Home » Faallo
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii I-aad
Soomaali-wayn waa erey maqalkiisa uu ku yar-yahay dhegaha inbadan oo kamid ah faca Soomaaliyeed ee maanta nool. Waxaase wax badan ku hadaaqey ereygaan labadii fac ee ka horeeyey faca dhallinyarada ah ee nasiibkoodu noqdey in ay xilligan noolaadaan. Qaar kamid ah Soomaalida ayaa waxay u arkaan ereyga Soomaali-wayn in uu xambaarsan yahay aragti la xiriirta ahaanshaheena dadeed iyo lahaanshaheena daleed....
Hay’adda SWDC waxay idin leedahay – Soomaalaay Baadigoob Nabadda
Marka ugu horeysa Aduunka waxa ugu Qaalisan waxa weeye in Bulshaddu nabad ay ku wada noolaato, sidaa darteed waa maxay Nabadd? Goormaase la oran karaa waa la gaaray Nabad?
Hadaba Akhristayaal ayadoo ay tahay waxa kaliya ee aan u baahan nahay Nabad ayaa waxa ay yeelan kartaa micno badan, hase yeeshee waxa ay isagu soo Biyo shubanaysaa mida oranaysa waa in Dadweynaha ku nool Aduunka oo dhami, Isjeclaado,...
Dr Saciid Maxamed” Tarsan Muqdisho waa u Baahneyd wuxuu yimid Xilli ay u Baahneyd”
DR Saciid Maxamed Cabdi waxaa uu ka mid yahay Aqoonyahanada Gobolka Banaadir wuxuuna na soo gaariiyey Qoraal uu kaga waramayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo la dhihi karo waa shaqsigii ugu Wanaagsanaa ee soo mara Gobolka Banaadir 20-kii sanno ee Dagaalada Sokeeyey ka jireen Muqdisho wuxuuna ku bilaabey Qoraalkiisa sidatan:
Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay burbur dhinac...
HESHIISKA KAMPALA: Soomaalida dalka waa lala hoggaamin doona
Waxaa qoray
Abdulkadir Mohamoud Walayo
Saxafi Soomaali ah
June 19th 2011
HESHIISKA ka soo baxay shirka wakiilada Dawladda Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Kampala bishan Juun 9dii 2011 ayaa waxaa ka muuqanaysa qaab la moodo in dadka Soomaalida maamulka talada dalka lala qabanyo. Xilka maamul wixii hadda ka dambeeya ay qayb weyn ka ahaan doonan wadamada Soomaaliya ay xubnaha ka wada yihiin...
HESHIIS KALA GADASHO GURI | QEYBTA. Iaad | Xildhibeen Cabdiwali
Marka hore waxaan tacsi u dirayaa shacabka, xukuumadda iyo qoyskii uu ka geeriyoodey Marxuum Cabdishakuur Xaaji Xassan Faarax Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha (AUN) oo shirqool dhagareed lagu khaarajiyay. Haddaba marra waxaan shaki ku jirin Cabdishakuur Xaaji Xassan inuu naftiisi ku waayey qaddayad Soomaaliyeed oo muqaddas ah oo uu aaminsanaa. Taasoo ah soo nooleynta magacii, meekhaankii iyo karaamadii...
Rooxaanland – II – Qaybta 2aad
Arrinta labaad haddaan u leexdo. Waa arrin runtii aan ku dheeraan doonoo, maadaama loo baahan yahay in si fiican loo fahmo.
FG: Qaybtii 1aad ka eeg halkan…
waxaa jirta in 40kii sano ee ugu dambaysay ay dalka soo galeen dariiqooyin ay ka mid yihiin Ikhwaan al Muslimiin iyo tayaarka Shiikh Muhammad ibn Abdul Wahab ibn Suleiman (Allaha u naxariistee) ee ‘Wahabiyada’ loo yiqiin – haddana loo...
Aarhus, Denmark: Bandhigga fursadaha waxbarasho ee Denmark
Waxaa ka dhacay magaalada aarhus ee caasimadda 2aad Dalkan Denmark , bandhig aan isagookale horey loo sameyn. Aad iyo aadna looga soo shaqeeyey.
Bandhigan ayaa waxaa isku soo dubaridey urur dhalinyaro soomaaliyeed ee layiraahdo ururuka mideynta dhalinyarada soomaaliyeed ee MIDSOM ( www.midsom.dk ).
Badhigaan ayaa waxaa lagu soo badhigayay Fursadaha waxbarasho ee ka jira dalka denmark.
Ujeedooyinka...
Baarlamaanka Soomaaliya waa in uu soo saaro xeer ay ku cadaynayaan in badda Soomaaliya cabirkeedu yahay 350 mayl-badeed
Bashiir Sheikh Maxamuud ayaa farriin ku aadan badda Soomaaliya waxa uu u diray baarlamaanka DFKMG, taas oo uu kaga codsaday in ay soo saaraan xeer ay ku cadaynayaan in laga soo bilaabo 2009 in badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 350 mayl-badeed (oo u dhiganta 648 kiilomiter), si sheekada 200 mayl ay usoo af-jaranto. Mana jirto wax arrintaas ka hor taagan baarlamaanka Soomaaliya ayuu yiri Bashiir,...
Warsaxaafadeed ka soo baxay kulankii bulshada Rayidka ee magaalada Muqdisho
Kulan ay maanta oo ay taariikhdu tahay 10 june 2011 isugu yimaadeeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Muqdisho ayaa si kulul loogaga soo horjeestay go’aamadii ka soo baxay shirkii Kampala ee ay ku soo heshiiyeen Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Kulankan oo ka dhacay xarunta SOSCENSA ee magaalada Muqdishoo ayaa qaybihii ka soo qaybgalay oo isugu jiray culumaa’uddiin,...
Musharax Yassin Maaxi oo casuumaad ka helay Wasaarada Arimaha Dibadan ee Wadanka Norway.
Musharaxa Xilka Madaxweynanimada Somalia ee 2011 Mudane Yassin Maahi Mo’allim oo lagu casuumay Wasaarada Arimaha Dibadda ee Wadanka Norway ayaa la qaatay kulan wada tashi ah oo ku saabsan musharaxnimadiisa iyo sida ay muhiim u tahay in xaalada guud ee wadanka Somalia looga baxo dhibaatada heysata iyo qaabka looga bixi karo.
Ugu horeeyn Masharax Maahi ayaa waxuu si kooban uga hadlay Hamiga...
Ma dhabaa in Dhurwaaga lagu Daweeyo Dadka Jinniga qaba?
Intaa nooshahay maalin walba wax aad arkeysaa wax kaa yaabiya, iyadoo taasi jirto ayaa dhawaan Xaafadda aan deganahay ee AL-Baraka Guri u dhow waxaan arkay dad buuqaya oo la leeyahay Caawa Xaafadda waxaa jooga Dhurwaa, inta yaabay ayaan waxaan dadkii ku iri “oo Dhurwaagu muxuu qabanayaa?”, markaas wiil i ag taagnaa ayaa waxa uu igu yiri “Nin Jinni qaba oo xaafadda degan ayaa Dhurwaaga lagu daaweenayaa”,...
Fadlan caawi wiilkaan yar oo la ildaran xanuun kaga dhacay xubinta taranka.
Wiilkaan yar waxaa la yiraahdaa Khalid Cabdulahi Maxamed (galeyr) waa 6 bilood jiroo kaliy.
wiilkaan wuxuu ku dhashay asagoo ka jiran xabuunta taranka,waxa wiilkaas yar la geeyey dalka ethopia hadana dhaqaale xumo jirta awgeed ayaa wiilkaas yar waxba loo qaban waayey.
ugu danbeeytii waxaa la isla gartey in wiilkaan yar oo dhibanaha ah wax loo weeydiiyo walaahiis muslimiinta ah si ay wax tar ugu...
Bannaanbax Deg deg ah oo ku wajahan Commonwealth iyo Damacooda Badda Soomaalida in la sameynayo 26 June 2011
May 07, 1979, markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, waxaan ahaa mas’uulkii loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha(Chargé D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway .
—————————–
Bashir Sheikh Mohamed
Waxaan...
Ayeeyo 62-jir ah oo dowlada Malaysia Dil ku xukuntey Daroogo darteed!
Ayeeyo 62-jir ah oo u dhalatey wadanka Hindiya, kana soo jeeda Chennai ayaa Maxkamaha sare ee wadankan Malaysia waxeey ku xukuntey Dil!, taasoo lagu sababeeyey in eey wadatey Daroogo, kadib markii Qaadigii maxkamadu yiri “Isdifaaceedu ma aheyn mid xoog badan, waxaana ka buuxa arimo badan oo is khilaafsan”, wuxuuna u muuqdaa ayuu yiri qaadiga “Mid la sameeyey oo gacan ku rimis ah”.
————
Warbixin:
“Malaysia...
Marna ma Milez-saa marna ma Musaveni-yaa
26-ka Janaayo ee fooda nagu soo haysa ee Sannadka 2012 hadduu Alle idmo waxaa buuxsamaya 21 sano oo ay Soomaaliya ku jirtay Burbur iyo dagaalo aan dhamaad laheyn, waxaana xiligaasi barbardhac noqonaya 21 sano oo Maxamed Siyaad Barre wadankaan xukumayey oo ay dadku haysteen nabad iyo xasilooni iyo 21 sano oo dowlad la’aan ah. Haddii aan dib u fiirino xaaladda burburka iyo dagaalada waxaa xaqiiqo ah...
Rooxaanland – I | Qaybta 1aad
Arar & Afeef
Qoraalkan aan ugu magacdaray „Rooxaanland“, wuxuu daba socdaa oo dhammaystirayaa labadii maqaal ee hore ee kala ahaa „War niman yohow Raggii meeye?- 2007 iyo „Soomaala’ayeeey! Ciiloow ba’!!!!!!’ – 2008.
Maqaalku wuxuu ka kooban yahay saddex qaybood:
Qaybta 1aad, waxay ku saabsan tahay rooxaanta ina wada haysa, siday innaga wada dhigtay iyo sida xaalkeennu wada noqday!
Qaybta...
Faallo: Soomaaliya oo Fashil Siyaasadeedkii ugu Xumaa Haysto 20 sano kadib
W/Q Cabdiqafaar Shire, Nairobi Kenya, Abdikafarshire@gmail.com
Nairobi:- Soomaaliya oo aysan dawlad dhexe oo shaqeysa ka jirin tan iyo sanadkii 1991, 20 sano ka hor ayaa waxaa soo wajahay mid kamida waji gabaxyadii ugu taariikhda xumaa ee soo mara 20-kii sano ee ugu dambeysay oo uu dalku colaadaha dhex dabaalanayay, kadib markii madaxda golayaasha DFKMG Soomaaliya, Puntland iyo Galmudug ay fashil...
Soomaaliyeey adduun weynuhu wuxu tartan ugu jiraa Badweynta Indiya
“Qarniga 21aad adduunku wuxu ku diriri doonaa gacan ku haynta biyaha Badweynta India,” Robert Kaplan, qoraaga buugga MONSOON
SII AKHRI…
Read More →
Muranka ka dhashay lahaan-shaha Jasiirada Suqada:
Jasiirada Suqadara (Socotra Island):-
Jasiirada Suqadara waxay ku taala bad-weynta India khadka joogiisu yahay 12, 30 waqooyi iyo khadka dheerarkiisu yahay 54 dhanka bari, wuxuu bariga soomaaliya u jira 130 mayl waqooyi bari Garda-fooy oo carabtu u taqaanay Ras Casayr, biriga koofur bari khaliij alcarab ee yemen u jirta 190 mayl .
Jasiirada Suqadara iyo dhawr jasiiradu oo kale waxaay...
“Ogaada lacagta aad masjidka kala baqeesheen inay kaniisadu qaadaneyso”Q2aad
Assalaamu Alaykum. Maanta iyo maqaalkeena waa qeybtii 2aad maqaalkii hore. Si’aad noola jaanqaadid, fadlan dib uraac qormadii hore.
“Saaxib, meeshan waxweliba waa xaaran”
Shabaabka iyo marmarsiiyada ay Yurub ugu dhoofan “Waa inaan tacabira oo aan reerka uxamaal tago! Qeyrkey qof kama jooga wadanka oo waa kuwaas lacagaha soo diraya! Wixii lahelikaro ‘dal iyo dibad’...
Maqaal: Talo soo jeedin Xal u helida shaqaaqooyinka iyo dilalka qorsheysan ee ka dhaca deegaana Puntland.
Waxa qoray: Bootaan Barre Samatar.
Anigoo ah muwaadin reer Puntland ah kana mid ahaa aasaasayaashii Puntland ee sanadii 1998dii waxaa tiiraanyo iyo argagaxnimo ah in maalin walba dhegaheena ay ku soo dhacaan falal argagax ah oo ka dhaca deegaamada Puntland,kuwaasi oo isugu jira aano qabiil oo aan dhamaad la heyn iyo kuwo kale oo cadowga Puntland soo abaabulaan si khalkhal loo galiyo xasiloonida iyo...
Maandooriyaha Qaadka iyo mushkiladihiisa – Qaybta koowaad
Qore:
Axmed shiil Muxumed
ahmedshil@yahoo.com
Borlänge, Sweden
Bismillaahi wassalaatu wassalaammu calaa rasuulilaahi
Gogoldhig:
Maamulka magaalada Borlänge ee Iswiidhan ayaa soo bandhigay sanadkii hore qorshe lagu doonayey in loogu kuurgalo baaxadda iyo dhibaatada uu maandooriyaha Qaadku kuhayo bulshada soomaaliga ah ee kunool magaaladan. Waxaa markaa lalasoo xidhiidhay Ururka Umis (Ururka Midnimada...
Sannad Guuradii 68aad ee Halgankii XIsbigii SYL – 15 May 1943
Qore : Abdulkadir Ali Bolay
Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah sannad guuradii 68aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y. L 15 May 1943, waxaan ilaahay ugu baryeenaa inuu u naxriisto inta ruux ee ku shahiiday oo naftoodda u soo huray xornimadda...
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray
Fiiro gaar ah:
Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/ 2010/06/22/ flykten-fran-mangkulturen/ kaasoo aad loogu duray dadka ajnabiga ah siiba kuwa muslimka ah oo ay soomaalidu ugu horrayso.
Tarjumada oo sawiro wadata halkan ka eeg RIIX/GUJI (pdf)
Qoraalkana sidan ayuu ahaa;
Waxaan u murugaysnahay Borlänge da naga dayacantay:
Walow...




