Home » Archive Sannadka 2010
Xulka Qaranka Soomaaliya oo u Diyaar ah Xulka Dalka Sudan
Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 23-ka sanadood ayaa ku sugan dalka Jabuuti oo ay ku qaadanayaan tababar ay ugu diyaar garoobayaan lugta hore ee cayaaraha is reerb reebka Olombikada aduunka ee ka dhici doona London 2012-ka.
Xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cabdi Qani Sacid Carab oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa u sheegay saxaafada in...
Bangiyada Islaamka – Buug Cusub
Hordhac
“Islamic banking and finance is no longer just a theory or a dream, in fact it is now an emerging, evolving reality” Prof. Khurshid Axmed
Meesha, 40 sano ka hor, bangiyada Islaamku ahaayeen riyo, sida Prof. Khurshid cabbiray, bangiyada Islaamku maanta waxay ka mid yihiin nidaamyada maaliyadeed ee ugu koboca fiican, ugu faa’iidada badan, looguna hadal-hayn iyo kalsooni badan yahay nidaamyada...
Safiirka Somaliya ee Kenya oo casuumaad u sameeyey Safiirka cusub ee Dowladda Shiinaha
Safiirka Somaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Shiinaha u magacowday Somalia Iyo Kenya, Sabti October 2, 2010.
Mudane: Liu Guangyuan waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliya Ambassador Maxamed Cali Nur Ameriko Iyo Ku Xigeenkiisa, Mohamed Cismaan Adan”Edson”.
Labada Safiir ayaa ka wada hadlay xidhiidhka dheer...
Dr. Cumar Cusmaan Raabe oo Buug ka soo saaray Daraasad uu samaynayey 30 sano (Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed)
Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Is-tiraatiijiyada dalka Jabuuti Dr. Cumar Cismaan Raabe oo Daraasad uu Sameynayey 30-sano Ka Qorey Buug Magaciisu Yahay Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed (La Mentalite Nomade)
Dr. Cumar Cismaan Raabe oo ah Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Istiraatiijiyada dalka Jabuuti oo aan dhowaan xafiiskiisa ku booqdey ayaa Buugg ka hadlaya Aragtida...
Afeef Kuuma Laabno Ee U Fiirso Magacaabista Wasiirka Kowaad. Fariin ku socoto Madaxweyne Shariif Shikh Axmed
Arrintu waa dhanaantahay ,muqdisho dabka ay saaratahay kulayl uma dhino , kar-karkaas waxaa u dheer dhagar qabe, mid dhiiga ummaddeena ka taajira, mid warka iyo dad isku dirkooda ka taajira iyo mid xoola ceebeedka tuuksika lagu soo helay derbiyadeeda u taagan.
Madaxweyne Shariif Shikh Axmed, sharafki aad ku heshay Xabashi bixideeda shidda badan ayaa laga helay . horaba dhib, rafaad iyo dhiig daahira...
Maxkamadda ku taal India oo ku dhawaaqday Xukunka Masjidka Babri (Ayodhya)
Waxaa Goobta Masjidka loo qaybiyey saddex qaybood, hal qayb keliya ayaa Muslimiinta la siiyey… Waa sida ay Maxkamaddu xukuntay…
Xukun ku saabsan Masjidka Babri Masjid ee ku yiilay Magaalada Ayodhya ee gobolka Uttara Pradesh ee Waqooyiga wadankan INDIA ayaa Khamiistii (Sept 30, 2010) lagaga dhawaaqay Maxkamadda Allahabad High court.. Taas oo xukuntay in loo qaybiyo saddex meelood (Meel...
Northern Somali Unionist Movement (NSUM): The next Somali Prime Minister
NUSM PRESS RELEASE
Somalis have become so disillusioned with the failures of successive prime Ministers since the first Somali government was formed in Embagathi in Kenya after more than a decade of anarchy. Few Somalis therefore hold much hope that things might improve with the next Prime Minster. They only have to remember previous prime ministers who lacked integrity, competence or experience....
Somalia: Contemporary Politics – verses – Yester Years.
By Dr.Yusuf O. Al-Azhari
Every Society in this Universe of ours, frequently plaudits, how people of the past generations had better moral integrity, juxtaposing the social conduct of those of yester year’s with the present time. Often our predecessors are portrayed to have been more matured more responsible and with more self-effacement in their demeanor within their guild. It apprises us of how...
Taageerada Mareykanka Waa Afka Baarkii | Amiin Yuusuf
Waagii uu jiray dagaalkii qaboobaa ee u dhexeeyay xulafadii ay kala hogaaminayeen Midowgii Soofiyeeti iyo Mareykanka ayaa waxa ay labadaasi isbahaysi dadaal dheer u galeen in ay soo jiitaan dowladaha kale si ay taageere ugu helaan mawqifkooda siyaasadeed, waxaana ka dhexeeyay tartan aad u weyn oo xitaa lagu bixin jiray Malaayiin Doolar, waxaana ka faa’iideystay wadamo fara badan oo ay ku jirtay Soomaaliya.
Xiligii...
Zenawi oo Sheikh Shariif kala hadlay si degdeg ah in uu usoo magacaabo Ra’iisul Wasaare cusub ee DFKMG
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif oo Arbacadii (Sept 29, 2010) gaarey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la kulmay ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya, Meles Zenawi.
Waxaana wada hadalkooda ubucdiisa uu diiradda saaray ra’iisul wasaaraha cusub ee loo soo magacaabayo xukuumadda Kumeelgaarka ee Soomaaliya, waa sida ay faafisay warbaahinta xukuumadda Itoobiya ee ENA. Waxaana...
Warbixin gaar ah – Falaqaynta Guga 2010: 27% dadka Soomaalida oo ku sugan xaalado ba’an oo cunto iyo nafaqo darro
Hay’adda Falanqayta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqata (FSNAU) ayaa waxa ay hadda shaacisay warbixinteeda kooban ee ku aaddan Falanqayntii Xilliga Guga 2010.
Warbixintan kooban ayaa waxay bixinaysaa xog kooban oo ku saabsan natiijooyinkii ka soo baxay sahankii iyo falanqayntii la sameeyay xilliga Gu 2010, taasoo laga ogaaday in 27% dadka Soomaalida ay ku sugan yihiin xaalado ba’an oo cunto iyo nafaqo....
Dunida Caalamka iyo Dandarrada haysata Dadka Soomaaliyeed | Daadurey
Soomaaliya ayaa waxay soo martay marxalado kala duwan oo siyaasadeed, dhaqaalo, iyo bulsho oo dhammaantood raad adag ku reebay xasilooni darrada ka jirta dalka iyadoo laga tibaax qaadanayo sooyaallada taariikheed ee ma guuraanka ah taasi oo salka ku haysay bilowgii dagaalladii sokeeye , oo gobolada dalka Soomaaliya qaar ay noqdeen “guriyihii gaajada iyo geerida “oo kumaan kun oo rayd...
War Hilbaha Culimada waa Sune iska Ilaaliya | Q.3aad | Faaruuq
Hada ka hor baa la ii sheegay in uu nin yiri waa wareey !! war balaayaa dhacday !! markaasaa la yiri war xageen u cararnaa haddee ?? markaasuu nin kale yiri war masaajidda aan u cararno markaasuu ninkii yiri war balaayadaba masaajidkeey ka soo yeeertay oo ay ka timid !!
Waa laga yaabaa in ay sheekadan tahay sheeko rasmi ah sidoo kale way dhici kartaa in ay tahay qiso aan jirin oo la alifay si kastooy...
KU CIBRO QAADO CAYNABA!!{Mohamed Nuur Mooge(Somali6)
Haddi aan wax yar ka idhaahdo Arimaha ka Dhacay magaalada CAYNABA maalmihii la soo dhaafay. Ee ku saabsan labada Dumara ee la kala yidhaahdo Asiya Jamac Ali iyo Xiis Mohamed Diiriye Ee laga Afduubay Maxkamada ku dhex taala Magaalada CAYNABA ee Gobalka seeraar.
Arintaasi waxay na xasuusinaysaa Khader Qodax Digaale oo la yidhi wuxuu dilay Fanaankii Ahmed Gaceyte Inta maxkamad Magaalada hargeisa la soo...
Hooyo !!! ifka Hibo Ku Nooloow Aakhiro Halkii Roon !!!! | Saahid
Horudhac :
Cinwaanka Maqaalkayga waxaan ka soo Shaxaaday Heestii Hooyo ee Abwaanka weyn ee Mohamed Warsame Hadraawi ee uu ku luqeeyo Boqorka Codka Mohamed Saleemaan.
Waxay Qoraayaashu Dhahaan ( laa mushaaxaata fil Cinwaan) !!!
Haddii aan xoogaa ka soo Qaato Abwaanku wuxuu ka yiri Sifaha Hooyada :
Hooyooy La,aantaa Higgaad lama Barteenoo.
Hooyooy La,aantaa Hadal lama kareenoo.
Ruuxaadan Habinoo kolba...
Shiikh Shariif oo ka qaybgalaya kulanka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Magaalada Madrid
iyo Baarlamaanka DFKMG oo ka dooday 15 xubnood oo kamid ah xubnihii soo sameeyey dastuurka cusub iyo Khudbaddii Mahiga ee Madrid oo uu ku xusay in la sii wado nidaamka hirgelinta Dastuurka qabyada ah ee loo samaynayo DFKMG….
***
Sheikh Shariif iyo Shirka Madrid
Markii uu soo idlaadey kulankii Qaramada Midooby ee Magaalada Newyork waxaana kulankaas somaaliya ugu qaybgalay Madaxweynaha Dowladda...
Dhulkii Safaaradda Soomaalida ee Dalka Kenya halkuu ku danbeeyay? Yaase iibsaday?! Q.2aad
15 million Kenya SHILLINGS ayaa lagu iibsadey Dhismihii Safaaradda Soomaalida ee Nairobi, balse lacagta Dhismaha Safaradda Soomaalida uu marayo waxaa lagu qiyaasay 130,000,000 Kenya Shilling…
F.G Intii la socotay qormadan waxaan qormadii hore ku soo sheegnay Sandkii 1969-kii in ay dowladda Soomaaliya iibsatay dhulka safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya balse sanadkii 1973 ayay dowladda Soomaaliya...
2010: Sheikh Sharif UN Speech
Sheikh Sharif Said: “after 65 years since the inception of the United Nations, the world was not more secure, as shown by “the rampancy of bloody and destructive wars around the world and the proliferation of extremism and terrorism”
………..
Somalia: H.E. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, President of the Transitional Federal Government…
Statement Summary …
VEDIO: Here...
Khudbaddii Sheikh Shariif ka jeediyey Qarammada Midoobay oo uu ku dalbaday in Ciidamo Shisheeye loo diro Soomaaliya
Khudbadda Sheikh Shariif oo ku soo beegantah xilli Maranku sheegay in ay la shaqaynayaan Puntland iyo Somaliland iyo Kooxaha Koonfureed ee ka soo horjeeda Alshabaab, xitaa haddii aysan xiriir la lahayn xukuumadda DFKMG….
Video iyo cod ee Khudbadda (hoos ka eeg)
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ee Soomaaliya Sheikh Shariif ayaa Sabtidii September 25, 2010 waxa uu khudbad ka jeediyey...
Qarammada Midoobay iyo Midowga Afrika oo Difaacay Duqaynta Suuqyada iyo Masaajidda Muqdisho
Maadaama ciidamada Afrikaanka ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya la siiyo lacag Afar meelood marka loo qaybiyo saddex meelood kayar lacagta ay Qarammada Midoobey ku bixiso meelo kale, “waxay dhammaantood aadeen Darfur,” sidaas waxaa Khamiistii InnerCityPress u sheegay Gudoomiyaha Midowga Afrika, Jean Ping.
Kulankii albaabadu u xirnaayeen ee Qarammada Midoobey ee looga hadlayey Soomaaliya,...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (11)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...
Jaamacadii ugu horeysay oo laga furay Qardho (Sawiro/ Warbixin)
Xaflad lagu furiyay Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Degmadda Qardho (East Somalia University) ayaa maantay (24-09-2010) si rasmi ah xariga looga jaray.
Furitaanka Jaamacadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuulyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarshadda Puntland,Aqoonyahano iyo dad waxgarad ah.
Halkan ka daawo sawirada
Xaflad Qado sharaf ah oo Madaxda Jaamacada ay ku qabteen Hotelka Guffurre ka...
Ergayga Gaarka ah ee Xoghaya Guud uqaablisan Soomaaliya oo hadal ka soo saaray go’aanka Ra’iisal Wasaaruhu is ku casilay
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS)
WARSAXAAFADEED 019/2010
Nayroobi, 21 Sebtember 2010 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa arkay go’aanka uu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, uu isku casilay isagoo tixgelinaya danaha nabadda iyo amniga Soomaaliya.
Dr....
Safiirkii Hore Soomaaliya ee Sudan iyo Sii Hayaha Xilka Safiirnimo ee Shir jaraa’id ku qabtay Khartuum
Waxaa Arbacadii 21/09/2010 si wada jir ah shir jaraa’id ugu qabtay xarunta Safaarada Soomaaliya ee Sudan Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Sudan Mudane Mahadi Abuubakar Maxamuud iyo Sii hayaha xilka Safiirnimo ee Safaarada Sudan isla markaana ah madax taba barada Dublumaasiyiinta Wasaarada Arimha Dibada ee Soomaaliya Mudane Yuusuf Calasoow Maxamuud.
Shirkaas Jaraa’id oo ay ka soo...
Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (10)
W/Q. Muxamad Idris Axmad
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan...