Home » Archive Qoraaga
Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo Magaalada Nairobi ka bilaabey Ururinta gargaar la gaarsiinayo Dadka ku waxyeeloobey Dufaanta iyo Fatahaada Webiga
iyo Jaaliyadda Birmingham oo gargaar u fidisay dhibbanayaashii daadakii Puntland. iyo Jaaliyada sweden oo deeq lacageed oo dhan 25.000$ gaarsiisay gudiga gurmadka deegaamaday roobabka iyo dabaylaha iswatay ay waxyeeleeyeen
Iyadoo dhawaan Gobolo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ka dhaceen Duufaano, Daadad iyo Colaado sababay Bara Kac Cusub ayaa waxaa arrintaa isu taagay sidii ay Gurmad uga gaysan lahaayeen...
Siyaasadda Xukuumaddu: Socon Weynaye aan Orodno?
Dabacan Socon weeynaye ma Orodnaa Su’aashaas cid kasta ee mufakir ah ama Dareen garashaba leh wey dareemi kartaa in Ruux Socodkiiba gabay sida uu Orod u Hollin karo ama isugu dayi karo inuu Ordo.
Socon Weynaye aan Orodno marka aan hoos ugu daadago waxaa arrintaa iminka ka dhigan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xiligan isku hawleysa is bedelo Siyaasadeed ee la sameeyo. Xukuumadda Federaalka...
Xasan iyo Saacid oo Furaya Albaabkii Isbedelka !!
Mar aan booqdey mid ka mid ah Hotelada Muqdisho ayaa waxaa ku arkey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Shan Shan iyo Laba laba u fadhiya mid ka mid oo I garanayey ayaa intuu soo istaagey igu yiri “Wariye Raiisul Wasaare Saacid waa u Dhamaatey “ markaas baan ku iri “ oo sidee ayey ugu Dhamaatey “ markaasuu I yiri” inta Jaabka Warqad kala soo baxay oo i yiri” Fiiri Inta Xildhibaan ee...
SUDEEFNIMADA SABAB-LA’AAN DHACDEY
(هُوَ الَّذِي جَعَلَ لَكُمْ الأَرْضَ ذَلُولاً فَامْشُوا فِي مَنَاكِبِهَا وَكُلُوا مِنْ رِزْقِهِ وَإِلَيْهِ النُّشُورُ)
Ereyadaas quraanka ah waa aayadda 15-aad ee suuradda Al-Mulki. Waxay yihiin bayaan la-yaab badan oo tilmaamaya in Eebe uusan ugu tala-gelin in qof sabool ah uu ku noolaado dunida....
Baaq kusocda Madaxweyne Hassan iyo Ra’iisul Wasaare Saacid.
Mudane Madaxweyne iyo Mudane Ra’iisul Wasaare, markahore waxaan idiinka mahad calinaynaa wadashaqaynta wacan ee aad muujiseyn khilaafkan hadda kahor.
Waxaa xaqiiqo ah in dalkiina iyo dadkiina Soomaaliyeed idinka sugayaan waxqabad iyo hormar aad gaarsiisaan, markastana badbaadada dalkiina iyo dadkiina aad kahormarisaan khilaafka dhaxdiina ah iyo danaha siyaasadeed eed leedihiin.
Waxaa muhiimah...
Mu’asasada Al-Minhaaj oo ka warbixisay wixii kasoo kordhay aagii ay Dhibaatadu ka dhacday:
Kulan balaaran oo si heesare ah loosoo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu ka dhacay Markaska Dacwiga ah ee Al-Rowda Bosaso Kulanka oo ay qabatay Mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaa goob joog ka ahaa Culimada ugu Waawayn Puntland.
Kulanka Muhiimadiisa ayaa ahayd sidii Dadwaynaha Warbixin looga siin lahaa meesha ay marayso Musiibadii ku habsatay Qaar kamida Deegaanada Puntland islamarkaana loosoo bandhigi lahaa...
Madaxweyne Xasan “Soomaaliya wey saxiixi doontaa Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta”
Soomaaliya iyo Maraykanka oo aan weli dhaqan gelin Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta –
Waxay ahayd 20-kii November 1989 markii ay Qaramada Midoobay laga bilaabay dhaqan gelinta iyo saxiixa Heshiiska loo yaqaan “Convention on the Rights of the Child” ee xuquuqda carruurta. Ilaa hadda dalalkii xilligaas jirey waxaan heshiiskaas ka dhaqan gelin waa Soomaaliya iyo Maraykanka.
Sannadkii...
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Khudbaddiisa Shir Madaxeedka Afrika iyo Carabta Uga Hadlay Baahida Dadka Soomaaliyeed ee Ay Duufaantu Saameysay
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta khudbad ka jeediyey shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo shirkaasina ay Soomaaliya uga qeybgalayaan Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka.
Khudbaddiisa ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uga hadlay saameynta ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollo ka tirsan...
Xarakada Shabaab oo Sheegatay Qaraxii Maanta ka Dhacay Magaaladda Beled Weyne.
Sida ay qoreen Warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Shabaab ayaa laga soo xigtay Sarkaal ka tirsan Shabaab oo sheegaya in iyagu ay ka dambeeyeen Weerarkii Ismiidaamineed ee maanta Barqadii ka dhacay Saldhigga Boliiska Magaalada Beled Weyne.
Sarkaalka oo aan magaciisa la xusin ayaa sheegay in halkaas ay ku weerareen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jabuutiyaanka ee qaybta ka ah hawl galka Amisom iyo Ciidamo...
Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyey weerarkii Beledweyne, tacsina u diray dadkii ku geeriyooday
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday OIC iyo hay’ad laga leeyahay dalka Sucuudiga
iyo Madaxweyne Xasan oo yiri “Dowladda waxaa ka go’an in la cirib tiro Al-Shabaab.”
Warsaxaafadeed
Muqdisho, November 19, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii fuleynimo ee lagu qaaday...
Maraykanka: Sheikh Maxamed khadar oo lagu xakumay 13 sano
Sheikh Maxamed khadar iyo walaalihii laxirnaa oo maxkamad ku taal gobolka California ee dalka Maraykanka ay xukuntay…
اللهم أجرنا فى مصيبتنا واخلفنا خيرامنها
قدر الله ما شاء فعل , إنا لله و إنا إليه راجعون
Walaalayaal sidaad la socoteenba,waxaa in muda ah socday maxkamadaynta,culimadii ku xirnayd Wadankan Maraykanka,Gaar...
Somali CEWERU Qaar ka mid Guddiyada Nabada Gobolada Kulan uga Furtey Magaaladda Muqdisho.
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho ka Furmey Kulan Socon doono muddo Saddex Maalmood waxaana Kulankaan soo qaban qaabiyey Ururka Somali CEWERU oo inta badan isku Howla Khilaafyada ka dhex Dhaca Xuduudaha iyo Nabad ku soo Dabaalidooda , waxaana ka qayb galeya Ergooyinka ka yimid Gobolada Dalka gaar ahaan Guddiyada Nabadda ee Goboladda Xuduudaha Iyo qaar ka tirsan Hayadaha Dowlada Federaalka
Halkan...
IMAAM ABUU XANIIFA (2) !!!!!
1) Abuu xaniifa wuxuu ahaa Imaamkii ugu horeeyey ee aad u ballaariya soo dhidhindhirinta Fiqhiga iyo in la sii Qeyb qeybiyo furuucdiisa,oo la sii saadaaliyo arrimo aan wali dhicin, taas oo Imaamadii ka horeeyey aysan sameyn jirin una arkeen mid waqti lumis ah .
Wuxuu ahaa Zeyd ibnu Thaabit Saxaabigii weynaa ee faqiiha ahaa, haddii la weydiiyo Su,aal wuxuu dhihi jiray Arrinkaasi wali ma dhacay ??? Haddii...
Personality of Somalis | By Abdirizak M. Yusuf
I would like to draw your attention that the Somali people lost their government for almost two decades ago and they are struggling to establish political system that share for all Somalis up to now. Why they did not succeed to form a government that seeks to come up the solution of the Somali crises. If they want to get a solution for this problem, I suggest them to understand the problems...
Ra’iisul Wasaare Saacid: “Waa in deg-deg loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday No.50”
Muqdisho, …Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda inta u dhaxaysa No.50 iyo magaalda Afgooye.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inay nasiib daro tahay in maanta sii dhintaan dad Soomaaliyeed, iyadoo cadowgii dalkuna ay wali maleegayaa hagardaaminta dalka iyo dhagarta shacabka...
Hay’ada HARO oo Rashin, Bustayaal iyo Ma’acuun gaadhsiisay Dadkii duufaantu ku dhacday.
Hay’da HARO oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa Maanta gaadhsiisay,dadkii Dhibaatadu ka soo gaadhay duufaantii ka dhacday W/Bari Somalia.Hadaba Maamulka hay’adu waxay ku howlan yihiin howlaha gar gaarka ah,siday Dhakhso ugaadh siin lahayeen dadka tabaalaysan.
Sidaa darteed wixii mucaa wino ah waxaad ku hagaajisaan Xafiisyada Hay’ada.ama e-Tawakal HARO iyo Online http://www.harousa.org/.
Sawirada...
Kulan ay soo Qaban Qaabiyeen Bulshadda Rayidka oo looga hadley Xal u helida khilaafka soo Noq-Noqdey ee Hogaanka Sare ee Dawlada.
Maanta oo ay Taariikhdu tahay 17 November 2013 waxay Daladda SOSCENSA (Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya) ku qabatay Hotel Ramaada ee Magaalada Muqdisho kulan wada tashi ah oo ay ka soo qaybgeleen odayaasha Dhaqanka, Bulshadda Rayidka, Xirfadaleyaasha,Rugta Ganacisga, Siyaasiyiin, Culuma’udiin iyo Waxgarad waxaana uu Kulankaan u jeedkiisu ahaa kaalinta Bulshada...
Jagooyin Banaan International Bank of Somalia (IBS)
Jagooyin Banaan
International Bank of Somalia (IBS)
Fully Islamic Bank
Qaybta
Qaybta
Qaybta
Qaybta
Branch
Qaybta Information Technology
Qaybta Human Resource
Qaybta Financial Control
Tellers
IT Networking Administration
Recruitment
Accounting and Finance
Customer Service
Database Administration
Personal
Reconciliation
Branch Manger
Website Maintenance
General Administration
Management...
SIRTA XASAASIGA AH EE KA DAMBEEYSA IS KHILAAFKA “MADAXDA QARAN” EE SOOMAALIYEED!
“If there is a will, there is a way”.
HORDHAC/GOGOL-DHIG
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Intaa kabacdi,horta aan ku bilaabo’e xiligii Ra’isulwazaarenimada tartanka loogu jirey, oo rag badani eey xilkaa u xusulduubayeen, ayaa waxaa Madaxweynuhu iska diidey rag badan oo xaqiiqdii aad u culculusaa, aqoon ahaan, khibrad...
Aqoon is weydaarsi lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka Ingriiska.
Waxaa maalintii shaleyeey ee ay taariikhdu ahayd 15ka November lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka Ingriiska kulan aqoonisweydaarsi iyo dood cilmiyeed ah, kulankaasoo cinwaankiisu ahaa (Hayyaanka horu marinta afka hooyo iyo hiil doonkiisa maanta) ayaa waxaa marti ku ahaa Professor Maxammed Daahir Afrax oo ka tirsan hay’adda horumarinta afka soomaaliga ee PEN, ahna (gudoomiyaha Akadeemiyad...
Cawed Axmed Cashara oo sheegey in Madaxweynaha uusan Awood u lahayn in uu Booska ka qaado Raiisul Wasaaraha
Siyaasiga soomaaliyeed ee Cawed Axmed Cashara ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Madaxda Sare sare Ee Dawlada Faderaalka Somalia isagoo Ka hadlay Ogaalkiisa, Iyo weliba Waxyaabaha Lagu Kala Bixi Karo.
Cawed Cashara oo waraysi siiyey warbahinta ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay khilaafka, Wuxuuna Sheegay In Haatan Madaxwaynaha uusan Booska Ka Qaadi Karin Rai’sal Wasaaraha, Baarlamaankana uu Ridi...
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay Khilaafka ka dhexeeya Dawladda Federaalka – Video
Gudoomiyaha Baarlamaanka “Shacabku Ha Is Dejiyaan, Hana Ku Kalsoonaadaan Golahooda Shacabka” “VIDEO”
– Warsaxaafadeed ka soo baxay Baarlamaanka:
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo Dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda isagoo fariin...
Shacabka:Khilaafka Dowladda ka Dhex jira waa mid u Dhaxeeya Milkiilayaal iyo Shaqaale.
Idiris Xasan Faarax “Qofka waxaa shaqada looga joojin karaa Dhowr arrimood”
Iyadoo uu weli taagan yahay Is mari waaga u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federraalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Saacid ka dib markii uu Madaxweynaha uu ka dalbadey Raiisul Wasaaraha ka dalbadey in Is casilo taasoo ay u dhadhamiweysey Raiisul Wasaare sheegeyna in uusan iscasil Doonin , waxaana...
Ololihii Gurmadka ahaa ee ka socday Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso oo caawa lasoo gabagabeeyay
Waxa caawa masaajidka wayn ee Al-Rowda lagusoo gaba gabeeyay barnaamijkii gurmad oo caawa galay habeenkiisii afaraad.
Barnaamijkaan oo intuu socday aysan ukala harin Dadwaynuhu ka qayb qaadashadiisa Rag, Dumar Dhalinyaro iyo Duqayb Shirkado iyo Shakhsiyaad Wadaad iyo Waranle Shaqaale iyo Xamaali intaba.
Culimada ayaa waxaa ay Bulshada ku booriyeen inay Sadaqada labaxaan maadama laga helayo...
Xukuumadda Soomaaliya oo meelmarisay Dib-u-hawlgelinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta meel mariyey qorshe lagu hawlgelinayo jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed oo ku burburtay dagaaladii sokeeye ee dalka soo maray.
Kaddib soo jeedinta Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada iyo dood dheer kadib, waxaa uu Goluhu ansixiyay qorshaha dib-u-hawlgelinta...




