Home » Archive Qoraaga
Xubnaha Baarlamaanka oo ku kala qaybsamey in Sharci Ciqaabaya loo sameeyo Burcadbadeedka
Burcad Badeeda waxay Dagaal kula jiraan Maraakiibta Guranaya Khayraadkii Ummadda Soomaaliyeed
Sannadkii la soo Dhaafey waxay Qafaasheen 53 Markab iyo Badmaaxiin Gaareysa 1181 waxay lacag MadaxFurasho ay u heleen 238 Milyan oo Doolar SII AKHRI
Read More →
Gobolada Soomaaliya oo ay soo wajahday Xaalad abaar aad u daran
Shirkadda Hormuud oo biyo dhaamin ka bilowday deegaanada qaar —
Iyadoo dalka ay soo food saartay xaaladda abaar ah ayaa wararka ka imaanaya gobolada dalka Soomaaliya waxay sheegayaan in dad iyo duunyo ay ugu geeryoodeen abaarta kadib markii ay waayeen biyo baad, waxayna dadku bilaabeen in ay u soo barakacaan qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka.
Odoyaasha la socda xiliyada roobka...
Puntland oo gebi ahaanka xiriirkii u jartay DFKMG
Warsaxaafadeed Sabtidii ka soo baxay Puntland ayaa shaaca ka qaaday in aysan wax wada-shaqayn ah la yeelanayn DFKMG, iyo in DFKMG aysan sinnaba wakiil uga noqon karin Puntland, iyo in Beesha Caalamka aysan u aqoonsan DFKMG ah mid wakiil ka ah Dowladda Puntland; iyo in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Siyaasada Somaliya (UNPOS) ay dib uga fiirsato mowqifkeeda iyo taageerada ay la garab-taagantahay DFKMG.
Warsaxafadeedkaas...
Better or worse: Prime Minister Farmajo first half of 100 days in office.
By Mohamud Ahmed /
Email: maash68@gmail.com –
As the year 2011 hastens, the Transitional Federal government of Somalia has its clock ticking towards the proposed end date of the TFG Administration. The TFG tenure will expire in 7 months and the prospect of an extension is very bleak. However, for the Prime Minister, Mohamed Abdullahi Farmajo, the year 2011 bears an over-sized load.
Somalia’s...
Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo xukun Qisaas ah ku fulisay Askar ka tirsan Ciidamada
iyo Warar kale oo goosgoos ah: Ururka Garyaqaanada Soomaaliyeed oo Doortey Hogaan Cusub iyo mashaariic laga fulinayo Qardho
Xukunka Qisaasta ah ee la fuliyey….
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun qisaas ah ku fulisay seddex nin oo gacan ku dhiiglayaal ah oo ay Maxkamadu horey ugu xukuntay dil toogasho ah kadib markii ay dileen Muwaadiniin Soomaaliyeed.
Subaxnimadii...
Sidee loo abuuraa Ganacsi Guulaysan kara. Q.2aad
QAYBTII LABAAD:
Waa qaybtii labaad ee barnaamijkii aynu ugu magacdaray sidee loo abuuraa ganacsi guulaysan kara. Waxa aynu ku soo sheegnay qaybtii koowaad si loo abuuro ganacsi guulaysan kara in loo baahan yahay in uu jiro nidaam ama qorshe ay raacayso shirkaddu oo la yidhaa (business plan). Waxa aynu qaybtan labaad kusoo qaadan doonaa waxyaabaha kale ee u baahan in lagu qoro qorshaynta ganacsiga (business...
Somalia: which way to forge after August 22nd?
By Dr. Yusuf O. Al-Azhari
Somalia’s misfortune and inability to find a viable solution to its Political mess dragged on during 2009 and 2010; two years with many political façade, blood shade and massive displacement has just ended.
Many speculations and facts have either been written or narrated through the media in these two years, with some positive and negative aspects about the survival future...
Farmaajo oo ka warwareegey ka jawaabidda su’aalo la xiriira Shirkadda Saracen iyo inta ka dhiman Xukuumadda Shariif iyo cidda Safiir ka ah UN
Iyo Khudbaddii Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ka jeediyey Golaha ammaanka ee Qarammada Midoobey iyo Khudbadii Mahiga….
UNITED NATIONS: Warbixin ay qortay InnerCityPress ayaa tibaaxday in Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ah (DFKMG) Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo Jimcadii shir jaraa’id ku qabtay xarunta Qarammada Midoobey (QM) in InnerCityPress ay ka rajaynaysey...
“Haddii xilka uu madaxweynaha ka dhammaaday, baarlamaankana wuu ka dhammaaday” Waraysi Safiirka DFKMG u fadhiya Jabuuti
“Madaxweynaha xilku kama dhammaan, waxaa xilku kaga egyahay Agoosto 2011…. in madaxweynaha uu xilku ka dhammaado oo baarlamaankuna jiro ma soconeyso.” “Meesha waa la wada dumo ama waa la wada jabi..” ayuu yiri.
C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo ah Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay...
Maraykanka oo lagu dhaawacay Askari ka tirsan Booliska Los Angeles oo dhalashadiisu tahay Soomaali
Maxamed Axmed oo 27 jir ah ayaa la gaarsiiyey dhaawac culus kaddib markii xabbad lagala beegsaday madaxa, sida ay sheegeen booliska magaalada Los Angles oo uu ka tirsan yahay. Waxaa dhaawaca wajiga ka gaarsiiyey waa nin la sheegay in uu ahaa Gangster, ninkaas oo toogasho lagu diley.
Maxamed Axmed oo ah Somali immigrant, waxa uu ku jirey tababar la xiriira booliska gaafwareega ama ilaaliya ammaanka...
Warqad Farmaajo u Qoray Mahiga oo Muran ka dhex dhalisay Xubnaha Sare ee Xukuumadda FKMG
In Xukuumadda FKMG qiimayn ku samaynayso sida ay suurtagal ku tahay in Soomaaliya ay dhaqan geliso xeerka caalamiga ah dadka gala falal dembiyeedka ee loo yaqaan “Rome Statute of the International Criminal Court” iyo l adagaalanka Musuqmaasuqa… SII AKHRI…
Read More →
REER MARYOOLEEY U BARBAR DHIG REER MAYAAN
(Qiso mucjiso ah waa dhab dhacday)
Qore: Dr. Qasim Xirsi Faarax
Reer Mayaan (Maya) waxa ay ahaayeen qoon degenaa Jasiiradda caanka ah ee loo yaqaan Easter Island oo ku taalla Xagga darafka badda Baasifiga. Jasiiraddaan hadda waxaa maamul ahaan la hoos geeyey oo gacanta ku haya maamulkeeda dawladda Jilli ee ka mid ah qaaradda Ameerika. Haddaba waa sidee qisada qoladani? Waa sidatan:
Waxay ahaayeen dad...
Raiisul Wasaaraha DFKMG Farmaajo 100-kii Maalmood ee uu qabsadey Xagee Mareysaa?
55 Maalmood ayaa ka tagtey waxaa u Harsan 45 Maalmood —
20-kii Nofember 2010 ayay ahayd markii Raiisul Wasaaraha DFKMG Farmaajo uu qabsadey Boqol Maalmood in uu wax kaga qabanayo Arrimaha Amaanka mar uu la hadlayey Golaha Baarlamaanka uuna soo bandhigey Qorshahiisa ee Dowlada ee wax ka qabashada arrimaha Nabadgelyada taasoo ay si aad ah ula dhaceen qaar ka mid ah xubnaha Baarlamaanka halka...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo u Dhoofay Maraykanka iyo Wafti la socda oo sii dhoofaya dalka Norway
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisal Wasaaraha DFKMG ayaa tibaaxay in wafti uu hoggaaminayo Maxamed C/laahi Farmaajo ay u dhoofeen Maraykanka oo ay ka qayb gelayaan shir lagu qabanyo Golaha ammaanka, waxaana waftigaas qaar kamid ah ay usii dhoofi doonaan dalka Norway si ay uga qayb galaan shir looga hadlayo arrimaah Soomaaliya.
Warsaxafadeedku waxa uu u qoraa sidan:
Ra’iisal...
Xildhibaannada Baarlamaanka oo laga codsaday in ay si deg deg ah ugu qoraan warqad..
Ku socda Norway iyo Commonwealth oo ku aaddan damacooda Badda Soomaaliya si looga hortago khatarta arrintaas ka iman karta…
“Haddii laba warqadood loo kalo qoro Norwey iyo Commonwealth, oo qoraalkaasi noqdo mid si rasmi ah uga soo baxay baarlamaanka Soomaaliya, waxaan markaas hubaa in ay dareemayaan in meesha wali ay joogaan dad nool oo aan raacin dadkii la kala diray….”...
Door intee la eg bay ka soo qaateen Shirkadaha Diyaaradaha Wadaniga ah dhismaha Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho
Iyadoo dhawaan Dowladda Federaalka ay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ku Wareejisey Shirkad Shisheeye oo lagu magacaabo SKA AIR LOGISTIC ayaa arrintaa waxaa Walaac ka muujiyey Shirkadaha Diyaaradaha ee dadka Soomaaliyeed leeyihiin hadaba Door intee la eg bay Shirkadaha ka qaateen Dhismaha Garoonka Muqdisho
Warbixinta oo sawiro wadata ka eeg halkan (pdf)
Markii ay burburtay Dowladdii...
SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA | Mustafe Ibraahim
Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan:
Side loo abuuraa ganacsi
Side loo kobciyaa ganacsi
Maxaa keenaa in ganacsi guulasyto
Maxaa keena in ganacsi uu guul daraysto
Shirkadaha guulaystay ee dunnida iyo sababaha ay ku guulaysteen
Shirkaddaha guul-daraystay ee adduunka iyo sababaha ay ku guul-daraysteen
Side lagu noqon karaa maamul ganacsade fiican
Waxaanu...
A new research on Somali young people in the UK [Part I]
Growing Up Somali in Britain
The experience of a group of young Somali men and women coming of age in London
By Aweys O. Mohamoud
Institute of Education, University of London
Aweysmohamoud@aol.com
First and foremost, I owe a great debt of gratitude to all the young people and their parents who willingly shared the most intimate details of their lives with me for the benefit of this research. They did...
Khudbaddii Dr. Faroole ka jeediyey sannad guuradii labaad ee doorashadiisii
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo khudbad dheer ka jeediyey sannad guuradii labaad ee ka soo wareegtey doorashadiisii ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin burcad badeedda, abaaraha, ammaanka, xiriirka Puntland iyo Dawladda Federaalka kumeelgaarka, heshiiska shirkadaha iyo arrimo badan oo kale.
Khudbadda Dr Faroole ka dhegeyso Halkan
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/drfaroole_2.mp3]
Dr....
Bay iyo Bakool: Alshabaab oo ururiyey Xoolo Zako ah oo gaaraya 30,000 Ari iyo 2,500 Geel
Munaasibad xoolo nool loogu qeybinayey oo ka dhacday dagmada xudur oo ka tirsan Gobolka bakool .
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen mas’uuliyiinta xarakada alshabaab ee wilayadaha bay iyo bakool isla markaana qoysas abaaraha iyo colaadaha ku ceroobey xoolo nool lagu gudoonsiinayey ayaa ka dhacday dagmada xudur oo ka tirsan gobolka bakool waxaana ka hadlay gudoomiyaha...
Soomaaliya:- 20 Sano Qax iyo Dowlad La’aan!
“20 sano kalle oo dagaal iyo dowlad la’aan ah diyaar ma u nahay?”
Aniga oo web-ka google.com ka raadinaya dhibaatadda Dagaalada iyo saameenta uu ku leeyahay bulshooyinka ayaan isheedu qabatay “List of civil war” kadib markii aan sii aqriyay waxaan ku arkay in dalka Soomaaliya oo kaliya uu yahay dalka kaliya ee 20 Sano oo xiriir ah ay dagaalo ka socdaan laga soo bilaabi sanadkii 1991-2011.
Dalka...
Villa-deena Soomaaliya. Waa maqaal ka hadlaya muranka & inkiraadda heshiisyada waxyeelada
Villa-deena Soomaaliya.
Malmihii ugu dambeeyay waxay dhagaheenu aad u maqlayeen heshiisyo la sheegay in lala galay shirkado kala duwan si ay u maamulaan hanti ummadda Soomaalidu leedahay noocay doonto ha ahaatee. Heshiidyadan oo ay ugu dambeeyeen kuwii lala galay shirkad lagu magacaabo Saracen International & weliba shirkad la sheegay in Japan laga leeyahay taasoo la wareegtay dhismaha magaca internet-ka...
Shirkii Aqoonyahanada Soomaaliyeed Ee Ku Shirey Dalka Jabuuti Maxaa Ka Soo Baxay: Warbixin
Shirkii maalmahan uga socdey Hoteel Shariton ee caasimada dalka Jabuuti Aqoon yahano Soomaaliyeed ee ka kala yimid daafaha caalamka, 13-ka ilaa 21/12/2010 oo uu soo qaban qaabiyey Mac-hadka Daasaadka Culuunta Siyaasadda iyo Istiraatiijiyada dalka Jabuuti ayaa laga soo saarey qoraal ka kooban 12 Bogg oo cinwaankiisu yahay Hoogga Soomaaliyeed iyo Hiilka Aqoonyahan.
Qoraalkan oo ahaa mid ku qornaa luqadda...
Famaajo oo laga codsaday in uu soo bandhigo Heshiiskii BADDA iyo inta dokumenti ah ee Dowladdu ka heyso…
iyo Dhambaal ku socda Shacabka Soomaaliyeed oo cinwaankiisu yahay “Yaa u maqan ama diyaar u ah Difaaca Badda Soomaaliya”
Qoraaga Magaciisu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waana diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). Sannadkii 1979-kiina waxa uu noqday...




