Home » Directory

Hiawathapizza – Minneapolis

Dec 2, 2009
HIAWATHA PIZZA: Waa Pizza fresh ah, oo la diyaarinayo marka aad dalbatid. Family Special offer – Two Medium Pizza one topping 1– Two Liter pepsi $17.99 – Two Large Pizza one topping   1-Two liter Pepsi $ 19.99 – Small Pizza $5.99 pic up only Free Delivery Call Now Ka dalbo Telefoonkan (Call Now: 612-455-6944), HIAWATHA PIZZA: Waa Pizza nooca New York oo aad ka heleysid Minneapolis… Sidoo... 
Halkudheg:

Gabar 5 jir ah oo Gargaar u Baahan….

Nov 30, 2009
waxana laga laxiriiri karaa Cabdi Qaadir Cismaan jimcaale mobel:25290766398 ama 0015672660145 Gaalkacayo Gabadha xanuusan magaceedu waa shamso cirre diini. Da’deedu waa jirto 5 sano. Gabadhan oo xanuunkan qabta muddo dheer markii loo geeyeey dhakhaatiirta waxba waa ka qaban waayeen. Qoyska gabadhan waa reer sabool ah oo aan awoodin in ay dhakhaatiir bannaanka ah u qaadaan ama ku soo daweeyaan. Waxaa... 
Halkudheg:

Cali waa sagaal jir Kaadi haysta Banaanka taalo wuxuu u baahan yahay Gargaar deg deg

Nov 30, 2009
Cali waa sagaal jir Kaadi haysta Banaanka taalo wuxuu u baahan yahay Gargaar deg deg Mudadii labaatanka Sanno ee dhibaatada ka jirey Gayiga Soomaaliyeed waxaa dadka soomaaliyeed isugu darsamey Colaad, Abaaro iyo Cudduro waxayna Galaafteen dad farabadan oo aan waxba galabsan, iyadoo taasi ay jirto ayaa dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan Dibadaha waxay u istaageen ama gunta u xirteen in ay gacan siiyaan... 
Halkudheg:

Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya oo u amabaxay Kenya….

Nov 30, 2009
Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya oo u amabaxay Kenya…. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Cayaartoyda Xulka Qaranka dalka Soomaaliya oo muddooyinkanba diyaar garrow ku jiray ayaa u amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan tartanka qaramada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika oo sanadkan Kenya marti gelineyso. Ka hor bixitaankooda ayaa munaasabad sagootin ah... 
Halkudheg:

TACSI: Marxuumad Khadiija Xaji Xassan oo Khamiistii (26 November, 2009) ku geeriyootay Burco

Nov 28, 2009
Dhammaan Madaxda, Wakiiladda iyo Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil waxa ay Tacsi u dirayaan Maaxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) iyo Dhammaan Qoyska Reer Siciid Ducaale, oo ay ka tacsiyadaynayaan Hooyaddood Marxuumad Khadiija Xaji Xassan oo Khamiistii (26 November, 2009) ku geeriyootay Magaaladda Burco. Waxaanu dhammaan qoyska reer Siciid Ducaale, gaar ahaan Maxamed Siciid Ducaale, Nuux Siciid Ducaale,... 

Sheikh Maxamed-Rashaad oo ku Geeriyoodey Xajka, Allah ha u Naxariisto

Nov 26, 2009
Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka ayaa Maanta (Carafo) ku geeriyoodey Xajka. Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin Allah ha u naxariistee waxa uu ku geeriyoodey Mina. Sh. Maxamed-Rashaad waxa uu deganaa magaalada Ottawa ee magaalo madaxda dalka Canada, halkaas oo uu iimaan ka ahaa masjid ku yaal magaaladaas. Waxa kale oo Dr. Maxamed-Rashaad... 
Halkudheg:

Minister Asha Ghelle Dirie in Virginia,Washington DC

Nov 18, 2009
Minister Asha Ghelle Dirie: Women Development and Family Affairs of Somalia is in town and addressing the community this Friday. Below is some more info for the mentioned event. Also, a flayer is attached for more detailed info. When: Friday November 20Friday November 20thth, 2009 Time: 7:00 p.m-10:00PM Where: Meeting Room 196 Meeting Room Northern Virginia Community College Alexandria Campus... 

Tahniyad dhalasho|Qoyska Abdi Hakeem

Nov 16, 2009
Tahniyad Kal iyo Laab ah oo ay Dirayaan Qoyska Hassan Mataan iyo Qoys ka Abshir Abdi Osman Sweden:- Tahniyad Balaaran oo Kal iyo Laab ah ayaa waxaa loo dirayaa Qoyska Abdi Hakeem Mohamed Abshir iyo Marwo Adna Hassan Mataan oo November 15 keedii 2009 Wiil ugu dhashay Dalka Sweden Magaalada Gothenburg wiil kaas oo loo bixiyey Saabir. Tahniyadaan ayaa waxaa diraya labada waalid ee wiilka iyo gabadha... 
Halkudheg:

Tacsi Ardayda China|Xildhibaan Ibraahim

Nov 16, 2009
Tacsi ka timid Ardeyda Soomaaliyeed ee waxkabarata wadanka Shiinaha INNAALI LLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Anagoo ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata, dalka China gaar ahaan Kulliyada caafimaadka ee jamacada Jilin, magala madaxda goblka waqooyi bari ee Shiinaha ee Changchun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii uu ka geeriyooday Walaalkeen nalafasal ahaa abihiis oo xlay... 

Taariikh Nololeedkii COl. Maxamed Xaali Cali Shirwac

Nov 12, 2009
Maxamed Xaji Cali Wuxuu dhashay Sanadku Markuu ahaa 1940 Wuxuuna ku dhashay maxamed Xaaji Cali Degmada Durduri ee Gobolka Sanaag, Maxamed Xaaji Cali Wuxuu dugsi quraanka ka dhigtay Degmada Durduri ee Gobolka Sanaag wuxuuna ka tagay Markii uu dhameeyay quraanka isagoo Tobon jira Kadib wuxuu u hayaamay Magaaladda Cadan oo ay reer Aabihii daganaayeen islamarkana Somalida ku badnayd Waagaas Wuxuuna Cadan... 

Tacsi: Sh. Maxamed C. Aware

Nov 12, 2009
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Anagoo ah dhamaan dadkan hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyaleh u diraynaa dhamaan Qoyskii Iyo Qaraabadii uu ka baxay Sheekh Maxamed Cabdi Aware oo Habeenimadii taaiikhdu ahayd 11.11.2009 ku geeriyooday magaalada Bosaso, Marxuumka Waxaan leenahay Allaah ha ka waraabiyo Janadii Fardowsa ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan alahakasiiyo , Aamiin Aamiin Aamiin Bootaan... 

London: Xubnaha Guddiga Dhaqanka-Siyaasadaa Beesha Saruur

Nov 10, 2009
Kulan labaad ee Beesha Saruur Kulan mudo u socday beesha saruur ee UK, toddobaadyadii la soo dhaafay laguna qabtay Edmonton London waxaa ka soo baxay arimahan: Beesha waxay u xilsaartay guddi ka kooban 8 xubnood oo wakiil uga noqonaya la kulanka xubnaha guddiyada beelaha, laguna soo bandhigayo habka ugu haboon oo ay Beesha H/G wax ula qaybsaneyso walaalaha kale oo ay ood wadaaga yihiin, oo danna u... 
Halkudheg:

Festifaalka Soomaalida London | Goorma: November 13

Nov 1, 2009
Festifaalka Soomaalida London Warbaahin Saxaafadeed – London Goorma: November 13, 2009 Guddiga Qabanqaabada Festifaalka London ee Soomaalida wuxuu soo tebinayaa in dhacdada lagu shaacinayo barnaamijkaasi ay noqon doonto maalinta Jimcaha 13 Noofambar 2009, saacaddu 5ta ilaa 10ka fiidnimo, Goobta: Hampstead Town Hall Centre, 213 Haverstock Hill, London NW3 40P. Dad tiradoodu kor u dhaafayso 250... 
Halkudheg:

kabtan Shaash: hambalyo tartanka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore iyo wasaarada Isboortiga iyo dhalinyarada

Oct 26, 2009
kabtan Shaash: hambalyo baanu leenahay tartanka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore iyo wasaarada Isboortiga iyo dhalinyarada London 27/10/2009. Kabtankii xulka Qaranka dalka Soomaaliya mudane Ibraahim Mohamed Ali oo ku magac dheer ‘’ Kabtan Shaash islamarkaana ka mid ahaa ciyaaryahanadii dalka Soomaaliya magaca weyn ku lahaa kubadda cagta kana tirsanaa kooxda Horseed laguna tilmaami karo daafacyadii... 

KHATARTA DABKA | Cabduqaadir

Oct 26, 2009
KHATARTA DABKA  Dabku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha asaasiga ah ee nolosha aadanahu ku tiirsan tahay oo aan sina looga maarmi Karin miyi iyo magaalaba, wuxuuna soo jiray oo lagu intifaaci jirey ilaa abuuritaankii aadanaha, waana lagu intifaaci doonaa inta aadanuhu dunidaan korkeeda ku nool-yahay. Dabku wuxuu soo maray heerar kala duwan oo waagii hore waxaa laga dhalin jiray Geedaha, Dhagxaanta iwm.,... 

Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo Xariga laga jarey

Oct 17, 2009
— Muqdisho: Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo maanta (Oct 17) Xariga laga jarey — London, UK: Kooxda Heegan oo faro marnaan dhigtey kooxda Betroolka koobka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Cayarahaan loogu magaca daray todobaadka nabada iyo soo nooleynta naadiyadii hore waxaa ay ka socdaan Garoonka dugisga bolice –ka Waxaa... 
Halkudheg: ,

Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday

Oct 1, 2009
Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday Masjidka Iyo xarunta abu-bakr Islamic center ee Magaalada Seattle Gobalka Washington oo maalmahan ay ka socatay Munaasabad lagu furiyay oo ay kasooqayb galeen culumada somaliyed iyo kuwan aan somalida ahayn ee caanka ka ah waqooyoga America iyo dadweyne aad fara badan.   Munaasabadan oo socatay mudo afar maalmood ah bilaabatayna 24ka bishi... 
Halkudheg:

Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee….

Sep 29, 2009
Ogeysiis Reer Minnesota: Puntland State University Fund Rasing.. Goorma, Xaggee…. Puntland State University in Garoowe First Annual Fund Raising in Minnesota GOORMA/WHEN iyo Xaggee/WHERE… EEG FLIER-ka (pdf)  Read More →

Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka

Sep 28, 2009
Shirkada isgaadhsiinta Taleefonada ee Telecom Puntland oo Aduun Garaya ku dhowaad 2Malyan Gudoonsiisey Goboladii Tartan aqooneedka ku Guulaystay ee Sanaag iyo Mudug. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Shirkada isgaadhsiinta Taleefoonada ee Telecom Puntand oo Dardar wayahanba ka wadey Degaanada PL ayaa waxaa ay qabatay Tartan aqooneed ay bishii Ramadaan ugu talagashay Gobolada somaliya kaasi oo uu ku... 

Soomaalida Sweden oo soo dhoweysay waftiga guddiga Olombikada

Sep 28, 2009
SOOMAALIDA SWEDEN OO SI WEYN U SOO DHOWEYSAY WEFDIGA GUDDIGA OLOMBIKADA QARANKA EE SOCDAALKA KU MARAYA YURUB…. By Abukar Albadri Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Stockhom – xaflad aad u ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay, kana dhacday Tiyaatarka Rinkeby Folketshus ayaa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey wafdiga Guddiga Olombikadda qaranka Soomaaliyeed ee dhowaanahanba socdaalka shaqo... 
Halkudheg:

Faallo Sports: Yaa ka qayb galaya seminaarka Win Africa with Africa coaching course ee lagu qaban doono dalka Jabuuti?.

Sep 26, 2009
Faallo Sports: Yaa ka qayb galaya seminaarka Win Africa with Africa coaching course ee lagu qaban doono dalka Jabuuti?. Nijmegen 27.09.2009. Wararka aanu ka helayno ilo kale duwan oo kale jooga dalka Soomaaliya iyo Qurbaha ayaa sheegaya in seminaarka loogu talagalay in kor loogu qaado tayada macalimiinta kubadda cagta kooxaha ka dhisan dalka Soomaaliya ayaa shaki badan laga qabaa qaabka looga qayb... 
Halkudheg:

Leicester iyo Koobkii Ciida

Sep 21, 2009
Leicester iyo Koobkii Ciida Waxaa maanta ka lagu qabtay magaalada Leicester koobab ay ku tartamayaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba, laguna xusayey munaasabadda maalinta ciida. Tartankaas waxaa soo qabanqaabisay hay’adda Puntland Youth and Sports Development organisation (PYSDO) oo fadhigeesu yahay magaalada Leicester. Tartankaas waxaa kasoo qeyb galay... 
Halkudheg:

Ciyaar Xiisabadan oo Garoonka kubada Cagta ku dhexmartay Naadiyada Dowlada Hoose Ee Degmada Bosaso iyo Kooxda kubada cagta ee Telecom Puntland.

Sep 21, 2009
Ciyaar Xiisabadan oo Garoonka kubada Cagta ku dhexmartay Naadiyada Dowlada Hoose Ee Degmada Bosaso iyo Kooxda kubada cagta ee Telecom Puntland. Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah Ciyaartan ku dhexmartay 2naadi ee Dowlada Hoose iyo Shirkada Telecom Puntland Garoonka kubada cagta ee Magaalada Bosaso ayaa ahayd ciyaar qayb kaah Ciyaarihii koobka kubada cagta ee Naadiyada Degaanada Gobolka Bari ay isku... 
Halkudheg:

Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey

Sep 21, 2009
Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey Waxaa la bilaabay ururinta keydTaariikheedka Garsoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed, iyadoo ilaa iyo hada ku dhawaad 5 Garsoore ay soo gudbiyeen warbixino taariikhdooda ka hadlaya iyo sawirro,sidaa daraadeed dhamaan garsoorayasha cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudhiisa iyo dibadiisa,... 
Halkudheg:

Ciyaraha Bisha Ramadan ee magalada Karachi

Sep 17, 2009
Ciyaraha Bisha Ramadan ee magalada karachi. Waxa tariiqdu markey aheyd 10-kii bishan Ramadan si rasmi ah uga bilowday magalada karachi ee dalka pakistan ciyaaro lagu mamusaya bisha ramadan, ciyarahaan ayaa waxa soo qaban qabiyey ama soo abaabuley ardeyda somaliyed ee wax kabarata jamacadaha kala duwan ee magaladan karachi Gar ahaan ardeyda jamacada karachi. ciyaarahan ayaa waxaa marti galinaya( jamacada... 
Halkudheg: