Home » Warar

Bayaan ay soo saareen Beesha reer Boqor ee (Dishiishe)

Jul 26, 2011
Waxa beesha reer boqor ee dishiishe maalmahan uga socday degmada waaciye shir wadatashi kaasoo ay beeshu kaga tashanaysay horumarka beesha, nabad gelyada, siyaasada iyo deris wanaaga. ugu damayntii waxay beeshu soo saartay bayaan kan. Bayaankaan, ayaa waxaa ku cad qodobo aad muhiim ah; kuwaas oo ah: 1. beeshu waxa ay caddaynaysaa inay taageersan tahay dowlada puntland diyaarna u tahay inay la shaqayso... 
Halkudheg:

Macaluul ka jirta Koonfuta Soomaaliya – Caddaymo loogu dhawaaqayo macaluusha

Jul 26, 2011
Caddaymo muujininaya xaalado ba’an oo cunto la’aaneed, nafaqo-darro baahsan, iyo dhimasho nafeed ayaa muujinaya in macaluul ay haatan ka jito laba meelood oo ka tirsan gobollada koonfuneed: habnololeedyada xoolo-beero dhaqata gobolka Bakool iyo gobolka Shabeellada Hoose oo idil. Xaaladahan bani’aadminimo ayaa ka dhigan xaaladda ugu ba’an ee sugnaan cunto ee ka jirta dunida manta, marka loo... 

Imtixaanaadkii Semester-kii Koowaad Masters Degree-ga ee Jaamacadd Kampala University oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

Jul 25, 2011
Waxaa saakey Xarunta  ururka SOCWA  lagu soo gabagabeeyey Imtiaxaanaadkii Semester-ka 1aad  Masters-ka  ee Jaamacada Kampala University   waxaana Imtixaanaadkaas u fariistey ardey dhowr iyo Toban oo isugu jirey Macalimiin wax ka dhiga Jamacadaha Magaalada Muqdisho, Dadka ka shaqeeya Hayadaha dalka iyo dad kale oo hore u haystey Shahaada Bachelors waxayna Ardeydaan isugu jireen kuwo baranayey... 
Halkudheg:

Reysal wasaaraha DFKMG soomaaliya oo booqday ciidamo dhaawac ah lana wareegey gaadiid

Jul 24, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali ayaa yiri: “Waxaan aad iyo aad ug u “ Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan gacan qaado ciidamada dhaawaca ah ee ku jira Isbitaalka, isla markaana aan ka wareysto xaaladdooda iyo baahidooda. Xukuumada waxaa ka go’an u adeegidda shacabka, gaar ahaan caafimaadka oo ah si dhaqso leh uga... 
Halkudheg:

Baarlamaanka soomaaliya oo ansixiyey xukuumadii Dr C/weli Maxamed Cali Gaas.

Jul 23, 2011
kulan ayaa maanta waxaa isugu yimaadeen xubnaha Golaha Baarlamanka Soomaaliya islamarkaana uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sh. Aaden ayaa waxaa cod Aqlabiyad leh lagu ansixiyay Xukuumadda uu soo dhisay R/wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas. Kulanka ayaa waxaa soo xaadirtay 420 Xildhibaan iyadoo Madasha shirka ay goob joog ka ahaayeen R/Wasaaraha Soomaaliya... 
Halkudheg:

Bayaan ay soo wadasaareen ganacsatada iyo culimaa,udiinka gudiga abaaraha

Jul 23, 2011
Guddigaan oo loo xilsaaray in ay u istaagaan samata bixinta iyo wax u qabashada dadka dhibaateeysan oo ay abaaruhu waxyeeleeyeen. Magacaabida Gudigaani isugu jira Culimaaudiin iyo Ganacsato ayaa waxaa ka danbeeyeen Qaar ka mid ah Culimada waaweyn ee caanka ka ah Dalka Soomaaliya . Howshani ayaa waxaa loo xilsaaray Gudigani Taariikhdu markeey eheyd 2 da Bisha Shacbaan 1432 Hij ee waafaqsan 3/7/2011 Mil.. Shirar... 
Halkudheg:

Aniga ayaa masuul ka ahaa soo gelitaankii ciidamada itoobiya

Jul 23, 2011
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuussuf Axmed ayaa mar uu  u waramayey Idaacadda VOA ee qaybteeda Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Raiisul Wasaaraha cusub ee  Dowladda Federaalka Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,Deegaanada Pundland , soo gelitaankii Ciidamada Itoobiya ee Soomaliya iyo Abaaraha ku dhuftey qaybo ka mid ah Soomaaliya   Cabdulaahi... 

Warbixin dheeriya oo kusaabsan karaxii iyo weerarkii kadhacay wadanka Norwey

Jul 23, 2011
Dadka Ku nool Dalka Norway gaar ahaan Magaalada Oslo ayaa Aragagax iyo Jahwreer ka qaadey  Qarayo Rasaas ka dhacay meel Ku dhow Xafiiska Raiisul Wasaaraha Dalkaas waxaana dhacdadaan  ayaa lagu tilmaamaa midii ugu xumeyd ee ka dhacda wadankaas inta la xasuusan yahay Weerarkaan ayaa waxaa lagu waramey waxyeeladii ka dhalatey ay sii kordheysaa waxaana dhimashada hadda caga cageyneysaa 80 Ruux dhawaawacuna... 

Raiisul Wasaare Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dhamaystiray xukuumadiisa

Jul 22, 2011
Waxaa saakey  Raiisul Wasaaraha Dowladda Federaalka uu Magacaabey Wasiiru- Dowlayaasha iyo Wasiir ku Xigeennada Xukuumadiisa  waxaana uu magacaabey Sagaal Wasiir Dowlo iyo 18 Wasiir Ku xigeen waxayna  intooda badan yihiin Xildhibaano Waxaana Wasaaradaha qaar loo magacaabey laa Wasiir ku xigeen.      Dhinaca kale Xarakadda Alshabaab ayaa shaley gacanta ku dhigtey Wasiirkii Arimaha Haweenka iyo... 
Halkudheg:

Deeq Maanta lagaarsiiyey dad gaaraya 230 Qoys

Jul 22, 2011
Maxamed Axmed Magan Cartan   oo ah Wakiilka  Minneapolis ee cariga Mareykanka ee Ururka SWACRO (Somali Women Children Rescue Organization ayaa Mar Ururkiisa lacag Deeq ah oo loo soo wakiishey loo  qaybinayey ilaa Sedex Kaam oo ay ku jraan dadka ka soo cararey Abaaraha ayaa waxaan wax ka weydiiney qaabka  lacagtaas u soo gaartey wuxuuna yiri “ Marka u Horeysa Ururkeenna wuxuu ka dhisan yahay... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ms Josette Sheeran, Madaxa Guud ee WFP.

Jul 21, 2011
Josette Sheeran oo ah Madaxa Guud ee Hay’adaCuntada Adduunka (WFP) ayaa maanta ku soo booqatay Ra’iisul Wasaaraha Xafiiskiisa Muqdisho. Waa markii ugu horreysey oo ay Madaxa Guud ee Hay’adaCuntada Adduunka soo gaarto magaalada Muqdisho, wallow ay bishii April soo gaartaymagaalada Gaalkacyo. Josette waxaa wehliyey Agaasimaha Geeska Afrika ee WFPiyo saraakiil sar-sare. Ra’iisul Wasaaraha waxaa... 
Halkudheg:

Magacyada Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dr Cabdiweli

Jul 21, 2011
Waxaa Habeeenkii xaley ahaa Raiisul Wsaaraha Dowladda Federaalka Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu ku dhawaaqey Magacyada  Golaha Wasiiradiisa oo ka kooban yahay 18 Wasiir oo lagu saleeyey 4-5 Waxaana  Afarta beelood  ee kala ah Hawiye, Daarood, Digil iyo Mirifle iyo Dir la siiyey min Afar Wasiir halka Beesha Shanaad la siiyey Laba Wasiir waxaana Wasiiradu ay yihiin kuwa ku  Cusub Siyaasadda... 
Halkudheg:

Shirkada SKA oo beenisay inay lawareegtey hawlihii garoonka dhamaan.

Jul 20, 2011
Shirkadda SKA oo dhawaan ka howl bilowdey Garoonka Diyaaradaha ee  Aadan  Cadde ee Magaalada Muqdisho  ayaa sarkaal ka tirsan Shirkadaas  si kulul u beenisey war sheegayey in Shirkada gabi ahaan la wareegtey Howlahii Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho  waxayna wararkaas ku tilmaantey kuwa aan sal iyo raad lahayn oo ay faafiyeen kuwa doonaya in ay iska horkeenaaan Shacabka... 

Taksiilayaasha Wadanka Norwey oo walaalohood deeq gaarsiiyey

Jul 20, 2011
Deeq isugu jirtay Raashiin Daawooyin iyo Bacaha laga sameysto Aqallada kana timid Taksiilayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Oslo ee Xarunta Dalka Norway ayaa  la gaarsiiyay Qoysas soo Barakacay oo ku jira xero ku taalla Deegaanka lambar 50 ee Gobolka Shabeellada hoose oo lagu magacaabo Al-Yaasir.   Taksiilayaasha Oslo ayaa iskasoo aruuriyay lacag gaareysa $12,300, kaddib markii ay ka damqadeen... 

Wafdi midowga afrika ah oo soo gaaray caasumada Muqdisho.

Jul 19, 2011
Ergayga gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya John Jerry Rawlings iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kuwaasoo kulamana la qaatay Masuuliyiinta dowlada Ugu sareeya Wafdigan soo gaaray magaalada muqdisho ee uu hogaaminayey ergayga gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan somalia  John Jerry Rawlings islamarkaana ahaan jiray madaxweynihii hore ee... 

Madaxweynaha soomaliya oo booqday xero ay ku jiraan dadkii abaaruhu.

Jul 19, 2011
Dowladda Kuweyt oo 10 Milyan ugu Deeqdey Dadka Abaartu Saameysey.Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo qulqulaya dad fara badan kuwaas oo ka soo cararey Abaaraha ka dilaacay  Gobolada Koonfureed  waxaana Maalin waliba magaalada soo galaya dad kor u dhaafaya kun Ruux kuwaas oo ay ka muuqato Diif iyo Durxumo ay ka dhaxleen Abaarta daran ee ka jirta dadlka soomaaliya  waxaana markii dadkaas ay soo gaareen... 

Ururka SOSCENSA oo Qabtay Dood ku saabsan Shirka Wadatashiga Soomaaliyeed

Jul 18, 2011
Waxaa maanta lagu qabtay hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho dood ku saabsan shirka wadatashiga Soomaaliyeed ee lagu qaban doono dalka gudihiisa, kaasoo ay qabanqaabinayso xafiiska siyaasadda Qarammada Midoobay ee Soomaaliya (UNPOS). Doodda ayaa lagu soo bandhigay dhowr qodob oo ay ka mid ahaayeen: Yaa mudan in shirkaas ay qabanqaabiso? Yaa mudan inuu ka qaybgalo? Maxaase laga fili karaa inay kasoo... 

Jaamacada Muqdisho oo gudi u magcawday abaaraha

Jul 18, 2011
Jaamacadda Muqdisho oo guddi u magacowday gurmadka barakacayaasha abaaraha ee Muqdisho soo gaaray  Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta u magacowday guddi ka shaqeeya gurmadka gargaarka abaaraha, waxaana guddigaas guddoomiye u ah Dr. Maxamed Xuseen Ciise(Liibaan) oo ah diiwaan-hayaha guud ee jaamacadda Muqdisho.  Kulanka lagu magacaabay guddigan oo... 
Halkudheg:

Shirkadda SKA oo la wareegtey hawlihii Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Jul 18, 2011
Waxaa Magaalada Muqdishi waayadaan ku soo qulqulayey Shirkado Shisheeye oo dhamaantood  Howla ka fuliya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha  iyo xeradii xalane  waxaana inta badan Shirkadahaas lagu tilmaamaa in yihiin kuwa markii hore ku yimid arrimo ganacsi ka dibna isku badeley kuwa Maletari iyadoo taasi ay jirto ayaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa haatan la wareegey... 

Raiisul Wasaare Cabdiweli oo qarka u saaran inuu iscasilo

Jul 16, 2011
Iyadoo Bishii hore 23 –deedii Goloha Baarlamaanka uu ansaxiyey islamarkaana Codka Kalsoonida Siiyey in  Raiisul Wasaare ka noqdo Dalka Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaana Raiisul Wasaaraha uu haystaa muddo bil  uu ku soo magacaabo Golahiisa Wasiirada oo haatan ka harsan tahay lix maalmood waxaana muuqata in waqtiga uu ka sii dhamaanayo Raiisul Wsaaraha waxaana lagu waramey in dib u dhaca ku... 
Halkudheg:

War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey

Jul 16, 2011
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo madaxda Soomaaliyeed ku amaanay horumarka ay ka sameeyeen hirgelinta Heshiiskii Kampala  Read More →
Halkudheg:

Shirka yaan garoowe lagu qaban ee muqdisha halagu qabto

Jul 15, 2011
Qaramada Midoobey xafiiskeeda siyaasadda Soomaaliya ayaa waxa uu waddaa in uu hirgeliyo shir ay ugu magaca dareen- Shirka  wadatashiga Soomaaliya, hase yeeshee Qaramada Midoobey ma aysan sheegin xiliga la qabanayo shirkaasi iyo goobta lagu qabanayo, balse warar ayaa waxay sheegayaan in Qaramada Midoobey ay qorsheyneyso in shirkaasi lagu qabto Magaalada Garoowe oo caasimad u ah maamulka la magacbaxay... 

Shirka latashiga soomaaliyeed oo laga yaabo in Garoowe marti geliso

Jul 14, 2011
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Pundland Cabdiraxmaan Faroole ayaa hore u sheegey in Maamulka Pundland uu diyaar u yahay in qabto ama marti geliyo Shirka la tashiga Soomaaliya oo hore loogu heshiiyey qabashjdiisa Shirkii ka dhacay dalka kenya  ka dib markii halkaa isugu tageen Masuuliyiin ka socotey Dowlada Federaalka iyo qaar ka mid ah ,Maamulada ka jira Soomaaliya hadaba maxaa ka jira in Magaalalda... 

Wefdiga diyaarinta shirka wadatashiga Soomaalida oo maanta kulan la qaatay madaxda ugu sareysa dowladda

Jul 14, 2011
Wefdi ballaaran oo uu  hogaaminayo Christian Manhal oo ah kuxigeenka ergayga gaarka ah ee Q/midoobay u qaabilsan xafiiska siyaasada Soomaaliya SRSG ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dowladda sida Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha. Wefdigan ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa wakiilo ka socday maamulada Puntland iyo Galmudug... 
Halkudheg:

Ururka SWACRO oo Deeq Lacageed oo ay soo Wakiilatey Jaaliyadda ku sugan Minneapolis Gaarsiisey Dadka ka soo Cararey Abaarta

Jul 13, 2011
 Iyadoo dad fara badan ay ka soo cararayaan  Abaar ka dilaacdey qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya kuwaas oo u qaxay Qaar ka mid ah Wadamada Deriska la ah Soomaaliya sida Kenya iyo Itoobiya oo maalinkii ay gaarayaan ilaa  Kun iyo laba Boqol oo qoys iyo weliba Magaalada Muqdisho oo maalinkii ay soo galayaan Kun iyo Shan Boqol oo qoys  ayaa markii ay soo gaareen Magaalada Muqdisho waxaa dadkaas ay... 
Halkudheg: