Home » Archive Qoraaga

At Least 30 Killed in Central Somalia Fighting

Jan 3, 2010
Scores more have been wounded in the battle between insurgent group al-Shabab and the group of Ahlu-Sunna Wal-Jamaa in Dhusamareb The death toll is up to at least 30 from a battle between two Islamist groups in central Somalia. The insurgent group al-Shabab attacked the town of Dhusamareb Saturday, trying to seize it from Ahlu-Sunna Wal-Jamaa, a group that backs the Somali government. Al-Shabab claimed... 
Halkudheg:

Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha: Qeybtii labaad

Jan 3, 2010
Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu?   Maalintii labaad iyo saddexaad  ee kulankii islaamiga ee qaboobaha   Kulankii islaamiga ee wakhtiga qaboobaha, 25-27-kii bisha december  2009  ayaa halkiisii kasii socday. Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa muxaadarooyinkii iyo dood cilmiyeedkii dhacay maalintii labaad iyo saddexaad oo kooban.   Sidii uu Rasuulku (csw) u tarbiyeeyey gabdhiisa   Muxaadaradaan... 
Halkudheg:

Maxaa ku dhacay damiirkii iyo Dadka Soomaaliyeed | Nasra Mohamud Elmi

Jan 2, 2010
Dadka Soomaaliyeed waxa ay lahaayeen Tusaalooyin Xikmadi ay ku jirto khaasatan marka ay doonayaan in ay wax cabiraan iyadoo dadka Soomaaliyeed waxyaabaha ay Hodanka ku yihiin sida xoolaha nool iyo kheyraadka kale dabiiciga ah ay wax ku cabiraan, Maandeeq waa magaca hal waxaana loola jeedaa Gobanimada iyo wanaaga ay leedahay.- Ummada soomaaliyeed waxay ahaayeen kuwo aad isugu damqada aadna isu jecel... 

Puntland iyo sanadkii Tegay 2009ka | Cabdixakiim Jaamac Jooje

Jan 2, 2010
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib waxaan dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanba leeyahay iga gudooma salaanta islaamka ah iyo hambalyada sanadka cusub. January 2009 waxaa talada Maamulka Puntland la wareegay maamulka cusub ee uu hormuudka u yahay madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole. Maamulkaas intii uu... 
Halkudheg: ,

Muuqaalka iyo Naqshadda Cusub ee SomaliTalk.com Ku soo dhawaada….

Jan 2, 2010
Bahda SomaliTalk waxay markale akhristayaasha u soo bandhigayaan website-ka oo la casriyeeyay, waxna laga badelay muuqaalka. Laakiin xogtii ku jirtey websiteka ay sideedii ugu kaydsan tahay (Xogtii 10-kii sano ee la soo dhaafay). Haddii aad u baahatid kaydkii qoraaladii hore waxaad eegtaan dhanka midid ee shaashadda meesha ay ku qoran tahay: Archive/Maalinle Archive/Bilkasta Sidoo kale waxaad xogta... 

Warbixinta Shirkii Qurba Joogta Gobolka Bari ee USA – Qaybtii Koowaad

Jan 2, 2010
WARBIXINTA SHIRKII QURBAJOOGTA GOBOLKA BARI USA– QAYBTII KOWAAD. Min-Guurshe: Architect Yusuf Botan, Isku Dubaridkii iyo Saxitaanka  Eng. Muhidin Hussein Eid, Asluubayntii Eng. Mohamud Siwaqron, Qalinkii Prof. Farjac Warbixinta kooban: Shirkii Qurba Joogta beelaha Gobolka Bari ee Mareykanka (USA), waxay tala ku soo jeediyeen in Gobolka Bari loo qaybiyo shan gobol oo kala ah Gobolka Bosaso, Gobolka... 
Halkudheg:

Jadwalka Salaadaha

Jan 2, 2010
Halkan waxaad si fudud uga heli kartaa waqtiyada la tukado Salaadda. Gaar ahaan magaalooyinka ku yaal daafaha Adduunka, sida Woqooyiga Ameerica (USA iyo Canada) iyo dalalka Yurub iyo bariga fog. Boggan waxaan ku soo koobnay dhawr magaalo oo ku yaal Sweden, Denmark, USA, Canada iyo UK, si fudud ayaadna markasta uga daalacan kartaa waqtiga Salaadda. Marka aad soo gashid bogga SomaliTalk.com eeg dhanka... 
Halkudheg: ,

Tehran: Cali Jaamac Jangeli oo la kulan la yeeshay Madaxweynaha Iiraan

Jan 1, 2010
Madaxweyna Iiraan oo kulan la qaatey Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Ayuub Jeenyo oo ay isha ku hayaan Kooxo fara badan oo ka dhisan Talyaaniga Madaxweyna Iiraan oo kulan la qaatey Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Waxaa Magaaladda Tehraan ee Dalka Iiraan Kulan ku yeeshey Madaxweynaha Dalka Iiraan Maxamuud Axmadi Najaad iyo Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Jaamac Jangeli... 

Salaam African Banka oo Sanad Guuradiisa Koowaad Xusey iyo Farsamo Cusub oo uu u Soo Bandhigey Macaamiishiisa

Dec 30, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah ee Munaasabada (GUJI) FG: Codku waa MP3: Dhegeyso: Gudoomiyaha Salaam African BankDr. Cumar Ismaaciil Cigaal Dhegeyso: Agaasimaha guud Salaam African Bank Maxamed Yuusuf Dhegeyso: Madaxa maalgelinta Salaam African Bank Jaamac Xirsi Darwiish Warbixintii: Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti. Xaflad lagu xusayo sanad guuradii koowaad ee Salaam African... 
Halkudheg: ,

Kaluumeysto Reer Puntland ah oo Tababar ugu soo dhammaaday Libiya

Dec 30, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah     Tababarkaan oo ay gacan ka geystay Dowladda Wadanka Liibiya ayaa waxaa loo qabtay dad tiradooda lagu sheegay 26 Qof oo ka kala tagay Guud ahaan Goboladda Puntland.   Tababarkaan ayaa wax uu ka dhacay Xarunta Kheyraadka Badda ee Jamhuuriyadda Libiya, Waxaana Casharadda ka Bixinayey Dhakhatiir aad u yaqaan Xoolaha.   Macallimiinta oo ay ka mid ahaayeen Dr. Maxamed... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Tabarucaad gaarsiiyay Barakacayaasha ku jira Xeryaha Duleedka Muqdisho

Dec 30, 2009
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden oo Tabarucaad Lacageed gaarsiiyay Barakacayaal Sedex Kaam kaga jira deegaanka Ceel Ceelcirfiid ee Waqooyiga Magaladda Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah December 30: Waxaa maanta la gaarsiiasayay Deeq lacageed oo Gaareysa ilaa $1000.Doolar taas oo ay soo gaarsiiyeen Wiilasha Jaaliyadda Moddolood ee Degan dalkaasi Sweden gaar ahaan magaaladda Yatakoori,... 
Halkudheg: ,

Ururka midowga Africa oo ansixiyey in ciidamo dheeraad ah loo diro dalka Somaliya .

Dec 30, 2009
Ka dib shir ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan wadamada midowga Africa oo ka dhacay dalka Ethioia magaalada Adis ababa ayaa go.aanadii laga soo saarey waxaa ka mid ah in dhaman la ansixiyey qodoabadii u shirgudoonku soo hordhigay oo ay ku jirto in ciidamo faraban loo soo diro gudaha dalka somaliya waxaana ugu cadcad wdamada ansixinta heshiikaan ugu horeeya dala Djibouti . Ciidamdaan oo loogu talagaya... 
Halkudheg:

Garoowe: Gudoomiyaha Jaamacada PSU ee Magaalada Garowe oo ka warbixiyey Safaro uu ku soo maray Wadamada Yurub iyo America

Dec 29, 2009
Garoowe: Gudoomiyaha Jaamacada PSU ee Magaalada Garowe oo ka warbixiyey Safaro uu ku soo maray Wadamada Yurub iyo America iyo waxyaabihii uga soo qabsoomay. Aqoon iswaydaarsi lagaga hadlayo waxyaabaha la qaban doono sanadka cusub oo maanta ka dhacay Hoolka Weyn ee Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga Dawladda Puntland. Garoowe: Gudoomiyaha Jaamacada PSU ee Magaalada Garowe oo ka warbixiyey... 
Halkudheg:

Taladaan Lagu Ruugin Waa lagu Rafaadaa | Abdirahman Sheikh Bihi

Dec 29, 2009
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, TALADAAN LAGU RUUGIN WAA LAGU RAFAADAA Shacabka soomaaliyeed ee dega Ethiopia waa shacab qaba dhib aan lasoo koobi Karin. Iyadoo shacabku uu la kulmo abaaro badan, roob li’ iyo rafaad ka imaanaya musiibooyinka kala geddisan oo aan cidina ugusoo gurmanaynin ayaa haddana waxaa usii dheer dhibaatooyin kale oo uga imaanayaa saddex jiho. Xukuumadda Ethiopia ayaa dhawaan wuxuu... 
Halkudheg:

Xaalada Dhabta ah ee kajirta magaalada Galkacyo iyo Cidda xalkeeda leh:-

Dec 29, 2009
Xaalada Dhabta ah ee kajirta magaalada Galkacyo iyo Cidda xalkeeda leh:-   Galkacyo waa magaalo weyn oo soomaliyeed hadana kutaal bartamaha Somaliya halkaas oo kulmisa dhamaan umada Soomaliyeed ahna xarunta ganacsiga guud ee somaliya lagula kala wareego Ganacsiga, hadaba sida aan maqaaladeydii hore aan kaga hadlay waxaa magaalada galkacyo kadhacay dagaal beeleed 1991-1993 khasaaro badana geystey,... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo Ka Qaybgalay Kulan lagu kala saxiixanayey heshiiskii ay gaareen Madaxweynayaasha isku haysta Gal-Mudug

Dec 29, 2009
Madaxweyne Sheekh Shariif oo maanta (Dec 28) ka qeybgalay Munaasabad ay ku kala saxiixanayeen heshiiskii ay gaareen Madaxweynayaasha isku haysta Gal-Mudug. Halkan ka daawo sawiradii xaflada saxiixa Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya ayaa maanta (Dec 28) hadalo Muhiim ah ka jeediyay Heshiiskii ay gaareen Madaxweynayaasha GalMudug isku Haystay, kadib markii Munaaasabad... 
Halkudheg:

Amsterdam oo si rasmi ah looga furey tartankii Koobka HIRDA Amsterdam Futsal Tournament 2009-12-29

Dec 29, 2009
Halkaan ka daawo sawirada Ciyaaryahannada… Xaflad sports oo si weyn loo qabanqaabiyey islamarkaasina ay ka soo qeyb galeen dad magac ku leh sports ka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dhacday Garoonka Sportshallen ee ku yaala Amsterdam Zuid ,iyadoo ujeedada Xafladani ay tahay isdhexgalka dhalinyadada Soomaaiyeed ee ku nool Wadanka Holand hadii ay ahaan lahaayen Kuwa halkani ku dhashay iyo ku yimid... 
Halkudheg:

London: ARS press on UNSC Sanctions against Eritrea

Dec 29, 2009
UNSC Sanctions against Eritrea  We express profound consternation with the UNSC resolution 1907 (2009) dated 23rd December 2009.  When Somalia illegally invaded by Ethiopian forces and our people were subjected perfidiously to the daily mass killing and property destruction, the UNSC did not condemn the Ethiopian aggression against a Sovereign state and member of the United nation. We strongly believe... 

Maanso: MUQDISHO -W.T. Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine)

Dec 29, 2009
Maanso: MUQDISHO -W.T. Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine) Email: mabdalle@gmail.com abdalle9@hotmail.com  12/07/2009 Halkan ka dhegeyso Gabayga…. (mp3) “Muqdishaannu doodnoo, madhax reeba bay tiri…anna mooyi baan iri, mawlaha dugsaan iri, midigtay go’day tiri, oohin baan la miirsaday,” Maansadan waxan curiyey ka dib qaraxyadii dhowaan ka dhacay Muqdisho mar aan indhaha... 
Halkudheg:

Hay’adda Xannaaneynta Agoonta Al-Nahreyn ee degmada Afgooye oo bilowday dhismayaal cusub

Dec 28, 2009
Halkan ka daawo sawirada dhismaha cusub Hay’adda Al-Nahreyn ee xannaaneysa agoonta oo xarunteedu tahay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa bilowday dhismaha 6-boos oo loogu talogalay in lagu xannaaneeyo caruurta. Maamulka hay’addan oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dhismahan ay ka koobnaan doonaan Iskuullo ay agoontu wax ku bartaan, guryo la dajiyo, Masjid iyo barxado... 

Geeri Naxdin leh: Marxuum Maxamed Saalax Nuur(Fagadhe) oo ku geeiyoodey Paris

Dec 28, 2009
Geeri Naxdain leh Waxaa Maanta geeriyooday Magalada Paris abaaro Duhurkii Sunady December 27, 2009 Marxuum Maxamed Saalax Nuur(Fagadhe) Rabi ha u naxariisto Marxuumka, oo ahaa Wakiila u fadhiya Soomaliland Magaalada Paris ee Caasimasda Dalka Faransiiska. Marxuumaka oo inadhaweed xanuunsaneyay. Marxuumka oo ka soo jeeda Ceerigaabo ee Gobalaka Sanaag waxaa marxuunka lagu xasuustaa nin nabada aad ugu... 

Yaa Innagga hor taagan Nabbadda!!? | Black Yare

Dec 28, 2009
Yaa Innagga hor taagan Nabbadda!!? Intaan garasho soo yeeshayba waxaan maqlayay, hebel wuu dhintay, oo yaa dilay, Aano qabiil ayaa loo dilay oo qabiilkiisa ayaa nin dilay sidaa darteed isaga ayaa loo dilay ninkii, wixii la joogaba arrinkii wuu isbadalay oo qabiil hebel ayaa dilay waa laga soo gudbay, war Cali isagoo Masjidka ka soo baxaya ayaa la dilay, oo yaa dilay, Alshabaab qoomiyad la dhoho ayaa... 

Mustaqbal ku Socda Qoys iyo Calan | Amiin Yuusuf

Dec 28, 2009
Mustaqbal ku Socda Qoys iyo Calan. Waxaa maalmahan ummadda Soomaaliyeed aad u hareeyey si weyna loo hadal yahay Calanadda kala duwan ee ka soo ifbaxay wadanka Soomaaliya, meelaha dadka isugu yimaadaan ayaa waxaa ka jira guux ku aadan Calanada cusub ee qolo waliba suratay deegaanka ay gacanta ku hayso, dadka qaarkii ayaa leh “War Calankii Soomaaliya ee Buluuga ayaa dhalay Calanada Cusub ee aad aragtaan,... 
Halkudheg:

Tahniyad Aroos: Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle

Dec 28, 2009
TAHNIYAD AROOS Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa arooska iyo aroosada kala ah Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa Waxaan leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta Anaga oo... 
Halkudheg:

Somali elders validate the Community’s strive to adjust life in the west

Dec 28, 2009
Somali elders validate the Community’s strive to adjust life in the west Irregards to the daily struggles of life in a new country and the revelation of Somali youth leaving Minnesota to fight alongside a designated terrorist group, Somali-Minnesotans continue to show a tremendous strive to adjust life in Minnesota. Among the many graduating students of this year from Minnesota State University were... 
Tawakal
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...