Home » Warar

VIDEO: Wasiirka Kalluumaysiga – Waxaa Waqti go’an loo qabtay in Xadeeyo xuduudaha Badda

Sep 28, 2011
Nairobi ayaan kula soo kulanay Hay’ado naga caawinayaa Badda, sidoo kale London waxaan kula soo kulanayo DAAWO  Read More →
Halkudheg:

Bannaanbixii ugu ballaarnaa oo Soomaali ka cabaneysa sharci la’aan ka dhacay Holland

Sep 28, 2011
Boqolaal Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ajaaniibta kale ee ku nool dalka Holland ayaa maanta isugu soo baxay xarunta Dowladda Nederland ee Den Haag, gaar ahaan wadada Malieveld halkaasoo ay ku soo bandhigeen shacuurtooda ku aadan sida ay ugu xun yihiin sharci la’aanta ku heysa dalkani iyo nolosha ay ku nool yihiin oo ah mid cariiri ah. Dibadbaxani oo ahaa mid si weyn loo soo abaabulay ayaa waxaa... 

Admiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay haysato hadda, Haddii la tirtiro Law no. 37”

Sep 28, 2011
Waraysi uu siiyey BBC-da ayuu ku sheegay in shirkii dalka Seychelles lagu soo bandhigay mashruuc meel ka dhac ku ah qaranimada iyo hantida ma guuraanka ee Ummadda Soomaaliyeed ay leedahay. Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Reysal wasaaraha DFKMG Cabdiweli Gaas ayaa yiri: Somaliland waxay noola mid tahay Soomaaliya

Sep 28, 2011
Reysal wasaaraha DFKMG oo waraysi siiyey idaacada BBC da isagoo jooga Magaalada New York ayaa waxaa laweydiiyey Rajada uu kaqabo soomaali isukeenideeda wuxuuna kagajawaabey: wax weyn ayaan kaqabanay soomaali isu kenideeda. Waraysiga waxa uu ku xusay in uu markaan rajo weyn ka qabo isu keenidda Soomaaliya. Isagoo hadalka ku adkeeyey: soomaalidu waxaa moodaa maanta waqti ay isaga dhowdahay oo wax wada... 
Halkudheg:

Ra’isul Wasaaraha DFKMG oo si kulul u beeniyey in Wafdigii Dowladda Federaalka ay ka baxeen khudbaddii Madaxweynaha Iiraan

Sep 27, 2011
Iyadoo dhawaan ay qoreen warbaahinta Caalamka in Wafdigii Dowladda Federaalka uga qaybgalayey shirkii Qaramada Midoobey oo uu hogaaminayey Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka C/wali Maxamed Cali Gaas ay ka baxeen khudbaddii Madaxweynaha wadanka Iiraan Maxamud Ahmed Najad ee ku aadaneyd qadiyadda reer Falastiin iyo waliba dhibaatooyinka Mareykanka iyo Yurub ka wadaan qaar ka mid ah Wadamada Adduunka,... 
Halkudheg:

Maxaa ka jira in Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif ay Dowlada Mareykanka Sanadkaan u diiday dal ku galka (Visa) Mareykanka

Sep 26, 2011
Labadii sano ee ugu dambeysay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Sheekh Shariif Sh eekh Axmed wuxuu ka qaybgalayey shirka sanadlaha ah ee Qaramada Midoobey kaas oo lagu qabto xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York, hase yeeshee warar aanu ka helnay Diblomasi ka tirsan Dowladda Federaalka oo magiciisa qariyey ayaa noo sheegay in Madaxweyne Shariif ay Dowladda Marey kanka sanadkaan u diiday... 

Xukuumadda oo magacawday Guddiga Khubarada ee Qabyo-qoraalka Dastuurka

Sep 26, 2011
Iyadoo la fulinayo Roadmap-ka, Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha, ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xuseen Carab Ciise, wuxuu maanta ku dhawaaqaydhisitaanka Guddiga Khubarada ee caawin doona diyaarinta Dastuurka Qabyada ah. Magacyadooda waxay kala yihiin: 1. Dr. Cali Saciid Fiqi 2. Maxamed Sheekh Cusman Jawaari 3. Prof. Axmed Cabbaas Axmed 4. Dr. Shukriya Cabdiraxman Diini 5. Prof. Maxamuud Macallin... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif oo la Qorsheynayo in Mudo 5 Sano ah loogu daro Xilka Madaxweyninimada Soomaaliya .

Sep 26, 2011
Warar aanu ka helneyno qaar ka mid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka islamarkaana Xiriir la la leh Wadamada Daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa waxay noo sheegeen in Qaramada Midoobey, Dowladaha Daneeya arrimaha Soomaliya, IGAD, Midowga Yurub iyo Mareykanka ay qorsheynayaan in Madaxweyne Sheekh Shariif oo xiligiisu ku eg yahay bisha Agoosto ee sanadka soo socda loogu darayo 5 sano oo hor... 

Aragtida Dadweynaha iyo Hamiga Cusub ee Qawleystayaasha Badda Soomaaliya 19-ka December

Sep 25, 2011
…haddii Badda loo sameeyo sharci cusub waxaa suurtagal noqonaya in la baabi’iyo wixii xadgudub ahaa ee Badda Soomaaliya laga galay…”  SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Kulan aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirradu maanta yeesheen oo looga hadlay Arrimaha gargaarka, warbixina looga dhegeystay Madaxa hay’adda Maareynta Musiibooyinka

Sep 24, 2011
Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlay xaaladda abaarta iyo gaarsiinta gargaarka dadka dhamaan gobolada dalka ee ay ka jiraan abuuraha, waxayna kula kulmeen mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, iyagoo su’aalo ka weydiiyay qaabka ay Hay’addu u waddo qeybinta gargaarka ka imaanaya walaalaha caalamka ee soo gaaraya caasimadda. Shirkan... 
Halkudheg:

Kulan Balaaran oo dhexmarey Ururka Dhalinyarada SYL ee San Diego iyo Urur ay ku Mideysan yihiin Ardeydii ka soo Qalin Jabisey Jaamacadaha iyo Machaahida

Sep 24, 2011
Ururka SYL ee ka dhisan Magaaladda San Diego ee Cariga Mareykanka ayaa Gudoomiyahoodu Cabdi Maalik Cali Bucul waxaa kulan la yeesheey Urur ay ku mideysan yihiin Ardeyda Ka soo Qalin jabisey Jaamacadaha iyo Machaahida Dalka oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SUHA Somali Students of University and Highs institute Association kasoo ka dhacay Xafiiska Ururkaas ee Magaaladda Muqdisho Isbarasho ka dib... 
Halkudheg:

Sheikh Maxamed Idris oo Digniin ku saabsan Badda Soomaaliyeed u jeediyey DFKMG, Baaqna u diray shacabka Soomaaliyeed

Sep 24, 2011
Waxaan Leeyahay Shacabka Soomaaliyeed: Xaq qofkii lahaa daba joogaa ma lumo.. Miyaan la gaarin waqtigii dadka Soomaaliyeed intooda damiirka lihi is raaci lahayd oo qabyaaladda iyo qurunkeeda dhinac iska dhigi lahayd.. Sii Akhri….  Read More →
Halkudheg:

Waftigii DFKMG oo ka midnoqday 27 dal oo ka dareeray Khudbadii Madaxweynaha Iiraan ee UN-ka

Sep 23, 2011
Waftiga DFKMG uga qayb gelaya shirka Golaha Qarammada Midoobey ee New York ayaa waxa uu kamid noqday dalalka ka dareeray shirka kaddib mamrkii uu khudbadda akhrinayey madaxweynada dalka Iiraan. Sida ay qortay jariidadda Time, waxaa khudbaddii Mahmoud Ahmadinejad ka dareeray “27 dall oo ay kamid yihiin Dalalka Xubnaha ka ah Yurub (European Union members), Australia, New Zealand, Somalia, Liechtenstein,... 
Halkudheg: ,

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG iyo Ra’iisul Wasaare Recep Tayyip Erdoğan oo ku kulmay New York

Sep 22, 2011
Wasaxafadeed ka soo baxay xafidka ra’iisul wasaaraha DFKMg ayaa tibaaxay sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa dalka Turkiga Ra’iisul Wasaare Recep Tayyip Erdoğan. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa qaatay kulan waqti dheer socday. Recap Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dowladda Turkiga ah ay ka go’antahay saacidaada... 
Halkudheg:

Ururka Dhalinyarada SYL ee Magaaladda San Diego ee Dalka Mareykanka Deeq lacageed Gaarsiiyey Haween Garoobo ah iyo Agoon

Sep 22, 2011
Iyadoo Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL ee Magaaladda San Diego ee Cariga Mareykanka ay Howlo Baaadanimo ka wadaan Mgaalada Muqdisho gaar aaan Dadka ay Saameysey Dagaalada , Colaadaha iyo Cudurada ayaa Deeg lacageed waxaa ay gaarsiiyeen Haween Goroobo ah oo ku dhibaateysan Magaalada Muqdiho iyo Caruur Agoon ah iyo Haween Deeqdaan Lacageed oo ay iska soo ururiyeen Soomaali iyo Dad Ajnabi ah ayaa... 
Halkudheg:

Hayadda SEDHURO oo Tababar ku saabsan Waxyeelada Hubka u Qabatey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya

Sep 22, 2011
Tababarkan oo looga hadlayo Rasaasrta iyo Hubka looga tegay gudaha magaalada Muqdisho ayaa maalinimadii Sabtidii oo taariikhdu ahayd 17th Sept 2011ka furmay Xafiiska Sedhuro ee Magaalada Muqdidho. Waxaa lagu casuumay Saraakiishii hore ee aqoonta sugan u lahaa agabka hubka iyo dhamaan waxyaabaha Qarxa , waxay ay lafo gureen arimaha khatarta ah ee Hubku uu u gaysanayo Bulshada Rayidka ee reer Muqdisho,Waxayna... 
Halkudheg:

Weriye Xasan Anteeno oo Kooxo Hubeysan si Xun ugu Dhaawacay Magaaladda Boosaaso

Sep 22, 2011
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Maamulka Puntland waxay sheegayaan in Weriye Xasan Maxamed Cali oo loo yaqaaney Xasan Anteeno una shaqeynayey Idaacadda Codka Nabadda ee Magaaladda Boosaaso ay kooxo ku hubeysan Bistooladu ay si Xun ugu dhaawaceen Mar uu galayey Xarunta Idaacada ee Bosaaso Xasan Anteeno ayaa waxaa ku dhacay ilaa Shan Xabadood oo qaar ka mid ah ay ka haleen Wadnaha iyo... 
Halkudheg:

Reer San Diego ee Mareykanka oo Daawooyin iyo Lacago gaarsiiyey Isbitaalka Hooyada iyo Caruurta ee Banaadir

Sep 21, 2011
Reer San Diego ee Cariga Mareykanka ayaa waxay weli wadaan Gargaarkii ay ka wadeen Magaalada Muqdisho oo ay gaarsiinayeen dadka dhibaatada ka soo gaartey Abaaraha , Colaadaha iyo Cudurrada ayaa Deeq isugu jirtay Lacago iyo Daawooyin ayey gaarsiiyeen maanta Bukaanada ku jira Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir Deeqdaan kala duwan oo ay soo dhiibeen reer San Diego ayey waxay u so wakiisheen... 
Halkudheg:

Dhismaha Guddiga Farsamo ee Dhaqangelinta Tubta La Tiigsanayo (Roadmap)

Sep 21, 2011
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFKMG ayaa sheegay: Xukuumadda KMG ah ayaa dhistay Guddi Farsamo oo loogu talogalay inay hirgeliyaan roadmap-kii lagu heshiiyay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay 6dii Sebteembar 2011. Guddigan waxaa wada guddoominaya Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Xukuumadda KMG ah, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay,... 
Halkudheg:

Hay’adda SOYDEN oo Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maamuusayay Maalinta Nabadda Adduunka .

Sep 21, 2011
Hay’adda isku xirka iyo horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee SOYDEN ayaa maanta ku qabatay Muqdisho xaflad lagu maamuusayay maalinta caalamiga ah ee nabadda adduunka, iyadoo xafladdaas ay kasoo qaybgaleen xubno uu ka mid yahay wasiirka wasaaradda dhallinyarada, isboortiga, shaqada, shaqaalaha iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya Xafladda ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay 60-dhallinyaro... 
Halkudheg:

DFKMG oo faahfaahin ka bixisay Xeerka Xaaladda degdegga ah iyo Waxqabadka Maxkamadda Ciidamada

Sep 20, 2011
Waxay Amnesty International soo saartay 2dii Sebtember 2011 war saxaafadeed ku wahajan Xeerka ku saabsan Xaaladda degdegga ah ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ka soo saaray aagagga ay banneeyeen Al-Shabaab oo caalamku u aqoonsan yahay koox argagixiso ah iyo xerooyin ay ku jiraan dadka ka soo barakacay gobollada ay saameeyeen abaarta iyo dagaallada ay kooxdaasi waddo. Waxaa kale oo ay si... 
Halkudheg:

Xarunta Nabada iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed oo lamagacaabay Gudoomiye ku xigeenadiisa iyo gole fulineyd

Sep 20, 2011
Xarunta Nabada iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed oo lamagacaabay Gudoomiye ku xigeenadiisa ,gole fulineyd iyo Gudoomiyaha xisbiga Nabada iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed oo manta loo Caleemo Saarey in uu noqdo Ambasadoor Cabdiraxmaan Nuur Maxamed ( diinaari ) Xalaf balaaran oo si aad ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka qeybgaleen xildhibaano ,siyaasiyiin,odoy dhaqameydyo ururada bulshada... 

Kampala: Aqoon Isweydaarsi Ku Saabsan Kaalinta Ardayda Ee Nabadaynta iyo Dibu Dhiska oo Lagu Qabtay Uganda

Sep 20, 2011
Kampala: Aqoon is weydaarsi Hal ku dhigiisu ahaa Kaalinta Ardayda Somaliyeed kaga Aadan Nabadaynta iyo Dibu-Dhiska Dalka ayaa waxaa maalintii Axaddii Lagu Qabtay Magaalada Kampala ee Xarunta Dalka Uganda. Halkan ka daawo sawirada Aqoon Isweydaarsiga oo ay soo Qaban Qaabiyeen Ururka Ardayda Somaliyeed ee Dalka Uganda ee Marka Magiciisa la soo Gaabiyo Loo Yaqaan (SSU), Ayaa waxaa ka soo Qayb galay Arday... 
Halkudheg:

Kulankii Wadatashiga ee Soomaalida ku dhaqan South Africa oo la soo gaba-gabeyey

Sep 20, 2011
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Johannesburg shir mudo sadax maalin uga socday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka South Africa. Shirkaan oo ay si wadajir u soo qaban qaabisan Xarunta Cilmi Baarista iyo Wadatashiga Soomaaliyeed (CRD) iyo Jaaliyadda Sooamalaiyeed ee dalkaas ku nool. Waxaa uu daba socday wadatashiyo so socday lixdii bilood ee la soo dhaafay kaas oo qayb ka ahayeen... 
Halkudheg:

Maxkamadda sare oo shirkadda SKA u fasaxday inay howlaheeda ka sii wadato Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho.

Sep 20, 2011
Iyadoo waayadaan danbe qilaaf uu u dhaxeeyay shirakadda SKA iyo shirkada kale oo ay Soomaali leedahay , kaddib markii lagu eedeeyay Shirkadda SKA ee ku tagrifasho dhaqaalaha ka soo xarooda garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Maxkamadda sare ee DKMG ah ayaa maanta u xukuntay shirkadda SKA Air & Logistic inay ka shaqeyso garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Go’aanka maxkamadda ayaa... 
Halkudheg: