Home » Archive Bisha August, 2011

Reysal wasaaraha soomaliya oo maanta booqday xerada Badbaado..

Aug 5, 2011
Xerada badbaado oo uu maanta booqday reyasalawasaaraha soomaaliya isagoo halkaa kasheegay dhacdo kadhacday xeradaa oo ku saabsanayd in la boobay raashin la geeyey xeradaa wuxuuna yiri aad baan uga xumahay in laboobo xoolo loo wadey dad masaakiin ah  inkastoo ayuuu yiri la,iisheegay in raashinkii qayb lasoo celiyey wuxuuna ku dhawaaqay MR.Cabdiweli in dib u habayn lagu sameeyo shaqaalaha xerada sida... 
Halkudheg:

Ururka Samafalka Markabley oo howl Gargaar Raashin qeybin ah ka bilaabay Deegano ka tirsan Gobolka Gedo

Aug 4, 2011
Ururka Samafalka Wadaniga ah Markabley Relief and Development Trust  ee fadhigiisu uu yahay Dalka Ingiriiska  ayaa Maalmahii ugu dambeeyey waxaa uu howlo gurmad Raashin qeybin ah ay ka wadeen Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo xilligani ay ka taagan yihiin  xaalado Qalafasan oo la xariira Abaaraha iyo dhibaaatooyin nololxumo oo saameysay nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan qeybo ka mid ah Gobolka. Gargaarkani... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday Qatar Charity

Aug 4, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’ada Qatar Charity International oo ah hay’adii ugu horreysay ee caalami ah ee soo gaartay shacabka barakacayaasha ee magaalada Muqdisho. Wafidgan oo ay ka mid ahaayeen Mohamed Ader-deor, Agaasimaha Gurmadka Deg-degga ah, Ali Mubarak Al-Kubaisi ahna Madaxa qeybta xiriirka deeqbixiyeyaasha,... 
Halkudheg:

Ma Fogeysanayo in Muqdisho lagu iibiyo Xoolo Bakhtiyey”Xuseen Fiidow Cali”

Aug 4, 2011
Tan iyo markii ay burburtay Dowladdii Soomaaliya 1991 waxaa dalka Soomaaliya ka dhacay arrimo fara badan oo dadka ku reebey Ma hadho  waxayna arrimahaan inta badan dadku ku sababeeyeen dowlad la’aanta jirta, waayo dadka haddii aysan haysan sharci kala haga, waxaa xaqiiqo ah in ay sameynayaan wixii ay doonaan, iyadoo ay taasi jirto ayaan xuuraansi u galay arrimo ka mid ahaa kuwo ugu foosha xun ee... 
Halkudheg:

Shirkii uu horeeyey ee ay golaha wasiiradu yeeshaan oo maanta dhacay

Aug 4, 2011
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen barnaamijka xukuumadda, shirka wadatashiga ah ee Soomaalida iyo arrimaha abaaraha baahsan ee dalka ka jira.Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa u sheegay golaha cusub ee wasiirada in loo baahanyahay... 
Halkudheg:

Denovo Capital Corp. have entered into a letter of intent for the creation of a new Puntland focused oil exploration company to be named Horn Petroleum Corp

Aug 4, 2011
August 2, 2011 Horn Petroleum completed a $40.98 million private placement financing, with assistance from Africa Oil…. Puntland-Somalia Dharoor and Nugaal Valley Blocks The Company and Denovo Capital Corp. (“Denovo”) have entered into a letter of intent dated May 11, 2011 for the creation of a new Puntland focused oil exploration company to be named Horn Petroleum Corp. (“Horn... 
Halkudheg:

War Saxafadeed Ku Saabsan Maamulka Azaaniya

Aug 4, 2011
Waxan halkan ku caddeyneynaa inaan si adag u diiddannahay muumulka la dhoodhoobay ee la magac baxay Azaaniya. Waxa ay innagula muuqataa in maamulkaasu aannu wadin danaha dadweynaha gobollada uu sheegtay inuu matalo iyo good ahaanba tan umadda Soomaaliyeed oo ka daashay kala qeybin. Marxaladda dalku marayo maanta marka la eego, ma ahan in la abuuro kooxo cusub ee waa in laga shaqeeyo sidii la isugu... 
Halkudheg:

MADAXWEYNE, HORTA YAA QORSHEEYA SAFARRADAADA?!

Aug 4, 2011
Waxa qoray: Nuur Cilmi Xalane Email: warsan54@gmail.com Mudane,   Waxan maleynayaa in dadka iyo dalkuba yihiin muhimaddaada kowaad, ma qaranimadiisaa, ma nabadgelyadiisaa, ma dadkiisaa, ma xadadkiisaa, ma, ma —–. Laba sano ka hor,  markii xilka laguu dhaariyey, dad badan oo aan ka mid ahay, ayaa qabay inaad xalka bilow fiican u noqon doonto, hoggaamin fiicanna horseed ka noqon doonto. Waxan... 
Halkudheg:

Haweeney ay si Naxariis daro ah u Gubeen Ciidamo ka Tirsan Dowladda Federaalka

Aug 3, 2011
Tan iyi markii ay dhaceen dagaalada Sokeeeye ee Soomaaliya waxaa dalka ka dhacay Xadgudubyo Fara badan oo ka baxsan dhinaca Islaanimada iyo Baniaadanimada  taasoo ay si aad ah ula yaabeen dadka soomaaliyeed hadaba Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa  Xarunta CID waxay ku soo bandhigeen  haweeney si   Naxaarisdarro ah  loo Cadaabey ka dib markii ay sidaa ku sameeyeen Askar ka tirsan Ciidamada... 

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:3aad

Aug 3, 2011
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, isla markaana Umada ku Horumari karto….    Suurada 3aad Aala Cimraan: Suurada Aala-Cimraan waxey ka mid tahay Suuradaha aadka u Dheer, waana Suurada Sadaxaad marka loo eego Musxafka, Sababta loogu... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Meless Zanawi ka codsadey inuu kaalmeeyo shacabka abaaraha.

Aug 2, 2011
Waxaa Magaalada Adib Ababa ee Dalka itoobiya dhawaan gaarey Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Shiikh Shariif Shiikh waxaana halkaa kulan uu kula yeeshe Raiisul Wasaaraha Itoobiya Meless Zanawi waxaana kulankaas la iskula soo qaadey Abaaraha ka taagan Soomaaliya  iyo la dagaalanka Xarakadda Al-Shabaab iyadoo   Shhikh Shariif ka codsadey Meles Zanawi  in ay kaalmeyso Shacabka ka soo cararey  Abaaraha... 

doorashada gudomiyaha ardayda bangladhesh

Aug 2, 2011
Xaflad aad u balaaran oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay Magaalo madaxda wadanka Bangladesh ee Dhaka, Xafladaas oo ay soo agaasimeen ururka ardayda soomaaliyeed ee Bangladesh taas oo loogu tala galay in lagu doorto guddoomiyaha sanadka 2011-2012 hogaamin doono ururka ardayda soomaaliyeed ee dalkaas Bangladesh, Waxaa Doorashadan sida caadada ahba la qabtaa sanadkiiba  mar kaas oo... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 2aad

Aug 2, 2011
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, isla markaana Umada ku Horumari karto…. Qur’aanka Kariimka ah waxaa uu ka kooban yahay 114 Suuradood waxaana loo kala qeybiyaa Juz ahaan 30 Juz, ayadoo Juz kastana uu ka kooban yahay laba Xizib,... 
Halkudheg:

Dugsiga Iimaam Axmed Bin-Hambal oo ay ka Qalinjabiyeen 170 Arday magaalada Minnesota

Aug 1, 2011
Xaflad weyn oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday badhtamaha magaalada Minneapolis, ee Minnesota caawa oo ay bisha ramadaan below tahay, berina laga soomayo Minnesota. Xafladan oo lagu beegey hordhaca Ramadaanka ayaa ku saabsanayd qalinjabin arday, ka qalin jabisey dugisga Iimaam Axmed Bin-Hambal ee ku yaala koonfurta magaalada Minneapolis.  Dugsan ayaa waxa caawa soo bandhigay arday... 
Halkudheg:

Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii 13 aad ee Maamulka Pundland oo ka dhacdey Garoowe

Aug 1, 2011
Waxaa Magaalada Garoowe ee Maamumul;ka Pundland  ka dhacay Fantasyo iyo Dabaaldegyo loo sameyanayey Sannadguuradii 13 aad ee maaamulka Pundland  waxaana ka qaybgaley Masuuliyiin uu horkacayey Madaxeynaha Maamulka Pundland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole  iyo marti sharaf kale  waxaana garoonka Mire Awaare lagu soo bandhigey dabaadegyo ay sameeynayeen  Ciidamada Qalabka Sida ,Ururada... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Reer Qatar oo ku Dhaqaaqey Talaabo Taariikh ah ka dib markii ay iska Ururiyeen Deeq balaaran

Aug 1, 2011
Jaaliyadda reer Qatar oo khilaafaadkooda meel iska dhigey oo isku raacay inaay garab istaagaan walaalahooda Soomaaliyeed ayaa Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimey, ayaa dhawaan ka dhacadey Dalka Qadar   waxaa ka soo qeyb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda oo ay horkacayaan safaarada,hogaanka jaaliyadda, culimada, ururka ardayda,ururka Dhalinyarada iyo  ururka Haweenka.   Waxaa... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka?.Qaybtii 1aad

Aug 1, 2011
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab Xambarsan Taariikhihii Caalamka laga bilaabo Habka Koonka loo abuuray ilaa iyo sida u ku gabagaboobi doono Caalamka marka la gaaro Saacada Qiyaamaha Dhicitaankeeda, taasoo macnaheedu yahay... 
Halkudheg: