Home » Archive Maalinta December 6th, 2009
Geela, diinta iyo dhaqanka soomaalida- Q.1aad | Dr Abdullahi-Spanish
January 4, 2010
Hordhac
Sida aynu ka war qabno nafleyda waxa loo qaybiyaa shan qaybood oo waawyen, oo kala ah: Xamaarato, Cayayaan, Berri-biyood, Haad iyo Naasley. Shantaas qaybood ee xayawaanka loo qaybiyo haddaynu dib ugu laabano geelu wuxuu ka mid yahay ama gaar ugu abtirsadaa qaybta loo yaqaan naasleyda. Taas oo uu ka sii yahay qolada cananqasata oo uu weliba ka siiyahay kuwa cidiyaha lamaan, waana...
Midowga Ardayda G/Banaadir Oo Baaq Kasoo Saaray Qaraxii Dhowaan Ka Dhacay Hotel Shaamow iyo Ardayda Karachi oo…
Midowga Ardayda Gobolka Banaadir Oo Baaq Kasoo Saaray Qaraxii Dhowaan Ka Dhacay Hotel Shaamow ee Muqdisho
Shir-Tacsi loogu dirayo dadkii ku dhintay Qaraxii Mogadishu, oo London ku qabsoomey
Ururka ardeyda Jaamacada Karachi oo Canbareyey Qaraxii ismidaminta aha ee muqdisho
Midowga Ardayda Gobolka Banaadir Oo Baaq Kasoo Saaray Qaraxii Dhowaan Ka Dhacay Hotel Shaamow ee Muqdisho
Midowga ardayda Gobolka...
Jaamacada Muqdisho oo la kulantay jaaliyadda Puntland ee dalka Norway.
Jaamacada Muqdisho oo la kulantay jaaliyadda Puntland ee dalka Norway.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Gudoomiyaha jaamacada Muqdisho Dr: Cali sheekh Axmad Abuubakar oo booqasho shaqo ah ku maraya qeyb ka mid wadamada yurub ayaa kulan la qaatay Odayaasha, Aqoonyahanada , Culimada , Dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee jaaliayada Puntland caasisamada dalka Norway ee Oslo.
Kulankaas oo ay ujeedadiisu...
Garoowe:- Talaalka Boolyada oo ka bilaamay Deegaamada Puntland Gaarahaan Caasimada Garowe
Garoowe:- Talaalka Boolyada oo ka bilaamay Deegaamada Puntland Gaarahaan Caasimada Magaalada Garowe.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa maanta deegaanada Puntland ka bilaamay talaalka Boolyada kaas oolagu dabar goynayo 6 cudur ee dilaaga ah waxaana uu si rasimi ah ugafurmay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland,
Intaas kadib waxaa gudaha xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ka dhacayxaflad balaaran...
SHUHADDADII SHAAMO …… … Qalinkii Abukar Albadri
MAQAAL
SHUHADDADII SHAAMO …… … Qalinkii Abukar Albadri
Ma cabiri karo dareenkeyga, kamana sheekeyn karo waxa dhacay, laakiin waxaan doonayaa inaan dabka uurkeyga ku shidan banaanka u soo saaro si ay ii yara deyso alhumadda aan ka qaaday masiibadda loo huwiyey ummadda Soomaaliyeed. Ugu Horeyn Assalaamu Caleykum,
Salaam kaddib,waxaan tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaa waalidiintii iyo eheladdii iyo...
Maxaa ku jaban haddii aan ku hadlo magaca waddankayga?
Qaar weli waxba ma arkaan oo qabiilka ayaa indhaha ka xiray, qaarna xaqa ayay isku dayayaan in ay duugaan xaqdarradana garab ayay siinayaan,xaalka uu waqtigan ku jiro waddankeena wuxuu ka soo hor baxay oo lid ku noqday waxkasta oo wanaagsan, wixii dadka loogu talagaly, jacaylkii laga rabay in uu ka dhex jiro bulsho meel ku wada nool, is-aaminkii, kalsoonidii isku gargaarkii isku naxariistii is dhawrkii,...
Muqdisho: Dagaalo ka dhacay xaafado ka tirsan dagmooyinka Shibis, Boondheere, Maanaboolyo, shangani iyo cabdicasiis iyo Naafo la gaaarsiiyey deeq
Dagaal ka dhacay Muqdisho: maanaboolyo ,shibis ,boondheere, shangani ,iyo cabdicasiis
Ciidanka Naafada Xoogga ee ku jirta Cusbitaal Martiini oo la gaarsiiyay deeq lacageed.
Ogeysiis ku socda Soomaalida Degan Birmingham-West Midlands UK
Dagaalo iyo duqeymo is dhinac socday oo galabta maqribkii ka dhacay xaafado ka tirsan dagmooyinka maanaboolyo , shibis , boondheere, shangani , iyo cabdicasiis ee...
We will not forget December 3, 2009 (Midowgga Ardeydda Soomaaliyeed ee Waqooyigga America)
North America Somali Students Union
We will not forget December 3, 2009
TACSI
Anigoo ku hadlayo magaca Ururka Midowgga Ardeydda Soomaaliyeed ee Waqooyigga America waxaan TACSI kal iyo laab ah u dirayaa dhamaan Ardeyddii, Macalimiintii, Aqoonyahaniintii, Waalidiintii iyo Masuuliyiintii ku geeriyootay Qaraxii naxariista darnaa ee loo geestay Khamiistii la soo dhaafay bishu aheyd December 3, 2009. Waxaan...