Home » Qoraallada Halkudhegga "Badda"
Dawladda Kenya Shacabkeeda u Xaqiijisay in Ciidankeedu 120 km Gudaha u Dhaafeen NFD, Kuna Muujisay Video iyo DFKMG oo weli ankirsan…
Halka DFKMG ay Maalintii 4aad Beenineysa in Ciimada Kenya ay Galeen Gudaha Soomaaliya… Dawladda Kenya ayaa Talaadadii (Oct 18, 2011) waxay weriyaasha dalkeeda u duulisay jiidda hore ee ay ciidamadeedu gudaha u dhaafeen xadka NFD, qiyaastii 120 kiiloomiter oo dhanka Soomaaliya ah. Waxaana weriyaasha lagu duuliyey diyaarad militari si shacabka Kenya loogu qanciyo in ciidamadoodu ay ku jiraan gudaha...
Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula qaatey Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda FKMG
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo Markii uu soo Gaarey Muqdisho Beeniyey in Ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya
Xildhibaan Daahir Ciiro: ”Kenya waxay ka mid tahay Dowladaha Isbaarada u dhigtey Dowladnimadii Soomaaliya, Duulaankaan ay soo qaadey waa mid ay ku dooneyso in Dhul Badeedka Soomaaliya Shidaalka kala Baxdo”
Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta (Oct 18, 2011) soo gaarey Wafdi ka socda Dowladda...
Kenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda Soomaaliya
Xukuumadda FKMG ma ka hor istaagi doontaa Kenya sahaminta ay ka waddo gudaha Badda Soomaaliya? Kenya oo 150 km gudaha u soo gashay dhulbadeedka Soomaaliya aagga L5
SII AKHRI
http://www.somalitalk.com/2011/badda/difaac60.html
Read More →
Diyaarad Dagaal oo laga leeyahay Kenya oo ku dhacday Libooye
Midkamid ah diyaaradaha dagalka kenya ayaa galabnimadii Axadda galinkii danbe ku sodhacday degmada libooye oo kudhow “xuduudka” Somalia iyo kenya xili ay howl gal balaran Kenya ka waddo aaggaas.
Diyaradan oo ka kacday garoonka diyaradaha ee degmada libooye ayaa sodhacday xili ay ku guda jirtey dulimaad la sheegay in ay ku aadi lahayd casimada nairobi, inkasta oo aysan jirin war rassami...
Xildhibaan Xasharo oo u Hambalyeeyey Baarlamaanka KMG ah ee somalia Goaa,nkii ay Gaareen Bishan sideedeedii Islamarkaana Ugu baaqay Inay Umada Tabaalaysan La badbaadiyo
Xildhibaan Cawed Cashara : Oo Ugu Hambalyeeyey Baarlamaanka KMG ah ee somalia Goaa,nkii ay Gaareen Bishan sideedeedii Islamarkaana Ugu baaqay Inay Umada Tabaalaysan La badbaadiyo (hoos Ka dhegayso Codkiisa )
Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee soamlia Xildhibaan cawed axmed cashara oo ku sugan dalka Canada gara ahaan magaalada Toronto ayaa si weyn usoo dhoweeyey mar kale kulankii...
Turkiga u Xilsaar Badda Soomaaliya
Maqaalkani wuxuu tixraacayaa talooyin badan oo laga bixiyey difaaca badda Soomaaliya. Misana fikradahaas ayaan ku weeleynayaa sal iila eg danta qarankeenna.
Bishii 8aad ee 2009ka waa tii uu baarlamaanka Soomaaliya laalay heshiiskii loogu magac-daray ”Is Afgarad” ee muranka lagu geliyey badda Soomaaliya. Haddana bishii 10aad ee 2011 ayuu baarlamaanku laalay qorshihii ‘Dhulbadeedka Soomaaliya’...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Macallin “Raodmap-ka Haddii Aan La Horkeenin Baarlamaanka Sharci Ma Ahan…”
Gudoomiye ku xigeenka gudiga kalluumeysiga iyo khayraadka badda ee baarlamaanka soomaaliya, xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Macallin oo wareysi dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaya siiyey SomaliTalk ayaa wareysigiisa waxaa uu kaga Hadley sida uu u arko go’aankii baarlamaanka uu gaaray 08/10/2011, curyaamin lagu hayo shaqadda baarlamaanka, sababaha loobadiyey baarlamaanka TFG ee hore u ahaa 275...
Gudiga qaban-qaabada Bad-baadinta Badda Soomaaliya ee Dalka Canada:
KU: Madsaxweynaha DKG Somaliyeed: Sh. Shariif Sh. Ahmed
Ku: Guddoomiyaha Golaha baarlamaanka: Shariif Hassan Sh. Adan
Ku: Wasiirka Kowaad: Cabdiweli Maxamad Cali
Ku : Mad.DG Puntland: Cabdiraxmaan Sh. Maxamad
Ku: Mad. DG Galmudug: Maxamad Axmad Caalin
Ku: Ahlu Sunnah Wa jamaaca
CC: Dhammaan Ummadda Somaliyeed
Kulan balaaran ay isugu yimaadeen Gudiga Bad-baadinta Ummadda Soomaaliyeed ee dalka Canada...
DFKMG oo Arrimaha Badda sida EEZ ka Saartay Qorshaha Roadmap-ka
Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayey ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa lagu go’aamiyey in “arrimaha badda sida EEZ laga saaro dhammaan dokumentiyada sida Qorshaha Qaranka ee Xasilinta Nabadgelyada iyo Roadmapka.”
Warsaxafadeedka ayaa u qornaa sidan:
War-Saxaafadeed
Shirka Golaha Wasiirada
Muqdisho, 11 October 2011
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo...
No Roadmap, YES BLUEMAP – Codsi ku socda Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliyeed
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay qodobbada dhaxalgalka ah oo aay Xildhibaannada Baarlamaanku aay markii labaad si wada jir ah isugu raaceen in aay hantida dhaxalgalka ah ee Ummadda Soomaaliyeed aan boob lagu qaadanin. (Sidaad u billowdeen ku dhameeya).
Waxaan Xildhibaannada Baarlamaanka KMG ka codsanayaa in aay dib u eegaan sharci darrada xagga dastuuriga ah ee Roadmap-ka.
Sidaannu la wada soconno...
Faraxaygu Ma SomaliTalk baa mise waa Baarlamaankii aan ka tirsanaa?!
Akhristoow labo Hay’adood baan muddo ka tirsanaa waa hay’adda ama Bahda SomaliTalk oon hal caqdi ama 10 sano wax ku qoraayey iyo Hay’adda ama Baarlamaanka Soomaaliyeed oon hal sano ka tirsanaa .
Haddana maanta waxaan isweydiinayaa keebaan labadooda ku faraxsanahay ma Qoraaladdii Difaaca Badda Soomaaliyeed ee Hay’adda ama Webside-ka Somalitalk ku Baraarujiyey Ummadda Soomaaliyeed...
Shacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Go’ aamadii ay Baarlamanka Federaalka ka soo saareen Badda Soomaaliya, kuna Tilmaamey Mid Taariikhi ah.
Iyadoo markii ay taariikhdu ahayd 8/10/2011 kulankii ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka waxay Go’ aamo Taariiikhi ah ka soo saareen Badda Soomaaliya, waxaana Go’ aamadaas si weyn u soo dhaweeyey Shacabka Soomaaliyeed ee lagu difaacayo Badda Soomaaliya ka dib markii 21 Sanno ee la soo dhaafey ay soo baxeen Shaqsiyaad heshiisyo Beenaad ah la galeen Dowlado iyo Shirkado Shisheeye...
Prof. Yaxye: “Hambalyo ayaan leeyahay codeyntii Baarlamaanka ee sharciga Badda..
Prof. Yaxye: “Hambalyo ayaan leeyahay codeyntii Baarlamaanka ee sharciga Badda Soomaaliya oo noqotay tallaabo taariikhi ah”
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda hormuudka ah dhinaca kalena ah shaqsigii ugu horeeyay ee ka hadlay Road Mapka ayaa taageeray codeyntii Golaha Baarlamaanka uu u qaaday sharciga Badaha Soomaaliya ee uu ku laaday dhammaanba heshiisyadii...
Baarlamaanka Soomaaliya oo Gebi ahaanba Baabi’iyey Heshiisyadii Badda ee Hore loo galey laga soo bilaabo 1-dii Janaayo 1991 dii
Xildhibaanadda Baarlamaanka DFKMG oo si buuxda isugu raacay 6 qodob oo ku aaddan badda Soomaaliya, 335 xildhibaan ayaa u codeeyey, cidna kama aamusin, cidna ma diidin — Waxaa maalmahan Xarunta Golaha Shacabka ka socdey Dood ku saabsan Badda Soomaaliya ka dib marki ay soo baxeen in Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka oo u ololeynaya in Badda Soomaaliya la xadeeyo waxana Doodaan ka Hadley Xubno...
DFKMG oo u Ololaynaysa Xadaynta Badda EEZ ee 1970-kii Soomaalidu ku diidey Kenya!
August 1972 ayaa Kenya isku daygii ugu horeeyey waxay guddigii Seabed u gudbisey qoraal ay ku taageereyso dhul-badeedkooda territorial Waters lagu xadido 12 mayl-badeed, Soomaaliya arrintaas ganafka ayey ku dhufatay.
Sii akhri
Read More →
Cabdi Qaasim Salaad Xasan “Baarlamaanka Go’aan kaliya lagama Rabo ee waxaa laga Rabaa in uu Maxkamad soo taago kuwii ka dambeeyey Heshiiskii Hore ee Badda iyo kuwa Hadda ku Howlan ”
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa isna ku biiriyey Codkiisa ololaha looga soo horjeedo in Baddda Soomaaliya la xadeeyo taasoo ay ku Howlan yihiin Xubno ka tirsan Dowladda Fedraalka islamarkaana ay soo Bilaaban tahay xiligii uu Raiisul Wasaaraha Dalka ka ahaa Cumar Cabdirashiid. Sii AKhri
Halkan hoose ka dhegeyso codkii Madawenihii hore ee soomaliya
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/Cabdiqaasim.mp3]
SII...
Prof. Ibbi oo u Ololaynaya Xadayn Cusub oo Dhulbadeedka Soomaaliya Lagu soo koobayo 12 mayl-badeed.
Prof. Ibbi oo Markale arrintii badda ee Barlamaanku ku diiday soo rogaal celiyey – Idaacadda VOA waraysi ay Prof. Ibbi layeelatay ayaa lagu soo qaaday arrimaha badda ee hadda taagan iyo heshiiskii Prof. Ibbi odayga ka ahaa. Arrinta kusaabsan MOU ama Is-afgarad loogu yeero, heshiiskaas oo dowladii Cumar C/rashiid lagashay
Sii AKhri
Read More →
Sharciga Badda Soomaaliyeed oo Af-Soomaali loo rogey 40-sano kabacdi: SomaliTalk.com
Qodobka koowaad: Dhul Badeedka Wadanka Soomaaliya waxa uu gaarayaa 200 mayl badeed (nautical miles), waxana uu soo hoos gelayaa Xornimada (Sovereignty) Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya Sii AKhri…
Read More →
Somalia: A Road Map into a New Quagmire | By Dr. Oduesp Eman
Since September 6th when a two and a half a day long conference known as the High Level Consultative Meeting was concluded in Mogadishu, the name that has been dominating the Somali political discourse was the Road Map- the byproduct of said meeting. Or, the document endorsed by the participants as the prerequisite for Somalia to emerge out of its transitional status.
Unfortunately, like all documents...
Kulankii Baarlamanka oo Cod ah Halkan ka Dhegeyso
Baarlamaanka ayaa Isniintii dhegeystey Admiral Faarax Qare iyo Shiikh Aadan Madoobe… Waxaana baarlamaanku u ballamay in ay doodda ku saabsan badda sii wadayaan maalintii saddexaad… Dhegeyso
Read More →
Admiral Faarax Qare oo ka hor Hadley Kulankii Baarlamaanka Soomaaliyeed sheegeyna in Badda Soomaaliya Duulaan lagu yahay
Waxaa kale oo Baarlamaanka hadal ka jeediyey Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe… iyo Baarlamaanka oo Dooda Badda u ballamay in ay sii wadayaan maalintii saddexaad… Sii AKhri
Read More →
Baarlamaanka FKMG oo ka doodaya Arrimaha “Xadaynta” Badda Soomaaliya
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la Horkeeney Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda si wax looga Weydiiyo Arrimaha Badda ku saabsan
Baarlamaanaka DFKMG oo ka doodaya Arrimaha Xadaynta Badda Soomaaliya…. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta kulan ka yeeshey Arrimo la xiriira Badda Soomaaliya ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in 19 Desember la doonayo in la xadeeyo Badda...
Xildhibaan Cawed Axmed Cashara Oo Ku Eedeeyey Xukuumada C/weli Gaas Inay Sii Luminayso Xaduuda Badda Soomaaliya
Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baarlamaanka KMG ah ee Somalia xildhibaan Cawed Axmed Cashara oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Toronto ee dalkasi Canada ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo uu ku dhaliilayo sida ay xukuumada KMG ah ee Somalia ee uu madaxda ka yahay Dr-c/weli maxamed cali gaas ay uga hadashay arinta bada soomaaliya ee lagu soo xad gudbay islamarkaana ugu baaqay umada soomaaliyeed...
Dr Jaamac Xirsi Muumin”Nin aan Badda in Qaraar tahay iyo in Macaan tahay aan garaneyn baa ku leh waxaa Sharci u sameynayaa Badda “
Iyadoo weli ay socoto Qayla dhaanta looga soo horjeedo Qorshaha Guracan in Badda Soomaaliya la xadeynayo 19 Desember ayna ku Howlan tahay arrimahaas Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid wadamada Shisheeye ayaa waxaan Arrimahaan wax ka weydiney Dr Jaamac Xersi Muumin oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed isla markaana la socda arrimaha la xiriira Badda Soomaaliya waxaa uu yiri”Badda Soomaaliya waxay ku taalaa...
Wasiirkii hore ee Badda: “Xadaynta Cusub ee EEZ waxaa gacan ku leh Hay’ado Shisheeye, sida Heshiiskii Is-afgarad (MoU)”
Wasiirkii Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee DFKMG ee xukuumaddii Farmaajo oo waraysii ku saabsan badda Soomaaliya siiyey VOA ayaa dhaliilay qodobka Roadmap-ka ee xadaynta EEZ… Sii Akhri
Read More →




