Home » Archive Sannadka 2009
Burburkii Qaran ilaa Qoys Q- 4aad|Mingiste
Maxaa Burburay ? Aug.2009
(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah)
Ma fahansan tahay erayada ay ka mid tihiin:-
Qaran-Qoys-Qabiilka-Qabyaalada-quudhsiga-Qoriga- Qaybinta-Qaxoontiga-qiil...
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa|Galoose
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa: Halganka Uu Ugu Jiro Dibu Soo Noolaynta Kooxdii Darwiish Ee Burburtey 1993.? (Qaybta 2aad)
Innagoo sii tixraacayna qormadan qaybteedii hore ee aynu kaga hadalnay Hannaanka Isboorti ee Adduunka ka jira, Burburkii xidhiidhka Soomaaliya, Taariikhdii Kooxda Darwiish iyo Qaabkii ay u kala jajabtey.
Muddo shan sananood ah markuu xaalku sidaas ahaa ayaa waxaa sanadkii...
Qoysas Soomaaliyeed oo Ku Dhaqanaa Galbeedka oo u Guuray Malaysia | Xasan Cade
Qoysas Badan oo Soomaaliyeed oo Ku Dhaqanaa Dalalka reer Galbeedka Oo Si’aad ah Ugu Soo Qulqulaya Dalka Malaysia, Sababtu maxay tahay?
Waxaa dhawanaahan dalka Malaysia soo gaaray qoysas badan oo ka yimid dalalka ka tirsan qaaraada yurub iyo waqooyiga Amerika kuwasoo u soo guuray dalkan Malaysia, waxaana si aad ah loogu arkayaa xaafadaha ay soomalidu ka degan tahay caasimada Dalka Malaysia ee...
Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Bisha Ramadaan | Albanna
Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Bisha Ramadaan
Qore: Abdilqani Haji-Ali (Albanna)
Hargeysa
Ilaahay waxa uu abuuray khalqiga markaasuu ka doortay Nebiyada (Nabdgalyo iyo naxariisi korkooda ha ahaatee) waxaanu ka sii doortay shanta ugu samirka badan waa Nuux, Ibraahim, Ciise, Muuse, iyo Muxamed(dhamaantoodba Naxariisi korkooda ha ahaatee), waxa aha Ilaaahay agtiisa 12 bilood waxaa ku jira 4 xurmo leh,...
Qaska Khawaarijtu : Aljihaad ama Aljibaax waa kee? | Deeq
Qaska Khawaarijtu : Aljihaad ama Aljibaax waa kee?
Kalimadda Jihaad waa kalimo Islaamka qiimo badan ugu fadhida, wuxuu islaamku ka leeyahey jihaadku ujeeddooyin waaweyn, tiirar uu ku taagan yahey ayaa jirta iyo anshax u gaar ah jiaadka iyo dadka wada, qof kasta oo mujaahid sheegtana ma ahan mujaahid, sida qof kasta oo darajo uusan gaarin sheegta uusan uusan uga tageynin xaqiiqda waxa uu yahey si...
Ethiopia Backs Somaliland President Dahir Riyale Kahin | Dalmar
The recent visit of the Ethiopian delegation to Hargeisa, Somaliland capital, may be disguised as a routine diplomatic tour to strengthen the relationship between Somaliland and Ethiopia, but the rosy pictures painted by Hargeisa could be misleading. In fact the visit could be a prelude to a devastating political storm gathering momentum in Somaliland.
We are now learning that the Ethiopian delegation...
Dagaal adag oo gacmaha la isula tagay oo ka dhacay Tuulada Bula-Dari ee gobolka Jigjiga
Barnaamijkii Radio Xoriyo
28 August 2009.
Dagaal adag oo gacmaha la isula tagay oo ka dhacay Tuulada Bula-Dari ee gobolka Jigjiga
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah.
Ciyaartooy Itoobiyaan ah oo baxsaday kadibna qaxootinimo codsaday.
Jaaliyada Ogadenya ee magaalada Ottowa oo shir balaadhan isugu timid.
Dood iyo Falanqayn ku saabsan Horumarinta...
Somaliland: Don’t throw out the baby with the bathwater | Abdullahi Dool
The English wisdom (Don’t throw out the baby with the bathwater) teaches us what is important in life; what to treasure and what to throw away. Our people in Somaliland are travelling through trying times which are testing the character of our people. I have no doubt which way they will go. There is no doubt they will pull through. However, our collective advice is to tread carefully and not allow...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Dakadda Muqdisho oo dayactir laga bilaabay
Shirkad lagu magacaabo Alpha Logistics oo Dekedda caalamiga ah ee Muqdisho ka bilowday dayactirkii ugu ballaarnaa tan iyo markii Dekedda dib loo furay
Sawiroo kaloo dheeraad ah daawo
Olole ballaaran oo lagu dayactirayo Dekedda Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa ka furmay halka ay Maraakiibtu ku soo xirato ee marsooyinka Dekeddaasi, waxaana mashruucaan oo ay waddo Shirkad lagu magacaabo Alpha...
Sheekh Shariif oo Qadar Gaaray iyo Qadar oo dhexdhexaadin wada
Madaxwaynaha DFKM Sheikh Shariif Sh. Axmed ayaa ku gaaray booqasho rasmi ah Wadanka Qadar, isagoo kasoo duulay Magaalada Nayroobi , booqashadaas oo qaadan doonta dhowr maalmood ayaa Shariif ku mari doonaa dhowr wadan oo Khaliijka iyo carabta isugu jira, wadamadaasna ay ugu horayso Imaaraadka Carabta, Saldana Cumaan iyo Liibiya, sida ay sheegayaan warar laga helayo dhinaca Soomaalida.
Sida ay sheegtay...
Barnaamijka dardargalinta Mac-hadka diiniga ee Buurtinle
Mac-hadka diiniga ee Buurtinle waxaa la furay 1998kii, xarunta mac-hadkana waxaa dhisay Bankiga Islaamiga, kharshkiisana waxaa wada bixin jirtay hay’adda Al-Muntadaa Al-islaami; sidaa darteed waxbarshada mac-hadku waxay ahayd lacag la’aan muddada dheer ee uu furnaa.
Sawiro kale oo dheeraad ah daawo
Mac-hadka oo isugu jira qeyb dugsi dhexe ah iyo qeyb dugsi sare ah waxaa lagu bartaa shareecada islaamka,...
Dhibaato naxdin leh oo haysta wiil Soomaaliyeed oo badbaado u baahan
Buuhoodle (Radiolaascaanood)—-Jaamac waa 23 jir ka soo jeeda qoys raacato ah oo degga baadiyaha u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laascaanood Jaamac waxaa Bakteria kaga beerantay lugta midigta taas oo ku fidaysay jidhkiisa mudo hada gaadha shan sano.
Sawiro dheeraad ah halkan ka daawo (Digniin: dumarka uurka leh iyo dadka aan xamili karin sawirada naxdinta leh fadlan ha furin)
Jaamac waxa uu kasoo...
Frenchman Recalls Escape in Somalia
By JEFFREY GETTLEMAN
MOGADISHU, Somalia — In the end, it all came down to a single forgotten bolt.
Marc Aubrière, a French security adviser who was held hostage in Somalia for more than a month, said he simply slipped open a lock on the inside of his cell door — a lock his captors had somehow overlooked. He then tiptoed past the sleeping guards, who are part of an extremist Islamist group that...
Midkamida Faransiiskii la afduubay oo Madaxtooyada jooga
MUQDISHO, Soomaaliya Ninkii faransiiska ee katirsanaa ciidama amniga ee Faransiiska ee Ciidamada Dowladda kasoo horjeeda afduubeen bishii lasoo dhaafay ayaa xoroobay Arbacadii, waxaana lagu ilaalinayaa xarunta Madaxtoodaya, sidaa waxaa yiri qof dowlada ka tirsan.
Waxaa kasoo baxaya warar is khilaafsan inuu ninkan baxsaday ama lasiidaayey ama uu dilay sadex kamida kuwii qabsaday. Xaalada ninkii kale...
French agent kidnapped in Somalia is free
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 13 minutes ago
MOGADISHU, Somalia — A French security agent kidnapped by insurgents in Somalia last month was a free man Wednesday and under protection at the presidential palace, officials said.
There were conflicting reports over whether the man escaped or was released and whether he had killed three of his captors. The fate of another French security agent kidnapped...
Gabay: Birmad Qaran
gabaygan aan ugu magac daray BIRMAD QARAN waxaan kula hadlayaa masuuliyiin iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan maamulada gooni isu taagay ama kuwa goboleedka ah.
Sida Somaliland iyo puntland,oo aad moodo walaalahoodii kale ee koofureed oo ay ayaan daradu ku
dhacday aanaanay u jeedinba,hadii iyaga illaahay nabad iyo kala danbayn uu siiyey waxay ahayd
inay mid kaas la mid ah u raadiyaan walaalahooda...
Somalia in worst humanitarian crisis in 18 years: UN
NAIROBI — Persistent violence and a prolonged drought have plunged Somalia into its worst humanitarian crisis since civil war erupted two decades ago, with a third of its 10 million people needing relief aid, a UN report said Tuesday.
One in every five children is acutely malnourished, around 1.42 million have been displaced by violence and up to 3.76 million are in need of humanitarian assistance,...
Somali militants use many tactics to woo Americans
By AMY FORLITI (AP)
MINNEAPOLIS — One young man attended secret meetings in Minneapolis. Another got a phone call, urging him to leave Minnesota and go to Somalia to fight. Terrorist training videos featuring English speakers pepper YouTube, calling others to the cause.
Details are emerging about how terrorists in Somalia have lured young American men — including as many as 20 from Minnesota —...
Somali-American professors angered over repeated searches
Minneapolis — Two Somali-American scholars at the University of Minnesota say they’re outraged by what they consider invasive questioning and searches while traveling abroad this summer.
Abdi Samatar chairs the U’s geography department. He’s married to Cawo Abdi, a sociology professor. Since June, the husband and wife say they’ve been pulled aside a total of six times at airports...
Warqad ku socota Xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed (No. 17)
Nayroobi, 25 Agoosto 2009
As-Salaama Alaikum
Saaxiibayaal,
1. Bisha Ramadaan ee Barakeysani waa bishii la soo dejiyey Qur’aanka Kariimka ah. Ramaadaanku waa waqtigii Nabadda iyo Iscafinta. Waa waqtigii aan dib u cusbooneysiin lahayn ama dib u adkeyn lahayn Ruuxeena, Caqiidadeena iyo xiriirka aan la leenahay Allihii na abuurtay iyo xiriirka aan la leenahay Walaalaha kale ee Muslimiinta ah ha...
Samaaxatul Shiikh C/siis ibnu c/llaahi ibnu Baaz !!!(1)
Waa imaam saalix ah oo xalaal quute ah oo saahid ah, waa kii Muslimiintu meel ay joogaanba ay umuuraha Diintooda kula noqonaayeen xagga fatwada iyo Cilmigaba,waana mid ka haray salafkii saalaxa ahaa xagga laazimida xaqa iyo raacidda sunadda.Shiikhu wuxuu ka soo jeedaa Qoys Cilmiga ku xeel dheer laguna yaqaano garsho iyo Akhlaaq, wuxuu ku yiri Suleymaan ibnu Xamdaan kitaabkiisa uu uga hadlaayey Culumada...
Sharuur|Aadam Zaki
Xabsiga dusha ka furan ee Af-duubka loogu jiro 20 sano dhawr Afar jeeble soo maahan inaan daawadii waydiisanayno curudkii lagu dawayn lahaa ? Warbaahinta Somalia eek u dhisan Nadaamka aadka u foosha xun (Sharuur) waxay ka daran tahay Mooryaanta Xanbaarsan Qoryaha ay noogu deeqeen kuwa Neceb Inaan Nabad helno ,
Markaad shaqo siinaysid Wariye aan khibrad lahayn kana soo bixin Iskool ee aqoontiisu aysan...
SOMALILAND: CPJ concerned about crackdown on independent media
New York, August 24, 2009—The Committee to Protect Journalists called today for an end to an ongoing government crackdown on independent journalists in Somaliland.
On Sunday, the Sahil regional court in the costal city of Berbera sentenced the editor-in-chief of the online publication Berberanews, Mohamed Said, in absentia to three years in jail on defamation charges, according to local journalists....




