Home » Qoraallada Halkudhegga "caruur"
UNICEF BAAQ: Naasnuujinta
UNICEF AYAA SHEEGTEY IN NAAS-NUUJINTA BARAXTIRAN EE ILMAHASOOMAALIYEED AY BADBAADIN KARTO KUMANAAN NAFOOD SANAD KASTA
NAYROOBI, KENYA, 31 Luulyo 2009: Dalka Soomaaliya, oo tobankii carruur ahiba uu midkood dhinto inta uusan sanad jirsan, ayaa naasnuujinta barax-tiran ee lixda bilood ee ugu horreysa ay ahaan lahayd mid ka mid ah waxqabadyada ugu waxtarka badan ee nafaha lagu badbaadiyo oo ay helaan...