Home » Archive Qoraaga

Shirkii Norway oo Digniin loogu diray DFKMG

Jan 28, 2011
iyo Magacyada dadkii ka qayb galay shirkaas…. Kulan looga hadlay arrimaha Soomaaliya, looguna magac daray “Kulanka Nabadda, Wadahadalka iyo La dagaalanka Xag-jirnimada” oo lagu qabtay magaalada Oslo ee dalka Norway 13-14kii Janaayo 2011 ayaa waxaa ka qayb galay dalalka loo yaqaan NORDIC (Norway, Denmark, Finland iyo Sweden). Qoraalkii lagu furay kulankaas ayaa xubnihii ka socdey DFKMG... 
Halkudheg:

Furitaanka Dhismaha Cusub ee Masjidka A-Ixsaan ee Magaalada St.Paul, MN.

Jan 28, 2011
Waxaa dhamaan Muslimiinta ku nool labada magaalo ee mataanaha ah iyo nawaaxigooda lagu marti qaadayaa xafalada furitaanka ee Masjid Al-Ihsan. Oo ay kasoo qayb gali doonaan Culimo badab oo ka kala socota Masaajida ku yaala Magaalooyinka mataanaha. Sabti Janaayo 29, 2011 10:00am-7:00pm Fadlan fiiri Flayer-ka hoose.  Read More →

Dalka Malaysia:- Buuq iyo dood ka taagan Maxkamadeynta Burcad-Badeed Soomaali ah!

Jan 28, 2011
Khamiis  January 20, 2011 ayay aheyd markii Burcad-Badeed Soomaali ah kuna hubeeysan AK-47 ay afduubteen Markab lagu magacaabo MT Bunga Laurel balse Shaqaalaha Markabka ayaa Qaylo dhaan u dirsaday Markab dagaal oo ay dowladda Malaysia leedahay kuna sugan meel u dhow Xeebaha Soomaaliya kaasoo ugu danbeytnii soo bad-baadiyay Markabka iyo Shaqaalihii saarna iyadoo Dhaawac u geestay qaar ka mid ah Burcad-Badeeda... 
Halkudheg:

The “TFG of Technocrats” isn’t all that different from its predecessors

Jan 27, 2011
Clearly, the performance of the Transitional Federal Government (TFG) of Technocrats has disappointed those who had hope for a fundamental change and held dear the revival of the “Somali Republic” on a sustainable foundation. The TFG of Technocrats has created more problems and distresses rather than confidence, accountability and hopeful future. In effect, it isn’t all that different from... 
Halkudheg: ,

Sheekh Shariif oo laga yaabo in uu Maro Wadadii uu xilka isaga Casiley Cabdulaahi Yuusuf

Jan 27, 2011
Shiikh Shariif haddii uu tago waa in ay la tagaan Ragga kale ay Dowlada kuwada jiraan waayo.. Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa habeenkii Arbacada saqdii dhex mar ahayd tahay waxaa la sheegay in uu si qarsoodi ah ka dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho sida ay noo sheegey rag isaga ku dhow dhow isagoo ku sii jeeda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii ay u... 
Halkudheg:

“Xilliga Ku Meergaarka ah waa inuu dhammaado bisha Agoosto”: Ergeyga Qarammada Midoobay ee Soomaaliya

Jan 27, 2011
“Dhammaadka xilliga ku meelgaarka waxaa nooga harsan toddoba bilood oo keliya, welina waxaa harsan wax badan in la qabto” Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WARSAXAAFADEED 03/2011 Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya: Xilliga Ku Meergaarka ah waa inuu dhammaado bisha Agoosto Nayroobi, 26 Janaayo 2011 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha... 
Halkudheg:

Dawladda Norway oo Joojisay Qandaraaskii Shirkad Gaar loo leeyahay looga iibiyey Markab Militari oo ka hawl geli lahaa Xeebaha Soomaaliya

Jan 26, 2011
iyo DFKMG oo Sheegtay in ay xiriirka u jarayaan Shirkadda SARACEN – iyo Puntland oo ilaa 2012 waqtiga u kordhisey  Africa Oil, Range Resource iyo Lion Energy , waqtiga sahaminta batroolka…. “Heshiiska waxaa shirkadda reer Norway la soo galay sarkaal hore u ahaan jirey Wasiir , laakiin hadda ah lataliyaha gaarka ah ee madaxweynaha DFKMG” ilo wargal ah oo ku sugan Norway… Shirdon... 
Halkudheg:

Barashada Luqadda English. Q.2aad

Jan 25, 2011
Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN Qaybtaan wuxuu si toos ah ugu xiran tahay, qaybtii hore ee aan kasoo hadalnay, hase yaashee, casharkaan ugama hadli doonno qaabdhismeedka weero (Sentences) iyo wixiii la xiriiira, sababtoo ah  kuwaas waxaan uga soo hadalnay qaybihii hore. Qaybtaan, waa qaybta  ugu muhiimsan waxayna ku saabsan tahay qaabdhismeedka Tuducda(faqrada) Paragraph sidaas darteed ... 
Halkudheg:

TACSI: Cabdi Xuseen Caraaye oo ku geeroyoodey Muqdisho

Jan 24, 2011
Tacsi Tiiraanyo Leh 1. cismaan Axmed Salad (Amriiko) 2. C/qaadir Maxamed cismaan(cefa) 3. Cilmi Cismaan Boodhari 4,Dr Xasan Maxamuud Maxamed (fanax) 5,Maxamed dhaqane Nuur (gacmo dheere) 6,Maxamed Farah (Duurgube) 7. Faiza Maxamed Xaaji 8.saciid Ibraahim Xuseen (Buuna) 9 Maxamuud Axmed Xasan (xuurshe) 10.Maxamed Xuseen (shiino town) 11, Dr Maxamuud xassan 12,jABRIIL LOO YAQAAN (JABRA) 13.Dr C/qaadir... 
Halkudheg:

Sheekh Maxamed Khadar (iimaamka San-Deigo) iyo Xaaladdiisii ugu dambaysay

Jan 24, 2011
Warbixin: .(Diyaariye C/llahi Abul-fadli} أسر شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم فك اللهم عجل بفكاك شيخنا الحبيب محمد خضر اللهم أعد شيخنا الحبيب إلى منبر السنة عة لدرجات اللهم اجعل مصيبته هذه تكفيرا عن سيئاته و رف اللهم لا تفتنا في ديننا و ثبتنا... 
Halkudheg:

VIDEO DAAWO: Soomaalida Minneapolis oo mudaharaad ka hor geeyey xubno ka socdey Gumeysiga Itoobiya

Jan 24, 2011
VIDEO laga duubay dareenka Soomaalida Minnesota ee ku aaddan gumaysiga Itoobiya: Galabnimadii Axaddii (Jan 23, 2011) ayaa mudaharaad xooggan waxa uu ka dhacay faras-magaalaha magaalada Minneapolis, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnaayeen xubno ka soo safray Itoobiya. Meesha mudaharaadku dhacay ayaa la sheegay in Hotel ku dhaw ay ku degeen xubnahaasi. VIDEO-ga Hoos ka daawo Waxaa dariiqyada u dhow... 
Halkudheg: ,

The Clock is Ticking in Somalia

Jan 24, 2011
By Mohamud Ahmed Email: maash68@gmail.com January 23, 2011 In Somalia, the clock is ticking toward the end of The Transitional Federal Government (TFG) of Prime Minister Mohamed Abdullahi Farmajo. The TFG’s tenure will expire in seven months, and the prospect of an extension is bleak. Farmajo’s administration fills the most unstable government in the world. Oftentimes, its occupants last... 

Qiime Dhimis ay sameeyeen Kooxaha Burcadeeda Soomaaliya ka dib markii la weeraray …

Jan 24, 2011
Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida oo sanadkii la soo dhaafay lacag fara badan ka helay Maraakiibta ay qafaashaan ayaa lacagtii ay heleen lagu qiyaasay sanadkaas 238 Milyan kadib markii sanadkaas ay afduubteen ilaa iyo 50 Markab, hase yeeshee arrinta burcad badeeda waxay cirka isku shareertay markii todobaadkaan lagu soo qaaday weeraro looga furtay labo markab. Markabkii ugu horeeyey ee todobaadkaan... 
Halkudheg:

Faaf Reeb: Tuug Malise Ayuu ka tagaa!

Jan 23, 2011
Warbixinta oo ka kooban 26 bog ka akhri HALKAN (pdf) Waxa dhowanahanba durbaanka tumaysay dowlada Ethiopia oo sheegaysa in nabad iyo Horumar laga gaadhay Dhulka Somalida Ogadeniya iyaga oo Xafiiska Ra’isal wasaraha ay kasoo baxayeen baaqyo isdaba joog ah oo sheegaya in Shacabka Somalida Ogadeniya ee ku nool qurbaha ay kusoo laabtaan dhulkooda, nabada iyo horumarkana ay xoojiyaan ka yagleeshay... 
Halkudheg:

Warbixin: kullamo ka socda Jabuuti iyo codadkii Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Qorsheynta DFKMG, Wakiilka AU iyo Mahiga

Jan 23, 2011
Wasiirka Qoreynta DFKMG Prof, Cabdiwali Maxamed“…In Hay’adda UNDP Soomaaliya ay u Fakarto, Koleey Annigu Intaan Joogo Ma Dhaceyso !!” wareysi muhiim ah. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amaanka Qaranka Cabdishakuur Sh. Xasan “Waxaad Moodaa Inuu Shirkaanu Ka Xoog Badan Yahay oo Annaguna Haddaanu Nahay DF-ka Aan Uga Xoog Badanahay Ka Qaybgalkiisa Sidii Hore…” Denjire Mahiga “…Haddii Aan... 
Halkudheg:

Gurigii Safaaradda Soomaaliya ee Jarmalka oo Soomaalida dib loogu soo celiyey

Jan 23, 2011
“waxaa markii hore si Qarsoodi ah looga iibiyeen nin Jarmal ah Asalkiisa ka soo jeedo Dalka Giriiga, kaas oo ay laga qaatay Lacag horumaris oo Dhameyd 147000€…. Safaaradda waxaa hore u iibsadey laba nin oo hore uga tirsanaa Safaaradda, waxaana hadda Maxkamad Jarmalka ahi xukuntay in aan cid gaar ah laga iibin karin hanti ummadda Soomaaliyeed ka wada dhaxaysa… Danjire Tifow :-... 
Halkudheg:

Prof. Dalxa oo Xabsiga Mombasa ku booqday Dhalliyaro Da’yar oo ku xiran halkaan

Jan 23, 2011
Xildhibaan ka tirsan Golaha baarlamaanka KMGS oo Xabsi ku yaala Magaalada Mombasa ku booqdey da’yar qeyb ka ah Qaxooti Soomaaliyeed oo ku xirxiran Xabsiyada wadanka Kenya. Mudane ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo booqasho ku jooga Wadanka Kenya ayaa waxa uu u kuur galay Xaaladda Qaxooti Soomaaliyeed oo ku xirxiran xabsiyo ku yaala Magaalada Mombasa. Xildhibaan Prof.Max’ed Cumar Dalxa... 

Shirkadda SKA: “Waxaan nahay Shirkad Madaxbanaan oo aan Cidna hoos Tagin”

Jan 23, 2011
“Lacagata aan gelineyno Garoonka waa mid Qar Iska Tuurnimo ah” Shirkadda SKA Air & Logistic oo dhawaan Dowladda Federaalka la gashay heshiis 10 sano ah oo ku saabsan in shirkaddaasi maamusho garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa iska fogeysay warar sheegayey in ay hoos tagaan Mareykan, Yurub, Qaramada Midoobey iyo hay’ado kale oo caalami ah. “Waxaan nahay shirkad ganacsi oo dooneysa in ay... 
Halkudheg:

Ciidammo ka socda dalka Malaysia oo si xoog ah ku furtay Markab u afduubnaa Burcad badeed Soomaali ah.

Jan 22, 2011
Ciidamada Badda ee dalka Malaysia ayaa aroortii hore ee Maalinimadii Jimcaha aheyd January 21, 2011 xoog ku soo furtay markab ka diiwaan gashay dalka Malaysia oo ay burcad badeed Soomaali ah ka afduubteen meel u dhow gacanka Carbeed habeenadii Khamiista ku dhawaad 11pm xilliga Afrika. Markabka oo lagu magacaabo MT Bunga Laurel iyo dhamaan shaqaalihii saarnaa oo gaaraya 23 ayaa laga soo badbaadiyay... 
Halkudheg:

Mahiga oo Bilaabey in uu dhexdhexaadiyo Shiikh Shariif iyo Cabdiraxmaan Faroole

Jan 21, 2011
iyo Shiikh Shariif oo Khamiistii ku soo laabtay Muqdisho – Iyadoo dhawaan Maamulka Puntland uu ku dhawaaqey in uu xiriirkii u jarey Dowladda Federaalka ee uu Madaxda u yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed  iyagoo ku eedeeyey Dowlada Federaalka in ay ka soo horjeedo Horumarka Deegaanada Maamulka Pundland,  hase yeeshee waxaa jira in la sheegay dhab ahaan in  Maamulka uu ka xumaadey Hadal ka soo... 
Halkudheg: ,

Hayada EDCO oo ka Deyrisey Xaalada Dad ka soo Barakacay Tuulooyin Ka Tirsan Degmooyin Buula Burde , Jalalaqsi iyo Buurweyn

Jan 21, 2011
Waxaa Dalka Soomaaliya ka howl gala Hayado fara badan kuwaas oo isugu jira kuwo Wadani ah iyo kuwa Caalami ah waxaana mar weliba sii kordhaya Hayadaha ka shaqeeye dalka ee ay leeyihiin dadka soomaaliyeed iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa dhawaan Masuuliyin ka tirsan Ururka Wadaniga ee EDCO Education Developments For Children Organization waxaa uu howlo kormeer ah ku tagey qaar mid Xerooyinka dadka... 
Halkudheg:

In Africa, it is still political leadership

Jan 20, 2011
African Presidents Index: The good, the bad and the ugly… by East African Magazine …. Somalia “is so dangerous that UN officials – and even Somalia’s own politicians – cannot live there. It will take a political leader of historic influence to restore this country to peace and order. The question is; is Sharif Sheikh Ahmed that man?” READ MORE READ MORE  Read More →

Baarlamaanka DFKMG oo la sheegay in Beesha Caalamku u ogolaatay in 3 Sanno loogu daro Waqtigiisa

Jan 20, 2011
Shariif Xasan oo ku gacanseyrey in la Dhimo Tirada Xubnaha Baarlamaanka isagoo ku Taliyey.. Warar aanu ka helnay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa waxay sheegayaan in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu waayadan ku hawlanaa sidii Baarlamaanka loogu kordhin lahaa mudada uu jirayo iyadoo xilkiisa uu ku eg yahay 22-ka Agoosto 2011 waxaana hadda soo baxeysa warar sheegaya in Beesha caalamka... 
Halkudheg: ,

Jabuuti: Wafdiga Puntland oo qaabilay mas’uuliyiinta U.S., U.N. iyo A.U.

Jan 20, 2011
Wafti uu hoggaaminayo C/raxmaan Maxamed Faroole oo gaarey magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa kulamo ay yeesheen waxaa ka soo baxay warsaxaafadeedka hoose: Wafdiga Puntland oo qaabilay mas’uuliyiinta U.S., U.N. iyo A.U. Faroole iyo Mahiga WAR-SAXAFADEED 19 Janaayo 2011 Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa maanta gaaray magaalada Djibouti... 
Halkudheg: ,

Shirkad laga leeyahay Norway oo Heshiis Cusub oo 10 Sano ah la gashay DFKMG, si ay u “ilaaliso” Kalluumaysiga Soomaaliya

Jan 19, 2011
Shirkaddaas oo Militariga Norway ka iibsatey Markab, sidoo kalena iibsaneysa 6 helicopter, 8 markab, iyo diyaarad hawada wax ka sawirta. waa qandaraas khaas ah. Waxaan nahay shirkadda keliya ee gaarka looleeyahay ee adduunka ka jirta ee maarayn doonta kalluumaysiga… ” Sidaas waxaa yiri mulkiilaha shirkadda.. SII AKHRI  Read More →
Halkudheg: