Home » Faallo
Waraysigii Cabdullaahi Nuur Salxaan oo Mashiinka Hilibku ka gooyey Gacanta Midig
Somalitalk, London, Ontario
August 3, 2000
FG: Waraysiga waxaa SomaliTalk qaaday 2000
Waa wiil dhallinyaro ah isla mar ahaantana kujira waqtiga ay dhallintu ugu firfircoontahay, waxaa kamuuqda sharafta iyo haybadda Islaamka, waa nin aad u bashaash ah [farxaan ah], wuxuu aad ugu qanci ogyahay qaddarta Ilaah kaddib markii makiinad afkabadan ee ah kuwa hilibka logu saafo ay si degdega u jartay gacantiisa...
Ururka Bisha Cas ee Iiraan oo soo Gabagabeysey Howlo Samafal oo ay Wadey Tan iyo Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ururka Bisha Cas ee Iiran wuxuu soo Gabagabeeyey howlo Samafal oo uu ugu talagalay Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Mudadii ay howshan socotey wuxuu Uruku Raashiin gaarsiiyay 13 Xarumood oo 12 ka mid ah ay ku yaalaan Magaalada Muqdisho halka mida kalana ay ku taalay Degmada Afgooye. Ka fa’ideystayaasha ayaa iskugu jiraan Caruur Agoon ah, Indhoolayaal, Curyaamiin iyo dad Barakacayaal ah.
Iranian Red...
Falastiin: Geesiyaal Garab Waayey
Qoraalkaan waxaan qorey 28/12/2012 Xili Israa’iil Weerarka maanta lagu hayo Marinka Gaza mid la mid ah uu socdey,waxaana ka soo wareegtey Hal Sano iyo Todoba Bilood wax kale oo aan iidiin Tari karo ma hayo oo aan ka hayn in aan Qalinkeyga idiin kugu Hiiliyo bal ila Akhriya.
Dadka Reer Falastiin Mudo ka badan 60 Sano ah ayay ku jireen Dagaal si ay ku helaanXoriyad iyo Dal Madaxbanaan, waxa uuna...
“Maxaa Isku Dan Ka Dhigey Al-shabaab, Itoobiya, Kiiniya IWM,” Dadka Soomaaliyeedoow Goormaad Hurdadda Ka Toosi Doontaann??!!
Qalinkii Maxamed Macallin Cismaan (All-man)
Minnesota USA : –
fatxumaalik@hotmail.com
F.G, Codsi iyo Afeef : – waxaan ka codsanayaa shacabka soomaaliyeed ee heley ama akh-ristey fariintan, in ay wax ku kordhiyaan, isla markaana ay u soojeestaan sidii wax looga qaban lahaa murtida ay xambaarsan tahay fariintan yar ee misana salka balaaran!!. Afeef:- Ujeedkeygu ma ahan mid shacabka soomaaliyeed...
Sweden: Xarunta dhaqanka Islaamka oo soo bandhigtay aqoon isweydaasi ku saabsan badbaadinta caruurta soomaaliyeed ee reerahooda laga qaato
Hordhac: Guud ahaan wadamada qaarada yurub, gaar ahaana wadamada iskandaneefiyaanka ayaa waxaa sanadihii ugu dameeyey aad ugu soo badanaayey waalidiinka caruurtooda laga qaato. Caruurtaas ayaa badanaaba waxaa loo geeyaa dad dhaqan ahaan iyo diin ahaanba ka duwan caruurta. Arintaas ayaa waxaa ay keentaa in dhaqankii iyo diintii islaamka ee caruurta soomaaliyeed haysteen uu gebi ahaanba tirtirmo ama...
Halkan ka daawo go’aankii Baarlamaankii hore ku diidey heshiiskii is-afgaradka Badda
IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii aad keenteen baarlamaanku waa diidey.. oo Heshiiskii xukuumaddu keenta in gebigiisba la diido.. (waxaa u codeeyey: 334 xildhibaan oo diidey heshiiskii is afgarad).
Read More →
Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA (July-Sept 2010) oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.” Warbixinta oo ka kooban dhawr qaybood waxay u qoran tahay qaab ah “beenta la sheego,” iyo “xaqiiqada jirta,” oo jawaab u ah. Qoraalkaas oo SomaliTalk.com soo tarjumtey hoos ka akhri:
Read More →
Yaa Muqdisho uga Xog –Ogaalsan Nicholes Kay ?
Muungaab “Muqdisho Waa Nabad”
27–dii February ee Sannadkaan waxaa loo Magacaabey Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muun Gaab) Magacaabistaas ayaa waxaa Masuulka u dheereyd Owood Dheer oo la siiyey ka dib markii la hoos geeyey Ciidamada Nabad Nabadsugida, iyo Kuwa Booliiska ee Gobolka Banaadir, Awooddaas hore uma haysan Duqii ka horeeyey ee...
Mar unbaa mid lagu meelmariyo maahir noo kacaye! (qaybta 1aad)
Kacaankii ay u magacdareen kacaankii-warshadaha marka uu ka bilawday dhulalka reer yurub ee uu ingiriisku ugu horeeyay bartimihii qarnigii 18aad, ayay xoogagii reer yurub u tafaxayteen inay raadsadeen dhulal ay ka helaan agab cayriin oo ay ku qalabeeyaan warshadahooda. Waa tii ay qaybsadeen dhulalkii iyo dadyawgii africa, ayaga oo inaba ha yaraatee u aabe yeelin dadka deegaanadaas dagan.
Dalkayagan...
Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay? (Q.3aad) – W.Q. Aden Colujoog
Qebtii 2aad ee qormadaan waxaan ku xusay in aan soo gudbin doono qaar ka mid ah luuqadaha Qaaradda Afrika looga hadlo ee qarka u saaran in ay dabar go’aan ama dhintaan.
Haddaba, maadaama ay jiraan luuqado badan oo dhamaan Qaaradaha adduunka looga hadlo oo kusii socda in ay dabar go’aan, ayaa waxaan halkaan kusoo gudbinayaa inta ay la’eg tahay tirada guud ee luuqadaha Qaaradaha Afrika iyo Yurub...
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u gudbiyey Qoraal ka hor imanaya Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law no. 37
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u gudbiyey qoraal ku taariikhaysan June 30, 2014 kaas oo ku saabsan badda Soomaaliya, waxaana UN-ku faafisay July 3, 2014. Qoraalkaas oo si qayaxan uga hor imanayaa (ama si qayaxan uu baabi’inayaa) xeerkii badda Soomaaliya ee Law no. 37.
Qoraalkaas uu ku saxiixan yahay madaxweynaha DFS (in kasta oo uusan laxayn tixraac madaxtooyo/ref)...
Xornimadii 1-da luuliyo iyo sida xaalku yahay maanta!!
Cabdinuur Faarax Maxamud
Email guuleed72@hotmail.com
Sallaamullahi calleykum Walaalaha Soomaaliyeed Ramadaan kariim dhammaatiin
Meel kastoo aad ku sugantihiin iyo xaalkastoo aad ku sugan tihiin.
1da, Luuliyo waxay ku beegnaayd maalintii Soomaaliya noqotay Qaran madax banaan Waxayna xornimada ka qatatay Gumaysigii qarnigii 19,naad ee Reer Yurub siiba Ingariiska iyo Talyaaniga xiligaas Soomaalidii...
Taariikhda Nololeedkii Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd
Halkan Ka Akhriso Taariikhda Nololeedkii “AHUN”Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd , Oo Ka Tirsanaa Mudanayasha Barlamaanka Dowlada Soomaaliya ;Shalayna Lagu Dilay Magaalada Muqdisho’’BY-Barkhad Xaaji Cabdi’’MrGaboye’’
Taariikhda Nololeedkii Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd ,Janaral Maxamed Maxamuud Xayd wuxuu dhashay horaantii sanadkii 1943 kuna dhashay degmada Beer ee gobolka...
Minister of Information vs Ex-Mayor of Mogadishu
Minister of Information Seeks Clarification from former Mayor of Mogadishu, Offers Chance to Join Peace Process to Disaffected members of Al-Shabaab
.
Mogadishu, 04 July 2014 – H.E. Mustaf Duhulow, the Minister of Information today issued a statement in response to the recent interview with Mohamud Ahmed Nur (Tarzan) on the BBC Hard Talk programme: “The Federal Government of Somalia is committed...
Safarka Sh. Umal iyo socdaalka Sh. Idriis
Habeenkii Talaaddada Saacada magaalada Columbus, Ohio markay ahayd 10:45PM waxaan wada hadalay Sh Maxamed Idris Axmed oo ka soo baxay Salaadii Cishaha kuna sugan magaalada Columbus ee Ohio, xiligaa aniga waxay ii aheed 7:45 PM waxaan joogay gobolka aan daganahay ee Washington Seattle, xiligaa waxay noo aheed Casar waxay kala danbeeyaan labada gobol 3 saacadood waana isla cariga Maraykanka, salaada...
DALDALAADDA GODANE !!! MA U WAAYEY XIJAAJ (3) !!!!
Horudhac :
Qeybtii labaad waxaan ka soo hadalnay Taariikhdii sheikh Xasan Daahir ilaa aan ka soo gaarnay asaaskii xisbul islaamiyo iyo dagaalkii uu bilaabay May,2009 ee uu ku qaaday Dawlladdi Shiikh Shariif ee isla sannadkaas jan,2009 la amaamuday .
Qeybtaan waxaan ku eegeynaa burburkii xisbul Islaam ???!!!.
Haleeshiin :
Intaanan u galin burburka xisbul islaam horta yey ahaayeen xisbul Islaam ???!!!.
Akhristoow...
Maalqabeenadda Soomaaliyeed & Maalgashiga Dalal Shisheeye
Waxaa qoray
Cabdinuur Faarax maxamuud
Email-guuleed72@hotmail.com
Sallaamullaahi calleeykum
Xigmaad Soomaaliyeed ayaa oranaysa Qofna dushiisa biyo kama hagrado waxaan ula jeeda Ganacsatata Soomaaliyeed waxay dalkooda kahagradeen inay maal gashi ku samaystaan taas badalkeedna ay dalal Shisheeye maalgashi ku sameeyan taas oo marar badaan keentay in taajiriin Soomaaliyeed intay dal shisheeye...
MAXAA KULMIYEY KADEEDKII DARISKA IYO KACDOONKII XILDHIBAANADA?
GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Intaa kabacdi, Aqrisyoow mudadii burburka ee 23-sano iyo dheeraadka aheyd dalkeena hooyo wuxuu noqdey “Qubrustii Jawaasiista!”. Wadamada dariska gaar ahaan Ethiopia waxeey sirdoonkeeda heerarka kala duwan ka dhexsameeysatey Soomaalida, iyadoo kuweedana dalkeeda ka keeneeysey...
Hoggaamiyaha Wanaagsani waa Horumarka Ummadda.
ILAAHAY Subxaanah Watacalaa ayaa Mahad oo dhami usugnaatay, waxaana ku salliyayaa Suubanaha Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa ha ahaatee.
Maqaalkaygaan waxaan jeclaystay inaan intii ILAAH iga fahansiiyay karaankaygana ah inaan wax ka iraahdo cinwaankaas kor kuxusan,waloow marka laga hadlayo hoggaaminta(Leadership) ay culumo iyo aqoonyahanno aad oogu xeel dheeri horay uga hadleen.Haddana waxaan...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (NSS 1976 – 1991)
Aroortii hore ee waa barigii 17 Juulaay 1985 tii ayaa diyaarad kuwa qumaatiga u haada ah la iiga soo qaaday Tikriit oo Baqdaad u jirta 140 Kiilo Mitir , anigoo dusha ka dheehanaya Beero iyo dhul doog ah , malahayga ahaa dalag ay beerteen beeralayda Ciraaq , waxaan safarkaas oo wax badan ka yaraa kii aan markii hore ku tagay Tikriit ku nimid gagida diyaaradaha ee Al Muthana oo ay layaayeen Ciidanka...
JAADKU WAA JILAAFO QARAN IYO JEENANIN CADOW JAAR AH
W/Q. Bashiir Mohamed Saadaal
Musiibooyinka aan laga soo waaqsan ee la Degay dadka soomaaliyeed waxaa ugu weyn qaadka ,isagoo burburiyay aa aasyada ugu muhiimsan ee bulshada ka dibna u talaabay musiibo qaran oo wada gaartay dalka oo dhan,iyadoo ay uga baxdo bulshada soomaaliyeed Lacagta ugu badan ee banaanka ka aada gaar ahaan Kenya oo aan jaar nahay,balse nagu ah cadow aan anagu cayilinay, iyadoo...
C/KARIIN GUULEED GALBAYE FADLAN BASHIIR GOOBE IYO C/XAKIIN SAACID HALA INAWADA DHAAFIYO!
GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Intaa kabacdi,maalintii shalay ee Sabtida aheyd taariikhduna ku beegneyd (24/05/2014) abaarihii 11:20AM ama barqanimo ayaa waxaa weerar lagu qaadey Xarunta Golaha Shacabka oo eey ku nafwaayeen tiro aan yareyn oo ka tirsanaa Ciidanka Qaranka kuwaasoo difaacayey nafta Xildhibaannada...
Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991)
Sanaddii 1985, Julay 13 keedii magacayga oo uu ka horeeyo Arday F. Xiirane waxaa la taagnaa ilinka ay dadku kasoo baxaan ee Garoonka Baqdaad, Ciraaq, wiil dhalin yaro ah , waan salaamay kadibna wuxuu markiiba asagoon istaagin gudaha Baqdaad naga saaray magaaladii waxaana cagta saarnay jidka loo maro Tikriit , waa 140 KM safar ah , daal badan ayaan dareemayay waxaase iiga darnaa inaan indhaha is...
Halgankii Hal Yeyadii SYL Iyo Himilo la’aanta Dhalinta Maanta
Waa Qore Cabdinuur Faarax Maxamud
Eamail-guuleed72@hotmail.com
Assallamu calleykum
15,Maarso ama (may) 1943, waa maalintii dhidibada loo taagay Halgamayaashii Halyeyadii Soomaaliyeed ee dhalin yarada` ahaa waa maalin xasuus gaara u leh dhammaan ummadda ku hadasha luuqadda Af Somaliga iyo Guud ahaan Qaradda Africa siiba Geeska...




