Home » Faallo
DHOWRISTA DEEGAAN WAA AS-AASKA NOLOSHA
Qore
Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Deegaanka Soomaaliya
GREEN SOMALIA (GS) NGO
Abdulkadir Mohamoud Walayo
Waxaan laga murmurni karin in bani’aadmigu yahay abuurista Eebe haybta ugu caqliga badan. Eebe wuxuu uumay nafley kale oo iyadana la hubiyay inay ku caqli dhowdahay amaseba aadanaha wax dheer tahay, dhir iyo jamaad, kuwaas oo kaabaya ama dhameystiraya nolosha aadanaha si toos ah amaseba si...
Somalia: Puntland Rejects Australian ABC Media Criticism of Anti-Piracy Force
Somalia: Puntland Rejects ABC Media Criticism of Anti-Piracy Force…
Read More →
Australian accused of funding private Somali army
The Somalia Monitoring Group, a team of specialists appointed by the United Nations Security Council to investigate suspected arms embargo breaches, claims Lafras Luitingh is a leader of a group which is helping to train and equip a large militia force.
Mr Luitingh was granted Australian citizenship in 2009.
Read More →
Boqolka (100) maalmood ugu horeeya ku kaalmeyso Tobon (10) Horseed u ah Afar (4) sanadood oo GUUL ah
Mudane Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud !!!
Ku tasho Ilaahey, dadkaaga iyo dalkaaga. Haddii aad ku kalsoonaatid waxaad bilowday maamul ku dayasho mudan oo Soomaali tusaale u noqda qarniyo fog fog. Taasi waa aasaaska ISBADELKA ay Soomaali kaa rajeyneso.
Waxaa tahay Madaxweyne Soomaaliyeed. Qofwalba oo Soomaali ah meelkasto uu joogaba dalka gudihiisa iyo dibadiisa adiga ayey ku fiirsanyaan. Ha-noqon...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 27-aad
Casharkii XXVII-aad
Sidii caadada u ahayd ayaa dowladda Jarmalka, iyada oo wax sabab ah ayan jirin waxay dejisey qorshe weerar oo ku wajahan degaanka koonfur-bari ee qaaradda Yurub. Gaar ahaan degaanka buuraha Balkaan iyo dalka Giriigga. Qorshahaas oo magaciisu ahaa Operation Marita ayaa ku tallaabsigiisii wuxuu yeeshey saddex dhacdo oo hor-dhac u noqdey, kuwaas oo dedejiyay fulintiisii. Midda koowaad...
SAFARKEEYGII SOOMAALIYA, IYO SIRTII AAN SOO HELEY (Qeybtii 1-aad)
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Intaas kabacdi, waxaan warbixintan ciwaankan leh, ugu talagalay in aan ku faaqido, waxyaabihii aan kusoo dhuuxey, safarkii aan hada ku tagay, ugana soo laabtey wadankeena hooyo gudihiisa, mudadii u dhaxeeysey (Augost 6-2012-illaa-September 6, 2012). Waxaan ku daali doonaa in...
Haddaan shabaab waraabe cunoow badnay ciil uma qabno (2) !!
HORUDHAC :
Masha Allaah Shariif Maxamud Shariif Cali si fiican oo Cilmiyeysan oo tafatiran oo uu ku xoojiyey Aayado Quraan ah Iyo Axaadiis Saxiix ah Iyo Aqwaashii Culumadii Salafka Iyo Qaacidoon Usuuli ah ayuu ku bayaanshay in hilib ka waraabaha AMA dabuca uu xaaraan yahay.
Sidoo kale Wuxuu si Cilmiyeysan u soo aruuriyey Imaam Shaafici Iyo Ardeydiisa tiirarka u ahaa, mad-habtiisa waxay ka yiraahdeen...
Daldaloolada Shuruudaha doorashada madaxweyne Soomaaliyeed | Qore: Omar Dhollawaa
Qoraalkan waxaan ku qaadaa dhigayaa laba qodob oo ka mid ah shuruudaha lagu xiray in qof isu soo sharaxo madaxweyne kuwaas oo kala ah: (no.4) Inuusan gelin dambi culus oo ay maxkamad xukuntay. (no.5) Inuu bixiyo lacag dhan 10 kun oo doollar oo ah diiwaan-gelin ah.
Waa muhiim in waxyaalla badan la qadariyo si looga gudbo xaallada maanta Soomaaliya ku sugan tahay. Sidoo kale waa muhiim in safarku aanu...
Aragtida Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku aadan Xasuuqii Zenawi
Ra’yigaaga hoos ku dhiibo.
Maxaa looga Tacsiyadaynayaa Meles? Ma xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed, mase ku xad Gudubkii Goobahii cibaadada….
Keligii taliyahii Itoobiya, xasuuqahii gumaaday shacabka Soomaaliyeed, ayaa la aasay maanta, September 2, 2012. Waxaa aaska Zenawi loogu baroordiiqayo ka qayb galay “Sh. Shariif Sh Axmed, C/weli Gaas, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, iyo Axmed Maxamed...
Shareecada Islaamka iyo Doorashada Madaxda
Qore: Sh. Xasan Jaamici
Waxaa jira welwel ay qabaan Soomaalida inteeda badan oo ku saabsan waxa ay hasha maandeeq (Soomaaliya) ay dhali doonto maalmaha soo socdo. In kastoo xanuunka foosha uu ka sii darayo haddan dib u dhac ayaa ku dhacay waqtiga la filayay in ay Maandeeq dhasho August 20keed, 2012, saqda dhexe habeenkii.
Waxaa muran ka taagan ciddii dhalin lahayd Maandeeq. Waxaa jira warar sheegaya...
Hooyo Maryan “Canugeyga iyo Gacanteyda waxaan ku Waayey Markii uu si Bareer ah ii Toogtay Askeri Ugaandheys ah”
Hooyo Maryan Maxamed daa’uud Isaaq oo ah Haweeney Spoomaaliyeed oo haatan ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho ayaa ka cabaneysa Dhibaabto uu u geystey Askari u dhashey Wadanka Uganda waxayna Hooyo Maryan oo ka sheekeyneysaa Dhabaatadaas waxayna ku bilowdey Hadalkeeda Sidatan
“Soddonkii Jannaayo Sanadkii hore anigoo galaya Gurigayga oo ku yaala Degmada Shanggaani ayaa Askeri Ugaandheys ah oo...
Haddaan shabaab waraabe cunoow badnay ciil uma qabno !!!
Horudhac :
Akhristayaasha haddaan Xasuusiyo Maqaaladeydii aan ku dhaleeceyn jiray shabaabka laga soo bilaabo Bishii sep,2008 oon qoray maqaal aan ugu magac daray shabaab yaa macallin u ah ???kadibna taxanayaashii shareecadda & shabaab, kadibna maqaalkii muranka dhaliyey ee Shiikh imaam Axmed bin xanbal oo shabaab lacnaday ???iyo imaam shaafici oo shabaab Aamusiiyey, ha iloobin Shabaab & kimistari,...
C/rahmaan Farooloow: Meles Zenawi goormuu Soomaali noqday?
Salaamu Calaykum
In mudo ah waxaan ka leex-leexayay in aan wax ka iraahdo xaalka ama arrimaha dalkeena ee jahwareersan balse markaan maqlay, dhageestay ama arkay Soomaali ah oo siyaabo aan la yaabay ooga hadlay geeridda ku timid R/wasaarihi hore ee dalka Ethiopia Meles Zanawi ayaan garwaaqsaday in aan wax ka iraahdo.
Sida caadiga ah marka uu qof geeriyoodo Islaamka waxa uu qabaa in qofka laga geeriyooday...
Ugaas Mowliid “Shariif Xasan Shiikh Aadan ma Hogaanka Dhaqanka Beesha Reer Ow Xasan Baa”
Ugaaska Beesha Reer Ow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi Ugaas Axmed oo ku magac dheer Ugaas Mowliid ayaa soo saarey Qoraal uu kaga hadlayo halkii ay mareen Laba Xubnood oo ay Beeshu ku lahayd Xildhibaanada Baarlamaanka waxaana Qoraalkaas lagu wargelinyaa dhamaan Haya’daha iyo Beelaha Soomaaliyeed ee ka qayb qaadanayey Hanaankii kala Guurka waxaana Qoraal uu soo Saarey Ugaaska u Qornaa Sidatan
Ku...
DHEX-ROORAHA FAGAAGGA IYO TIIGSIGA FARRAARE
Haddii aanu u martinno akhriska aayadda 33-aad ee suuradda Al-Raxmaan, waxaa inoo muuqanaya aqoon baaxad weyn oo aayaddu ay inoo tilmaameyso. Sida u caadada ah aayadaha quraanka, iyaga oo bilowgii la hadlayey bulsho badow ah oo ku dhaqneyd tuulo ku dhex-taal dhul lama-degaan ah, ayaa misana waxaad moodeysaa in ay maanta soo degatey oo ay la hadleyso dadka ugu garashada sareeya kun-sanadeedkan (Millennium-kan)...
Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub oo Magacyada 202 kamid ah la faafiyey
Magacyada 202 qof oo ka mid noqonaya xildhibaanada baarlamaan cusub ee loo samaynayo Soomaaliya ayaa waxaa faafiyey guddiga farsamada ee qaabilsan soo xulidda xubnaha baarlamaanka.
Waxaana la sheegay in magacyada inta dhiman la soo dhamaystiri doono, laakiin lama sheegin sababta keentay in la shaaciyo magacyada qaar ayadoo aan la soo dhamaystirin. Tirada guud ee laga raboo in uu noqdo baarlamaka cusub...
Waa maxay shuruudaha iyo sifooyinka laga rabo Madaxweynaha Cusub?
Qore: Farah Aw-Osman
Madaxweynuhu waa wajiga ama muraayada matalaysa ummada Soomaliyeed taas oo caalamku ay wada arkayaan. Sidaa awgeed, waa lama huraan in qof u qalma buuxiyayna shuruudaha ama sifooyinka aasaasiga ahna la doorto jagadaas muhiimka ah. Hadaba waxaa isweydiin mudan maxay yihiin sifooyinka lama huraanka ah ee ay tahay in laga helo madaxweynaha mustaqbalka, si markaasi qof tayo, tacliin,...
Duulaanka Kenya & Damaca Kismaayo: Saca Naasaha Adag iyo Weedha Maxaa Kulmiyay?!!!.
Inkastoo Hawgalka Meleteri Ee Kenya ee gudaha dalka Soomaaliya ee salka ku Haya Arimo Dhaqaale iyo kuwo Siyaasadeedba ayaa hada waxa uu marayaa Meel Xasaasi ah, Hadaba waxaa jira Dagaal Meleteri oo Cirka, Dhulka iyo Badaba ah oo Mudo sanad ku dhow ay Kenya ku haysay Gobolada Koonfureed ee Jamhuuriyada Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Jubooyinka, Ahmiyada Ugu wayna ay tahay in Magaala Xeebeeda...
Warbixin: Muqdisho iyo Sameynta Doorashada
“Koox ku lebisan Direyska Ciidamada Qalabka-sida oo wata dhowr Kaartoon oo ay ka buuxaan Sawiro iyo Funaanado mid ka mid ah Musharixiinta ay taageersan yihiin oo joojinaya Gaadiidka Waddooyinka maraya isla markaana ka fiiqaya Sawirkii hore ugu Dheganaa kuna Dhejinaya Sawirka Musharaxa ay taageersan yihiin, iyadoo Wadaha Gaarigana (Dareewallada) Dhegta loogu sheegayo haddii uu Sawirkaas...
Dhegeyso: Maxaa Kalla Heysta Duubabka iyo Aqoonyhanada: Xaalada Beesha Saruur
Halkan ka dhegeyso codka:
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2012/codsaruur.mp3]
Beeshan oo soo martay sida nadaamku yahay ee wax loo xullo, dhaqankoodii, ugaasyadii, suldaanadii, nabadoonadii iyo wakiilkii beeshuba eey isku raacsan yihiin in jufooyinku eey soo xulaan sadaxda qof ee hoowshan loo diri lahaa, isla markaasna mudana.
Waxaa la soo xulay 3-qofoo ee kalla ah 1. Faadum Ahmed Alim-Cureji,...
Barakacayaasha Muqdisho ku sugan oo Loo Isticmaalo Ololaha Doorashada
Bismilaahi Raxmaani Raxiim 11/08/2012
Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee ku teedsan magaalada Muqdisho.
SIdaan la socono waxaa si xowli ah uga socda...
Lacag Kunaa u yar, Darajana Xidiglaa u yar, Xilna Madaxweynaa u yar.
Markii ay sii idlaanayeen lacagihii Soomaalidu lahaan jirtay ee Shilinka Soomaaliga ayna u dambeysay wax qabriga la dhigo lacagta Shanta Boqol ah ayaan waxaan la yaabay hees uu sameeyey Maki Xaaji Banaadir oo ahayd “Lacag Kunaa u yar kunaa u weyn”, waxaa la yaab leh in Dal uu Nidaam Dowladeed ka jiro in uu isticmaalo Hal Naqashad oo lacag ah, wax walba waxay ku soo dhamaadeen in Kun wax lagu...
Khatarta uu ummul-raacu u leeyahay hooyooyinka uurka leh iyo qaabka ugu habboon ee looga hortagi karo
SAKIRIYE WEYRAX WARSAME OO AH ARDAY WAX KA BARTA JAAMACADDA CAAFIMAADKA EE CARDIFF, UK OO SOO BANDHIGAY WAR-BIXIN CAAFIMAAD OO AAD MUHIIM U AH
Sakariye Wayrax Warsame oo ah arday wax ka barta Jaamacadda Caafimaadka ee ku taallo Magaalada Cardif ee waddankaan UK ayaa kulan uu ku qabtay magaalada Birmingham waxaa uu kusoo bandhigay warbixin dheer la xiriirta baaritaanno Caafimaad oo uu in muddo ahba...
Dowladda xalaal ah ma dhalan doontaa August 2012?
By: Sh. Xasan Jaamici,
Soomaaliya xanuun badan baa haya wayna foolanaysaa . Waxaana la filayaa inay dhali doonto August 20, 2012 sida ay dhaqaatiirta qaar ka mid ah ay sheegeen. In kastoo aan shakhsiyan u arka uurkan ay Soomaaliya qaaday uu qasab ka sameysmay. Soomaalida badankeeda waxay walaac ka qabaan sida uu u ekaan doono iyo ciduu raaci doona waxa dhalan doona August 20, 2012 in saa Allah.
Waxaan...