Home » Archive Sannadka 2009

Fariin: $1100. oo wax tartay labo boqol oo qoys

Aug 18, 2009
Ururka samafalka adamiga oo saldhiguusu yahay dalka U.S.A oo kaalmo Lacageed gaareysa $1100 soo geersiiyey barakacayaasha guryahodii uga cararay dagaalada aan dhamaadka laheyn. Fadlan dhagayso codka baahanayaasha Sawiro kale oo fariimo muhiima xambaarsan daawo Deeqdaan oo ay iska soo uruuriyee Qaar ka mid ah gabdhaha iyo wiilasha jaaliyada mareykanka gaar ahaa magaalada Washington DC iyo hareraheeda... 
Halkudheg:

Sanad Guradii 25 naad ee Jabhada ONLF oo si weyn looga xusay Magaalada Nairobi.

Aug 18, 2009
Iyo Taarikh ahaan sidii Jabhadaas ay ku bilaabatay. Dabaal daga Sanad guurada 25-naad ee Jabhada Wadaniga xoreynta Ogaadeeniya oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Afrikada Barrie ee Soomaalida Ogaadeeniya ayaa lagu qabtay 15/08/2009, Gudaha Magaaladaan Nairobi, gaar ahaan Holka weyn ee Sir Ali Muslim Club. Xafladaan xuska aheyd oo bilaabatay 1:00 pm Duhurnimo ayna kasoo qeyb galeen Dad Boqolaal kor... 
Halkudheg: ,

Ka Qeyb-Qaaado Mashaariicda Afurinta Soomanayaasha.

Aug 18, 2009
Munaasabada Bisha Barakeeysan Ramadaanka waxaan Guud ahaanba Ummaddaha Muslimiinta gaar ahaan Shacabka ama Ummada weynta Somaaliyeed Raxmaanka uga rajeeyeenaayaa:- Kheeyr badan-Raxmadiisa,Barakadiisa,Cafiskiisa iyo guud ahaanba kheeyraadka fara badan ee bisha barakeeysan inagu maneeysto, nabadgelyo buuxda,walaalnimo,is-faham buuxa iyo xal u helida khilaafyada,colaada iyo masiibooyinka taagan oo Dad... 
Halkudheg:

Ramadaan waa Fursad Nafta lagu Badali karo|A.Albanna

Aug 18, 2009
Ilaahay sarreeya waxa uu siiyaa dadka fursad wanaagsan sanad walba waana fursad uu ugu talogalay inay naftooda seeteeyaan oo ay baraan samirka, dulqaadka, iyo cibaadada, waana fursad uu qofku naftiisa ku layliyi karo si uu u sameeyo is badal, qofkuna hadii uu maalintiisa habaysan kari waayo ma habaysan karo bil iyo sanad toona haba sheegsheegto inuu wax habaysan karo, ama ha ku qorto waraaqo waawayn.... 
Halkudheg:

Xaflad Qalin Jabin oo ka dhacday Masjidka Abuubakar

Aug 17, 2009
Galabnimadii Axadda Augost 16 ayaa waxaa xaflad balaaran lagu qabtay Masjidka Abuubakar Sadiiq taas oo loo qabtay dayarta Qurbaha ku dhalatay ku waas oo Qur’aanka Kariimkaa Xiftiyey oo dhameeyey 14 dhalinyaraa ayaa la Gudoonsiiyey Shahaadooyin waa mar kii ugu horaysya oo indhaha dad ka America dagan ay qabtaan ilmo wadankaan ku dhashay ama ku barbaaray oo Qur’aanka xiftiyey ayaga oo Qashuuc... 
Halkudheg: , ,

Taariikhdii Hore ee Culumada Soomaaliyeed iyo Tan Cusub|M.Tigay

Aug 17, 2009
Ugu horrayn waxaan qormadaan ku Falanqaynayaa aniga oo ilaalinaya xuquuqda Qoraalka Aniga oo aan Difaacayn Koox Diimeed kuna xadgudbayn koox diimeed. Waa gii hore soomaalidu waxay lahayd laba Dhaqan oo lagu faanikaro oo kala ah: 1. Soomaalinimada oo qofka soomaaliga ah meeshuu qof soomaali ah ku arko uu kala kulmayay soo dhowayn iyo sooryo taasu waxay dhamaatay markii dagaalka sokeeye dhacay ee... 

Jaamacada Kismaayo, Tiirka Ilbaxnimada (Warbixin)

Aug 16, 2009
Halbeega heerka ilbaxnimada ummad kasta oo degen meel aduunka ka mid ah waa illaa heerka ay ka gaaraan aqoonta, halka ugu saraysa ee aqoontuna waa jaamacadaha. Jaamacadu waa riyada ugu weyn ee uu lahaa in uu gaaro qof kasta oo aduunkani cagaha soo dhiga 5tii boqol ee sanno ee ugu dambeeysey, ummada Soomaaliyeed dhexdeeda Jaamacadu wali waxay ka tahay heer dadka gaaraa ay dhif iyo naadir yihiin, Soomaalidu... 
Halkudheg: , ,

Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran AMISOM

Aug 16, 2009
Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM Maalintii labaad ayaa dekedda weyn ee magaalada muqdisho u xayiran tahay qalab milatari oo ay kala soo degayaan ciidamada midowga afrika ee AMISOM kuwaasoo la sheegay inay joojiyeen maraakiibtii sidey shixnada ganacsiga ee kala duwan ee ay lahaayeen ganacsatada soomaalida ee wax kala soo dega dekada weyn ee... 
Halkudheg:

Somali pirates find 7 bodies, blame Egyptians

Aug 15, 2009
BOSSASO, Somalia (Reuters) – Somali pirates found seven dead colleagues floating in the ocean on Saturday and vowed to take revenge against Egyptian fishermen they say killed them during an escape, an associate of the pirates said. The 34 fishermen had been held hostage by the pirates since April, but they managed to overpower their guards on Thursday and fled in their two fishing vessels after... 

Is caddee!|Sh.Axmed C/samad

Aug 15, 2009
Is caddee waa oraah loo jeediyo ninkii Muqdisho taga oo hadalkiisa ama ficilkiisa ay ka caddaan weydo cidda uu ka tirsan yahay ama uu taageersan yahay. Waxaa kale oo dhacda in qofka si toos ah loo weydiiyo su’aalo haddii uu ka jawaabo lagu ogaan karo ra’yigiisa. Is caddayntu waxay laga ma maarmaan u tahay in ay dadka aad la joogtid idin dhexmarto sheeko dhab ah, oo noqon karta mid kalsooni xambaarsan,... 

Dagaalkii Xarardheere oo Xabad Joojin lagu guulaystay iyo Ardayda Ugandha

Aug 15, 2009
Dagaalkii Degmada Xara Dheere Ku Dhex Maray Labada Beelood Oo Lagu Guulaystay In Xabad Joojin La Sameeyo Guddiga dhex dhexaadinta ee sida weyn dadaalka ugu galay in la joojiyo dagaalka beelaha walaalaha ah ku dhex maray degmada xeebta ah ee xaradheere ayaa shaaca ka qaaday inay ku guulaysteen dhiig joojin islamarkaana ay iminka meel wanaagsan u marayso . Afhayeenka Gudiga dhex dhexaadinta dagaalkaasi... 
Halkudheg: , ,

Ganacsiyo Soomaaliyeed Dowladu K/Afrika ku xirtey

Aug 15, 2009
Dukaamo ay leeyihiin dad Soomaaliyeed ayaa illimada loo laabay dalka K/Afrika, iyada oo laga cabsi qabo in la xirro kuwa kale oo badan xilli dowlada dalka la wareegtey ay kiyaawaha ku dhuujineyso shuruucda ganacsiga ee dalka. Magaalada Johannesburg duleedkeeda ayaa ah meeshii ugu horeysey ee ay arrintani saameysey, waxaana la xirey illaa dhowr dukaan Tuulada Tsakane ee magaalada Springs oo 30km u jirta... 
Halkudheg:

Hambalyo Meher Bile iyo Ladan

Aug 15, 2009
DHAMAAN QARAABADA, EHELKA IYO ASXAABTA MAGACYADOODA KU XUSAN YIHIIN HOOS OO KALA JOOGA YURUB, ASIA, AFRICA IYO DUNIDA DACALADEEDA. WAXA EY HALKAA HAMBALYO MEHER WACAN U MARINAYAAN LAMANAHA AAN KALA MAARMIN, AAN KALA DHANTAALMIN EE ISKU AH FAR IYO FARAANTIGEEDA WAA BILE KHALIIF CIBAAR IYO LADAN AHMED QEYRE OO MEHERKOODA KA DHACAY MAGALADDA QAHIRA EE DALKA MASAR MARKA EY TAARIIKHU AHEED 15-08-2009. REER... 
Halkudheg: ,

Madarasada Shaafici iyo Sanad dugsiyeedkeeda Cusub

Aug 15, 2009
Gaalkacyo:-Waxaa galabnimadii jimcaha ee ku beegnayd 14/08/2009 lagu soo bandhigay Markaska dacwada ee Bukhaari xaflad si heersare ah loo soo agaasi may oo ku saabsanayd munaasabada sanad dugsiyeedka cusub ee 2009/2010. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Xafladaas waxaa lagu furfuray Aayadaha quraanka kariimka ah oo uu akhriyey arday ka mida madrasada ka dibna waxaa hadalo soo dhawayna ka yiri maamule... 
Halkudheg:

Ramadaan: Ogaysiis ku socda Jaaliyadaha W.Maraykanka

Aug 15, 2009
XAFIISKA GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA (THE NORTH AMERICA OF COUNCIL OF SOMALI IMAMS) OGAYSIIS KU SOCDO DHAMAAN JAALIYADAHA MUSLIMIINTA AH EE KU NOOL W/MARAYKANKA. GAAR AHAAN JAALIYADA SOOMAALIYEED. Dhamaan umada muslimiinta ah ee ku nool waqooyiga maraykanka, Gaar ahaan jaaliyada soomaaliyeed,wuxuu idinku wargalinayaa majliska isutaga iimaamada iyo masaajida inay nagu... 

Boqolaal arday oo u fariistay Imtixaanka Jaamacadda Muqdisho

Aug 15, 2009
Waxaa maanta u fariistay Imtixaanka ogolaashaha Jamaacadda Muqdisho boqolaal arday oo kasoo qalin jabiyay dugsiyada sare ee dalka iyo dibadda, una soo gudbay waxbarashada sare (Jaamacadeed). Sawiro kale oo dheeraad ah daawo Imtixaankan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa ardayda ka muuqday sida ay ugu hamuun-qabaan uguna heelan yihiin u soo gudbidda marxaladda Jaamacadeed; arday walba... 
Halkudheg: ,

Tartanka Oradada Somali Week oo caruurtu ka qayb qaateen

Aug 15, 2009
Tartanka Oradada Somali Week oo xiiso badan maanta lagu qabtey garoonka New River. Ciyaaraha fudud ayaa maanta lagu qabtey garoonka New River oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Somali Week iyo Prof Mussa Naasir oo ah qabiir Sports Soomaaliyeed. Tartankaan ayaa loogu magacdarey oradka caruur iyo ciroole ayaa waxaa ka soo qayb qaatey da’yar Soomaaliyeed oo aad u badnaa kuwaasoo laga soo aruuriyay... 

Baaq: Dagaalka kasocda Ufayn,Puntladn

Aug 15, 2009
WAR-MURTIYEED Ku: Dawladda Puntland Garoowe Ku: Issimada iyo Nabadoonada Gobolada Puntland Ku: Culamaa’uddiinka Gobolada Puntland Ujeeddo: Baaq Nabadeed Jaaliyadda Beelaha Cali Saleebaan ee Imaaraatka Carabta waxay dhowaanahan u fadhidey shirar is-daba joog ah oo xaasaasi ah laguna gorfeeynayey xaaladaha colaadeed ee ka taagan deegaanka Ufeyn ee gobolka Bari una dhexeeya labada beelood ee... 

Sidee u kasbanaysaa Quluubta Dadka kale

Aug 15, 2009
Walaalayaal marka hore waxaad iga gudoontaan salaanta islaamka, salaan ka bacdi waxaan dhammaantiinba idiin rajeynayaa kheyr iyo barwaaqo. Walaalayaal waxaan warqaddan idiinku soo dirayaa si aad iila qaybsataan kheyrka iyo nimcada aan arkey. Walaalayaal waxaa markey taariikhdu ahayd 09kii bishii agoosto nagu soo booqday magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, sheekh Ibraahim bin cabdalla Aduweyish.... 

Dr M.C. Ibrahim: Agoonta waxaa loo sameeyaa Magaalo Warshadeed

Aug 14, 2009
Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan Celinta DKMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Ibraahim “…waxaa la balan qaadey in la sameeyo Magaalo Warshadeed oo ay Agoonta leedahay…” Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan Celinta DKMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo u waramayey Somalitalk ayaa ka warbixiyey Shir looga hadlayo arimaha Agoonta, Naafada iyo Haweenka Carmalka ah oo loogu qabtey... 

WADAAD FEKARAYA!|Abdulaahi Adam

Aug 14, 2009
Waxaa ceeb wayn ku ah af soomaaliga in erayga feker uu yahay eray carabi ah oo aan afkeena hooyo ku jirin, malaha in erayga feker aan ka soo amaahano af carabiga waxaa nagu qasbaya in aynu nahay umad aan fakerin ee hadba wixii loo dhiibto meelaha la wareega, waa dood wayn oo u baahan in cilmi baaris gaar ah lagu sameeyo sababta afkeena hooyo looga waayay magac u dhigma erayga carabiga ah ee feker,... 

Somalia tells all visitors to seek govt approval

Aug 14, 2009
* Warning comes after Pakistani sheikhs killed * Minister says clerics’ identity still unclear By Abdiaziz Hassan NAIROBI, Aug 14 (Reuters) – Somalia’s new security minister warned foreigners on Friday not to visit the Horn of Africa nation without government approval after masked gunmen massacred seven Pakistani preachers at a mosque. The clerics were killed on Wednesday in Galkayo,... 
Halkudheg: ,

Captive Egyptians defeat Somali pirates, sail free

Aug 14, 2009
MOGADISHU, Somalia — Using machetes and guns, the men fought a desperate battle to take control of two boats off the Somali coast. But this time, it wasn’t pirates who launched the attack — it was Egyptian fishermen who had been held hostage for four months and who killed two brigands and took others captive as they regained control of their vessels. On Friday, the roughly three dozen newly... 
Halkudheg: ,

Ciyaarihii ugu Danbeeyey ee Somali Week oo ay iskugu soo hareen 4

Aug 14, 2009
Semi finalkii Somali Week London oo ay iskugu soo hareen kooxaha AL-HIJRA, HILTOP,ILAMOS & LIECESTER STARS. London 13.08.2009. Koobkii xiisaha badnaa ee ka socday magaalada London ee Somali Week London 2009 ayaa soo gaarey heerkii ugu dambeeyay kadib markii wareega labaad ay ka soo gudbeen 4 kooxood . Ciyaaro aad u xiisa badnaa oo dhaxmarey kooxaha kale ah: Ilamos v Milton Keynes Ilmos V Milton... 
Halkudheg: ,

Aaway masuuliyiintii Xawaaladdii Dalsan??| Ahmed-haadi

Aug 14, 2009
Waxaan wax badan maqalnaa dadkii Shirkaddii barakaat ay lacaguhu uga xayirmeen waxaa la ogeysiinayaa ama waxaa ay heleen in badan oo ka mid ah lacagahoodii. Haddaba su´aasha isweydiinta mudan waa xaggee ku dambaysay shirkaddii Dalsan? Ilaa iyo hadda dadkii wax ku darsaday shirkadan hantidoodii war iyo wacaal waa waayeen laga soo bilaabo bishii Abril 2006dii. Arintaa cid isu xil qaantay malaha, waana...