Home » Warar
Tahriibayaal Soomaaliyeed oo qaar Badda ku dhinteen intii kalena loo soo gacan-geliyay Ciidanka Ammaanka ee Libya
Magacyada Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku dhintay Badda u dhexaysa Liibiya iyo Talyaaniga –
(Tripoli):- Doonni kuwa Tahriibka ah, oo ay la socdeen 60 Muhaajiriin Soomaali ah, oo 1-dii bishan April 2012 ka shiraacatay Xeebaha Libya, ayaa dib loogu soo celiyay Tripoli, iyadoo ay 7 ka mid ahaa Tahriibayaashiina ay Badda ku soo dhinteen. Sii Akhri
Read More →
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Tiyaaterka Xilli uu Khudbadeynayey Raiisul Wasaaraha DFKMG Gaas
Gaas “Ilaah baa iga Badbaadiyey waxaase Qaraxaasi Waxyeelo ka soo gaartey Dad fara badan”
Gudoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed iyo Gudoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta oo ku Geeriyoodey Qaraxaasi
Waxaa maanta Arbaca April 4, 2012 Xarunta Tiyaaterka ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah, Wuxuuna Qaraxaani ku soo beegmey Xili ay halkaa ka socotey Xaflad lagu maamuusayey Sannadguurada...
Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo weli Wada Duqeymaha ay ka geysanayaan Tuulooyin ka Tirsan Gobolka Gedo
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo waxay sheegayaan in Diyaaradaha Dagaalka ee Wadanka Kenya ay Duqeeyeen Tuulooyin ku dhow Magaaladda Baardheere kuwaas oo kala ah Ceel-Cadde iyo Ceel- Guduud waxayana Dadka Deegaanka ay sheegeen in Duqeyntaas ay waxyeelo ka soo gartey Dad Xoola dhaqato ah iyo Xoolahoodii waxaana la Xaqiijiyey in ay ku dhinteen ilaa Lix Qof iyo Xoolo farabadan.
Duqeyntaan loo geystey...
Nederland oo Qorsheyneysa Dib u soo Celinta Muwaadiniin Soomaali ah kuwoodii ugu Badnaa
Xukuumadda Netherland ayaa iminka wadda qorshe ay dib ugu soo celinayso dalka in ka badan Lixdan Muwaadiniin Soomaali ah kuwaasoo ku sugan haatan dalkeeda. Muwaadiniintan Soomaalida ah ayaa hore u weeydiistay in dalkaas laga siiyo Magan gelyo ha yeeshee xukuumadda ayaa si bareer ah ugu gacan seeyrtey codsigii qaxootigas Soomaalida ay ku doonayeen in ay ku helaan sharci dal ku joog ah.
Qaxootigan Soomaalida...
Xildhibaan Muuse Nuur Amiin oo Sharcidarro ku Tilmaamay Heshiiska Dowladda Ku Meel Gaarka ay la gashay Shirkadda HallidayFinch
“Baarlamaanku wuxuu horey u joojiyey in inta laga helayo dowlad rasmi ah aysan Dowladda KMG haatan jirta wax heshiis ah oo dhinaca badda ah la geli Karin Shirkado shisheeye… sidaas daraadeed heshiiskaani waa mid ka hor imaanaya go’aankii Baarlamaanka…”
Sii Akhri
Read More →
Hay’adda HARO oo Muqdisho ka Qaybisay Dhar Noocyo kala duwan leh oo laga keenay Magaalada SEATLE ee Gobalka Washington.
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo ah Hay’ad Samafal kana hawlgasha guud ahaan Soomaaliya iyo meelo ka mid ah wadamada deriska la ah Soomaaliya ayaa maalintii khamiista ahayd ee 29kii bishii Maarso ee la soo gudbay waxay Kaamka BAADLE ee ku yaala degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ka qaybisay dhar noocyo kala duwan leh iyo kabo ay ku deeqeen Soomaalida ku nool Magaalada...
Xasan Daahir Aweys “Dagaalka Jihaadka ahi Cidna si Gaar ah uma Sheegan Karto, balse Jihaad Waa Fardul Ceynka Wuxuu Waajib ku yahay …
Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka tirsan Saraakiisha Sare ee Xarakada Shabaab ayaa markii u horeeyay ka hadlay Mad-Madow u muuqda inuu u dhaxeeyo Xarakada Shabaab. Xasan Daahir oo ka hadlayay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ugu horeynba sheegey in ay khaldami karayaan isla markaana loo baahan yahay wixii Khalad ah ee ka dhaca Maamulkooda in ay dib u saxaan.
Hadalkii Sheikh Aweys Hoos...
Xaflad baraalan lagu soo dhaweynayay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan oo xalay lagu qabtay Magaalada Khartuum.
Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna soo dhoweynayay Safiirka Cusub Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan Mudane Maxamed C/laahi Ugaas ayaa lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacada Ifiriiqiya ee Magaalada Khartuum.
Xafladan lagusoo dhaweynayay Danjiraha cusub ayaa soo qabanqaabiyay Madaxa Xafiiska Hidaha iyo Tacliinta ee Safaarada Soomaalida ee dalka Sudan Mudane.C/qaadir Guulane ayaa kasoo qeygalay Wasiiru...
Xisbi Cusub o oo uu ka Dhex Muuqdo Farmaajo Lana Magac Baxay Tayo oo Looga Dhawaaqay Dalka Maraykanka.
Gudaha Dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay Xisbi Cusub oo la magac Baxay Sinaanta iyo Cadaaladda TAYO kaasoo Guddoomiye loogu Doortay Drs Maryan Qaasin, halka Xoghaye Guudna uu ka Yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mar ahaa Ra’iisul wasaraha dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya.
Drs Maryan Qaasin oo Waraysi gaar ah siisay Warbaahinta ayaa sheegtay in ay si aad ah ugu faraxsan tahay Xisbigan ay...
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaa oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska Siyaasadda Q/midoobey ee UNPOS. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Ku-Simaha...
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG oo Faahfaahiyey Qaabka Doorashada Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa wareegto uu bartamihii bishan Maarso u kala diray qaybaha xukuumadda iyo baarlamaanka, islamarkaasna nuluq kamid ah uu soo gaarey SomaliTalk.com ayaa waxa uu ku faahfaahiyey in “doorashada Madaxweynaha la qaban doono 30ka Abril 2012 , kaasi oo magacaabi doona Raiisulwasaare bil gudaheed (Maajo) halka uu Ra’iisulwasaaruhu ku soo...
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo ay uga qeybgalayaan kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasada ee Q/midoobay UNPOS kaasoo looga hadli doono horumarka dhinacyada Siyaasada, Ammaanka iyo Roadmap-ka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hor inta uusan ka dhoofin garoonka Caalamiga...
Golaha Xuquuqul Insaanka QM oo Isku Raacay Qaraar Ku Wajahan Xaalada Xuquuqul Insaanka iyo Danjiraha Soomaaliya oo bayaan akhriyey
14kii bishan March inta badan warbaahinta caalamka waxa ay si weyn uga hadleen khudbad taariikhi ahayd oo uu Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta QM ee Geneva ka akhriyey Golaha Xuquuqal Insaanka ee Qaramada Midoobey.
Bayaankaas muhiimka ah waxaa wada taageerey 44 dal ee kala ah Albania, Austria, Belgium, Benin, Bosnia and Herzegovina, Canada, Costa Rica, Croatia, Cyprus, Czech Republic, Denmark,...
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo ka soo laabtay Gaalkacyo kulana la qaatay wefdi sare oo ka socda Midowga Yurub
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka soo laabtay safar saddex cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasoo uu uga qeybgalay aaska madaxweynihii hore Marxuum C/llaahi Yuusuf Axmed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii joogay magaalada Gaalkacyo waxa uu kulamo la qaatay madaxda maamulka Puntland...
Magaalada Gaalkacyo oo lagu Go’aamiyey in Dastuurka ay Ansaxiyaan 825 Ergo islamarkaana ka soo baxeen 9 Qodob
Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii looga hadlayay arrimaha Road Mabka, gaar ahaana heshiiskii Garoowe Kow iyo Labo.Shirkan oo ay ka qayb galeen Saxiixayashii Road Map-ka ayaa waxayaabaha lagu soo qaaday waxaa ugu waa weynaa dar dar gelinta waxyaabihii hore loogu heshiiyay.
Eng. Yariisow af hayeenka Xukuumadda oo arrimahaa ka war bixiyay ayaa sheegey in arrimaha...
Jaamacadda California ee Sen. Diego oo Dhawr iyo labaatan Sanno ka dib ka Sameysey Cilmi Baaris Gobolka Banaadir
Waxaa malmahaan Magaaladda Muqdisho ku sugnaa Laba Xubnood oo ka socda Jaamacadda California ee Sen. Diego oo kala ah Dr Nicholai Lidow oo Bare ka ah Jaamaccada iyo Cabdimaalik Cali Bucul oo ku jira Diyaarinta Dhamaadkii Masters in Education Sen. Diego State University wuxuuna ka mid yahay Xubnhii Aas Aasey Ururka Dhalinyarada SYL ee Sen. Diego waxayna Muqdisho u yimaadeen in Baaritaan ama Research...
Magaalada Ceel Buur oo Markii ugu Horeysey Taariikhda oo Gacanta u gashey Ciidamo Itoobiyaan ka dib markii ay halkaa ka Baxeen…
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah ay Galabnimadii Isniinta qabsadeen Magaaladaas oo ahayd mid ka mid ah Fariisamihii ugu weynaa ee Xarakadda Alshabaab waxaana warka intaa uu ku darayaan In Magaaladaas uusan ka dhicin Wax Dagaal ah.
Ciidamadii Alshabaab ee ku sugnaa Magaalada Ceel Buur ayaa iyana la sheegey in ku sugan yihiin...
Ururka Dhaqaatiirta Xirfadleyda Xoolaha ee Gobalka Banaadir oo Ololaha Talaalka Xoolaha iyo Daaweyntooda ka Bilaabey Gobolka Banaadir iyo Agagaarkiisa
Ururka Dhaqaatiirta Xirfadleyda Xoolaha ee Gobalka Banaadir Banadir Livestock Professional Association BANELPA ayaa maanta agagaarka Gobalka Banaadir ka furay mashruuc lagu daweynayo 75 kun oo neef oo isugu jira ArI cad iyo Ido kuwaas oo laga daweynayo cudurka PPR oo ah cudur inta badan asiiba xoolaha ay Dhaqdaan Ummadda Soomaaliyeed .
Halkan ka daawo sawirada
Mashruucaan oo lagu talaalayo xoolahaasi...
Salaad Jenaaso oo Axadii Muqdisho lagula Tukadey Madaxweynihii hore ee DFKMG Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.
Cabdulaahi Yuusuf oo lagu Aasey Magaaladda Gaalkacyo
Garoonka Gaalkacyo oo loogu Magacdarey Cabdulaahi Yuusuf Airport
Axadii Maarso 25, 2012 aroortii ayaa diyaarad siday Maydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed waxay soo kaca dhigatay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ku sugayey mas’uuliyiinta ugu sareysa Dowladda Federalka oo ugu horeeyey...
Ciidamo Itoobiyaan oo soo Buuxiyey Guriceel iyo Shariif Xasan oo ka soo horjeestey in Ciidamo AMISOM la keeno Magaaladda Baydhabo
Dowladda Itoobiya ayaa askar tira badan ku soo daad gureysay Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ee Dalkeenna Soomaaliya, iyadoo ciidamadaasi halkaasi dhaqdhaqaaqyo ay ka wadaan ka dib markii Magaaladda Dhuuso mareeb ay ka dheceen Dagaalo Khasaaro badan dhaliyey.
Cidamadaan qaarkood oo ka yimid Dhulka Soomaalida ee Itoobiya gumaysato ayaa soo maray Magaalada Balanbal ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud...
Muhaajiriin Soomaaliyeed oo laga sii daayay Xabsi ku yaalla Libya iyo kuwa weli ku jira Xabsiga.
Muhaajiriin Soomaaliyeed oo ay tiradoodu la ekayd 74, oo ay 13-ka mid ahi yihiin Dumar, midna uu Caruur ahaa, ayaa maanta(25/03/2012) laga sii daayay Xabsi KMG ah oo ku yaalla Magaalada Tripoli ee dalka Libya.
Dadkan oo ay Safaaradda Soomaalida ee Libya ay sii-dayntooda u gashay dadaal badan, ayay Ciidanka Amaanka ee Tripoli 14-kii bishan gacanta ku soo dhigeen, xilli ay isu diyaarinayeen inay ku shiraacdaan...
Warar ku saabsan Tahriibayaal Soomaali ah oo si Xun loola Dhaqmey ka dib markii lagu Gubey Gaarigii ay Saarnaayeen
Wararka naga soo gaaraya Dalka Liibiya ayaa sheegaya in ay Geeryoodeen Shan iyo Labaatan Tahriibayaal Soomaali ah oo ku soo jeeday Dalka Liibiya.Tahriibayaashan ayaa ka soo gudbayay lama Degaanka u dhaxeeya Dalalka Suuddaan iyo Liibiya kuwaasoo doonayay in si dhuumashaal ah ay ku galaan Dalka Liibiya.
Tahriibayaashan Soomaalida ah ayaa isugu jiray Rag iyo Dumar iyo waliba Caruur kuwaasoo si sharci...
Madaxweynahii hore ee DFKMG, Cabdullaahi Yuusuf oo Geeriyoodey
Madaxweynahii hore ee DFKMG, Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta (Jimce Maarso 23, 2012) waxa uu ku geeriyoodey magaalada Dubai ee dalka imaaraadka Carabta.
Cabdulaahi Yuusuf, Allah ha u naxariistee waxaa da’diisu ahayd 78 jir, waxana uu ifka kaga tegey xaas, 2 gabdhood iyo 2 wiil.
TAARIIKH KOOBAN ee Marxuum C/LAAHI YUUSUF AXMED
FG: Taariikhdan waxay SomaliTalk daabacday 2004 iyo 2008
C/Lahi...
Shirkii Xornima-Doonka Soomaaliyeed oo kusoo gabagaboobay Koonfur Afrika
Shirweynahii jaaliyada Somalida Ogadenia ee South Africa uga socday Port Elizabeth, kana soo qaybgaleen Boqolaal qof ooy kujiraan haayadaha xuquuqul insaanka ayaa jawi caadifad iyo cadho Ethiopia loo qabo kusoo gabgaboobay.
Shirkan oo ah mid ay Jaaliyada Somalida Ogadenia sanad walba ku qabato Xorunta Jaaliyada oo Ku taala magaala Madaxda Gobalka Eastern Cape ee Port Elisabeth ayaa furmay maalintii...
Sheikh Shariif oo Xalay Booqday Saldhigyo Ciidan, lana kulmay Ciidankii oo Ruugaya maandooriyaha Qaadka, qaarna hurdaan….
Shiikh Shariif oo lagu Wado in uu Xilka ka qaado Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ka dib markii Xaley Saqdii Dhexe kormeerey Xarumo Booliis
— Nabadoon Axmed Diiriye oo ka Digey in Xilka laga qaado Wasiirka Arrimaha Gudaha
— Ahlu Sunna oo iyana ka Digtey in Xilka laga qaado Wasiirka Arrimaha Gudaha
— Qaar ka mid ah Taliyayaasha Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir oo Xilalkooda...




