Home » Archive Bisha August, 2009
Minnesota: Somali Man Pleads Guilty in Terror Case
By THE ASSOCIATED PRESS
Published: August 12, 2009
A Somali man pleaded guilty to terror-related charges stemming from a federal investigation into Americans traveling to Somalia to fight with Islamic militants. The man, Kamal Hassan, acknowledged lying to Federal Bureau of Investigation agents questioning him in February about the case and admitted spending time at a training camp run in Somalia by...
SOM_UNICEF:Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan
Carruurta Soomaaliyeed oo halis weyn ku sugan iyada oo shaqaaqada ka dhanka ah hawlaha gargaarka ee kor u kacaysa ay dib u dhigeyso gaarsiinta sahayda nafaha lagu badbaadinayo
NAYROOBI, KENYA, 13 Agoosto 2009: UNICEF ayaa maanta ku khasbanaatey in ay dib u dhigto diriddii boqolaal tan oo sahayda nafaqado oo loogu talagalay in looga hortago laguna daweeyo nafaqo-xumada ba’an ee soo wajahday in ka...
Mutamarkii Assunnah isamic centre ee Aug 14, 200
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka UK iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii Assunnah isamic centre ee 14-16aug.2009
WAXAA KA MID AH CULIMADA KA SOO QAYB GALEYSA:
1: Sh. C/Qaadir Cukaashe Nairobi
2: Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) U.k
3: Sh. Maxamed Cbadi Daahir U.K
4: Sh. Daahir Cabdi Xuseen U.K
5: Sh. C/qaadir Sh.Maxamud Mire Holland
6:...
85000 Somali children at high risk
Media Release
Somali children at high risk as escalating hostilities against aid work cause postponement of life-saving supply delivery
NAIROBI, KENYA, 13 August 2009: UNICEF has today had to postpone the dispatch of hundreds of tons of life-saving nutritional supplies meant for the prevention and treatment of acute malnutrition in over 85,000 Somali children in certain areas in the central...
Faallo: Waxyaalaha fashiliyey dowlada sheekh shariif
Faallo: Waxyaalaha fashiliyey dowlada sheekh shariif
Hordhac:
Kolkii dowladii uu madaxda ka ahaa C/lahi yusuf ahmed lagala wareegey maamulka soomaaliya, waxaa ay dad badani ku rajo weynaayeen in la heli doono isbedel iyo horumar nabadeed oo la taaban karo. Dadku waxaa ay rajadooda ku saleynayeen afar qodob.
– Ciidamadii Itoobiya oo dalka ka baxay
– Hogaanka dalka oo ay qabteen rag dhalinyaro...
Shiikh Xasan AL-Banaa (2)
Shiikh Xasan AL-Ban,aa ( 2)
Waxaan Casharkii hore kusoo sheegnay Dacaayado laga faafiyey Shiikha iyo in ayarrimahaasi been Abuur yihiin, waxaana soo daliilsanay ereyo cad cad oon ta’wiil laheyn oo Shiikha kutubtiisa laga soo wariyey.Haatanna waa Qeyb kale oon ku caddeyneyno shaskhsiyadda Runta ah ee Shiikh Xasan AL-Ban’naa , anigoo u soo hormarinayo waxay Culumaddu ka yiraahdeen.
Waxay...
Masjidu Rowda Ramadaan Soo dhowow|Minneapolis
Masjiddu Rawdah ayaa wuxuu Bisha Ramadaan ee barakaysan oo foodna nagu soo haysa wuxuu ku soo dhaweynayaa asbuucaan Duruus iyo Muxaadaraad Calumada halkaas ka hadlaysa ayaa waxay iskugu jiraan Culumo dalka dibadiisa ka timid iyo kuwa ku sugan America Sh C/qani Bashir wuxuu ka yimid Dalka kenya wuxuu Jamcaha la hadli doonaa Dhalinta Qaan gaartay ama Xiliga Waajibaadka ay gudan lahaayeen gaartay wuxuuna...
Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda KLIUC ee dalka Malaysia|Xasan Cadde
Maanta ayaa booqasho waxaan ku tagay Jaamacadda caanka ah ee KLIUC, waxaana soo dhaweyn diiran ka helay mid kamid ah Ardayda Soomaaliyadeed ee wax ka barata Jaamacadaasi,
kaasow lagu magacaabo Axmed Ciise Xaaji Axmed.
Jaamacadda KLIUC, waxay ahayd xarunta tababarka howlaha guud ee dalka Malaysia, taas oo ay maamuli jirtay wakaalada howlaha guud ee dalkaasi ilaa 1997. Sanadkii 1997 ayaa waxaa laga dhigay...
Xasuuqii Culimmada Tabliiqa|Abdirahman
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN!
Maanta(12.08.2009) waxaa magaalada Gaalkacyo si muslimnimada,soomaalinnimada iyo dadnimadaba ka baxsan loogu xasuuqay culimmo ka tirsan Jamaacatu Tabliig oo badankoodu ahaayeen dad u dhashay dalka Paakistaan.Sannadihii u dambeeyey dalkeenna waxaa ka dhacayey dhibaatooyin iyo falal foolxun oo ugu dambeystii caadi ku noqday dhegaha dadka soomaalida ah.Dadka...
Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda University Tecnology Malaysia
Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda University Tecnology Malaysia, Waxbixin kooban oo laga diyaariyey
Jaamacada Universiti Tecnologi Malaysia-UTM- (Technological University of Malaysia) waa jaamacada ugu da’da wayn dalka Malaysia marka la dhoho barida handasada (injineernimada) iyo tiknoolojiyada. Inkastoo Jaamacada aad caan ugu thttps://somalitalk.com/web/wp-admin/post.php?action=edit&post=943ahay...
Maqaal Kahadlaya Mamulka Madaxweyne Shariif|dhoodi
Waxqabadkii 6-bilood Ee Maamulka Madaxaweynaha lasoo Gamey
Bismilahi raxmaani raxiim
Asalmu c ww
Sidaan lawada socono waxaa kasoo wareegtay mudo 6-bilood ah markii ladoortay madaxweynaha lasoo gamey Sh.Shariif Sh. Axmed waxaan jeclaystay inaan waxyar ka eego waxyaalihii uu kusoo kordhiyey umada Soomaaliyeed oo u hamuun uqabtay nabad aadna usoo dhaweyey xiligii ladooratay iyagoo rajo badan ka qabay...
Ruqiyaay run sheeg|Nafiso Jaamac
Maanta ayaan akhrinayey 31/07/2009 qormo af gaalaad ku qornayd oo aad kaga hadleysey sahaminta shidaalka ee Puntland oo aad u bixisay ‘hoggaamiyayaasha Puntland oo weli kulamo qarsoodi ah la leh shirkado shidaal’.
Waa run Mrs Ruqiya in kulanku Dubai ka dhacay, in meel dhexe oo shirkadaha iyo dawladda Puntland u sahlan la isugu yimaadona ceeb ma aha, sidoo kale kulankani wuxuu geba gebo...
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa|galoose
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa: Halganka Uu Ugu Jiro Dibu Soo Noolaynta Kooxdii Darwiish Ee Burburtey 1993.?(Qaybta 1aad)
Qormada Ciyaaraha :-Waa mar kale iyo Barnaamijkeenii faaqidaadda Ciyaaraha oo aynu qormadeenan ku qaadddaa dhiggi doonno haddii alle idmo: arimihii dhaliyey in uu Burburo Naadigii ku ciyaari jirey magaca Gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn sanadkii 1993, iyo hawlaha uu waddo NSUM...
Annual fund raising conference for Gurre Community
Annual fund raising conference for Gurre Community in North America.
Where: Powderhorn Park
3400 15th Ave South
Minneapolis, MN 55407
When: August 15th,2009
Time: 12:00 noon to 9:00 PM
Mission:
“Our mission is to build schools and water wells in rural area”
Helping people: Survive and Thrive
Pastoralist girls at Gurra Dhamole.
Your browser may not support display of this image. This conference...
Waxyeelooyinka Qabiilka|Mahad Camal
Waxaan doonnayaa in aan iidinkugu soo bandhigo qoraalkaan ,waxyeelooyinka Qabiilku uu leeyahay iyo dib udhac umadeena uu u keennay.
Qabiilku wuxuu ahaa mid soo jireen ah oo umadadaha aduunkuna ay waxyeelooyinkiisu ay soo wadamareyn, Balse ay jireen dalalbadan oo ka xoroobay waxyeeladiisa, taassoo aysan ku gaarin guusha mar qura, hasa yeeshee ey marxaladdo badan ka soomareyn ,sidii ay uga xoroobi lahaayeen...
Su’aad Xaaji oo loo ogolaaday inay Canada dib ugu soo laabato
Sucaad Haji oo ku dhawaad mudo sadax Bilood ah ku xirneed Kenya halkuu xaalkeeda ku danbeeyaa.?
Su’ad Haji Mohamud waa Hooyo 31 jir ah heesatana Dhalasho dalka Canada balse asal ahaan ka soo jeeda dalka Somalia oo ku dhawaad muddo sadax Bilood ku xanibneed dalka Kenya ayaa ugu danbeyn dib u heshay xoriyad buuxa baarintaan dheer oo lagu saameeyay kadib.
Suaad Haji Mohamud ayaa Kenya timid April...
SRSG welcomes the second meeting of Joint Security Committee
For Immediate Release
PRESS RELEASE 025/2009
SRSG welcomes the second meeting of Joint Security Committee
in Mogadishu
Nairobi, 12 August 2009 – The UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, has welcomed the convening of the Joint Security Committee held in Mogadishu as continuing efforts towards reforming and improving security in Somalia.
This is the second meeting to be...
Tacsi wadaadadii lagu laayey Gaalkacayo
JAALIYADA SWEDEN EE REER PUNTLAND
Waxaan aad uga xunahay sida waxashnimada ah ee lagula kacay culumada tabliiqa ah ee lagu dilay magaalada galkacayo anga oo ah dadka reer sweden waxaan cambaaraynaynaa falka loo gaystay culimada
waxaan halkan tacsi uga diraynaa dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen culumadaasi.
1: cabdi xakiim ismaciil beeldaaje
2: Dr. Cabdirashiid Axmed ceegaag
3: Dr. yaasiin...
Dilka culimada Dareen Naxdinleh| Abul Fadli
Dilka culimada Dareen Naxdinleh, fariina Xanbaarsan
(inaa lillaahi wa inaa illayhi raajicuun)..Waxaa wax laga xumaada ah,dareen naxdinlehna ah,falka waxshinimana ah oo lagu xasuuqay culimada tabliiqa ah.sida uu nabarayo manhajka rabaaniga ah,in dadku haday u hogaansami waayaan una dhaga nuglaan waayaan allihii abuuray,maraana dariiq qilaafsan kii uu u jideeyay,inay la kulmayaan cawaaqib xumo iyo wax...
Maalinta dhalinyarada aduunka 12 August oo maanta Mogadishu laga xusay
Maalinta dhalinyarada aduunka 12 August oo maanta Mogadishu laga xusay
Munaasibad lagu xusay maalinta dhalinyarada aduunka oo ay ka soo qeyb galeen mas.uuliyiinta labada gole ee barlamanka iyo xildhibaanada dowlada ayaa maanta algu qabtay magaalada Muqdisho ee gobolka banadir .
Xuska loo sameeyey maalinta 12 August 12, 2009 ayaa waxaa soo qabanqaabiyey heya.adda soyden iyo hey.adda UNFPA waxaana lagu...
Garoowe:Siminaar ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA
Siminaar ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA oo maanta si rasmi ah ugu dhacay Xarunta Jaamacada PSU ee Magaaladda Garoowe.
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Siminaarkani oo ay soo qaban qaabisay hay’ada UN OCHA Somalia ayaa maanta waxa uu si rasmi ah uga dhacay Hoolka weyn ee jaamacada PSU ee gudaha magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland.
Siminaarkani oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimay ayaa...
Cambaarayn iyo Muqdisho ayaa qaadaysa Masuuliyada Dilka wadaada
CAMBAARAYN, TACSI IYO CALOOLXUMO!
Ilaahay wuxuu Kitaabkiisa ku yiri (( Ruuxii u Dila Mu’min si Kas ah, Abaalkiisu waa Jahannamo oo u ku waaro dhexdeeda, Wuuna u Cadhoon Eebe wuuna Lacnadi wuxuuna u darbi Cadaab wayn)).
Falka xasuuqaa ee foosha xun ee lala beegsaday Saaka 12/8 Salaaddii fajar ka hor magaalada Gaalkacayo Culimo ducaada oo martiya oo u dhalatay walaaleheen Muslimiinta Baakistaan,...
Culumadii lagu lagu laayey Gaalkacayo oo la aasay
Culumadii lagu laayey Gaalkacayo oo la aasay
Waxaa abaare afartii galabnimo bacdal casar laga qaadey maydadka culumadii la xasuuqay isbitaalka dhaga cade ee magaalada Gaalkacyo loona sii galbiyey qabuuraha cirjiife ee bariga magaalada.
Waxaa aaska ka qaybgalay kumanayaal dadwaynaha reergaalkacyood ah oo isugu jira culumo, waxgarad, ganacsato,dhalinyaro iyo waliba qaybo kamida maamulka . dadwaynahaas...
Ururka Rajo Charts oo Deeq lacageed gaarsiiyay curyaamiinta ku jirta Cusbitaal Martiini
Ururka Rajo Charts oo maanta Deeq lacageed gaarsiiyay curyaamiinta ku jirta Cusbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho.
Waxaa manta Deeq Lacageed oo ka timid Gabdho Soomaliyeed oo ku dhaqan dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada Leicester Curyaamiinta ku jirta Cusbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.
Gabdhahaan oo ka tirsan Ururka Rajo Charts ayaa waxaa gudoomiye u ah Drs. Cosob Cali Kulane, mana...
Turkish frigate captures five pirates off Somalia: army
ANKARA — A Turkish frigate intercepted a skiff off Somalia and captured five pirates Tuesday on suspicion that they were preparing for attacks, the Turkish military said.
The Gaziantep, operating with NATO forces in the region, seized the skiff in the Gulf of Aden with the help of a helicopter and amphibian commandos, the statement said.
The operation was launched after intelligence that the boat...




