Home » Qoraallada Halkudhegga "colujoog"

Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay? (Q.3aad) – W.Q. Aden Colujoog

Jul 11, 2014
Qebtii 2aad ee qormadaan waxaan ku xusay in aan soo gudbin doono qaar ka mid ah luuqadaha Qaaradda Afrika looga hadlo ee qarka u saaran in ay dabar go’aan ama dhintaan. Haddaba, maadaama ay jiraan luuqado badan oo dhamaan Qaaradaha adduunka looga hadlo oo kusii socda in ay dabar go’aan, ayaa waxaan halkaan kusoo gudbinayaa inta ay la’eg tahay tirada guud ee luuqadaha Qaaradaha Afrika iyo Yurub... 
Halkudheg:

Dalka Soomaaliya xor ma ahan ee waxuu ku jiraa gumeysi dadban (Neocolonialism) – By Aden Colujoog

Dec 9, 2013
Wax badan waxay dhagahaha yaga maqlaan dal hebel waa xor, dal hebelna xor ma ahan! Haddaba, su’aasha meesha taalaayi waxay tahay, maxaa lagu kala gartaa dalka xorta ah iyo kan aan horta aheyn? Inta aanan gudo galin ka jawaabista su’aasha sare iyo gundhigga qormadaan, aan isku dayo in aan fasiro erayo macnahooda afka qalaad (Ingiriis ama Latin) naga soo galay oo la xariira qormadaan, kuwaasoo sida... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...