaa hadda ay hawlgalkaas kaga dhinteen 10 askari, mid kalena la la'yahay. (He said, so far, the country has lost 10 officers while one is missing.)

Dhanka kale waxaa soo shaac baxay doonyo hore ay u burburiyeen militariga Kenya oo ay dad ku laayeen in ay doonyahaas ay lahaayeen dad reer Kenya ah, dadka lagu laayeyna ay ahaayeen kalluumaysat Keenyaati ah. Daawo Video-ga hoose..

KDF to investigate claims it bombed Kenyans
 


Shabaab raid police post, destroy communication mast

By Standard on Sunday Team

Suspected Al Shabaab militants attacked Arabia village, 45km south of Mandera town, on Friday, and escaped with a G-3 rifle from the local Administration Police station before blowing up a communication mast.

Reports indicate that nearly 40 militants armed with AK-47 rifles and bazookas entered the town on Friday night from the Somalia border, in two Land Cruisers and fired at the AP camp forcing the six officers attached to the post to flee after realising they were out numbered.

The Somalia militia group besieged the village for more than three hours. The militants then escaped with a gun the APs abandoned. But before they retreated, they blew up a Safaricom mast at the police station. They also destroyed the police radio communication equipment.


Colonel Oguna during a press briefing at the Department of Defence on Saturday. [PICTURE: GOVEDI ASUTSA/STANDARD]

A local civic leader, Hussein Aden Wiriq, said the attackers ransacked the deserted Administration Police line and even made away with several personal effects, but the armoury not touched.

And on Saturday while speaking during the weekly briefing on the progress of Operation Linda Nchi, Department of Defence spokesman Colonel Cyrus Oguna said the Kenyan troops had made significant inroads into Al Shabaab-controlled areas in the past week.

He thanked locals for volunteering information on the militants’ possible hideouts.

Oguna added that Kenya has been receiving intelligence from local Somalis on Al Shabaab hideouts. "This has enabled us to conduct raids and defeat them. We have won over the hearts and minds of the local communities, who are giving us crucial intelligence," said Col Oguna.

He said, so far, the country has lost 10 officers while one is missing. Oguna said the troops had consolidated the control of key areas previously occupied by the militia group.

He said the southern sector was key for the troops’ activities in the past few days since this is where the rag-tag militia had its key bases.

He said the camps in the southern region of Somalia were used to train recruits from Kenya and other countries. "Our airborne troops have destroyed the camps and killed several militants," said Oguna.

However, Colonel Oguna said that 11 officers have been injured during the operation, which is in its sixth week.

The injured, he said, are recovering at the Forces Memorial Hospital, Nairobi. Oguna said five of the officers died after a military helicopter crashed near Liboi.

He said four others died in the operation, while another officer succumbed to injuries after their military truck was blown up in Mandera. Oguna said the joint forces had also killed hundreds of Al Shabaab fighters.

He was speaking at the Depart of Defence headquarters in Nairobi, accompanied by Major Emmanuel Chirchir and Lindsey Kiptiness, the deputy director, Horn of Africa Division, at the Ministry of Foreign Affairs.

Mechanical problems

He also revealed that a military helicopter developed mechanical problems on Friday while in the operation, but was brought down safely.

"Our pilots are well trained; they landed safely. They have been flown to Nairobi to join their families after the hitch," said Oguna.

Kenya sent troops and tanks into Somalia to fight the Al Qaeda-linked Al Shabaab insurgents, accused of a series of attacks in the country, including abduction of four foreigners.

Oguna said the militia was facing growing pressure as regional armies slowly encircle them, with Kenyan forces in the south, Ugandan and Burundian African Union forces in Mogadishu, and Ethiopian troops in the west.

Kenyan and Somali troops are conducting door-to-door searches for Al Shabaab militants in Ras Kamboni, Munarani, Burgavo, Taabta, Qoqani, Dhobley, Busaar, and Jilib.

Oguna said the Kenyan troops were also involved in the provision of humanitarian aid in Somalia. He said the troops were offering medical care and distributing food to hungry locals.

— Reports by Mutinda Mwanzia, Abdisalan Ahmed and Adow Jubat

Source: http://www.standardmedia.co.ke

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 27, 2011

 


Qoraalladii Wareeggii hore ee Difaaca Badda Soomaaliya

BAARID | SEARCH


 Un Report Somalia

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 

Mashruuca Waddo-tareen oo isku xiriirinaysa Lamu iyo Addis Ababa

faarax macallin
Faarax Macallin: Ma dhici doonto in Mardambe Xamar looga taliyo Kulbiyow, ninka taas ku riyoonayana waxaa uu ku nool yahay qarni kale...



Qaadka Quba



October 31, 2011 Communique - Read here



Sheikh Shariif oo Sheegay in uu yahay kan ugu Wanaagsan ee hoggaamin kara Soomaaliya kaddib 2012



Heshiiskii Kampala Accord oo Ogolaanaya in Xukuumadda laga keeni karo Mooshin ka dhan ah haddii ay ku xad gudubto Axdiga FKMG



Kenya, Ethiopia iyo Faransiiska oo ku Muransan Cidda Loo Dhiibayo Xakunka Kismaayo haddii la Qabsado Kaddib

oil somalia
Duulaanka Kenya waa mid salka ku haya in ay Shidaal ka Baarato Xeebaha Soomaaliya..



Oct 27, 2011:
Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo ku celiyey Hadal ka soo horjeeda kii Madaxweynaha DFKM ku diidanaa Ciidamada Kenya



Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Markii ugu horeysey qiray, soona dhaweeyey in Ciidamo Kenya galeen Soomaaliya, Arrintaas oo khilaafsan hadalkii Sheikh Shariif ku diidanaa Ciidamada soo galay Soomaaliya



Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in Kenya haysato warqad ay DFKMG ku ogolaatay in Ciidamada Kenya galaan Soomaaliya



Diyaarado Duqeeyey Kismaayo iyo Buur Gaabo iyo Maraakiibta Dagaalka Faransiiska oo duqeeyey magaalada Muday....



Sida loo arkey Soo Gelitaankii Ciidamada Meleteriga Kenya Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaaliya



Kenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda Soomaaliya



Ra'iisul Wasaaraha Kenya oo Sheegay in Ciidamada Kenya Qabsadeen Raas Kambooni