Home » Warar
Faah-Faahin Dheeraad ah oo ku saabsan Kullan Qarsoodi ah oo Adis-Ababa uga socda Dowladda Federaalka iyo AhluSunna Waljameeca
Waxaa magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya ka socda kullan qarsoodi ah oo ay leeyihiin Dowladda Federaalka iyo Ahlusunna Waljameeca ilaa iyo haddana lama garanayo cidda soo qabanqaabisay kullankaasi oo la sheegay in labada dhinac ay uga qaybgalayaan xubno muhiim ah, dhinaca Dowladda waxaa wafdiga hogaaminaya Ra’isul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo C/risaaq...
Saleemaan Colaad Rooble oo Geeriyooday
Riyaad, Sacuudiga: Wasiirkii isportiga iyo dhalinyarada DFKMG, Saleemaan Colaad Rooble ayaa ku geeriyooday isbitaalku yaal Sacuudiga, isaga oo ka mid ahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay qaraxii Hotel Shaamow ee ay ku dhinteen 3 wasiir , dhaqaatiir, arday qalin jabineysay, waalidiin , saxafiyiin iyo marti sharaf kale oo lagu casumay kuwaas oo ka qeyb qaadanayey xaflad qalin jabin ah oo loogu sameeyey...
Qaybtii Labaad: Kumaa Adkaan Doona Federaalka iyo 4.5-ka?!
Prof, Maxamed Cumar Dhalxa oo aan wax ka weydiiney bal in uu faah faahin ka bixiyo Hindise sharciyeedkan xukuumadu u soo gudbisey baarlamaanka ayaa wuxuu yiri “hindise sharciyeedkan waa sababta loo yimid Jabuuti, in laga hadlo ayaa wuxuu u ahaa gun dhig, xukuumaduna wey ansixisey oo waxay u soo gudbisey Baarlamaanka, Baarlamaanka ayaa laga sugayaa inuu ka hadlo, anaguna waxaan diyaarineyney, gudigii...
Warqad ku socota Xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed (No. 22) – Axmed Walad Cabdalla
As-Salaama Alaikum
Saaxiibayaal,
1. Warbixintani wa tii joogtada ahayd ee aan ugu war bixinayey Jaaliyadaha Soomaaliyeed. Sidaa darteed, waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay in aan idin la wadaago arrimmaha soo socda:Usbuucii la soo dhaafay, waxaan u safray Muqdishu, waxaana i wehliyey, Mr. Lamtane lamamra, oo ah Ergaygga u qaabilsan Ururka Midawga Afrika arrimmaha nabada iyo Amniga,...
Sarkaal Sare oo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo Gurigiisa lagu weeraray Bambaanooyin
Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooyey ee Gobolka Shabeelada Hoose waxay sheegayaan in Kooxo hubaysan ay bambooyin ku weerareen guri uu deganaa sargaal ka tirsan Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.
Abaarihii Xalay saqdii dhexe ayaa kooxo hubaysan oo aan haybtooda la gararaneyn waxay ay bambooyin ku tuureen hoyga degmada Afgooye uu ka deganv yahay madaxa Garsoorka...
Aqoon Is-weydaarsi Ku Saabsan Habka Is-waafajinta Shareecada Islaamka iyo Dastuurka cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya oo Uga Furmey Jabuuti Xildhibaanada Gudiga Dastuurka iyo Culumaa’udiin
Aqoon is-weydaarsi ku saabsan Hab raaca loo adeegsanayo diyaarinta qabyo qoraalka Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay ka faa’iideysanayaan gudiga Dastuurka iyo arrimaha federaalka Baarlamaanka, Gudigi ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Aw-qaafta iyo culumaa’udiin ay soo xushey wasaaradda Arrimaha Diinta iyo aw-qaafta DFKMG oo tiradooda lagu sheegey 25 xubnood, islamarkaana uu maalgeliyey...
Maxkamad la saari lahaa ciidamo Burundi ah oo dib loo dhigay
Ciidamo Burundi ah oo tiradoodu gaareyso ilaa iyo 35 askari oo dhawaan laga qaaday Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in maxkamad lagu soo taago dalka Burundi kadib markii ciidamadaani ay sameeyeen gadood iyo shaqo joojin.
Ciidamadaan oo ka hawgalayey Magaalada Muqdisho ayaa gadoodkoodu waxa uu ku saleysnaa markii aan in mudo ah la siin wax mushaaro ah sidoo kale waxay ciidamadaasi sameeyeen amar diido...
Addis Ababa: Sheikh Shariif oo Sannad Guuradiisii Koowaad la Qaatay Zenawi….
Madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu Talaada Febraayo 2, 2010 kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, sida ay shaacisay wakaalada wararka u faafisa Itoobiya ee loo soo gaabiyo ENA.
Kulanka Sheikh Shariif magaalada Addis Ababa kula yeeshay Zenawi ayaa ku beegan HAL SANO (OO QARARAN) markii ay ka soo wareegtey kulankoodii hore oo ahaa Talaada,...
130 arday oo dhigata Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda Garoowe oo u bilaabmay imtixaanka samisterka 1aad.
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta jaamacaddaBarigaa afrika xarunteeda Garoowe ayaa waxa uu maamulka JaamacaddaQeybteeda Garoowe waxa uu ku soo bandhigay 130 arday oo maanta (Feb 6, 2010) ufariisanaya imtixaanka semmisterka 1aad,
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka Hadley Gudoomiye Kuxieenka JaamacaddaBariga Afrika Qeybteeda Garoowe Mudane Guuleed...
Kumaa Adkaan Doona Federaalka iyo 4.5-ka??!!
Qoraalkan waxaa la socda 27 bog oo ku saabsan: Habraaca diyaarinta iyo qoraalka Loo Adeegsaanaayo Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay diyaarisay DFKMG wasaaradda u qaabilsan Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.. HALKAN ka Akhri (pdf);
……………………..
Fadlan Akh-riste hadii aad qormadan joogto u akh-riso, fikirkaada waa muhiim inaad ku biiriso waxa aad...
Shir looga Hadlayo Burcad badeeda oo aan wax ka weydiinay u qaybsanaha Wasaarada Arrimaha Dibada Jabuuti
22 dal ayaa ka soo qaybgalay shirkaas…. lagama hadli karo burcad badeed haddaan laga hadlin dhibaatooyinka kale ee ka dhaca badda Soomaaliya sida dhibaatada haysata kalluumaysata iyo sunta la aasayo….
Shir looga hadlayo arrimaha burcadb badeeda iyo sidii looga hortegi lahaa oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 20 wadan oo maalmahan uga socdey Hoteel Sharitoon ee caasimada dalka Jabuuti...
War Saxaafadeedka FSNAU – Natiijooyinkii Deyrta 2009/2010 ka dib
Hayadda Falanqaynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada (FSNAU) waxay hadda baahisay ‘War Saxaafadeed’ Ifinaya musiibada baniiaadminimo ee ku raagtay Soomaaliya iyo colaadda sokeeya ee kasii daraysa. War saxaafadeedkani wuxuu xog ka bixinayaa natiijooyinkii ka soo baxay sahankii hay’ado iskaashaday oo laga sameeyay guud ahaan dalka oo dhan, kuna saabsanayd baaritaanka sugnaanta cuntada iyo nafaqada,...
Moqdisho: 52 haween iyo caruur ku dhaawacmay duqayn aan kala sooc lahayn oo aan loo meel dayin ayaa lagu qaabilay isbitaalka Dayniile
WAR SAXAAFADEEDKA MSF -SOMALIA
Nairobi, 3rd February 2010 -Inta uu soconayay Dagaalka kharaar oo mar kale ka dhacayay casimada Somaaliya ee Muqdisho,Ururka samafalka caafimaad ee Dhakhaatiirta aan Xuduuda Laheyn ee MSF ayaa ku qaabilay isbitaalka ku yaala nawaaxiga Dayniile 89 rux qabo dhaawacyo ay sababeen duqaymo, intii u dhexaysay 29-kii January iyo 2-dii bishan Febuary. Tiraadaasi oo ay ka...
Video: Xasuuqii Boorame ee 1984
Sanadguuradii 26 aad ee Duqayntii Diyaaradaha Xabashida ee magaalada Borama…
Janaayo 30, 1984 weerar diyaaradeed ee ay la beegsatay Boorama waxay ku xasuuqday 37 arday oo da’doodu udhaxaysay (6-14)sano iyo 4 macallin, halka dhaawucuna kor u dhaafay 39 arday iyo 5 macalin , waxaa kaloo dadka ku nafwaayay weerarkaas kamid ahaa 4 hooyo oo xaamilooyin ahaa kuwaasi uu sugnaa MCH-ka….
Video...
Ugaas Maxamed Weli oo qabtay shir jaraa’id oo ku wajahan xaaladda dalka Soomaaliya iyo qorshaha dowladda Jabuuti ka damacsan tahay Somalia
Ugaaska beesha Sade, ahna Afhayeenka beelaha Daarood oo manta Muqdisho ku qabtay shir Jaraa’id ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaan xasuuqa iyo baabi’inta shacabka Soomaaliyeed ay ku hayaan ciidamada AMISOM, iyo sidoo kale qorshaha dowladda Jabuuti ay ku doonayso inay ciidamo ku keento dalka Soomaaliya, wuxuu sidoo kale kaga hadlay kooxda Ahlusunna Waljameeca ee qeybta ka...
Siminaar looga hadlay Jihaadka oo lagu qabtay Muqdisho
Siminaar ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda FKMG oo Muqdisho ka furmay
Siminaar ballaaran oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Center For Cummunity Dialogue (CCD), isla markaana ay ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Dowladda KMG, Xildhibaano, Saraakiil, Culumaa’udiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha Bulshada ayaa maanta lagu...
Fowsiyo Sheekh “Waxaan ku Guuleystey Dhismaha Wasaarada Haweenka iyo Dibu-habeynta Shaqaalaha Wasaarada Haweenka” wareysi
Marka si qoto dheer loo eego Haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waa kuwa keliya ee ku guuleystey kor u qaadida nolosha caruurtooda, balse sanadihii dambe hawshii ay u hayeen reerkooda waxay noqotey mid la siyaasadeeyo oo ay ku gor gortamaan xilka ay qabanayaan, iyadoo ay ku hoos duugan tahay fasiraadyo kala duwan oo micno badan sameyna, islamarkaana loo adeegsado bur burinta qiyamkii dalka...
Prof. Lafoole oo ka warbixiyey Qalinkebintii jaamacada Nugal Laascanood iyo Mustaqbalka dhaw hiigsigooda
Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaa, Professor Cabdirizaaq Maxamed Aaden (Lafoole), ayaa ka warbixiyey Jaamacadda iyo ardaydii dhawaan ka qalin jebisay iyo warbixin guud oo ku saabsan.. Waysiga DHEGEYSO…
Waraysiga waxaa soo tebiyay:
Suleiman Mohamud Hashi Email: xaashi2008@hotmail.com
C/risaaq Lafoole.. DHEGEYSO…
…….
Hambalyo iyo Bogaadin: Ardayda Jaamacada Nugaal University....
Eng. Cabdi Jiinow: “Waxaan ku guuleysanay inaan badbaadino Markab dab qabsaday markii uu naga codsaday sida uu qabo sharciga badaha caalamiga ah aan saxiixnay”
Maareeyaha Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay Markab dab qabsaday oo ka yimid dekedda magaalada Bawaare ee gobolka Sh/hoose, kaddib markii uu halkaasi ka soo qaaday dhuxul u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed isla markaasina ka soo shiraacday, balse intii aanu soo gaarin Dekedda Muqdisho dabku qabsaday, kaasi oo ka dhashay dhuxushii uu markabka siday.
Halkan ka daawo sawirada...
Dowlada Jabuuti oo go’aansatey in ay faraha la soo gasho arrimaha Murugsan ee Soomaaliya ka dib markii…
Dowladda Jabuuti oo ka mid ah Dowladaha deriska la ah somaaliya ayaa daboolka ka qaadey in soomaaliya u soo direyso Ciidamo nabad Ilaalin ah kuwaas oo hoos tagaya kuwa Amisom waxayna ciidamaadaan diristooda ku soo beegantey Xilli ay weli ka sii socdaan soomaaliya dagaalo lagu hayo ciidamada shisheeye ee ku sugan soomaaliya waxaana maalin kasta la sheegey in ay waxyeelo ka soo gaarto weeraradaas ay...
Wasiirka Maaliyadda DFKMG Shariif Xasan iyo Danjire Colow Oo Malaysia Kula Kulmay Dr. Mahathir Mohamed.
Kuala Lumpur :
Kulamadii Safiirka Soomaliya ee Jakarta Danjire Colow uu la yeeshay qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee Malaysia ka dib ayaa waxaa booqasho gaaban ku yimid dalka Malaysia Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Maaliyada Md. Shariif Xasan Sheekh Aden, wuxuuna 26-kii bishan kula kulmay Ra’isul Wasarihii 4-aad ee dalka Malaysia, ahna siyaasi iyo hogaamiye islaami loogana yaqaan...
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Madoobe Nuunow “Dowlad Ahaan iyo Wafdi Ahaanba Qiimo Weyn Ayey Inoogu Fadhidaa…”
Wasiirka Arrimha Diinta iyo Aw-qaafta Dr. Xaamud Cabdi Suldaan “ Dhibta Taagan ee Soomaalida Waxaad Moodaa in ay Wadaan Dadd Dhibta Soomaalida Mash-ruuc Ka Dhigtey…”
Wasiirada Dastuurka, Haweenka, Horumarinta Shaqaalaha, Dibu-heshiisiinta, Lacagta, Hantida iyo qalabeynta iyo Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DKMG ayaa Siminaar lagu baranayo habka maamul wanaaga iyo xalinta khilaafaadka...
Dhowr iyo Afartan Xildhibaan oo Magangelyo weydiistey qaar ka mid ah wadamada Yurub
Xildhgibaanno Fara badan oo ku sugan dalka Dibadiisa ayaa ka dhaga fureystey Baaqii ka soo yeerey Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shiikh Aadan Maxamad Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ka dib markii laba todobaad u qabtey Xildhibaanada Baarlamaanka in ay ku soo gaaraan Magaalada Muqdishu si ay uga qaybgalaan Kulamada baarlamaanka
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ku andacoonaya in aysan weli helin Gunooyinkii...
Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Jabuuti Xuseen Cumar “Dasstuurku waa wax dadka kala wada…”
Sidoo kale Prof Dhalxa waxa uu yiri “Walaallaheena Carbeedoow, Maanta Waxaa Muuqata in Afrikadiiba Aad ka Dambeyso oo Dhiiga Hureysa…”
———–
Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Jabuuti Md, Xuseen Cumar “Dasstuurku waa wax dadka kala wada…”
iyo Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Prof Maxamed Cumar Dhalxa “Walaallaheena Carbeedoow, Maanta Waxaa Muuqata in Afrikadiiba...
Dallada SOYDEN oo tababar ku saabsan ka hortaga Cudurka AIDS-ka u furtey dhalinyaro Soomaaliyeed.
Sannadkii 2008 tirada Soomaalida qabta AIDS-ka waxaa lag qiyaasay 24,000 qof, waxaana xilligaas cudurkaas u dhintay 1,600 qof, waxaana ku agoomoobay 8,800 carruur ah… Cudurka dilaaga ah ee AIDS waxaa qaba 22.4 million oo qof oo ku nool dalalka Afrika ee Saharaha ka hooseeya. Sannadkii 2008 waxaa lagu qiyaasay in 1.4 million oo ku nool dalalka Saxaraha ka hooseeya, waxaana xilligaas cudurkaas...




