Home » Qoraallada Halkudhegga "Golis"
Shirkada Golis laga bilaabo Jimcaha Canshuur ayaan ku daraynaa daqiiqadaha lagula hadlo dalka iyo dibadaba
Daawo: Maareeyaha Guud ee Shirkada Isgaarsiinta ee Golis, Siciid Aadan Axmed oo ay weheliyaan madaxda kale ee Shirkada Golis ayaa ku dhawaaqay inay hirgalinayaan canshuurta wacitaanka telafoonka oo ah daqiiqadaha ay isticmaalayaan dadku marka ay lahadlayaan gudaha iyo dibadba, kadib markii dowladu soo rogtay in canshuur laga qaado isticmaalka telafoonka. Hadalkii maareeyaha waxaa ka mid ahaa.
”...
Shirkadda Golis oo daah-furtay Gurigeeda Qardho.
Xaflad si weyn loosoo agaasimay oo isugu jirtay daah-furka guriga Golis iyo soo dhawaynta macaamiisha ayaa lagu qabtay magaalada Qardho.
Halkan ka daawo Sawirada furitaanka guriga Golis…
Xafladaas ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka tirsan shirkadda Golis ee uu hogaaminayey C/casiis guureeye kaarshe gudoomiyaha gudiga sare ee shirkadda Golis Telecom Somalia iyo maareeyaha guud ee shirkadda...
Shirkadda Golis oo loo magacaabay maareeye cusub
Xaflad si heer sare loo mamusey ayaa ka dhacday xarunta shirkadda Golis ee magaalada Bosaaso.
xafladaas ayaa ahayd xil-wareejinta maareeyaha shirkadda Golis.waxaana maareeye cusub loo magacabey Mudane/ Cali Xaaji Warsame.
Xafladaas ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxda ugu sareeysa ee shirkadda Golis ee uu hogaaminayey mudane/Cabdi Casiis Guureeye Kaarshe gudoomiyaha guddiga sare ee shirkada iyo maamulayaasha...
Shaqaalaha shirkadda Golis oo lagu tababaray daryeelka macaamiisha
Shaqaalaha shirkadda Golis oo lagu tababaray daryeelka macaamiisha
Bosaaso: qaar ka tirsan shaqaalaha shirkadda Golis ayaa lagu tababaray sida ugu wanaagsan ee loo dar-yeeli karo macaamiisha shirkadda Golis
Halkan ka daawo Sawirada
Tababrkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey xafiiska xiriirka dadweynaha ee shirkadda Golis Talecom Somalia, waxa uu tababarkuna socday labo maalmood iyadoo ay ka faa’iideysteen...
shirkadda Golis iyo waxtarkii bulshada intii lagu guda jiray bisha ramadaan ee barakaysan
Shirkadda Golis Talecom Somalia ayaa ah shirkad u dhisan u adeegidda bulsho weynta Somaliyeed ee ku dhaqan meelaha ay shirkadu ka hawl gasho.
Iyadoo u jeedada guud ee shirkadu tahay qancinta macmiilka, ayaa hadana bisha ramadaan ee barakaysani shirkadu xooga saartaa sidii wax loo gaarsiin lahaa dadka dhibaataysan ee ku nool degaamada iyo meelaha shirkadda tabiskeedu gaaro.
Hadaba si waxtarka bulshada...
Hadiyad sanadeedkii shirkadda Golis oo Laga Bixiyey Magaalada Gaalkacyo.
Qaar ka mid ah macaamiisha shirkadda Golis Telecom Somalia ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku guulaystay hadiyad sanadeedka shirkadda Golis (Golis Super Gift). Qaybinta hadiyadaas ayaa ku soo beegantay bisha ramadaaan ee barakaysan ee sanadka 2011.
Waxaa munaasabada lagu kala saarayay dadweyne farabadan oo nasiibkooda tijaabinayay kuwaasi oo soo codsadey ka qeybgalka hadiyad sanadeedka shirkadda isgaarsiinta...
Shaqaalaha Shirkada Golis Telecom Somalia oo tababar uga furmay xarunta shirkada ee Bosaaaso
Bosaaso. Shaqaalaha shirkada golis telecom Somalia ayaa tababar socon doonaa 10 maalmood uga furmay xarunta shirkada ee magaalada Bosaaso. Tababarkaas ayaa ku saabsan waxa loo yaqaah “HSSE” oo ah (health, safety, security, environment).
tababarkaas ayaa la daah-furey maalintii isniiinta aheed oo aay taarikhdu ku aadaneeyd 14/5/2011.
Xaflada furitaanka tababarkaas ayaa waxaa ka soo qeeyb galey qaar...