Home » Warar
Suldaanka Guud ee Beelaha Tuni oo Baaq ku Saabsan Abaaraha u direy Hayadaha Samafalka iyo Qurba Joogta Soomaaliyeed ,Dowladda Federaalka iyo Xarakadda Alshabaab
guud ee Beelaha Tuni Sulddaan Faqi Sayid Faqi ayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta ha joogaane u diraya baaq qayllo dhaan ah oo ku saabsan in loo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee la ildaran abaaraha iyo colaadaha,Asagoo sheegey in la joogo xilli qof kasta oo Soomaali ah dibad iyo gudahaba ah wixii uu heli karo ula gurmado walaalahooda la dhibaateysan abaaraha colaadaha ka taagan Soomaaliya.Sulddaanka...
Dhaqaatiirta Da’da yar oo gurmad caafimaad u fidiyey barakacayasha Dagan Degmada Hodan
Kadib Mariki in kabadan kumaan qof oo Barakacayaal ah oo ka yimid Gobalada Dalka Somaliya qeybihiisa kala duwan kuwaasoo maalin walbo soo gaaraayo Muqdishu, ayaaa ururka dhaqaatiirta da’da yar usbuucyadii ugu dambeyey ku mashquul sanayeen gurmadyo caafimaad ay u sameenayeen dadka barakacayaasha ah ee soo gaaraayo magaalada Muqdisho.
Gurmadkii ugu dambeeyey ee caafimaad waxay manta u sameyeen Barkacayaasha...
Wufuud Caalami oo maanta soo gaaray Muqdisho kulamona la qaatay madaxda ugu sareysa ee Dowladda.
Wufuud Caalami ah oo heerkoodu sareeyo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo kulamo kala duwan la qaateen mas’uuliyiinta ugu sareysa Dowladda sida Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha iyagoo sameeyey balan qaadyo dhanka gargaarka Bani’aadaminimada ah iyo siyaasada.
Wefdigii ugu horeeyey ayaa yimid barqonimadii maanta waxayna ka socdeen Xafiiska siyaasada Soomaaliya...
Ururka INISKOY oo Siminaar u qabtey Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Muqdisho.
Ururka Nabadda iyo Dimoqaraadiyada ee (Iniskoy Peace and Democracy Organization ) ayaa simnaar socdey Muddo sedex Malmood ku qabatey Hoyga Nabadda ee Magaalada Muqdisho waxaana loo qabtey Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Muqdisho (Women Streets Vendors) oo tiradooda gaarsey Lixdan Xubnood waxaana looga hadlayey Sidii wax loogu qaban lahaa Haweenka ku Ganacsada Wadooyinka Dhexdooda.
Siminaarkaan...
Cali Daahir Muudey “75 sano baan Jiraa intaas oo Abaar baa isoo Marey Weligeey Muqdisho ma Imaan !!
Xarakada Al-Shabaab oo Deegaanka Lambar 50 ka furtey Xero kana qaybisey Raashin Isla markaana Dadka Abaarta u dhistey Teedhooyin
Waxaa Magaaloyinka waaweyn ee Soomaaliya iyo Xuduudaha Itoobiya iyo Kenya ku qulqulaya dad ka soo barakacay Abaaro baaxad weyn oo ka dilaacay qaar ka mid ah Gobalada Soomaaliya kadib markii xiliyadii Roobka ee sanooyinkii la soo dhaafay ay meesha ka baxeen, waxayna dadkaasi...
Warbixin ku saabsan kulamada wefdigii Talyaaniga ee maanta Muqdisho yimid iyo goobihii ay kormeerka ku tageen.
Wefdi sare oo ka socday dowladda Talyaaniga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo ay kulamo la qaateen madaxda ugu sareysa Dowladda waxayna sidoo kale kormeer ku tageen Xaruntii Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ku taala KM5 Degmada Hodon.Wefdigan oo uu hor kacayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Talyaaniga Mudane Alfredo Mantica ayaa waxaa kaloo xubno ka ahaa Safiirka Dowladda...
Xaflad lagu soo Dhaweynayo isla Markaana lagu Taageerayey Maamul Goboleed Ceel Buur State
Waxaa maalmahaan Dalka Gudhiisa iyo Dibadiisa ka socdey dhismaha Maamul Goboleedyo Kuwaasoo Madaxweynayaashooda iyagoo Maqan la sameynayo iyadoo taasi jirto ayaa Hotelka Amabasadoor ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Xafalad si heer sare ah loo soo Agaasimey waxaayna Xafladaas ahayd mid lagu soo dhaweynayo ama lagu taageerayo Maamul Goboleedka Ceel Buur State , waxaana ka qayb galey Odoyaasha...
Koonfurta Suudaan oo Maanta qaatey Xorriyadii noqotey Wadanka 54 aad ee Qaaradda Afrika
Koofurta Suudaan oo Muddo dagaalo kula jirtey Dowladda Suudaan waxaana la og yahay in Dagaaladaas ku hoobteen dad fara badan oo labada dhinac ah waxayna Dagaaladaas Socdeen muddo Sannooyin ah hase yeeshee Sannadkii 2005 ayaa magaalada Nafasha ee Dalka Kenya waxaa lagu saxiixey Heshiis ka kooban Dhowr qodob waxaa ugu muhiimsanaa in Afti la weydiiyo Dadweynaha oo ah in ay ka sii mid ahaanayaan...
Ururka u dooda Xaquuqda Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYAO) oo Muqdisho ku qabtay siminaar ku saabsan nabadda.
Ururka u dooda xaquuqda dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYAO (Somali Youth Advocacy Organization) oo waqtiyada dambe waday siminaaro u dhallinyarada ku wacyigelinayo sidii ay uga shaqeyn lahaayeen nabadda iyo dib u heshiisiinta ayaa siminaar ka mdi ah simnaaradaa waxaa lagu qabtay Hotelka Ambasador ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalay dhallinyaro gaareysa 100 oo isugu jiray Gabadho iyo Wiilal.
Furitaankii...
Warbixin: Munaasabadda Xurmaynta Qalinka iyo Qoraalka oo lagu qabtay Jabuuti
Wasiirka Dhaqanka, Warfaafinta iyo Is-gaarsiinta Dowladda Jabuuti Md. Cabdi Xuseen Axmed “Fursadan Waxay Ina Siineysaa, Maanta In La Xoojiyo Qalinka, Qoraalka iyo Dhaqanka…” Munaasabadd Loogu Magacdarey Xuska Maalinta Saalax Xaashi Carab iyo Xurmeynta Hal-abuurka Qalinka
(Warbixin)
Munaasabad loogu magacdarey Xuska Maalinta Saalax Xaashi Carab iyo Xurmeynta Hal-abuurka Qalinka oo ay ka sooqayb-galeen...
Raiisul Wasaaraha DFKMG: “Gudoomiyaha baarlamaanka xaq uma leha in uu soo gudbiyo liiska magacyo aan u dhalan beeshiisa
Wararka aan ka heleyno Xarunta looga arrimyo Dowladdda Federaalka KMG ee Villa Soomaaliya waxay sheegeyaan in Khamiista la damacsanaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Xukuumada Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) balse dib loo dhigey ka dib markii uu bilowdey Jahawareer iyo Isqabqabsi keeney Cidda ka mid noqoneysa Golaha Wasiirada ee la filayo in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Raiisul Wasaaraha...
“Farmaajo ma Tanaasuley Mise Tunkaa La Qabtey?” Xildhibaan Cismaan Maxamed Cabdi
Siyaasada Soomaliya maalinba meel ayey joogtey 20kii sano ugu dambeysey qof walbana meel ayuu Tareenka siyaasada ka soo fuulaayey Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo fuuley xili ay xaalada xasaasi tahay dadkuna ay daalan yihiin xukuumad walba oo la dhisana iyadoon wax is badal ah keenin ayey ka dhamaan jirtey ama laga kaxeyn jirey waxaadna moodaa mudane Farmaajo inuusan sooyaalka taariikhda...
Faah faahin Nadwadii Dacwada ee ka dhacday Abubakar iyo Dhalinyaro damacday inay qasto
Nadwada ayaa ka hadlaysay Taariikhda Dacwada, Aadaabta dacwada iyo Miraha dacwada. Dhagays Sh. C/risaaq oo faah faahinaya siday wax u dhaceen.
Waxaa Isniintii lagu Qabtay Masjid Abubakar Assidique, Minneapolis, Nadwo ay ka qayb galeen Sh. Maxamed Idris Axmed, Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar iyo Sh. Dr. Cabdirazaaq Takar. Mawduuca Nadwaduna wuxuu ahaa (Dacwada Islaamka – Taariikhdeeda, Aaadaabteeda iyo...
Warsaxaafadeed DFKMG kasoo saartay dagaalka Mudug iyo Galguduud
Warsaxaafadeed ay xukuumadu kasoo saartay dagaalka Mudug iyo Galguduud
Baaq Nabadeed oo Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay baaq nabadeed u diraysaa dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolada Mudug iyo Galgaduud kuwaasoo dhaliyay dhimasho aad u badan iyo dhaawac.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah Mudane Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in uu aad uga xunayahay...
Waxaan ognahay liiska xukuumada in loogudbiyey Itoobiya.
Iyadoo Magaalada Adis Ababa ay ku sugan yihiin wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Siyaasiga Zakeriye Maxamuud Xaaji Cabdi oo u waramayey Idaacadda Al-Furqaan isagoo ku sugan Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa wuxuu wareysigiisa ku sheegey in Wasiirka Warfaafinta Cabdi Kariim Xasan Jaamac uu Dowladda Itoobiya u gudbiyey Liiska Ciida ka mid...
Mutamarkii Minneapolis: warbixin
Mutamarkii 11aad ee Minneapolis oo si habsami ah u soo gabagaboobey
Mutamarka Minneapolis oo soconayey saddex Maalmood (1-3 July) ayaa soo gabagaboobay…
Waxaa habeenimadii Axadda si wanaagsan ku soo gabagaboobey mutamarkii Minneapolis.. Hoos ka akhri warbixintii mutamarka
Waxaa Jimcadii July 1, 2011 magaalada Minneapolis ka bilowday Mutamarkii 11-aad oo ay si wadajir u soo qaban qaabiyeen ...
Waxqabadkii lix bilood ee Dugsiga Waxbarashada Caruurta Indhaha la’ iyo kuwa Indhaha iyo Dhegaha wada la’ ee Al-Basiir
Baaq loo jeediyey Hayadaha Samafalka iyo dadka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa.
Markii ay dhaceen dagaaladii Soomaaliya ayaa waxaa dagaaladaas sababeen dhibaatooyin dhinacyo badan leh hadaba dadka soomaaliyeed ee Indhoolayaasha ayaa dhibaatadii ugu xumeyd ay ku dhacdey iyadoo taasi ay jirto ayaa ururo badan oo Indhoolayaal ah sameysmeen kuwaas oo daryeel badan u fidiyey dadka...
DFKMG: Shir Jaraa’id oo ku saabsan dhismaha Guddiga Gurmadka Abaaraha
Waxaa shir jaraa’id magaalada Muqdisho ku qabtay ra’iisul wasaaraha DFKMG Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), oo ku saabsanaa gurmadka abaaraha iyo barakacayaasha. Waxaana arrintaas aay DFKMG ka soo saartay warsaxaafadeedka hoos ku qoran (Shirka jaraa’idna hoos ka dhegeyso)..
halkan ka akhriso warsaxaafadeedka
Halkana kadhegeyso Resalwasaare Cabdi weli
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/Shirka...
“Xaaladda Soomaaliya”: Muxaadaradii Sheikh Maxamed Idris ka jeediyey Mutamarka Minneapolis (Dhegeysi)
Sabtidi oo taariikhdu ahayd July 2, 2011 oo ahayd maalintii labaad ee Mutamarka Minneapolis ayaa muxaadaro cinwaankeedu ahaa “Xaaladda Soomaaliya” soo jeediyey Sheikh Maxamed Idiris, asagoo ku xeel dheeraday sida ay umadi xal ku gaari karto inay tahay ayaga dhexdooda in aysan is khilaafin oo kala tegin, isla markaasna waa in la xalliyo wixii hore u dhacay si meel loo saaro xad gudubyadii...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Booqday xarumo Ciidamada DFKMG
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa sheegay in ra’iisul Wasaaraha DFKMG C/Weli Maxamed Cali Gaas uu booqday xarumo ay ku sugan yihiin ciidamada DFKMG, warsaxaafadeedka oo u qornaa sidan:
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer ku tegay qeybo ka mid ah furimaha hore ee ay ciidamada Dowladdu ku sugan yihiin
Muqdisho, July 2, 2011——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee...
Munaasabada koowda luulyo iyo Malaysia
Munaasabad lagu xusaayo 51 guuradii ka soo wareegatey markii soomaaliya ay xornimada ka qaadatey gumeysatayaashii talyaaniga iyo ingriiska islamarkaana ay ku midoobeen gobalada waqooyi iyo koonfureed la heleyna jamhuuriyada soomaaliya ayaa waxa ay ka dhacdey caasimada kuala lumpur ee wadanka Malaysia.
Halkan ka daawo Sawirada
Munaasabadaasi ayaa waxaa soo qaban qaabiyey ururka ardeyda soomaaliyeeda...
Ururka Bay Journalists Women Association BAJWA oo siminaar u qabatey Qaybaha kala duwan ee Warabaahinta
Siminaar socdey Muddo afar Maalmod ah uuna soo qaban qaabiyey ururka Bay Journalists Women Association BAJWA ayaa lagu soo ganagabeeyey Magaalada Muqdisho waxaana lagu qabtey Xarunta CTC , waxaana ka qaybgaley 30 Xubnood oo isugu jirey Wiilal iyo Gabdho oo dhamaantood ahaa Suxufiyiin Qaybaha warbaahinta
Siminaarkaan ayaa mudadii uuu socdey waxaa lagu baranayey Casharo la xiriira Nabada (Peace Building...
Raiisul Wasaaraha DFKMG oo ku Jahwareersan Cida ka mid noqon lahayd Golaha Wasiirada
Xafiisyada Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo kan Ra’isul Wasaaraha DFKMG waxaa laga dareemayaa mashquul aad u weyn oo la xiriira sidii loo dhisi lahaa Golaha Wasiirada ee Xukuumadda cusub ee uu madaxda ka yahay Dr/ C/wali Maxamed Cali Gaas, waxaana xafiisyadaasi is dib dhaafaya qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka, Golihii Wasiiradii hore iyo Odoyaal la sheegay in ay wataan rag beeshood...
Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay 51 guuradii ka soo wareegatay Xornimadii gobolada Koofureed iyo midowgii labada gobol
July 1, 2011——Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay 51-sano guuradii ka soo wareegatay xilligii ay xornimada ay qaateen gobolada Koofureed iyo israacii Gobolada Waqooyi iyo Koofur ayaa caawa waxaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya.
Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan,...
Magaalada Bergen ee Dalka Norway oo Si aad ah loogu Xusay maalinta 1 Luulyo.
Munaabsad si heer sare loosoo agaasamay oo lugu weyneynaayay Maalinta Gobalada Koonfure ee Dalka soomaaliya ay heleen xuriyadooda lana midoobeen Gobalada waqooyi ee Dalka soomaaliya oo ay soo qaban qabiyeen Ururka Haween Soomaaliyeed eee magaalada Bergen ayaa waxaaa lugu Qabtay Caasimada labaad ee Dalka Norway Bergen.
Halkan ka daawo sawirada
Munaabsadan ayaaa waxaaa kasoo qeybgalay dhamaaan Qeybaha...




