Home » Warar

Sheekh Shariif oo ka warbixiyey Safarkiisii Nairobi

Aug 10, 2009
Madaxweynaha Dowladda KMG ah Oo Maanta Shir Jaraa’id Kaga War Bixiyey Kulamadii uu Dhowaan Nairobi kulala Lahaa Hilary Clinton Madaxweynaha dowladda FKMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shir jaraa,id oo uu kaga hadlayo kulankii ay dhowaan ku wada yeesheen magaalada Nairobi xoghayaha arimaha dibada dalka maraykanka Hilary Cilinton ku qabtay xarunta madaxtooyada ee villa soomaaliya... 

Muqdisho:Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN

Aug 10, 2009
Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN oo looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada oo Muqdisho lagu qabtay Sawiro dheeraada daawo Kulan looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay Dallada SOYDEN ayaa manta 8 Ogost 2009 lagu qabtay Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay in ku dhow 100 xubnood oo... 

Saraakiishii hore ee Soomaaliya oo soo saaray sadex qodob

Aug 10, 2009
BAAQ SHIRKA SARAAKIISHA HORE EE CIIDAMADA QALABKA SIDA IYO BOOLISKA SOOMAALIYEED- waa saraakishii saresare ee hore- 1-5 August 2009, Washington DC, USA Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed iyo Xafiiska Qaramadda Midooway u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa waxay shir u qabteen Saraakiishii hore ee Ciidamadda iyo Booliska Soomaaliyeed ( Waa kuwii madaxda Ciidamada ahaan jirey).... 

Sh. Shariif oo ka gows qabsaday go’aankii Baarlamaanka

Aug 8, 2009
August 07,2009 ayaa Madaxwaynaha DFKS Mudane: Sheekh Shariif Sh. Axmed wuxuu waraysi kusiiyey Magaalada Nairobi Wariyaha idaacada British Broadcasting Corporation (BBC) Abdirizak Haji Atosh, waraysigaas oo dheeraa ayaa waxaa ka mid ahaa in wax laga waydiiyey Heshiiskii Badda ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee loogu yeeray ama loo yaqaan Is-afgarad. Marka laga yimaado shakiga iyo walaaca Saxaafadda... 
Halkudheg:

Madaxweyne Shariif oo galabta dib ugu soo laabtay Muqdisho

Aug 8, 2009
Sawiro dheeraad ah eeg halkan Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya oo uu kulamo kula soo qaatay xubno ay ka mid aheyd Xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mrs. Clinton. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle International ku soo dhoweeyey R/wasaaraha... 

Walad Cabdalla: Shirka ka dhacay Nairobi waa shirkii ugu muhiimsanaa

Aug 8, 2009
WAR-SAXAAFADEED 024/2009 Nayroobi, 6 August 2009. Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Mudooway u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Axmeduo Ould-Abdallah ayaa soo dhaweeyey kulanka dhexmaray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dawladda Mareykanka, Hillary Radham Clinton iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. “Shirka maanta ka dhacay Nairobi waa shirkii ugu muhiimsanaa. Wuxuuna waafaqsan... 

UNICEF BAAQ: Naasnuujinta

Aug 7, 2009
UNICEF AYAA SHEEGTEY IN NAAS-NUUJINTA BARAXTIRAN EE ILMAHASOOMAALIYEED AY BADBAADIN KARTO KUMANAAN NAFOOD SANAD KASTA NAYROOBI, KENYA, 31 Luulyo 2009: Dalka Soomaaliya, oo tobankii carruur ahiba uu midkood dhinto inta uusan sanad jirsan, ayaa naasnuujinta barax-tiran ee lixda bilood ee ugu horreysa ay ahaan lahayd mid ka mid ah waxqabadyada ugu waxtarka badan ee nafaha lagu badbaadiyo oo ay helaan... 
Halkudheg: , ,

FBI oo Maxamud Cali Minneapolis ku xirtay

Aug 7, 2009
FBI oobaaraysa Minneapolis Xafiis Tigidhada Jara Sida laga sii daayey warbaahinta gudaha ee Gobolka Minnesota waxaa la xiray Xafiiska Tigidhada ee Amana Travel kadib markii Mulkiilihii lahaa Cali Maxamud lagu eedeeyey Khiyaano iyo Tuugo. Qoraalka aan kasoo xiganay qaar kamida warbaahintaas ayaa sidan u qoraa; Koonfurta Minneapolis mulkiile Ganacsi ayaa lagu eedeeyey inuu ku khiyaanay dadkii safrayey... 

Muftigii Ugu Horeeyay oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar

Aug 7, 2009
Muftigii Ugu Horeeyay ee Soomaaliyeed Oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar. Sawiro kale Daawo Xaflad balaaran oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Mufiga dalka Masar Sheekh Cali Jumca ,Culumaa udiin ka tirsan Daarta Fatwada (Daal el Iftaa) iyo Ardeyda Islaamka ee wax ka barata dalka Masar ayaa maanta lagu qabtay xarunta fatwada ee wadanka Masar waxaana Shahaadao lagu gudoonsiinayay... 
Halkudheg: , , ,

Baaq Nabadeed ee Jaaliyada beesha Cali Ibraahim ee UK

Aug 6, 2009
Baaq Nabadeed ee Jaaliyada beesha Cali Ibraahim (Reer Bicid yahan) – UK. Ku: Dowladda Puntland Ku: Bulshada degan Mudug Ku: Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Ujeedo: Baaq nabadeed A.C.W.W-tuhu, salaam kadib Waxay mahad dhamaanteed u sugnaatay Allaha Caadilka ah, Allaha dhulmiga neceb, kan la dulmiyana garabkiisa jooga, waxaa nabad galyo iyo naxariis Alle u waydiinaynaa Rasuulkiisa, Suubane... 

Kullankii Madaxwayne Sh. Shariif iyo Hillary Clinton maxaa ka soo baxay

Aug 6, 2009
Kullankii Madaxwayne Sh. Shariif iyo Hillary Clinton maxaa ka soo baxay? * Madaxwayne Shariif “Ibraahim Su’aasha aad I waydiisay waa raqiis”. Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka Hillary Clinton ayaa maanta Kullan ku yeeshay Magaaladda Nairobi, labadan Mas’uul ayaa ka wada hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii xiriirka... 

Taliyihii Ciidanka Booliiska PL oo xabad u dhintay

Aug 5, 2009
Garoowe: Taliyihii Ciidamada Booliiska Puntland Col. Muuse Axmed Saalax oo ku magac dheeraa “Muuse Juquraafi” ayaa Magaalada Garoowe caawa ku dhintay. Dhimashada Sarkaalkan ayaa waxaa kasoo baxaya warar is khilaafasan kadib markuu u dhintay xabad ku dhacay isagoo gurigiisa jooga. Col. Muuse dhimashadiisa ilaa hada war rasmi ah kama soo bixin maamulka Puntland, marka laga reebo in ay xaqiijiyeen... 

Wasiirka Warfaafinta PL oo ladilay

Aug 5, 2009
Wasiirka Warfaafinta maamul gobaleedka Putlanda oo goor dhow kooxo hubeysani ku dileen gudaha magaalada Galgacyo ee xaruta gobalka Mudug. Wasiirkii Warfaafinta ee maamul gobaleedka Putlanda Warsame Cabdi Cali (Seefta Banaanka) oo goor dhaweyd ay koox dabley ku toogteen waqooyiga magaalada Galkacyo. Wasiirka ayaa duhurnimadii maanta si gaadma ah loogu tootay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta... 

Jen. Dhuumaal oo hadlay

Aug 4, 2009
Dhuumaal “Anigu waan caafimaad qabaa, waqtigeygana dhaafi mayo” Iyadoo ay todobaadyadii la soo dhaafay qaar ka mid ah warbaahinta qoraalku daabaceen warar sheegaya in Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal uu sariir ku aruuray qaarkoodna ay xuseen inuu ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay Waqooyiga Muqdisho, ayaa waxaa maanta inoo suurta gashay inaan wareysi la yeelano Jeneraal... 

Barnaamijkii Radio Xoriyo

Aug 4, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo 03 August 2009. Ciidanka qalabkasida ee Xoreynta Ogadenya oo dagaalo ku naafeeyey ciidanka gumaysiga. Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo jidh-dil,xidhay,kufsi iyo hoob hanti ugaystay dad rayid ah. Gabadh ay ciidamada gumaysig itooya kufsadeen kadibna dileen. Shir sanadeedkii jaaliyadda bariga Africa-faraca Nairobi oo guul ku dhamaaday. Waraysi labo qaybood ah oo aan idiinka... 

Somali Week oo si rasmi ah London uga bilowday

Aug 4, 2009
Somali Week  2009 oo si rasmi ah maanta uga biloowday garoonka New River Staduim oo ku yaal waqooyiga magaalada London. Sawiro badan halkan ka daawo |Qaybta labaad ee sawirada daawo Waxaa galabta 8/4/09 magaalada London xaafada Totenham si rasmi uga furmay garoonka New River Stadium koobka Somali Week London 2009. Koobkaas oo ay ka qayb qaadanaya 12 kooxood oo kubadda cagta oo kale duwan oo Soomaali... 

Shariif oo ka hadlay lakulankiisa Hillary

Aug 4, 2009
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka sii hadlay kulanka uu la yeelan doono Hillary Clinton Madaxweynaha dowladda fadaralka Kumeelgaarka Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka halday kulanka u la yeelan doono hillary Clinton, kulankaas ka dhaci doona magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee lagu wado inay wada kulmaan xogayaha arimaha dibadda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton iyo madaxweynaha Soomaaliya. Kadib... 

Somalitalk oo Toban sano jirsatay 1999-2009

Aug 3, 2009
Somalitalk oo Toban sano jirsatay 1999-2009 Somalitalk.com Xog iyo Xaqiiqo Waayo Somalitalk Somalitalk waa shabakad warbaahin iyo xog aruurin isugu jirta, kana mid ah kuwa ugu da’da wayn bogaga Internetka ee Soomaalida. Waxayna aad isugu howshaa inay soo gudbiso Baaritaano, Faallooyin, Warbixin iyo Qormooyin, laxiriira Badaha iyo Bariga Soomaaliya, kuwaas oo u badan dhacdooyin horay u dhacay oo ay... 

Jaamacadda Nugaal iyo Doorka Qurba Joogta

Aug 2, 2009
NUGAAL UNIVERSITY LAS’ANOD, SOOL County Jaamacaddda Nugaal (NU) oo ay soo booqdeen xubno ka kala yimid Europe iyo North America Iyadoo lagu jiro xiligii xagaaga ee qurbajoogta Somaliyeed ay fasax u iman jireen dalkooda hooyo. Ayaa waxaa si is dabajoog ah u imaanayey Jaamacadda Nugaal ee gobalka Sool, magaalo madaxda Laascaanood, macallimiin iyo aqoonyahannokala duwan oo ka kala yimid qurbaha ... 

Dahabshiil – Shahaadooyin tababarka shuruucda

Aug 2, 2009
Shirkadda Dahabshiil oo Guddoonsiisey Shahaadooyin Dhammaystir Saraakiil dhamaystay Tababar Ku-dhaqanka Shuruucda Caalamiga ah ee Dhaqdhaqaaqa Lacagaha Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashid Maxamed Siciid, ayaa guddoonsiiyey ku guddoonsiiyey xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hudheelka Maansoor, Hargeysa, shahaadooyin dhamaystir 21 sarkaal oo shirkadda ka tirsan... 

Kaalmo lacageed ee Gabdhaha jaaliyada jarmalka

Aug 2, 2009
Gabdhaha jaaliyada jarmalka oo kaalmo Lacageed gaareysa $1000 soo geersiiyey barakacayaasha cusub ee martida u ah kuwii hore guryahooda uga cararay . Sawirada Halkan ka daawo (GUJI) Qaar ka mid ah gabdhaha jaaliyada jarmalka gaar ahaan magaalada bayer Munich ayaan soo garsiiyey barakacayaasha cusub eek u sugan inta u dhaxayso Muqdisho iyo afgooye gabdhahaas oo mar walba u taagan kaalmaynta dadka... 

Minneapolis- Dalxiiska dhallinyarada da yarta

Aug 1, 2009
MACALIMIINTA ABUUBAKAR SADIIQ IYO WAALIDIINTA DHALINTA DA’DA YAR OO DALXIIS  KU QAATAY BEERTA MINNEHAHA PARK EE MINNEAPOLIS Sawiro ka fiirso halkan Macaliinta iyo Maamulka abuubakar Sadiiq iyo Waalidiinta Dhalinta da’da yar ee qurbaha ku koray  ayaa Dalxiis ku qaatay beer/jardiino ku Taala Minneapolis oo la yiraahdo Minneahaha Park waxay ahayd maalin ay waalidiintu farxad la qaaten ilmaha... 

Faroole oo la kulmey shirkadaha shidaalka

Aug 1, 2009
Madaxweyne Farole oo la kulmey shirkadaha shidaalka Sawirada Halkan ka daawo (GUJI) Madaxweynaha DGPL Mud.Cabdiraxman Farole ayaa 22 July,2009 la kulmey saraakiil ka socota shirkada Range Resources iyo Africa Oil kaas oo ka dhacey Hotelka uu ka dagan yahay Sharjah ee wadanka Imaaraadka Carabta. Kulankaan ayaa salka ku haysay dib-eegis maamulka cusub ku sameynayo heshiisyadii Xukuumadii Cadde Muse la... 

Sweden – Taageerida Nabad Loohelo Soomaaliya

Aug 1, 2009
Munaasabad Loogu Magacdaray Taageerida Nabad Loohelo Dalka Soomaaliya Oo Kadhacday Wadanka Sweden Gaar Ahaan Magalada SÖDERHAMN, Haddaba Munaasabado lagu maamuusayay magalada Soderhamn ee Dalka Sweden waxaana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee ee Soomaalida kudhqan magaladani Soderhaman, Munasabada oo aay soo Agaasimeen Jaaliyada Soomaalida ee Soderhamn ayaa waxey oogu magac dareen Aan Tageerno... 

Taliyayaashii Ciidamadii Somaliya oo gaarey USA

Aug 1, 2009
Taliyayaashii hore ee Ciidamadii Qalabka sidey ee Soomaaliya oo ku sugan Washington, DC… WAR-SAXAAFADEED 023/2009 Nayroobi: 31 July 2009 – Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa u qabanaya kulan aqoon iswaydaarsi ah taliyayaashii hore ee Ciidamadii Qalabka siday ee Soomaaliyeed, waxaana shirka lagu marti gelinayaa magaca Wasaaradda Gaashandhigga...