Home » Archive Qoraaga

Cashuura waxay ku beegan tahay Nov 14, 2013

Nov 13, 2013
Maxaad uga faa’iidaysan weydey maalmahan “gaarka” ah ee uu kuugu deeqay Allaha weyni? Maxaa loo soomayaa maalmahan? Abu Qataada (rc) wuxuu yidhi: Nabiga (صلى الله عليه وسلم) ayaa la weydiiyey soonka maalinta Caashuuraa suu yeen: {waxaa lagu dhaafaa [denbigii] sannadkii tagey} Muslim ayaa wariyey.  Taasuucaa waxay ku beegantahay Nov 13, 2013 Caashuuraa waxay ku beegantahay... 

Madaxweynaha oo ku baaqay Joojinta dagaalada Jowhar iyo Ra’iisul wasaaraha oo qoraal ka soo saaray Dufaanta Ku Dhufatay Xeebaha Puntland

Nov 13, 2013
War-saxaafadeed Shirkii Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaare Saacid:”Dufaanta Ku Dhufatay Xeebaha Puntland Waxaan U Aqoon sanahay Masiibo Qaran, Deg Degna Waan Uga Jawabaynaa” Muqdisho,12, Nov,2013…Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa galabta isugu yimidi shir aan caadi ahayn kaas oo looga hadlayey Duufaanta ku dhufatay deegaano balaaran oo ku yaala Puntland taas oo... 

HORMUUD TELECOM FOUNDATION IYO JAAMACADA BANAADIR OO DHAKHAATIIR U DIRAY JOWHAR

Nov 13, 2013
Munaasabad Gurmad loogu dirayey dadka ay fatahaaduhu saameyeen ee degan Gobolka Shabeelada Dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar laguna Sagootinayey Dhaqaatiir iyo arday wax ka barata Jaamacadda Banaadir qeybteeda caafimaadka kuwaasoo ka qeyb-gali doona hawla gurmad caafimaad loogu sameeynayo dadka degan magaalada Jowhar ee ay asiibtay fatahaada webiga shabeelle. Mashruucaan waxaa soo abaabulay oo iska... 

TACSI: Axmed Maxamuud Yuusuf oo ku Geeriyooday magaalada Mandheera

Nov 12, 2013
TACSI Annigoo ah sahid mohamed yusuf iyo xaaskiisa , xasan daahir afeey xaaskiisa, Shiikh mohamed rashiid iyo xaaskiisa,Abdi Jibriil iyo xaaskiisa, Abukar gacal iyo xaaskiisa, cali cabdi habeeb iyo xaaskiisa iyo dhamaan Qoysaska Jibraahii oo dhan . waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyska reer mohamud yusuf siiba reer ahmed mohamud Geeridii ku timid aabahood Ahmed mahamud yusuf oo shalay lagu aasay... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Shaaca ka Qaaday in Khilaaf u dhaxeeya Isaga iyo Madaxweynaha

Nov 12, 2013
Wargalin Ra’iisul Wasaaraha ee ku Socota Ummadda Soomaaliyeed – Warsaxaafadeed ka soo baxay Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in uu dhab yahay khilaafka u dhaxeeya isaga iyo madaxweynaha, waxana uu sheegay “Is-maandhaafkaas ma’ahan mid siyaasi ah ee waa mid Dastuuri ah, xalkiisuna waa fahamka iyo ku dhaqanka Dastuurka Qaranka.”  Waxana... 

Khilaafkii u Dhaxeeyey Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Raiisul Wasaare Saacid oo Cirka isku Shareerey.

Nov 12, 2013
Khilaaf maalmahaan u Dhaxeeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Cabdi faarax Shirdoon Saacd ayaa haatan u Muuqda in uu sii Xoogeystey ka dib markii uu Madaxweynaha uu ku Wargeliyey Raiisul Wasaaraha Saacid in uu is Casilo hase yeeshee Raiisul Wasaaraha ayaa ku gacan seyrey soo jeedintaas Raiisul Wasaare Saacid ayaa laba jeer waxaa uu u Gudbiyey Madaxweynaha... 

HURGUNTA HOGGAANKA HUYUUCSAN

Nov 11, 2013
Mar-kasta oo aadamigu uu il-baxayey, wuxuu nolosha u adeegsanayey qiyaas iyo beeg uu ku qiimeeyo walxaha iyo tamarta uu nolosha u kaashado. Toddoba hal-beeg oo heer cari-edeg leysula oggolaadey ee sal-dhig u ah miisaamada maamulka dhaqdhaqaaqa nolosha aadanaha. Waxay kala yihiinKilo-gram (miisaanka culeyska), Meter (cabbirka dhererka), Candela (awoodda ifka), Second (gooreysada), Ampere (qul-qulka... 
Halkudheg:

Hooyo Cunugaan laga soo saarey Qaliin Dheer ka dib oo Gargaar Deg Deg ah u baahan.

Nov 11, 2013
Waxaa ii suurtagashey in aan Gurigooda ku Booqdo Hooyo Fardowso Maxamed Geedi oo Shan Maalmood ka hor ku Dhashey Isbitaalka Haweenka iyo Caruurta ee Banaadir Cunug wiil ah Madaxiisu aad u weyn yahay islamarkaana Dhaqaatiitu sheegeen in Madaxa ugu Jiraan Biyo hase eyeshee in tii uu socdey Qaliinka Hooyada ee looga soo saarey Canugaas ayey Dhaqaatiirtu aad ugu dhibtoodeen waayo Cunuga oo Madaxiisu... 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqashu ku tagay Isbitaal Madiina iyo Hotelka Maka-Al-Mukarama

Nov 11, 2013
Muqdisho… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Farax Shirdoon “Saacid”ayaa booqasho ku soo kala bixiyey, qaar ka mid ah iskuulaadkii ay dib u howlgalisay Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada, kuwaas oo qayb ka ahaa barnaamijkii la magac baxay Aada Dugsiyada, Hotel Maka-Almukarama oo qarax lala beegsaday habeen hore, iyo Isbitaal Madiina oo ay ku jiraan... 

Cabdulaahi Shiikh Xasan Caddow ( Ashhad ) iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow oo Codkooda ku Biiriyey Joojinta Dagaalada iyo Fatahaada Webiga.

Nov 11, 2013
Cabdulaahi Shiikh Xasan Caddow (Dr.Ashhad ) iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow oo ka mid Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxay ka hadleen dagaalo ka soo Cusboonaadey Gobolka iyo fatahaada Webigga Shabeelle kuwaa oo geystey Dhibaatooyin kala duwan , waxayna u soo jeediyeen Waxgaradka , Odoyaasha , Siyaasiyiinta Culimada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada in ay u istaagaan Joojinta... 

Madaxweynaha Somalia “Al-Shabaab nagama hor-istaagi karaan Horumarka”

Nov 10, 2013
jyo Raiisul Wasaaraha DFS oo yiri “Amaanka wuxuu noo leeyahay mudnaanta koobaad, Caafimaadka iyo Waxbarashaduna waxay noogu jiraan kaalinta labaad”… Warsaxaafadeed ka soo baxay DFS: Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey falkii qaraxa ee caawa kooxaha nabad-diidka ay ka geysteen Hotel Maka-Al-Mukurama... 

Ra’iisul Wasaaraha “Tacsi ayaan u dirayaa qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray weerarkii nabadiidku ka gaysteen Muqdisho”

Nov 10, 2013
“Waxaan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray weerarkii argagixiso ee ay caawo ka gaysteen nabadiidku Hotel Makka Al-Mukarama ee Muqdisho,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo mar kale ku celiyay in falalka argagixiso ee noocan ahi aysan hakin doonin geedi socodka toosan ee ummadda, hiigsiga amaan buuxa iyo horumarka dalka. Ra’iisul... 

Qamaarka Siyaasadeed ee ka jira Villa Somaaliya !!

Nov 10, 2013
Markii la doortey Dowladda uu Madaxda ka yahay Madaxweyne Xasan Shiikh Sannad ka hor waxay dadka Soomaaliyeed ay ahaayeen kuwo si aad u soo dhaweeyey Dowladaas, iyagoo Rajo Wanaagsan ka muujiyey in Isbedel weyn oo Siyaasadeed uu Dhici doono gaar ahaan Xaaladda Soomaaliya mar haddii Hogaankii Dalka loo dhiibey qof si aad ah ugu soo dhex jirey mudadii Laabtanka Sanadood ahayd wixii ka dhacay Soomaaliya... 

THE SIAD BARRE ERA AND THE IMPORTANCE OF A VISIONARY PATRIOTIC LEADERSHIP

Nov 10, 2013
OCTOOBAREEY ADAA LAHAA! Introduction Let me first start with the name of Allah, the most compassionate the merciful.All praise be to Allah alone, and may Allah’s peace and blessing be upon you all. By writing this article, I want to make comparisons of two countries.One is mine: Somalia and the other is Malaysia where I currently live.I will be telling both the good and the bad for fairness.At the... 
Halkudheg:

Kulan lagu Diyaarinayey sidii Saxaafadda u yeelan lahayd Qodobo la Xiriira Anshaxa Saxafadda oo Muqdisho lagu soo Gabagabeeyey.

Nov 8, 2013
 Qodobada Saldhigga u ah Anshaxa Saxaafadda Soomaaliyeed —   Waxaa Xarunta CRD Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan looga hadlayey Diyaarinta sidii Saxaafada Soomaaliya u yeelan lahayd Qodobo dhinaca Anshaxa SAxaafadda  CODE OF ETHICIS waxaana Kulankaa  si wadajir ah  soo qaban qaabiyey Hayadaha Article 19, Centre for Research and Dialogue CRD , Albany Associates-AU/UN IST, Media... 

Maamulka sare ee jaamacada bariga afrika oo soo gaba gabeeyay kormeer ay jaamacada ku sameeyeen, Qabtayna shir jaraa,id

Nov 8, 2013
Waxaa maanta maamulka jaamacadda Bariga Afrika ay ka warbixiyeen kormeer ay maalmihii la soo dhaafay ku sameeyeen jaamacadda,kaasi oo ay ku kormeerayeen habsami u socodka jaamacadda. Shirkan jaraa,id oo ay si wada jir ah maantay ugu qabteen Gudoomiyaha golaha asaasayaasha,gudoomiyaha hay’adda Al-Manhal,ahna xubin ka mid ah asaasayaasha ,Gudoomiyaha bod-ka,xubnaha golaha bod-ka,gudoomiye ku xigeenka... 

Warsaxaafadeed: Golaha Wasiirada oo ka shiray amniga, soona dhoweeyey natiijada shirka dib u heshiisiinta ee Jubba

Nov 7, 2013
Muqdisho, November 7, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana looga sugida amniga iyo natiijadii ka soo baxday shirka dib u heshiisiinta ee dadka Jubbooyinka. Kulankan ayaa warbixino looga dhegeystay Wasiirka Arrimaha... 

Kulan Xasaasi ah oo ay Isugu yimaadeen Guddiga Golaha Siyaasada Qoowmiyadda Beelaha Benaadiriga.

Nov 6, 2013
Kulankani ayaa ahaa mid ay isugu yimadeen Gollaha Siyaasada Qoowmiyadda Beelaha Benaadiriga, iyadoona looga hadlayay xaaladaha uu haatan marayo dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa shir Gudoominayay Guddoomiyaha Guddiga Gollaha Siyaasada Qoowmiyadda Benaadiriga DR. MUKHTAAR SH. SHUUTE, oo ah wasiir ku xigeenkii hore Wasaaradda Maaliyadda ee Dowlada KMG ahayd ee Soomaaliya. Golahaani oo ah Golle ay... 

Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ka socoto Ka Doodista Hindise Sharciyeedka Kalluumeysiga Dalka

Nov 5, 2013
Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa ka socota dood ku saabsan “Hindise Sharciyeedka Kalluumeysiga Dalka Soomaaliya” ee ay soo jeedisey xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Doodda looga hadlayo Sharciga Kalluumaysiga ayaa bilaabatay Isniin (Nov 4, 2013)kaddib markii Xildhibaannada Baarlamaanku ay warbxin ka dhegeysteen Saciid Maxamed Cali oo ah “Gudoomiyaha Gudiga Beeraha iyo Kheyraadka... 

Ra’iisal Wasaaraha DFS “Fatahaadaha Webi Shabeelle waa Musiibo Qaran, oo ay tahay in lala tacaalo”

Nov 4, 2013
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ku wax yeeloobay fatahaada webi Shabeele ee sida ba’an u saameeyay shacbiga magaalada Jawhar iyo nawaaxigeda. “Waxaan dhamaan hay’adaha dawliga ah, shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo Bulshada Caalamkaba ugu baaqayaa in si banii’aadamnimo... 

Ra’iisul Wasaaraha Ayaa maanta si rasmi ah u furay shirkii dib-u-heshiisinta Jubooyinka

Nov 3, 2013
Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya: Muqdisho, 03 Nov.2013…Ra’isiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si rasmi ah u furay maanta shirkii dib-u-heshiisiinta Jubooyinka, kaas oo ay ka soo qayb galeen Ergooyinka ka kala socday qabybaha kala duwan ee dadka ku dhaqan gobolada Jubooyinka. Shirka ayaa waxaa goob joog... 

Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Saameynta Burcad Badeeda ay ku Reebtay Bulshada oo lagu qabtey Gaalkacyo

Nov 3, 2013
Dood Cilmiyeed ku saabsan Saameynta Burcad Badeednimada ku reebtey Bulshada Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisey Xarunta Macluumaadka iyo ka Hortaga Burcad Badeedka oo lagu magacaabo SAPIC oo ah Urur ku Howlan arrimaha Wacyigelinta Burcad Badeednimada isla markaana ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan Bulshada iyo Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa lagu qabtey Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta... 

Doorka Aqoonyahanku ku leeyahay Bulshada. Q/2aad. Qalinkii Suleiman Bashir Omar

Nov 2, 2013
Allaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Waxaynu qaybteenii hore kaga soo hadalnay aqoonyahanka iyo astaamaha lagu garto, Qaybtan maanta waxaan kaga hadlaynaa maxaa looga baahan yahay aqoonyahanka?? Inkastoo aan qoraal lagu soo koobi Karin, waxaan isku dayi inaan soo koobo dhawrka qodob ee ugu muhiimsan, Insha Allaaah. Akhristoow... 

Somalia: Puntland Govt Statement on Heavy Fighting Near Galkayo

Nov 2, 2013
Puntland State of Somalia PRESS RELEASE 1 November 2013 Puntland Government strongly condemns today’s planned and coordinated attack of aggression on Puntland defense line in Mudug Administrative Region, which was repelled by Puntland Defense Force (Darawiishta). Today at 12:00pm, as the people were attending weekly Islamic Juma payers, militiamen in over 20 vehicles – including 11 armed-trucks... 

Dr Cismaan Aadan Cadde oo loo Doortey Gudoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Nov 1, 2013
Hotelka Ramada ee Magaalada Muqdisho maanta oo ay Taariikhdu tahay 1-da November 2013 lagu qabtey Shirweynihii Shanaad ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed , waxaana ka qayb galey Madax ka tirsan Dowladda Federaalka , Ururrada Bulshada Maamulka Gobolka banaadir , Dhaqaatiir iyo marti Sharaf ,waxaana ugu Horeyntii Guddigii Hore ee Ururka Dhaqaatirta Soomaaliyeed ay wareejiyeen Xilalkoodi si loo Doorto...