Home » Archive Qoraaga
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:24aad
Suurada 86aad Adh-dhaariq:
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 17 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Balad, Muxafkana waxey kaga Beegan tahay Biloowga Qeybata |Labaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Adh-Dhaariq:
Suuradan waxey ka Hadashaa Amuuraha Caqiidada Quseeya, gaar ahaan waxey Xujooyin Cad cad ka Tilmaantaa Awooda uu Allaah (Cw) uu u leeyahay Soo Bixinta Maalinta Qiyaamaha,...
Sideen u Fahamna Quraanka? Q: 23aad
Suurada 78aad An-Naba’:
Suuradan waxa loogu Magac daray An-Naba’ si ay Dadka u Xasuusiso weynida Akhabaarta Qur’aanka Xambaarsan yahay, waxaa kaloo yaqaan Camma oo ah kalimada ay ku Bilaabato.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 40 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Macaarij ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada An-Naba’:
Suuradan...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:22aad
Suurada 73aad Al-Muzammil:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Muzammil, maadama ay ku Bilaabatay Naadin ku Socota Nabiga asagoo Go’ ku Duubduubnaa mar uu ka naxay biloowgii waxyiga, ayaa Allaah ugu yeeray oo ugu Naabiyayay Al-Muzamil.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 20 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Qalam ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bartamaha Qeybta...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:21-aad
Suurada 72aad Al-Jinni:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jinni Maadaama si aad ah ay uga Sheekeyso Jinniga Makhluuqa la yiraahdo, Jinniga waa Qeyb ka mid ah Uunka Caqliga lagu Beeray waxaa uuna Mukulaf u yahay Sida Insaanka oo kale waana Xaqiiq jiritaankiisa.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 28 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Acraaf ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan...
Rajab Ordegan Waa Nin Cayn Kee ah
Waxa Magaalada Muqdisho ku sugan Raiisul Wasaaraha Turkiga Rajab Dayib Ordegan iyo Wafdi aad u balaaran , waxaana Booqashaada lagu tilmaamey midii ugu balaarneyd ee Muddo labaatan sanno Ruux Darajadaas leh uu ku yimaado Magaalada Muqdisho , waxayna Booqashadaan lagu micneeyey Mid Ordegan uu ku doonayo in Beesha Caalamka uu ku soo jeediyo Xaalada Soomaaliya Xiligaan ka taagan hadaba waa nin...
Maxaa Dhacay intii uu Raiisul Wasaaraha Turkiga uu ku sugnaa Magaaladda Muqdisho
Markii uu soo gaarey Raiisul Wasaaraha Turkiga Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa dhacay in Diyaarad ka mid ahaa Diyaaradhii la socdey Raiisul Wasaaraha waxaa soo gaarey Waxyeelo ka dib markii uu Dab kacay markii ay Diyaarada soo Caga dhiganeysey Garioonka , hase yeeshee waxaa lagu waramey in aysan Cidna wax ku noqon , waxaa Diyaaradaas u Gurmadey Gaadiidka Dab...
Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Booqashada Rajab Ordegan ee Muqdisho.
Waxaa maanta oo Bishu tahay 19 Ogoosto Magaalada Muqdisho soo gaarey Wafdi aad u balaaran oo uu Hogaaminayey Raiisul Wasaaraha Turkiga Rajab Dayib Ordegan waxaana ku wehliyeyXubno ka tirsan Qoyskisa, sida Haweenta uu qabo iyo Saddex Caruur ah uu uu dhaley oo ahaa laba Gabdhood iyo Wiil waxaa kaloo ka mid ahaa Xildhibaano ,Wasiiro iyo Ganacsato u dhalatey Wadankaas , waxayna Wafdiga Raiisul...
Raiisul Wasaaraha Turkiga oo Booqasho kuyimid Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan (Rajab Dayib), ayaa maanta, Jimce Agoosto 19, 2011, waxa uu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waftiga Rajab Dayib waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey xubnaha ugu sareeya DFKMG.
Warbixintii hore (Aug 17, 2011)
Muqdisho oo si weyn ugu Diyaargarowdey Imaanshaha Raiisul Wasaaraha Turkiga
Waxaa la filayaa in maalinta Khamiista...
Isbedelka Dunida ka socdaahi waa dib usoo noolaashada Soomaaliya.
Subxaana muqayiril axwaal: Soomaalidu waxeey ku mahmaahdaa ‘’Qeeyla yeertaa qoon ayey qeeyr utahay” Waxaa aad dareenkeeyga usoo jiitay isbedelada lama filaanka ah ee Dunida kasocda kuwaasi oo igu dhaliyey feker ah ineey suurta gal weeyn tahay in Soomaaliya dib ugu soo laabato Dunida iyadoo Maamul, kala danbeeyn iyo nabadi ka jirto 21 sano kadib.
Hadii aad u fiirsato isbedelada dunida...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 20aad
Suurada 70aad Al-Micraaj:
Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Micraaj oo ah Macno ahaan kor u fuulid, maadaama ay Suurada soo Hadal qaaday Malaaigta Samada Kor u Fuusha, waxaa kaloo Suuradan loo yaqaan Sa’ala oo ah kalimad ay ku Bilaabato Suurada.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 44Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Xaaqqah ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bilowga...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 19aad
Suurada 67aad Al-Mulki:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Mulki maadaama ay ka Hadasho Mulkiga Alle (Cw) inuu Koobay wax kasta sida Koonka Insaanka iyo waxa walba uu Koonka ku Dhex jira.
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 30 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Adh-Dhuur ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Juzka 28aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Mulki:
Suuradaan...
Go’aamadii Shirkii Wadatashiga DPL iyo Waxgaradka G. Mudug
Waxa 16 bisha Agosto 2011, Xarunta Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe shir wadatashi ah ay Dowladdu ugu yeertay odayaasha dhaqanka, aqoonyahanka iyo waxgaradka Gobolka Mudug, iyadoo qodobada laga wadatashanayey ay ka mid ahaayeen: arrimaha amniga, maamulka iyo horumarinta.
Waxaa si weyn looga falanqooday meelaha dhaliilahu ka jiraan ee Hay’adaha Dowladda ee heer Gobol iyo dhinaca dadweynahaba.
Intaas...
Wadamada islaamka ma ka dhabeyn doonaan Lacagata 350 Milyan oo ay ugu deeqaan dadka Soomaaliyeed
Waxaa dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyey Kulan ay isugu yimaadeen Wadamada islaamka , waxaana kulkankaas ujeedadiisu ahayd sidii gargaar Balaaran loogu fidin lahaa dadka Soomaliyeed ee ay Abaarta Saameesey , waxaana kulankaas ka qaybgaley 53 Dowladood oo islaam ah , waxaana kulankaan Marti geliyey Dowladda Turkiga oo iyadi ku cadaadisey Wadamada Islaamka in ay isku Daraan Qaaraan Balaaran oo la siiyo...
Reysalwasaaraha DFKMG Xaaskiisa oo maanta deeq gaarsiisay barakacayaasha
Marwada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Marwo Hodan Siciid Ciise ayaa maanta deeq isugu jirtay lacag iyo dhar u qeybisay qoysas barakacayaal ah oo ku jira Kaam lagu magacaabo Koorsan oo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho.
Kaalmadan ayaa waxaa u soo wakiishay Marwo Hodan Siciid Ciise dad samafalaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Buffalo ee dalka Mareykanka waxayna cadadkeedu...
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq Gargaar Gaarsiisey…..
Waxaa weli si Xawli ah ku socda Gargaarka la gaarsiinayo dadka ay saameeysey Abaaraha ee ku sugan Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya iyadoo taasi ay jirto ayaa Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) waxay gargaar aad u balaaran maanta ay gaarsiiseen Qoysas dhibaato ka soo gaartey Abaarta waxayna Qoysaskaas ay ku jireen Kaam lagu Magacaabo Siliga ama Beedle ee Magaaladda...
Sideen U Fahamnaa Quaaranka? Q: 18aad
Suurada 62aad Al-Jumcah:
Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jumcaha maadama ay ka Hadasho Axkaam ku Saabsan Salaada Jumcaha, waxa ayna Muminiinta uga yeertaa in ay u Dagdagaan Gudashada salaada Jimcaha.
Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada As-Saff ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Qeyta Labaad ee Juzka 27aad.
Macnaha Guud...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:17aad
Suurada 57aad Al-Xadiid:
Suuradan waxaa loogu Magac Daray Al-Xadiid (Birta) Maadama Magaca Birta lagu Sheegay, iyo in Birtu tahay Awooda Insaanku Nabad iyo Colba uusan uga Maarmin iyo inuu u Kaashado Horumarkiisa.
Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 29 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suuralad Zalzala ka dib, Juz ahaana waxey Musxafka kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad.
Macnaha...
Sideen u Fahamnaa Quaraanka? Q:15aad
Suurada 49aad Al-Xujuraat: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Xujuraat, Madaama uu Allaah (Cw) kusoo Hadal Qaaday Guryihii Nabiga Suubanaa (Scw) Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 18 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mujaadalah ka dib. Juz ahaana Musxafka wxa ay kaga Beegan tahay Bartaamaha Juzka 26aad. Suuradan waxaa Xasuusin Mudan Magaca Muminiinta Naado ku socota ayaa Hal...
SIDAN MA KU DAWEYNAA LABADABA
Qormadii: Nuur Cilmi Xalane
Email: warsan54@gmail.com
Nin-door taliyey laheyd – waa beyd aan ka soo qaatay maansada DABA HUWAN ee ka soo burqatay maskaxda dahabiga ah ee walaal Hadraawi oo runtii aan u aqaanno Aabaha erey-bixinta Af- Somaaliga. Suugaantiisa waxa kaaga dhadhama qaniimada iyo fac-weynida Af-keenna. Waxa uu adeegsadaa ereyo asali ah oo aan ku badneyn Af- Somaaliga jiilka maantu ay...
Raiisul Wasaare Cabdiweli oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wasiiru Dowlaha Dawladda Ingriiska u qaabilsan arrimaha Bani’aadanimada iyo Horumarinta
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Xafiiskiisa ku qaabilaya Wasiiru Dowlaha Dowladda Britian u qaabilsan arimaha Bani’aadanimada iyo Horumarinta Andrew Mitchell oo manta Muqdisho soo gaaray.
Kulanka uu Raiisul Wasaaraha dalka la yeeshay mas’uulkaasi ayeey iskula soo qaadeen arimaha dhinaca bBni’aadanimada iyo sida ugu haboon ee loo gargaari karo dadka tabaaleeysan...
Tacsi:Salah Osman Haji Samatar (Salah Sandheere)
Anagoo ah dhamaan Reer Mohamed Yusuf Ganey,Reer Abdulle Bowbowle,Reer Abdulle codweyn Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u direynaa Dhamaan caruurtii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Walaalkeen Salah Osman Haji Samatar (Salah Sandheere) oo ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Jida ee dalka Saudi Arabia.
Marxuumka waxaan ILaahay uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo caruurtii iyo qaraabadii uu katagayna...
Hadiyad sanadeedkii shirkadda Golis oo Laga Bixiyey Magaalada Gaalkacyo.
Qaar ka mid ah macaamiisha shirkadda Golis Telecom Somalia ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guulaystay hadiyad sanadeedka shirkadda Golis (Golis Super Gift). Qaybinta hadiyadaas ayaa ku soo beegantay bisha ramadaaan ee barakaysan ee sanadka 2011.
Waxaa munaasabada lagu kala saarayay dadweyne farabadan oo nasiibkooda tijaabinayay kuwaasi oo soo codsadey ka qeybgalka hadiyad sanadeedka shirkadda isgaarsiinta...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 16aad
Suurada 50aad Qaaf:
Suuradan waa Makiyah, marka laga reebo Aayada 38aad, Aayadaheeduna waa 45 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mursalaat ka Dib, Musxafkana waxa ay kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad.
Macnaha Guud ee Suurada Qaaf:
Suuradan Qaaf waxa ay ka Hadashaa Asalada Caqiidada sida Rumeynta Toowxiidka, Rumeynta Risaalada Nabi Muxamad, iyo Rumeynta isi soo Bixinta Maalinta...
Kulan u furmey Puntland iyo waxgaradka Mudug
Warsaxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa sheegay: Kulankan ka furmey xarunta Madaxtoyada Puntland ayaa waxa ka qayb galey Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ,Ku xigeenka Cabdisamad Cali Shire,Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi iyo qaar ka tiran golaha wasiirada, sidoo kale waxaa ka qaybqaadanayey kulankaasi waxgaradka Gobolka Mudug oo kor u dhaafaya...
Soomaalida ku nool Magaaladda Perth ee Dalka Australia oo Markii Shanaad Muqdisho ka qaybiyey Deeqo Gargaar ah.
Deeqdaan waa Deeqdii Shanaad ee aan ka qaybino Magaalada Muqdisho , waxaan hore ugu soo qaybiney Isbitaalada Madiina, Banaadir, Martiini, Kaamka Ambasadoor iyo midkaan maanta aan dul taaganahay ee Digfeer , wuxuuna gargaarkeenna uu isugu jirey Raashin kala duwan,Caano iyo lacago Kaash ah” Sidaa waxaa yiri Axmed Daahir Cabdulaahi Cali iyo Xasan Shiikh Axmed oo ah laba Xubnood oo Soomaalida...




