Home » Archive Maalinta August 8th, 2009
Minneapolis Somali Book Fair
Book Fair Announcement
The Somali Culture, Language & Literary Study Circle & Scansom Publishers Presents:
Minneapolis Somali Book Fair Click here
Read More →
Sh. Shariif oo ka gows qabsaday go’aankii Baarlamaanka
August 07,2009 ayaa Madaxwaynaha DFKS Mudane: Sheekh Shariif Sh. Axmed wuxuu waraysi kusiiyey Magaalada Nairobi Wariyaha idaacada British Broadcasting Corporation (BBC) Abdirizak Haji Atosh, waraysigaas oo dheeraa ayaa waxaa ka mid ahaa in wax laga waydiiyey Heshiiskii Badda ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee loogu yeeray ama loo yaqaan Is-afgarad.
Marka laga yimaado shakiga iyo walaaca Saxaafadda...
Clinton and South African Discuss Somalia
By JEFFREY GETTLEMAN
CAPE TOWN — Secretary of State Hillary Rodham Clinton said Saturday that the United States was ready “to put meat on the bone” in its relations with South Africa after discussing regional issues, like the instability in Sudan and the war in Somalia, with Jacob Zuma, South Africa’s new president.
The talks were part of a broader American effort to revive the friendship between...
Ould-Abdalla railroaded Obama Administration into failed strategy for Somalia|Uluso
Ould-Abdalla railroaded Obama Administration into failed strategy for Somalia
The UN Envoy for war-torn Somalia (SRSG), Ahmedou Ould-Abdalla has brazenly railroaded Obama Administration into failed strategy for Somalia and is forcing to add Somalia to the “Axis of evil” countries-Iran, Iraq and North Korea. He is engaged in aggressive political campaign based on war on terror because it attracts...
The Jailings and Spurious Charges Against Journalists in Somaliland|Saeed
“Journalism can never be silent: that is its greatest virtue and its greatest fault. It must speak, and speak immediately, while the echoes of wonder, the claims of triumph and the signs of horror are still in the air.” Henry A Grunwald
Recently on a cold morning walking in university of Pretoria’s campus to attend a public interest lecture about human rights violation with reference...
Ma adigaa Saxafi ah!?|Zaki
Qof waliba wuxuu doonayaa ugu yaraan inay jecelyihiin dadka ku nool hareerihiisa, markaad tahay saxafi waxaad doonaysaa inaad bulshada usoo gubdinaysaa warar iyo qoraallo iyo maqaallo xiisa galiya akhristaha.
Wariyuhu mahan qof ka shaqeeya Xafiis Xariir Caalamiga (علاقات العامة ) sidaa awgeed maahan qof mar walba udhoola caddeeya bulshada ku xeeran ama xariirka la leh qoraaladiisa, waxaan...
Madaxweyne Shariif oo galabta dib ugu soo laabtay Muqdisho
Sawiro dheeraad ah eeg halkan
Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya oo uu kulamo kula soo qaatay xubno ay ka mid aheyd Xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mrs. Clinton.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle International ku soo dhoweeyey R/wasaaraha...
Walad Cabdalla: Shirka ka dhacay Nairobi waa shirkii ugu muhiimsanaa
WAR-SAXAAFADEED 024/2009
Nayroobi, 6 August 2009. Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Mudooway u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Axmeduo Ould-Abdallah ayaa soo dhaweeyey kulanka dhexmaray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dawladda Mareykanka, Hillary Radham Clinton iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
“Shirka maanta ka dhacay Nairobi waa shirkii ugu muhiimsanaa. Wuxuuna waafaqsan...
Qiso dhex martay Cumar Binu Khadaab iyo Qoys|Xasan Cade
Qiso Cajiib ah oo dhex martay Cumar Binu Khadaab iyo Qoys iska dhibanaa
Habeen habeenada ka mid ah ayaa waxaa dhacday inuu Amiirkii Muslimiita ee wakhtigaas, Cumar Ibn Khattab (ilaahay ha ka raali noqdee) oo dhex qaadayay xaafadaha Madinal Munawarrah si uu ogaado dareenka iyo dhibtaada dadkiisa. Kadib wuxuu maqlay oohin, markaas ayuu ku leexday gurigii ay kasoo baxaysay oohinta. Markaas ayuu arkay...