Home » Archive Qoraaga

Ogaysiis Kuwajahan Gobolka Tennessee iyo Nawaaxigiisa

May 7, 2014
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed ku nool Gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka iyo inta kale ee awooda inay soogaaraan, inuu dhici doono Mu’tarkii 15-aad ee ay soo agaasimeen Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika iyo Al-Farooq Islamic Center. Mu’tamarka Sanadkan ayaa cinwaankiisa guud yahay Islaamku waa Manhajka Nolosha (الاسلام منهج حياة)... 

Qarax ka dhacay Muqdisho oo ay ku geeriyoodeen xoghayahii hore ee gobolka Banaadir CabdiKaafi Hilowe Cismaan iyo qaar ka mid ah ilaaladiisii

May 3, 2014
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka tacsiyeeyey shacabkii ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho Muqdisho, May 03, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo galaaftay shacab Soomaaliyeed ee an waxba galabsan. Qaraxa waxaa sidoo kale ku dhintay xoghayahii hore ee gobolka... 

Xarunta SWDC oo lagu Qabtey Munaasabad Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayey Gudoomiyayaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.

May 3, 2014
Waxaa Xarunta Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed (SWDC) ee magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu soo Dhaweynayey waxqabadkii Gudoomiyayaashii hore ee Gobolka Banaadir,waxaana Munaasbadaas ka soo qayb galey Dhamaan Gudoomiyayaashii hore , Madaxda Xarunta iyo marti sharaf kale . Ugu horeynwaxaa halkaa ka hadley Sahro Axmed Maxamed oo ka mid Madaxda Xarunta SWDC, waxayna uga Mahadcelsey Gudoomiyayaashii... 

Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Saxaafadda Adduunka ee 3-da May oo ay soo Agaasintey Hay’adda Relief International oo ka Dhacdey Muqdisho.

May 3, 2014
Bashiir Cali Maxamed “Relief International waxay Fureysaa Xarun lagu Barto Cilmiga Saxaafadda ,waxayna ugu Horeyn Tababareysaa 140 Ardey Munaasabad ku Aaadan Maalinta Saxaafadda Adduunka ee 3 May 2014 ayaa waxay ka dhacdey Hotel Jasiira ee Magaalada Muqdisho waxaa Xafladaas soo qaban qaabiyey Hayadda Caalamiga ah ee Relief International waxaana ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka,Qaybaha... 

Ukhtii, iga guddoon furayaasha akhiro iyo aduunba. (Furaha Koowaad Towxiidka)

May 3, 2014
Hordhac Sida cinwaanka qoraaladan ka muuqataba, waxaan usoo gudbinayaa gabdhaha muslimaadka ah, qaar kimid ah furayaasha sababtooda lagu helo kheyrka aduun iyo kan aakhiroba. Waa furayaal: hadii gabadha muslimada ahi ay barato, qaadato, kuna dhaqanto, aan rajaynayo in ay sabab ugu noqon doonaan in ay noqoto: hooyo muslimad ah oo Ilaahay raali kayahay, hooyo aqoon leh oo dadkeeda iyo diinteeda anfacda,... 
Halkudheg:

DALDALAADDA GODANE !!! MA U WAAYEY XIJAAJ (2) !!!!

May 3, 2014
HORUDHAC : Maqaalkaygii hore waxaan ku balan qaaday in aan qeybta labaad ugaga hadlo xiritaanka Shiikh xasan Daahir Aweys !!!. Marka hore aan Taariikh kooban aan ka iraahdo Shiikha oo markii ugu horeysaan aan bartay Abaarihii 1977, Masaajidka Suuqa Siigaale oo uu kutub ka akhrisan jiray asagoo waliba marmarka qaarkood ku imaan jiray dirayska Ciidanka Asluubta . Shiikh Xasan waxaa markiisii hore uu... 
Halkudheg:

Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay? (Q.2aad) – W.Q. Aden Colujoog

May 3, 2014
Isku soo dhawaashaha adduunka (Globalization) ee ay sahleen adeegsiga farsamooyinka casriga ah, iyo isku xirnaashaha bulshada caalamka ee dhinacyada wax kala badalashada, aragtiyada, wax soo saarka, figradaha iyo dhaqanka; ayaa dunida maanta ka dhigay tuulo yar oo dadka ku wada nool aanay sina u kala maarmin. Tan iyo markii uu Rabbi aadanaha ku beeray adduunka, waxaa jiray Is-riix-riix ku dhisan damac... 
Halkudheg:

Cabdulaahi Xasan Isaaq “Ma aha Qunsulkii Kenya ee waa Barasaabkii Gobolada Jubbooyinka ”

May 2, 2014
Cabdulsaaaahi Xasan isaaq oo ka mid Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolada Jubboyinka ayaa mar uu u Waramayey Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa wax laga weydiiyey Qunsul Dowladda Kenya u soo Magacowdey Gobolada Jubbooyinka kaasoo la sheegey in uu dhawaan Waraaqihii Aqoonsiga ka Gudoomey Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe , waxaana uu sheegey in ay arrintaas ay Xadgudub ku tahay... 

Machadka EISA oo Ururada Bulshada Rayidka iyo Xisbiyada Siyaasada u qabtey Tababar ku saabsan Talaabooyinka loo baahan yahay Doorashada 2016

May 2, 2014
Kulankaan oo ay soo qabanqaabisey Machad lagu Magacaabo Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa (EISA) oo inta badan qaabilsan Arrimaha Doorashooyinka iyo Dastuurada ayaa waxaa uu ka dhacay Hoteelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho iyadoo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee Ururada Bulshada Rayidka iyo Axsaabta Siyaasadeed ee dalka ka jira ee aan weli la diwaangelin, waxaana... 

Siyaad Cali: Hormuud Ku Haboon Hogaanka Waxbarasho Ee Minneapolis

May 2, 2014
Siad Ali oo ah musharrax u taagan xilka golaha waxbarasho ee magaalada Minneapolis ayaa waxaa taageeray gudoomiyaha degmada 6’aad Minneapolis ee Abdi Warsame, soona saaray qoraalkan: Qalinkii Abdi Warsame  Aqoon la’aani waa iftiin la’aane Waa aqal iyo ileys la’aane Ogaada ogaada dugsiyada ogaada! Oo aada oo aada walaalayaal oo aada! Abwaan Xasan Sheekh Muumin Hogaanku waa xirfad lagu... 

Jamaacadda IMAM oo u sameeyay qoysas danyar ah daaweyn lacag la’aan ah

May 1, 2014
Kuliyadda culuumta caafimaadka ee jaamacadda IMAAM ayaa u sameeysay baaris & daweyn lacag la’aan ah dadka danyarta & barakacaaysha ku dhaqan magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan. mashruucan oo socday muddo saddex maalin ah,  waxaa ka qeyb qaatay dhaqaatiirta & ardayda  kalkaaliyaasha ah   ee jaamacadda, waxaana mudadii uu socday mashruucan ka faaideystay bukaan gaaraya 150... 

Daladda Suxufiyiinta Qorahay Media oo Baaq ka soo saaray Wariyaasha Itoobiya xidhay

Apr 30, 2014
Dawladda Itoobiya ayaa cunaqabateyn ku haysa Saxaafada waxayna si ula kac ah u xidhaa meelaha ay saxaafadu ka dhaq-dhaqaado sida caasimada Itoobiya ee Addis Abab. Dalka intiisa kale way ku yartahay saxaafada xorta ah waxaana meelaha qaar ka dhaq-dhaqaaqa Saxaafada ay ayadu gacanta ku hayso oo waxa ay doonayso Dawladda Itoobiya moyaane aan wax kale qori karin. Guud ahaan Gobalka Ogaadeenya kama jirto... 

Dhismaha Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Malaysia oo si rasmi ah loo furay.

Apr 28, 2014
Kuala Lumpur, April 27, 2014- Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ku shaqeyn doonto , kaasoo ku yaala Magaalada Kuala Lumpur ee Caasimadda dalka Malaysia dalka, waxaana xafladda lagu furayay dhismaha cusub ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi . Xafladda oo si heersare ah loo agaasimaya... 

Gollaha Wasiirada oo isku raacay in la furo wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho

Apr 27, 2014
Muqdisho, —Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Maxamed Xirsi. Kulanka ayaa looga hadlay Wadooyinka Xiran, Xariga lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ku sugan Nairobi, iyo Xarigii loo gaystay xalay Qunsulka Soomaaliya... 

Masaajid iyo Xarun waxbarasho laga furay magaalada Västerås, Sweden

Apr 27, 2014
Hordhac Magaalada Västerås waxaa ay saacad u jirtaa caasimada dalka Sweden ee Stockholm. Magaalada oo ay degan yihiin ilaa 150 kun oo qof ayaa ah magaalada shanaad ee ugu weyn sweden. Waa magaalo taariikhi ah, kana mid ah magaalooyinkii ugu horeeyey ee ay dadka ajaaniibtu soo degeen. Ajaaniibtii ugu horeeyey ee magaaladan soo degey ayaa ahaa kuwo u dhashay dalka Talyaaniga iyo Turkiga. Balse laga... 

Xaflad lagu taageerayo Joojinta Qaadka oo lagu qabtay magaalada Leicester, UK

Apr 25, 2014
Kulan aad iyo aad u ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayey joojinta qaadka ayaa maanta  oo Khamiis aheyd 24.04.2014 lagu qabtay magaalada Leicester. Kulnkaas waxaa si wadajir ah usoo wada qaban qaabiyey dhammaan jaaliyadda reer Leicester oo aan kala harin. Waxaa kaloo kulankaas lagu soo casumay halyeeyga aalaaba u ololeeya joojinta qaadka Abuukar cawaale. Ugu horeyn kulankaas... 

Golaha Wasiirada oo ansixiyey guddoomiyaha bangiga dhexe iyo ku-xigeenkiisa, dood dheerna ka yeeshay samaynta maamulada dalka

Apr 25, 2014
Muqdisho, — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka joogtada ah ee golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay ansixinta guddoomiyaha bangiga dhexe iyo ku-xigeenkiisa. Golaha ayaa sidoo kale ka hadlay maamul u samaynta gobolada iyo degmooyinka dalka, iyadoo arrintaasi go’aan... 

Laba warbixin oo aad iyo aad u Muhiim ah oo ka hadlaayo Soomaalida Nairobi ku nool Silica ay ku jiraan

Apr 24, 2014
Waxaan marka hore si xushmad iyo Qadarin leh ugu soo gudbinaya Shacabka Soomaaliyeed meel kaste ha jooggan labo warbixin oo ka hadlaaya dhibka Soomaalida Joogta Nairobi oo kaas oo ah Xadgudub Xaquuqda Aadamiga ee Fadlan Hoos ka aqriso ayadoo English ah: .. Al Jazeera investigation uncovers allegations of beatings and rape in Kenya’s ongoing anti-terrorism operation. .. Ethnic Somalis Under Pressure... 

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Deeq u Fidisay Boqolaal Agoon Soomaaliyeed.‏

Apr 24, 2014
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa oo Taariikhdu tahay 23 Abriil, u qeybisay Boqolaal Caruur Agoon ah, oo da’doodu u dhaxayso 5 ilaa 14 Sano jir, Deeq isugu jirta Raashin iyo Timir.Caruurta Agoonta ah ee la gaarsiiyay deeqdaan ayaa ku xareysan Xarun lagu Magacaabo “Daryeel”, taas oo loogu tala galay in lagu xannaaneeyo Caruurta Agoonta ah iyo Daryeelka Caruurta Darbi jiifka. Xaruntaan waxa... 

Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay gabagabada shirweynaha Amniga Qaranka

Apr 24, 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, April 23, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa khudbad dhinacyo badan ka jeediyay gabagabada shirweynaha amniga oo soconayay muddo 4 cisho ah kaasoo lagu casuumay ergooyin matalayay dawlad goboleedyada, maamulada gobolada iyo degmooyinka dalka, aqoonyahano ka yimid dalka dibeddiisa, iyo khubaro dhanka amniga... 

Golaha Wasiiradda oo dood ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada

Apr 23, 2014
Muqdisho, – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada dalka. Golaha ayaa dood dheer ka yeeshay muhiimadda ay leedahay in si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka loo sameeyo maamulada gobolada, gaar... 

Xildhibaankii Labaad ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho lagu diley

Apr 22, 2014
iyo Mid ka mid ah Shaqaalaha Idaacada Dalsan oo lagu diley Muqdisho … Waxaa Goor Dhow uu Dil uu ka dhacay Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir , waxaana Dilkaas loo geystey Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu Magacaabo Cabdicasiis Isaaq Mursal waxaana la sheegey in dilkaas uu ka dhacay meel ku dhow Guriga Xildhibaanka ee Degmada Dharkeenleey Waxaa Goobta... 

Qarax Goor dhow ka dhacay Muqdisho oo lagu Diley Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Apr 21, 2014
Wxaa Goor Dhow uu Qarax uu ka dhacay Degmada Xamar ee Gobolka Banaadir , waxaana Qaraxaas lala beegsdey Gaari uu Watey Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu Magcaabo Isaaq Maxamed Cali (Rino), waxaana la sheegey In Qarax uu ahaa mid lagu soo rakibey Gaariga Xildhibaanka Warka waxaa uu intaa ku daryaa in Qaraxaasi uu ku Geeriyoodey Xildhibaan Isaaq Maxamed Cali (Rino) iyadoo... 

IGAD oo ku Hanjabey in Ciddii hor istaagto Dadaalka uu Wado Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxkamad la soo taagi doono .

Apr 20, 2014
Iyadoo Dhawaan la soo afmeerey safar oo uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku joogay magaalada Kismaayo ayaa arrimaha shirkii dib u heshiisiinta Maamulka Jubooyinka ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Ergeyga Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey. Ergeyga ayaa sheegey in ay diyaar u yihiin dhaqan gelinta heshiiskii Adis Ababa isla markaana ayan u dul qaadanayn in la carqaladeeyo... 

Noolasha wadanka Qatar

Apr 19, 2014
Walaalyaal waad salaamantihiin dhamaantiin. Qoraalkan iyo qoraalo kale oo aan horay uqoray waxaa igu dhaliyey su’aalo badan oo ay isoo weydiyeen walaala Soomaaliyeed oo kunool wadamada galbeed kuwaas oo quud daraynaya warbixin kusaabsan Qatar ee laxariira arimaha qoyska. Sidaad ogtihiin dadkii ubaxsaday wadamada galbeedka waa qax markale oo waxaa kufurantay colaad nooc kale ah oo laxariirta caruurta...