Home » Archive Maalinta December 19th, 2009

Xubno muhiim ah oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen Ururka SDSI

Dec 19, 2009
Xubno muhiim ah oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI) Kaddib markii maalintii shalay aheyd shir Teleefaneed ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah xubnaha guddiga guud ee Ururka Somali Diaspora Support Initiative (SDSI) looga dhawaaqay in Ururkii samafalka ahaa ee SDSI loo weeciyay in uu yahay Urur Siyaasadeed ayaa waxaa soo baxay xubno dhowr ah oo isaga baxay... 

Soomaaliya sidee bay Nabad iyo Xasillooni ku gaari kartaa ? | Daadurey

Dec 19, 2009
Soomaaliya ayaa waxay soo martay marxalado kala gedisan oo aad u adag tan iyo intii ay burburtay Dowladii dhexe ee Dalka Soomaaliya taasina waxay abuurtay Nabadgelyo la’aan ku baahda Dalka oo dhan , waxaanna Xasilooni darradani ka faa’idaysanaya Dad aan Soomaaliya u dhalan oo Dalalkoodii Dembiyo ka soo galay oo la raadinayo oo gabaad ka dhiganaya Xasilooni darrada ka jirta Dalka Soomaaliya... 

Barlamaanka Puntland oo Ansixiyey Dastuurka cusub ee Maamulka Puntland Ku dhaqmayo.

Dec 19, 2009
Barlamaanka Puntland oo Ansixiyey Dastuurka cusub ee Maamulka Puntland Ku dhaqmayo. Barlamaanka Dowlada Puntland ayaa Ansixiyey Dastuurka Cusub ay Yeelanayso Dowlada Puntland ka dib markii ay Cod Aqlibiyad u qadeen Barlamaanka Puntland. Fadhiga ee maanta yesheen Barlamaanka ayaa waxa kasoo Qayb galay 59 Xildhibaan iyadoo 57 xildhibaan ay u codeyeen Dastuurkan Cusub ee loo sameeyey Maamulka Puntland. kulankaani... 
Halkudheg:

Muqdisho: Jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool dalka Norway oo maanta Deeq Lacageed Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada Qur’aan

Dec 19, 2009
Jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool dalka Norway oo maanta Deeq Lacageed Gaarsiiyay mid ka mid ah Dugsiyada Qur’aanka karimka ee degamadda karaan ee magaalada Muqdisho Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah   Waxaa maanta la gaarsiiyay deeq lacageed oo gaareysay $200 Doolar mid ka mid ah Dugsiyadda ku yalla magaaladda mugdisho. gaar ahaana degmadda kaaraan ,kaas oo ay Xiligaan wax ku bartaan arday... 
Halkudheg:

Yaa ka dambeeyey in Ciyaartooydii Eretereya ku baxsadaan Magaaladda Nairobi

Dec 19, 2009
  Warar ay baahiyeen saraakiil dhanka ciyaaraha ah oo ka tirsan Afrika ayaa sheegay in 12-ciyaartoy oo ka mid ah xulka Qaranka dalka Eritrea oo uga qaybgalay dalka Kenya ciyaarihii bariga iyo bartamaha Afrika ay goosteen Nicholas Musonye oo ah xoghayaha guud ee xiriirka ciyaaraha bariga iyo bartamaha Afrika ayaa saxaafadda ugu sheegay Magaalada Nairobi ee dalka Kneya in tababarihii xulka Qaranka Eritrea... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...