Home » Faallo

Imisa Magac leh Ah ayaa Mooyga Ku maqan….

Mar 20, 2011
20 Sano ayaan ku jirnaa Dil,dagaal,daad, Abaaro,iyo musiibo aan dhamaad laheyn intaa oo dhan waxaan jirin bidhaan nabad ama neecaaw lagu nasto maanta. Hadaba qoraalkan ayaan ku muujin doonaa akhristow inta qof ee soomaali iyo ajaanib ah ee lagu dilay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba iyo taariiqaha la shirqoolay oo aan wali la soo gacan galin gabood falayaashi geystay dhagartan lagu maja xaabinayo... 

Ka joojiya iibka Aviationka waa astaan qarane . Q.1aad | Maxamed A

Mar 19, 2011
Inta aanan u guda galin xaraashka ku socda astaantaan qaran bal aan wax yar ka iftiinsho marka hore taariikhdiisa oo kooban si aad u ogaataan halista ku soo fool leh adeegan bulsho ee astaanta qaran huwan. Marka hore Ogsoonaan maxay tahay Hey ada duulista gaadiidka cirka ee rayidka iyo Saadaasha hawaada?. Maxay qabataa? Maxay uga duwan tahay Somali airlines? SII AKHRI SII AKHRI  Read More →
Halkudheg: ,

Ogeysiis:Soomaalida Minnesota – Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Caddaalad darrada Lagu Hayo Maxmed Cali Samatar

Mar 18, 2011
Ogeysiis waxaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee dagaangobolka Minnesota iyo dhamaaan gobolada Mareykankaba waxaa la ogeysiinaya in March 25, 2011 la qaban doono banaanbax balaadhan oo ay qabanayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee jecel caddaalada iyo sinnaanta oo ay kaga soo horjeedaan cadaalad dariida iyo dulmiga sida gooni faquuq ah loogu heysto madaxweyne ku xigeenki hore ee Soomaaliya Maxamed... 
Halkudheg: ,

Soomaaliya iyo Nidaamka Federalka | M. A. Afeey

Mar 17, 2011
Fedraalinnimadu ama taliswadaajintu waa fowdo cusub keen! Daawo uma noqon karto dhibaatada iyo murugga manta Soomaaliya ka jira. Maskaxda fekreddaas lahayd, codka iyo saxiixa lagu sharciyeeyey waa cadawga 1aad ee jiritaanka Soomaaliya. Aadamiga wakhtigakan – Era.com & Globalization, midow ayaa dhinacyo fara badan ka jira. Dalal fara badan ayaa isu furey xuduudahoodii, waxay yeesheen: lacag qura,... 
Halkudheg:

Dr Maxamed Aadan Cadde oo ku geeriyoodey Maraykanka

Mar 16, 2011
TACSI TIIRAANYO IYO TAARIIKH NOLOLEEDKII DR. MAXAMED AADAN CADDE OO KU GEERIYOODAY GOBOLKA VIRGINIA Waxaa Maarso 10, 2010, Magaalada Woodbridge, Gobolka Virginia ee USA, ku geeryooday, laguna aasay, isla maalintii xigtay, Maarso 11, 2011 Allaha u naxariistee, Dr. Mohamed Adan Abdulle oo Number 2 ka ahaa (Currad xigeen), Ilmahii uu dhalay President Adan Abdulle Osman, Madaxweynihii 1aad, ahaana aabbihii... 
Halkudheg:

Tacsi: Marxuum Sheekh Cumar Faaruuq

Mar 12, 2011
Waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan, qoyskii iyo eheladii uu ka tagay marxuum Sheekh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan (Sheekh Cumar Faaruuq), oo Talaadadii ku geeriyooday Magaalada Jeddah, ee dalka Saudi Arabia. Waxaan leenahay Ilaahey naxariistii Janno haka waraabsho, qoyskii uu ka tagay, shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta oo idilna samir iyo iimaan... 
Halkudheg:

Shiikh Cumar Faaruuq waxa uu ahaa Buundadii isku xirka Culumada Soomaaliyeed (1) !!!!

Mar 9, 2011
Horudhac : Wuxuu ka mid ahaa Culumaddii Soomaaliya soo martay Qarnigii 20- aad kuwa ugu cilmiga badan, wuxuuna Ummadda Uga tagay Tafsiirkiisa Quraanka Kariimka ah oon laga waayeen Guri Soomaali degan tahay Miyi & Magaaloba. Wuxuu ahaa Caalim Rabaani ah : Caalimka Rabaaniga ah waxay Culumadu Salafku ku tilmaamaan Ruuxii Seddex Arrimood isku darsada : 1) in uu cilmiga Islaamiga ah barto, Barasho... 
Halkudheg: ,

Maxay Naga Mudan Yihiin Sama-falayaasha Bulshada Soomaaliyeed ee Seben Xumaadkan!?

Mar 6, 2011
Qalinka Abukar Albadri, Stockholm Sebenkan xumaha mooyee samaha laga caagay, nin wax isbidey oo dhamina ku faano xumaha uu geystay, dhagar uu galay iyo dhibaateynta bulshada, dadkuna u kala baxay ku la dilay, ku la barakiciyey, ku naftiisa la caray ee Yurub iska dhiibay, ku dilka iyo dhaca shacabka dantiisa ka goobay, ku badaha sun ku shuba iyo ku maraakiibta ka soo qabsada, weli waxay bulshadu leedahay... 
Halkudheg:

Qabyo Qoraalka La Tashiga Dadweynaha

Mar 6, 2011
Ma dow baa mise waa jahawareer soo kordhay? Dastuur waa heshiis bulsho oo dad ku dhaqma.  Sidoo kale waxaa la yiraahdaa, dastuur waa kontract ay bulsho iyaga dhexdooda isla galaya. Bishii Juun, 1960, saqdii dhexe habeenkii BAARLAMAANKA Soomaaliyeed (oo ka koobnaa 33 xidhibaan oo ka soo jeedday Gobollada Woqooyi iyo 99 xildhibaan oo laga soo doortay Gobollada Koonfureed ee Dalka sanadkii 1959) wuxuu... 
Halkudheg:

Dalkiisa dulleeye waxaa u dambeyn aayo-xumada asiibtay Madaxda Carbeed | Qore: Culusow

Mar 5, 2011
Kacdoon gunnima-diid ah ama xorriyad-doon ah (Arab Liberation or Freedom Revolution) ayaa ka qarxay dalalka Carbeed. Shacabka Carbeed wuxuu ka gilgishay karaamo-darro, cadaala-darro, musuqmaasuq, dayaca danaha dalka, iyo dar-xumo nololeed. Kacdoonkaas ama Iftiinkaas waxaa shiday wiil dhallinyaro ah ee la yiraahdo Tariq Al Tayib Maxamed Bouazizi oo isku gubay bannaanka Xafiiska Dowladda Hoose ee Magaalada... 

Mogdisho Media House oo soo saartey Xog ururinta Dadweynaha

Mar 5, 2011
Somalia: Xaqiiqda Dahsoon – Hoyga Saxaafadda Muqdisho – Hoyga Saxaafada Muqdisho (Mogdisho Media  House) oo Waayadaan ku Howlaneyd Xog Ururin ay ugu Magacdartey Somaaliya Xaqiiqda Dahsoon waxayna ka soo saartey Qoraalka Hoose hase yeeshee Agaasimaha Mogdisho Mediya House Cabdulaahi Maxamed Xasan Black oo shir Jaraaid ku qabtey Xarunta Mogdisho Media House  ayaa Faaf faahin ka bixiyey... 
Halkudheg:

Magaalada Hargeysa oo weli ay ka socdaan Guryaha gubanaya

Mar 2, 2011
Qoysas badan ayaa dibadda jiifa kadib markii 27 guri ay gubteen – Maalmihii aynu kasoo gudubnay Waxaa gudaha Magaalada Hargeysa ka soo ifbaxay Arrin anfariir ku riday ummadda halkan ku dhaqan, marka aan sidaa leeyahay sababtu waxay tahay amaba aan dhihi karaa waa arrin ku cusub hargeysa oo aan horey loo arag. Qof walba oo ku nool halkan haddii aad weydiisana uusan si sax ah kuugu jawaabi Karin... 
Halkudheg:

Habka ugu sahlan ee is-hormarinta qofeed.. Qeybtii 4aad.

Feb 18, 2011
Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qoraalkaan oo taxane inoo ahaa kuna saabsanaa “Habka ugu sahlan ee is-hormarinta qofeed” midkeenan manta ayaan kaga hadli doonaa qeybtiisii 4aad Kaalinta Aqriska ee is-hormarinta qofeed. Kaalinta Aqriska ee is-hormarinta Marka aynu eegno xaaladda aynu ku suganahay hadda ee ah... 
Halkudheg:

Waxaan aragnay, waxaa nooga daran, waxaan malaynayno | Xildhibaan Ibraahim M.Deeq

Feb 17, 2011
(Faallo, si kooban oo dhab ah, loogu falanqaynayo siyaasadda Soomaaliya) Dareenka waddaniyiinta, faro-ku-tiriska ah ee talo-goynta siyaasadda Soomaaliya weli, ka dhex muuqda oo, garasho soomaalinimo iyo aqoon waayo-aragnimo oo dhacdooyinka dalkooda ka taagan, ay kaga talo bixin karaan, loo og yahay, ayaa kolka, aad mashaqada, dalkan bur-buray daashatey iyo xal u raadinteeda la falanqayso, ku soo... 
Halkudheg:

Dib udhaca kuyimid Guurka Jaaliyadaha Somaliyeed ee Wadamada Khaliijka.

Feb 10, 2011
Assalaamu Alaykum. Maqaalkeena maanta, waa fariin kusaabsanyahay walaac kasoo kordhay xaga taranka umada Soomaaliyeed ee wadamada Khaliijka. Waayadii hore,Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee wadamadan waxaay caan ku ahaan jireen caruur fara badan; xeen caruur yaryar ah ayaad ku arkaysaa marka aad guryahooda booqasho kutagtid.Waxaad isleedahay malaha tartar xaga caruurta ah ayaa kadhaxeeya! Waxaa lagu kaftami... 
Halkudheg:

HeshiiSKA Saddex Aflaha ahaa ee Dhexmaray TFG iyo Shirkadda SKA

Feb 10, 2011
Boqolkiiba 70% dakhliga garoonka Muqdisho waxaa leh shirkadda SKA, halka 30% ay leedahay DFKMG, sidaas waxaa cadaynaya heshiiska SKA iyo DFKMG ee 2010… Ismail  D. Osman Waxaa dadweynow layaab leh in Maareeye uu heshiis lageli karo shirkad isagoo matalayo Dowlad. Haddii aan idiin soo koobo heshiiSKA SKA iyo TFG waxa uu u dhacay sida hoos ku qoran. 1  Markii ugu horaysay waxaa shirkada SKA... 
Halkudheg: ,

Afrika ma Xorbaa Baa ?

Feb 3, 2011
Magaca maqaalka waa Su’aal dad weyn, balse dadka qaar baa u qaadanaya in Afrika ay xor tahay, aniga fikirkeyga waxaan dhihi lahaa afrika xor ma ahan waayo Gumeystayaashii Afrika Gumeystay waxay badeen arrimo fool xun oo waaweyn oo dhinaca Bini’aadannimada ah, waxay sidii xoolihii intay dadka qoorta isaga xiraan ku qaadi jireen maraakiib si ay ugu safriyaan wadamadooda, qaarkood waxay ku sii dhiman... 
Halkudheg:

Aniga iyo Adiga Keebaa Dirac Ah? | Dirham

Feb 3, 2011
Ereyga ‘Dirac’ waxay Soomaalidu ugu yeertaa qofka Geesiga ah ee aan la quuri Karin, laakiin waxaa isweydiin mudan qofka ay soomaalidu geesi u taqaano, sida taariikhda lagu hayo welina saansaankeedu muuqdo soomaalidu waxay geesi dirac ah ku tilmaantaa ninka ku wanaagsan dirirta isla markaana maalinta fagaare loo baxo aan dib u jeesan ee indhaha iyo dhegaha istira oo halka raggu ku hardamayo bartanka... 

Xuska midabka ee aayadda 27 (fatir) iyo xikmadda ku daboolan

Jan 29, 2011
HORDHAC Sida aynu ka warqabno dhulkan ilaahay korkiisa inagu beeray wuxu ka samaysan yahay dhagxan iyo waxyaalo ku lug leh. Hadaba, dadka aqoonta dhulka ku xeeldheeri, marka ay ka hadlayaan samayskiisa, waxay isku raacsan yihiin aragtida (Nadariyadda) loo yaqaan “Big Bang”, in ay tahay bilowgii samayska dhulka iyo cirka iyo waxa u dhexeeyaba. Culimada muslinka qaar ka mid oo uu hormuud ka yahay... 
Halkudheg:

Barashada Luqadda English. Q.2aad

Jan 25, 2011
Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN Qaybtaan wuxuu si toos ah ugu xiran tahay, qaybtii hore ee aan kasoo hadalnay, hase yaashee, casharkaan ugama hadli doonno qaabdhismeedka weero (Sentences) iyo wixiii la xiriiira, sababtoo ah  kuwaas waxaan uga soo hadalnay qaybihii hore. Qaybtaan, waa qaybta  ugu muhiimsan waxayna ku saabsan tahay qaabdhismeedka Tuducda(faqrada) Paragraph sidaas darteed ... 
Halkudheg:

Sheekh Maxamed Khadar (iimaamka San-Deigo) iyo Xaaladdiisii ugu dambaysay

Jan 24, 2011
Warbixin: .(Diyaariye C/llahi Abul-fadli} أسر شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم فك اللهم عجل بفكاك شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم أعد شيخنا الحبيب إلى منبر السنة عة لدرجات اللهم اجعل مصيبته هذه تكفيرا عن سيئاته و رف اللهم لا تفتنا في ديننا و ثبتنا... 
Halkudheg:

Faaf Reeb: Tuug Malise Ayuu ka tagaa!

Jan 23, 2011
Warbixinta oo ka kooban 26 bog ka akhri HALKAN (pdf) Waxa dhowanahanba durbaanka tumaysay dowlada Ethiopia oo sheegaysa in nabad iyo Horumar laga gaadhay Dhulka Somalida Ogadeniya iyaga oo Xafiiska Ra’isal wasaraha ay kasoo baxayeen baaqyo isdaba joog ah oo sheegaya in Shacabka Somalida Ogadeniya ee ku nool qurbaha ay kusoo laabtaan dhulkooda, nabada iyo horumarkana ay xoojiyaan ka yagleeshay... 
Halkudheg:

Sidee loo abuuraa Ganacsi Guulaysan kara. Q.2aad

Jan 15, 2011
QAYBTII LABAAD: Waa qaybtii labaad ee barnaamijkii aynu ugu magacdaray sidee loo abuuraa ganacsi guulaysan kara. Waxa aynu ku soo sheegnay qaybtii koowaad si loo abuuro ganacsi guulaysan kara in loo baahan yahay in uu jiro nidaam ama qorshe ay raacayso shirkaddu oo la yidhaa (business plan). Waxa aynu qaybtan labaad kusoo qaadan doonaa waxyaabaha kale ee u baahan in lagu qoro qorshaynta ganacsiga (business... 
Halkudheg:

REER MARYOOLEEY U BARBAR DHIG REER MAYAAN

Jan 12, 2011
(Qiso mucjiso ah waa dhab dhacday) Qore: Dr. Qasim Xirsi Faarax Reer Mayaan (Maya) waxa ay ahaayeen qoon degenaa Jasiiradda caanka ah ee loo yaqaan Easter Island oo ku taalla Xagga darafka badda Baasifiga. Jasiiraddaan hadda waxaa maamul ahaan la hoos geeyey oo gacanta ku haya maamulkeeda dawladda Jilli ee ka mid ah qaaradda Ameerika. Haddaba waa sidee qisada qoladani? Waa sidatan: Waxay ahaayeen dad... 
Halkudheg:

SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA | Mustafe Ibraahim

Jan 9, 2011
Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan: Side loo abuuraa ganacsi Side loo kobciyaa ganacsi Maxaa keenaa in ganacsi guulasyto Maxaa keena in ganacsi uu guul daraysto Shirkadaha guulaystay ee dunnida iyo sababaha ay ku guulaysteen Shirkaddaha guul-daraystay ee adduunka iyo sababaha ay ku guul-daraysteen Side lagu noqon karaa maamul ganacsade fiican Waxaanu... 
Halkudheg: