Home » Archive Qoraaga
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka Q: 26aad.
Suurada 93aad Ad-Duxaa:
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Fajri ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Ad-Duxaa:
Suuradan waxeu Guud ahaan ka Hadashaa Nabi Muxamad (Scw) Nicmooyinka la siiyay Aduunka iyo Aakhirabadaba, si uu Allaah ugu Shukriyo Nicmooyinkaas, waxaana Nicmooyinkaan Nabiga loo...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 25aad.
Suurada 86aad Adh-dhaariq:
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 17 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Balad, Muxafkana waxey kaga Beegan tahay Biloowga Qeybata |Labaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Adh-Dhaariq:
Suuradan waxey ka Hadashaa Amuuraha Caqiidada Quseeya, gaar ahaan waxey Xujooyin Cad cad ka Tilmaantaa Awooda uu Allaah (Cw) uu u leeyahay Soo Bixinta Maalinta Qiyaamaha,...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Qeybta 24-aad
Suurada 80aad Cabasa:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Cabasa, oo ah Kalimada Suurada ku Bilaabato,
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 42 Aayadood, waxa ayna Soo Dagatay Suurada An-Najmi ka dib, Musxafkana waxey kag Beegan tahay Biloowga Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Cabasa:
Suuradan waxa ay Dul haan ka Hadashaa, Caqiidada Islaamka iyo Risaalada, aydoo sidoo kalana wax ka tilmaanta,...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Qeybta 23-aad
Suurada 76aad Al-Insaan:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Insaan, maadama si Kooban uga hadasho Marxaladaha uu Insaanka Marayo laga Bilaabo Abuurka iyo Marxaladaha uu kusoo biloowday ilaa laga gaaro Nicmada ama Cadaabka Sugaya marka lagaaro Maalinta Qiyaamaha.
Suuradan waa Madaniyah, Aayadaheeduna waa 31 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Ar-Raxmaan ka dib, Juz ahaana Musxafka waxey kaga Beegan...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 22aad.
Suurada 73aad Al-Muzammil;
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Muzammil, maadama ay ku Bilaabatay Naadin ku Socota nabiga asagoo Go ku Duubduubnaa, ayaa Aalaah ugu yeeray oo ugu Naabiyayay Al-Muzamil.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 20 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Qalam ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bartamaha Qeybta Labaad ee Juzka 28aad.
Macnaha Guud...
Dhaqamadii Qoyska ee iigu yaabka badnaa wadanka Pakistan!
“Qof aan dhul marin Dhaayo maleh”
Hordhac/Gogoldhig
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaah ha yeelo.
Marka qofka wadankiisa ka tago ee uu dhex galo Ummad ka midab, dhaqan iyo luqadba duwan, mararka qaarna ka Diin duwan, wuxuu arkayaa waxyaalo waligiis uusan arag, waxyaalo ka yaabiya, mararka qaarna kaba nixiyaba.Waa hubaal in Ummad kastaahi...
UN: More than 230 civilians killed in Somalia in recent weeks
UN refugee agency alarmed at civilian loss of life in Somalia’s capital…..
7 September 2010 – The United Nations refugee agency today voiced alarm over worsening security in Somalia’s capital, Mogadishu, where fighting between forces of the Transitional Federal Government (TFG) and armed Islamists has killed more than 230 civilians and wounded at least 400 others during the past two weeks.
An...
Wareegtooyinkii Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan ku dalbadeen in Dastuurka la ansixiyo ayadoo aan loo qaadin Afti Dadweyne
Warqaddii uu Cumar C/rashiid Qaraammada Midoobay kaga cosdsatay in laga caawiyo sidii Dastuurka loo ansixin lahaa ka hor February 2011 ayadoo aan loo marin Afti Dadweyne… Waxaana arrintaas ku raacay afhayeenka Baarlamaanka oo sidaas oo kale warqad u qoray Hay’adda UNDP…
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa qoraal wareegto ah (Ref: XRW /0000.239 /08/10)...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo si kulul uga hor yimid Dastuurka Cusub ee dhawaan la sameeyey
C/llaahi Daahir Barre oo sheegay in dastuurka cusub aan lagala tashan Hay’adaha Dowliga… iyo Madoobe Nuunow oo yiri “Ma aha in la siyaasadeeyo Dastuurka cusub”…..
Waxaa isa soo taraya diidmada looga soo horjeeda dastuurka cusub ee dhawaan ay soo bandhigeen Guddi loo xilsaaray Dastuurka, waxaana nuqulo ka mid ah Dastuurka loo qaybiyey dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada, hase...
Shirkad Aan la Aqoon halka ay ka soo jeedo oo Federaalku ku Wareejisey Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Iyadoo Shacabka Soomaaliyeed weli dhegahooda ka sii yeereyso Heshiiska dhinaca badda ahaa ee dhex maray Soomaaliya iyo Kenya ayaa hadda waxaa Magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday Shirkad shisheeye ah oo la sheegay in ay ka hawgeli doonto Dekedda iyo Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho.
Heshiiskaan oo dhawaan Dhacay ayaa waxaa goob joog ka wada ahaayeen Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif...
Dr. Faroole oo Kulamo uga socdaan Ethiopia
Madaxweynaha Puntland oo maalmahan ku sugnaa Addis Ababa ayaa kulamo la yeeshay saraakiil reer Yurub iyo Itoobiyaan ah, waxa kale oo booqasho ugu tagay Askar ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland oo daaweyn loo geeyey isbitaal ku yaala Magaalada Addis Ababa, sidaas waxaa sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, oo u qornaa sidan:
War-Saxafeed
5 September 2010
Madaxweynaha Puntland...
Sheikh Shariif: Dastuurku waa in uu helo Afti Dadweyne, haddii taas la waayo waa in la qaato Dastuurkii 1960-kii
Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira …
“Dastuur si uu ku noqdo dastuur Qaran, waa in uu helaa afti dadweyne, Haddii taa ay ka hor yimaadaan caqabado waa weyn oo laga garaabi karo, waxaa xusid mudan in waxa hadda ay Soomaali haysato — oo afti dadweyne lagu ansixiyey — uu yahay Dastuurkii...
Ratification of the New Constitution and Ending the Transitional Mandate Will be Determined by the Entire Transitional Federal Institutions
(Mogadishu, Somalia September 1, 2010) Sharif Sheikh Ahmed, President of Somalia, spoke today in the capital city of Mogadishu on the Draft Constitution that has been presented by the Independent Federal Constitutional Commission. In his statement to the media, the president noted that “drafting a constitution for a new Somalia is a solemn national undertaking which must be transparent and beyond...
ONLF Statement On Oil Exploration & Security In Ogaden
SATURDAY, 04 SEPTEMBER 2010:
The Ethiopian regimes Mines and Energy Minister, Alemayehu Tegenu recent interview with Reuters in which he claimed that his regime’s military is in control of Ogaden is wishful thinking and is designed to give a false sense of security to oil firms who seek to exploit the oil resources of Ogaden. The facts are that Ogaden remains a war zone between the armed forces...
Muxuu Salka ku hayaaKhilaaf Mar kale soo kala dhex galay Sheekh Shariif iyo Cumar C/Rashiid
Waxaa mar kale soo if baxay khilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shriif iyo Ra’isul Wasaaraha DFKMG Cumar C/Rashiid, waxa uuna khilaafkaan salka ku hayaa arrimo la xiriira dhinaca Dastuurka oo dhawaan ay soo bandhigeen guddigii loo xil saaray sameynta Dastuurkaasi, inkastoo aan si aad ah loo shaacin waxa rasmiga ah ee uu khilaafkaani ku saleysan yahay, hase yeeshee qaar ka mid ah...
Dastuurka cusub oo Khilaaf ka dhex dhaliyey Sheikh Shariif iyo Cumar C/rashiid
Khilaaf ayaa soo kala dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisal Wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Khilaafka ayaa ka dhashay dastuurka cusub ee qabyada ah ee dhowaan ay xukuumaddu soo bandhigtay.
Arrintaas waxaa Idaacadda Codka Maraykaanka ee VOA ay ka waraysatay Cumar C/rashiid.
Waraysigaas halkan ka dhegeyso (VOA Sept 3, 2010)
Khamiistii ayey ahayd markii...
Sawirada: Amiira oo dhex fadhidey goobtii lagu magacaabay Cumar C/rashiid
Sawirro ay qaaday SomaliTalk ayaa waxaa ka dhex muuqda Michele Lynn Ballarin oo dhex fadhida (13kii Feb 2009) goobtii lagu magacaabayey ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ee magaalada Jabuuti. Xilligaas Amiira waxay ahayd lataliyihii ugu horeeyey ee Sheikh Shariif u magacaabay si rasmi ah ka hor intii aan la soo dhisin xukuumadda.
Sida ka muuqata sawirada, Michele (oo...
Baarlamaanka oo si xooggan uga horyimid Dastuurka ay Hay’adda UNDP usoo daabacayso Soomaaliya
Khilaaf Xoogan oo soo kala dhexgalay xubnaha labada gole ee dowlada FKMG iyo hay’addo caalami ah iyo Guddiga Dastuurka iyo arrimaha Federaalka
Guddiga madaxa bannaan oo hawlihii ay u xilsaarnaayeen oo ay la wareegtey UNDP … Dastuur Soomaaliyeed oo ay faraha la gashay hay’ad aan Soomaali ahayn… In Qarammada Midoobay ay faduubto Dastuurka waxaa u sahlay xukuumadda…
ilaa...
Waraysi Taariikhi ah ee Shiekh Ibraahim xilli uu ku sugnaa Muqdisho
Guddoomiyaha Jabhadda UWSLF ee Soomaali galbeed oo waraysi dheer siiyey Weriye Saciid Nabadoon xilli uu ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Xilligaas (2006) oo Muqdisho ay ka talinayeen maxkamadahii Islaamiga ahaa, isla markaasna ay Itoobiya usoo hanqal taageysey in ay weerar ku soo qaado Muqdisho ayaa weriye Saciid nabadoon (Barnaamijkiisa Martida Magarafoonka) waxa uu Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha...
Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed. Qaybtii 2aad
Sidii aan horey ugu soo sheegnay qormadii hore ee maqaalkan waxaa 19-ka bisha siteember guud ahaan wadanka Iswiidhan laga qabanayaa doorshadii guud ee qaranka. Waxaa la dooran doonaa xildhibaanada baarlamaanka dhexe, kan gobolka iyo kan degmada.
Haddaba waxaa guud ahaan wadanka ka socda olole xoogan oo uu xisbi walbaa doonaayo inuu ku helo taageero buuxda. Labada xisbi ee wadankaan ugu waaweyn oo kala...
Dhagaxtuur oo loo magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka
Gudoomiyihii hore ee gobolka banadir ahna lataliyaha madaxweyne sheekh Shariif oo loo magacabay agaasimaha w/gaadiidka iyo taariikhdiisa oo kooban
Shir balaaran oo ay Khamiistii iskuugu yimaadeen golaha wasirada ee dowlada Fadarlka KMG Somaliya ku yeesheen xafiiska raiisal wasaraha uuna shir gudoominayey wariisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayuu ku magacabay gudoomiyihii hore ee Gobolka...
Xarunta Al-Shahid oo dood Cilmiyeed looga hadlayo Fursadaha iyo Dhibaatooyinka haysta Suxufiyiinta Soomaaliya ku qabatay Nairobi
Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka Iclaamiga ee Alshahid ayaa ku qabatay Andulus Hotel, Nairobi, dood cilmiyeed ay ka soo qayb galeen inta badan wariyayaasha Soomaalida ah ee Nairobi ku dhaqan iyo waliba kuwo dalkii ka yimid, loogana hadlayay fursadaha ay haystaan iyo dhibaatooyinka hor yaala suxufiyiinta Soomaalida ah gaar ahaan kuwa ka howl gala dalka Soomaaliya.
Warbixinta oo sawiro wadata ka...
War Hilbaha Culimada waa Sun eh IsKa Ilaaliya !!!
Maxamed SH Cumar Faaruuq
ibnicumar@yahoo.com
————
Asalamu Calaykum Wraxmatulaahi
Waxaan ka cudurdaaranayaa gaar ahaan bahda Somalitalk ku xiran in aan muddo hawada ka maqnaa oo aanan waxba ku soo qorin in muda ah boggan qiimaha gaarka ah u leh Soomaalida akhristayaal aad bandanna ay ku xiran yihiin .
Qormadan aan cinwaanka ooga dhigay sida idiin muuqataba waxaan jeclahay in...
AL-Callaamah AL-Shiikh Abuu AL-Xasan AL-Nadawi (1)!!!
Waa kuma Abuu AL-Xasan AL-Nadawi ????:
Waa Abuu Xasan Cali AL-Xasani AL-Nadawi oo ahaa Shakhsiyadda ugu weyn uguna caansan ee Culumadda Hindiya (1).
Wuxuu ku dhashay Tuulada Takiit oo ka tirsan Degmada Raali Bariile ee Hindiya Sannadku markuu ahaa 1332 H oo ku Aadanayd 1913 M.
Wuxuu waxbarashadiisii ka Bilaabay Daarta Culuumta ee Nadwatul Culamaa.
Wuxuu uga sii gudbay Dugsiga Shiikh Axmed Cali ee...
Alshabaab oo Gaadiid Ambalaaz ah ugu deeqday dadka ku waxyeeloobay Qaraxyada, Dagaalada iyo Madaafiicda Muqdisho
Laba gaari oo kuwa gurmadka deg deg ah ayaa lagu soo bandhigay gudaha Suuqa Bakaaraha kuwaas oo qeyb ka noqon doono gaadiidka gurmadka deg deg ah ee ka howlgala qeybaha ay gacanta ku hayaan xarada Mujaahidiinta alshabaab sida u shir jaraaid oo uu ku qabtay suuqa bakaraha ka sheegay waaliga gobolka banadir ee Alshabaab.
Sheikh Cali Maxamed oo shir jaraa’id qabtay: Halkan ka dhegeyso (mp3)
“Mar...




