Home » Archive Bisha December, 2009
Agoonta Ayuub Marka oo Xustey Sannad Guuradii labaad ee Maana Xaajow
Agoonta Ayuub Marka oo Xustey Sannad Guuradii labaad ee Maana Xaajow
Xarunta oo Codsanaysa in dib Xoriyadoodii lagu soo celiyo Shaqaalihii Hayadda WFL
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Xarunta Suldaan C/raxmaan Sulddaan Cali Ciise(AYUUB) iyo goobo kale oo badan, waxaa maanta ka dhacaya 2 Munaasabadood oo kala ah, 1. Xuska Maalintii ay geeriyootay Marxuumad Maana Suldaan C/raxmaan( Maana Xaajow)....
Wuxuu kaalmo u heley Tikidhkii wuxuu u baahan yahay in laga caawiyo Kharashka Isbitaalka
Wuxuu kaalmo u heley Tikidhkii wuxuu u baahan yahay in laga caawiyo Kharashka Isbitaalka
Shariif Aybakar Max’ed iyo Abshir Max’ed Xuseen waa dhibanayaal cudurradooda dalka gudihiisa wax looga qaban waayay, waxayna ka codsanayaan walaalahooda Soomaaliyeed inay gacan ku siiyaan sidii ay u heli lahaayeen daweyn dibadda ah.
Shariif Aybakar waa 30-jir ay buro kaga taallo daanka bidix taasoo...
Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf
Waraysiga Wasiirka Arrimaha Dalka Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf, waxaa la yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (All-man) SomaliTalk Jabuuti.
Waraysiga Halkan ka Dhegeyso
……………
Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD oo Shirkii 33-aad ku Leh Dalka jabuuti
Wasiiradda Arrimaha dibadda Urur Goboleedka IGAD ayaa shir looga hadlayo xaaladaha ka taagan dalallka
Soomaaliya,...
Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Cali Axmed Jaamac Jangali – Qaybta 1aad
Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali
Waraysiga waxaa la yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti.
Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Axmed Jaamac Jangali, oo Jabuuti kaga qaybgalayay shirka IGAD oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay wixii u qabsoomay wasaaraddiisa intii uu xilka hayey.
Waraysiga qaybtiisa koowaad Dhegeyso
Read More →
Nabadoon Sheekh Maxamed Xaaji Cali oo ku geeriyoodey magaalada Jabuuti
Tacsi
Marxuum Nabadoon Sheekh Maxamed Xaaji Cali oo ku geeriyoodey 10/12/2009-ka Is-bitaalka weyn ee caasimada dalka Jabuuti,
Dhamaan Wariyayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Jabuuti oo kala ah Maxamed Macallin Cismaan (All-man), Miikaahiil Rashiid Barre, Cabdullaahi Muuse (Kalgacal), Maxamed Faarax (Talyaani), Maxamedbashiir Sheekh C/raxmaan, Maxamed Nuur Macallin, Farxaan Xareed, waxay Tacsi...
Gabey lamagac baxay , ( Waa sedxumo weyne ).
Gabey lamagac baxay , ( Waa sedxumo weyne ).
Gabeygan Waxa Tiriyey Abwaanka Deda yare ee Maxamed Nuur Maxamuud oo ku magic dheer ( kuluu ) .
Ujjeedadii iyo dulucdii lootirey waa Iyadoo mantay marxalada somaliyed meel xun marayso hadan aan ummadii somaliyed wax u damqanaayo oo wadaniyad iyo qiiro qaaday aysan jirin balse shacabkiina ay khaladkii iyo saxdi kala aqoon wayeen oo ay kala saari wayen. waayo...
Our clan oriented media | Abu Galo Eri
Our clan oriented media.
Since the Shamo bomb attack in Mogadishu, I have been very closely watching the Somali as well as the Danish “media’s” overages of the matter. The vast majority of the Somali media are consciously and/or unconsciously repeating and transmitting the same message; that is Al-Shabab is behind it, a Somali-Danish resident carried out the attack and exacerbating even more...
Taariikh Nololeedkii Halgamaa Cali Barduuro 1919-2009
TAAARIKH NOLOLEEDKII HALGAMAA CALI XASAN CALI (CALI BARDUURO) OO KOOBAN
Alle ha u naxariistee waxaan dib u milicsanaynaa Taariikh Nololeedkii Cali Xasan Cali (Barduuro) oo ahaa Halgamaagii ugu dambeeyay Ururkii dhalinyarada SYL Ee Gobonimo doonka islamarkana Keenay Xoriyada aynu hadhsanayno Ee aynu ku naaloonayno.
Alle ha u naxariistee Wuxuu Halgamaa Cali Xasan (Cali Barduuro) ku dhashay Degmada...
MAXAY GALABSADEEN OO LOO DILAY? | Ibraahim Saalax
MAXAY GALABSADEEN OO LOO DILAY?
Inkastoo si joogto looga soo sheego magaallada Muqdisho, xarunta Soomaaliya iyo meelo kale oo u badan koonfurta Soomaaliya wararka la xiriira qaraxyo iyo dagaallo ay ku le’enayaan dadyow fara badan oo soomaaliyeed, ayay misana iiga duwanayd qaraxii bishan Diseember 3-deedii lala beegsaday Hotelka Shaamow qaraxyadii ka horeeyay.
Dhowr siyaabood awgeed ayay iigu reebeen...
London: Bannaanbaxii looga soo hor jeeday Xasuuqii Ardaydii iyo Aqoonyahanadii Hotel Shaamow
Isu soo baxii magaalada London ee loogu baroordiiqayay Ardaydii iyo aqoonyandii ku naf waayay qaraxii Hotel shamoow
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Boqolaal soomaali ah oo ka tiiraanyeysan dhacdadii naxdinta laheyd ee ay naftooda ku waayeen dad isugu jira Arday,Aqoonyahano, Macalimiin, Dhaqaatiir, wariyayaal iyo Waalidiin, ayaa isugu soo baxay bartahamaha magaalada si ay u muujiyaan dareenkooda...
Garoowe: Siminaar muddo 6 maalmood ah uga socday culimaudiinka oo la soo gabagabeeyay
Siminaar muddo 6 maalmood ah uga socday culimaudiinka deegaanada puntland oo maanta (dec 12) lagu soo gabogabeeyey xarunta wasaaradda Caafimaadka ee magaalada Garoowe.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Siminaarkani oo ay soo qaban qaabisay hay’ada UNFPA islamarkaasna uu fulinayey ururka PUPA ayaa maanta waxaa lagu soo gabogabeeyey xarunta wasaaradda Caafimaadka ee magaalada Garoowe
Aqoon iswaydarsigani...
Hurdaayoo Soo Jeede Ku Dhac | Abdullahi Farah Qaarey
Hurdaayoo Soo Jeede Ku Dhac
Aaway Dalkii Aaway Dadkii & Duunyadii
Somaliyeey:
Ma ogtihiin mase ka war haysaan in ay la soo gudboonaatay Khayraad badeedkii Dalka iyo Baddaba ( Somali Internal waters and Marine resources ) Dhibaatooyin culus, ayna dul joogaan, Maraakiib dagaal, Maraakiibta Kallumaysiga – oo wata shamaago aan waxbaba ka reebaynin – iyo Maraakiibta Sunta xam-baarsan.
Maraakiibta...
Kenya oo Lagu Daray Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka
Kenya oo Kursi ku yeelatay Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka
Guddiga (IMO) ee Sharci Dejinta u kala gooshidda Badaha waxa uu hoos yimaadaa Qarammada Midoobay
Kenya ayaa loo doortay in ay xubin ka noqoto Guddiga Caalamiga ah ee sharci dejinta Socdaalka badaha adduunka ee loo yaqaan IMO (International Maritime Organization), arrintaasi waxay Kenya ka dhigeysaa in ay saamayn ku yeelato,...
Sheikh Shariif ”waxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedka”
Sheikh Shariif Sheikh Axmed”waxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedka”
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya ayaa la hadlay ciidammada Badda Soomaaliya, isagoo ka dalbaday inay isku diyaariyaan sidii ay u difaaci lahaayeen Badda Soomaaliya ayna hortegi lahaayeen burcadbadeeda.waayadaan dhibaato...
Qofkii ugu danbeeyey ee ka tirsanaa Asaasayaashii ururkii SYL oo maanta ku geeriyoodey Nairobi.
Star FM. November 10, 2009. Nairobi, Kenya.
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyoodey ALLAHA u naxariistee Cali Xasan Cali oo kamid ahaa aasaasayaashii ururkii SYL.
Cali Xasan ayaa in muda ah xanuun sanayey, waxaana la keenay magaalada Nairobi dhawaan si cudurka hayey dawo loogu helo.
Uggu danbeyntii Cali Xasan Cali wuxuu ku geeriyoodey magaalada Nairobi isagoo ay dadiisu aheyd...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM oo ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta
WAR-SAXAAFADEED 032/2009
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Midoobay oo maalinta Xuquuqul Insaanka Adduunka ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta
Nayroobi, 10 Diisembar 2009 – Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmah Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah, SRSG, ayaa ku ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta laguna...
Afhayeenka Ximan iyo Xeeb oo soo kormeeyay Mashaariic ka socota Degmadda Cadaado
Afahayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed Cumar Hagafey ayaa maanta kormeer ku soo kala bixiyay qaar ka mida dhismooyinka maamulka, dugsiyo iyo isbitaalka magaalada Cadaado oo ay ka socdeen howlo dhismo iyo shaqooyin kale.
Mudane Maxamed Cumar ayaa ugu horreyntii soo kormeeray xarunta cusub ee Maxadtooyada oo dayactir lagu hayay uu ku dhow yahay gebagebo, wuxuuna ka qaybgalay howl iskaa...
Shir Looga Hadlaayo Burcadbadeeda iyo Saameynta ay ku yeesheen Dhaqaalaha Aduunka oo ka dhacay dalka Holland.
Shir Looga Hadlaayo Burcadbadeeda iyo Saameynta ay ku yeesheen Dhaqaalaha Aduunka oo ka dhacay dalka Holland.
Halkan ka Daawo Sawirada Shirka….
Waxaa maanta ka dhacay dalka Holland magaalada Den haag shir aad u balaaran kaas oo looga hadlaayo Burcadbadeeda Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeelatay dhaqaalaha aduunka. Shirka waxaa soo qabanqaabiyey ururo ay iska leeyihiin qurbajoogta Soomaaliyeed...
Soomaalidda qurbaha iyo Al-shabaab | Siciid Cali Axmed
Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda cusub. Dhalliinyaro...
Culimada Reer Kenya oo si aad uga horyimid in la joojiyo Aadaanka Salaadda
Culimada Reer Kenya oo si aad uga horyimid in la joojiyo Aadaanka Salaadda
Xisbul Islaam oo sheegay in aysan waxba kala socon wixii ka dhacay Dugsiga Ibnu Khuseyma
Culimada Reer Kenya oo si aad uga horyimid in la joojiyo Aadaanka Salaadda
Dalladda Culumaa’udiinka dalka Kenya ee Supkem ayaa si kulul u cambaareeyay isla markaana ka hor timid ku dariddii ay Dowladdu ku dartay Aadaanka Salaadaha waxyaabaha...
Xarumaha Caafimaadka MSF ee Gaalkacyo, Soomaaliya oo ay buux-dhaafiyeen carruur nafaqo-xumo ay hayso
Wixii xog dheeraad ah kala soo xiriir: Lucy Kang’ethe, Nayroobi, + 254 (0) 720 839 245
Xarumaha Caafimaadka MSF ee Gaalkacyo, Soomaaliya oo ay buux-dhaafiyeen carruur nafaqo-xumo ay hayso
Disembar, 2009
WAR DEGDEG AH: Tirada carruurta laga daaweynayo nafaqo-xumada ba’an ayaa gaartey halkii ugu sarreysey ee abid soo marta barnaamijka nafaqeynta ee MSF ee Gaalkacyo, Soomaaliya.
In ka badan 1,300...
In Somali Chaos, Japan and Germany Offer Separate Training, U.S. Cuts Aid
In Somali Chaos, Japan and Germany Offer Separate Training, U.S. Cuts Aid
By Matthew Russell Lee
UNITED NATIONS, December 8 — Mirroring the chaos of the Transitional Federal Government in Somalia, donors and vultures and purported helpers are all working at cross purposes. Among the vultures we place a company called “Phoenix,” which brags of having contracts with the TFG to train...
Ogaysiis Ku wajahan Bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan UK: Isu soobax Dec 12, 2009
Ogaysiis Ku wajahan Bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan UK
Ururka dhalinyarad iyo Ardayda soomaaliyedd ee somali Youth Congress waxa uu ogeysiinayaa bulshada soomaaliyeed Ku dhaqan UK in la qaban Doono isusoobax balaaran oo loogu baroodiiqayo Dadkii qiimaha lahaa ee isugu jiray ardayda, aqoonyahanada, Suxufiyiinta, Waalidiinta iyo mas’uuliyiintaba ee sida waxuushnimada leh loogu xasuuqay...
Puntland oo Shirkadaha Batroolka la gashay heshiis ay ku baxday $100,000 USD
Puntland oo Shirkadaha Batroolka la gashay heshiis bedelidiisa ay ku baxday lacag kor u dhaafeysa ilaa 100,000 USD taas ay qaateen qaareeno caalami ah
War ka soo baxay Xafiiska La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha saxaafada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ay Puntland heshiis dib ula gashay shirkadaha Africa Oil iyo Range Resourece, kaddib markii heshiiskii hore dib loo eegay oo wax laga bedelay.
Waxarku...
Wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada Saleebaan Colaad oo Xaaladiisa Caafimaad ka soo rayneyso
Wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada dalka Soomaaliya mudane Saleebaan Colaad Rooble Allah mahadiis waa uu nool yahay, inkastoo uu weli dhaawac yahay
Waxaan rabaa inaan umadda Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogta u xaqiijiyo inuu weli uu nool yahay Wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada dalka Soomaaliya mudane Saleebaan Colaad Rooble islamarkaana uu ka soo raynayo maalinba maalinta ka dambaysa xaaladiisa...




