Home » Archive Sannadka 2009
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon ee QM|Q-2-aad
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon Ee Hay’adaha QM ee Al-shabaab Dalka Ka Eryeen.
W/Q: C/nuur Maxamed Axmed
Qaybta 2aad:
Kadibkadib burbur
Kadib burburkii baahsanaa ee dalka ka dhacay horaantii 1991dii ka soo saameeyay hab nololeedkii dalka ka jiray oo idil, waxaa soo if baxay xirfado badan oo ay dadka ku raadiyaan inay maal ku tabcadaan.
Waxaa xirfadahaa kamid ah waxa afka qalaad lagu yiraahdo NGO...
Masaajidka Isbahaysiga oo reer Hamilton lacag loogu deeqay
Deeq lacageed gaaraysa $3940 oo la gudoonsiiyey imaamka masaajidka isbaheysiga islaamka somaliyeed ee Magaalda Muqdisho
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Ka dib markii uu burbur lixaad leh uu soo garay Masaajidka isbaheysiga islaamka ayaa samafalayaal katirsan Jaaliyada somaliyeed ee Magaalada Hamilton ee lodan iska soo uruuriyeen kaalmo lacageed dhan $3940 si dayactir iyo dib u habeyn loogu sameeyo...
Baaq Nabadeed oo ku socdo kooxaha ay dirirtu u dhaxayso
Ujeedo: Baaq Nabadeed oo ku socdo kooxaha ay dirirtu u dhaxayso
Gudoomiyaha ururka SORASOD: Eng Idiris Hassan Farah waxuu u baaqayaa kooxaha ay dirirtu u dhaxayso inay joojiyaan dagaalka si looga baaqsado dhiig sii daato
Sidaa darteed waxaan ka dalbanaynaa kooxahaan dirirtu u dhaxayso inay si sharuud la aan ah u joojiyaan dagaalada ka hol cayo somaliya isla markaana la isugu yimaado...
Khamriga iyo Dhibaatada uu ku Hayo Dhallinyarada Soomaaliyeed|Daaduray
Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa burburkii ku dhacay Dalka wuxuu noqday mid saamayn weyn ku yeeshay dhinacyada waxbarashada , Shaqooyinka, Ciyaaraha , iyo arimaha Bulshada waxaase qaarkood u sii dheeraa Isticmaalka Khamriga iyo Qaadka oo ay Meherad ka dhigteen qaar ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed
Dhallinyaradu waxay leeyihiin kuwa wax bartay oo aan ku jirin Merheradan Khamriga ah Jaamacadaha iyo...
Horta barro Dalkaada Soomaaliya|Najax
Horta barro Dalkaada Soomaaliya?
Maxaad ka taqaanaa isbadaladii Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Maamuladii soo maray intii udhaxeysay
1960 ilaa hada 2009!!!?
Soomaaliya waa Wadan ka mid ah Dalalka ku yaalo Bariga qaarada Africa, wuxuuna ka mid ahaa Wadamadii lagu qeybsaday Shirkii ka dhacay Caasimada Dalka Germany ee Barliin sanadii 1884.Waxaana loo kala jaray dhul weynihii Soomaaliyeed shan qeybood...
Qaar kamida Baracayaashii Muqdisho oo kacabanaya Biyo la’aan
Qaar ka tirsan Qaxooti cusub oo ka soo barakacay Dagaaladii u danbeeyay ee Muqdisho oo ka cabanaya Biyo la’aan iyo Musqulo la’aan.
Qaxooti cusub oo dhawaan ka soo barakacay Dagaaladii u danbeeyay ee Magaalada Muqdisho islamarkaana degay xerooyin cusub oo ku yaal Deegaanka Taree Disho ee u dhexeeya Muqdisho iyo Degmada Afgooye ayaa si weyn uga cabanaya Biyo la’aan iyo Musqulo la’aan.
Dadkaani...
Hayadda Daryeelka Waayeelada oo Diiwaan galisay 1500
Hayadda Daryeelka Waayeelada Soomaaliyeed oo Gobalada Konfureed ka diwan galisay tiro gaareyso 1500 oo Wayeelo Soomaaliyeed ah.
Uqeybsamaha Wadanka Soomaaliya ee Hayada Daryeelka Waayeelada Soomaaliyeed, Somali help-Age Association. Dr. Muuse sheikh cumar oo dhawaan ka yimid Dalka Soomaaliya asagoona soo diwaan galiyay Dad da’doodu ay udhaxeyso 60 ilaa 114, tiradooduna ay gaareyso 1500 oo qof...
Reer Galkacayo iyo Sharciga Yaa u Garnaqi Doona | Aw-Osman
Dhacdoonyinka mudoonyinkii ugu danbeeyay ka dhacay Magaalada Gaalkacayo waa mid dadka inta samaha jecel ku noqotay fajaciso iyo dhabana hays, waa arin u baahan in maamulka Puntland iyo Shacabkuba ku eegaaan ilgaar ah, waa dhacdooyin taxane ahaa taas oo lagu gumaadayay indheer garadka, cuqaasha iyo siyaasiyiinta, waa arinta aan hore loogu arag dhaqanka reer Puntland, ahayna mid aysan dadka deegaamadaasi...
Minnesota: Somali Man Pleads Guilty in Terror Case
By THE ASSOCIATED PRESS
Published: August 12, 2009
A Somali man pleaded guilty to terror-related charges stemming from a federal investigation into Americans traveling to Somalia to fight with Islamic militants. The man, Kamal Hassan, acknowledged lying to Federal Bureau of Investigation agents questioning him in February about the case and admitted spending time at a training camp run in Somalia by...
SOM_UNICEF:Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan
Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan iyada oo shaqaaqada ka dhanka ah hawlaha gargaarka ee kor u kacaysa ay dib u dhigeyso gaarsiinta sahayda nafaha lagu badbaadinayo
NAYROOBI, KENYA, 13 Agoosto 2009: UNICEF ayaa maanta ku khasbanaatey in ay dib u dhigto diriddii boqolaal tan oo sahayda nafaqado oo loogu talagalay in looga hortago laguna daweeyo nafaqo-xumada ba’an ee soo wajahday in ka...
Mutamarkii Assunnah isamic centre ee Aug 14, 200
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka UK iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii Assunnah isamic centre ee 14-16aug.2009
WAXAA KA MID AH CULIMADA KA SOO QAYB GALEYSA:
1: Sh. C/Qaadir Cukaashe Nairobi
2: Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) U.k
3: Sh. Maxamed Cbadi Daahir U.K
4: Sh. Daahir Cabdi Xuseen U.K
5: Sh. C/qaadir Sh.Maxamud Mire Holland
6:...
85000 Somali children at high risk
Media Release
Somali children at high risk as escalating hostilities against aid work cause postponement of life-saving supply delivery
NAIROBI, KENYA, 13 August 2009: UNICEF has today had to postpone the dispatch of hundreds of tons of life-saving nutritional supplies meant for the prevention and treatment of acute malnutrition in over 85,000 Somali children in certain areas in the central...
Faallo: Waxyaalaha fashiliyey dowlada sheekh shariif
Faallo: Waxyaalaha fashiliyey dowlada sheekh shariif
Hordhac:
Kolkii dowladii uu madaxda ka ahaa C/lahi yusuf ahmed lagala wareegey maamulka soomaaliya, waxaa ay dad badani ku rajo weynaayeen in la heli doono isbedel iyo horumar nabadeed oo la taaban karo. Dadku waxaa ay rajadooda ku saleynayeen afar qodob.
– Ciidamadii Itoobiya oo dalka ka baxay
– Hogaanka dalka oo ay qabteen rag dhalinyaro...
Shiikh Xasan AL-Banaa (2)
Shiikh Xasan AL-Ban,aa ( 2)
Waxaan Casharkii hore kusoo sheegnay Dacaayado laga faafiyey Shiikha iyo in ayarrimahaasi been Abuur yihiin, waxaana soo daliilsanay ereyo cad cad oon ta’wiil laheyn oo Shiikha kutubtiisa laga soo wariyey.Haatanna waa Qeyb kale oon ku caddeyneyno shaskhsiyadda Runta ah ee Shiikh Xasan AL-Ban’naa , anigoo u soo hormarinayo waxay Culumaddu ka yiraahdeen.
Waxay...
Masjidu Rowda Ramadaan Soo dhowow|Minneapolis
Masjiddu Rawdah ayaa wuxuu Bisha Ramadaan ee barakaysan oo foodna nagu soo haysa wuxuu ku soo dhaweynayaa asbuucaan Duruus iyo Muxaadaraad Calumada halkaas ka hadlaysa ayaa waxay iskugu jiraan Culumo dalka dibadiisa ka timid iyo kuwa ku sugan America Sh C/qani Bashir wuxuu ka yimid Dalka kenya wuxuu Jamcaha la hadli doonaa Dhalinta Qaan gaartay ama Xiliga Waajibaadka ay gudan lahaayeen gaartay wuxuuna...
Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda KLIUC ee dalka Malaysia|Xasan Cadde
Maanta ayaa booqasho waxaan ku tagay Jaamacadda caanka ah ee KLIUC, waxaana soo dhaweyn diiran ka helay mid kamid ah Ardayda Soomaaliyadeed ee wax ka barata Jaamacadaasi,
kaasow lagu magacaabo Axmed Ciise Xaaji Axmed.
Jaamacadda KLIUC, waxay ahayd xarunta tababarka howlaha guud ee dalka Malaysia, taas oo ay maamuli jirtay wakaalada howlaha guud ee dalkaasi ilaa 1997. Sanadkii 1997 ayaa waxaa laga dhigay...
Xasuuqii Culimmada Tabliiqa|Abdirahman
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN!
Maanta(12.08.2009) waxaa magaalada Gaalkacyo si muslimnimada,soomaalinnimada iyo dadnimadaba ka baxsan loogu xasuuqay culimmo ka tirsan Jamaacatu Tabliig oo badankoodu ahaayeen dad u dhashay dalka Paakistaan.Sannadihii u dambeeyey dalkeenna waxaa ka dhacayey dhibaatooyin iyo falal foolxun oo ugu dambeystii caadi ku noqday dhegaha dadka soomaalida ah.Dadka...
Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda University Tecnology Malaysia
Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda University Tecnology Malaysia, Waxbixin kooban oo laga diyaariyey
Jaamacada Universiti Tecnologi Malaysia-UTM- (Technological University of Malaysia) waa jaamacada ugu da’da wayn dalka Malaysia marka la dhoho barida handasada (injineernimada) iyo tiknoolojiyada. Inkastoo Jaamacada aad caan ugu thttps://somalitalk.com/web/wp-admin/post.php?action=edit&post=943ahay...
Maqaal Kahadlaya Mamulka Madaxweyne Shariif|dhoodi
Waxqabadkii 6-bilood Ee Maamulka Madaxaweynaha lasoo Gamey
Bismilahi raxmaani raxiim
Asalmu c ww
Sidaan lawada socono waxaa kasoo wareegtay mudo 6-bilood ah markii ladoortay madaxweynaha lasoo gamey Sh.Shariif Sh. Axmed waxaan jeclaystay inaan waxyar ka eego waxyaalihii uu kusoo kordhiyey umada Soomaaliyeed oo u hamuun uqabtay nabad aadna usoo dhaweyey xiligii ladooratay iyagoo rajo badan ka qabay...
Ruqiyaay run sheeg|Nafiso Jaamac
Maanta ayaan akhrinayey 31/07/2009 qormo af gaalaad ku qornayd oo aad kaga hadleysey sahaminta shidaalka ee Puntland oo aad u bixisay ‘hoggaamiyayaasha Puntland oo weli kulamo qarsoodi ah la leh shirkado shidaal’.
Waa run Mrs Ruqiya in kulanku Dubai ka dhacay, in meel dhexe oo shirkadaha iyo dawladda Puntland u sahlan la isugu yimaadona ceeb ma aha, sidoo kale kulankani wuxuu geba gebo...
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa|galoose
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa: Halganka Uu Ugu Jiro Dibu Soo Noolaynta Kooxdii Darwiish Ee Burburtey 1993.?(Qaybta 1aad)
Qormada Ciyaaraha :-Waa mar kale iyo Barnaamijkeenii faaqidaadda Ciyaaraha oo aynu qormadeenan ku qaadddaa dhiggi doonno haddii alle idmo: arimihii dhaliyey in uu Burburo Naadigii ku ciyaari jirey magaca Gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn sanadkii 1993, iyo hawlaha uu waddo NSUM...
Annual fund raising conference for Gurre Community
Annual fund raising conference for Gurre Community in North America.
Where: Powderhorn Park
3400 15th Ave South
Minneapolis, MN 55407
When: August 15th,2009
Time: 12:00 noon to 9:00 PM
Mission:
“Our mission is to build schools and water wells in rural area”
Helping people: Survive and Thrive
Pastoralist girls at Gurra Dhamole.
Your browser may not support display of this image. This conference...
Waxyeelooyinka Qabiilka|Mahad Camal
Waxaan doonnayaa in aan iidinkugu soo bandhigo qoraalkaan ,waxyeelooyinka Qabiilku uu leeyahay iyo dib udhac umadeena uu u keennay.
Qabiilku wuxuu ahaa mid soo jireen ah oo umadadaha aduunkuna ay waxyeelooyinkiisu ay soo wadamareyn, Balse ay jireen dalalbadan oo ka xoroobay waxyeeladiisa, taassoo aysan ku gaarin guusha mar qura, hasa yeeshee ey marxaladdo badan ka soomareyn ,sidii ay uga xoroobi lahaayeen...
Su’aad Xaaji oo loo ogolaaday inay Canada dib ugu soo laabato
Sucaad Haji oo ku dhawaad mudo sadax Bilood ah ku xirneed Kenya halkuu xaalkeeda ku danbeeyaa.?
Su’ad Haji Mohamud waa Hooyo 31 jir ah heesatana Dhalasho dalka Canada balse asal ahaan ka soo jeeda dalka Somalia oo ku dhawaad muddo sadax Bilood ku xanibneed dalka Kenya ayaa ugu danbeyn dib u heshay xoriyad buuxa baarintaan dheer oo lagu saameeyay kadib.
Suaad Haji Mohamud ayaa Kenya timid April...
SRSG welcomes the second meeting of Joint Security Committee
For Immediate Release
PRESS RELEASE 025/2009
SRSG welcomes the second meeting of Joint Security Committee
in Mogadishu
Nairobi, 12 August 2009 – The UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, has welcomed the convening of the Joint Security Committee held in Mogadishu as continuing efforts towards reforming and improving security in Somalia.
This is the second meeting to be...




