Home » Archive Qoraaga

Deeq loo wakiishay SomaliTalk oo la gaarsiiyey Xero ay ku jiraan Agoomo, dad dhimirka wax uga dhiman yihiin iyo carruur darbiyo jiif ah

Nov 7, 2011
Kaalmadaan oo ay soo dhiibatay gabar muxsinad Somaliyeed oo weydiisatey in aan  magaceeda la xusin, una baxsatay sidaqo owgeed ah, kuna nool dalka mareykanka ayaa dhameyd lix boqo Doolar iyada oo u niyeysatay muraad ay leedahay in alle u sahlo isla markaana ay kula ciidaan dadka ku rafaadsan xerada Ahlu Kheyr ee dadka waalan, agoomaha iyo ciyaalka darbiyo jiifka ah ayaan ku guuleysatay in aan deeqdaas... 
Halkudheg:

Ma Dhihi Karaa Dhamaan Dowladaha IGAD waxay Faregelin ku Sameeyeen Soomaaliya ?

Nov 6, 2011
  20 kii Sanno ee Soomaaliya ku jirtey Dagaaladda Sokeeye waxaa Soomaaliya Faregelin ku soo sameeyey Dowladdo fara badan haddii aan soo qaadano Dowladaha ka tirsan IGAD Faregilintooda waxay isugu jirtey mid Meleteri iyo mid Siyaasadeed Sii AKhri  Read More →

REER SAALAX IYO RAASKOODII

Nov 6, 2011
Kitaabka quraanka ah ooraadiisu maahan mid la hadleysa meel maran. Bal waa ooraah leh yool ay kula hadleyso guud ahaan aadamiga si ay u gaarsiiso xaqiiqada ay noloshu ku dhisan tahay. Si gaar ah waxay ula hadleysaa intii sheegatay in ay rumeeyeen. Waa kitaab qofkii u dhega nuglaada, uu ka helayo lab faxan iyo nuur. Qofkii ka dhega adeygana wuxuu helayaa lab ciriiryoon iyo gudcur. Waa kitaab rumeyntiisa... 
Halkudheg:

Qaadka Quba – Ololaha Dhaqaale Kobcinta Soomaalida

Nov 5, 2011
115 million oo doolar (oo u dhiganta Ksh 11 Billion Kenya shilling) ayaa sannad kasta Kenya ka soo gasha Qaadka nooca loo yaqaan Miraaga ama Miiroowga  Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Militariga Kenya ayaa 7 Kalluumaysato reer Kenya ah ku diley aagga badda ee ku dhaw Raas kambooni

Nov 5, 2011
Ciidanka Militariga Kenya ayaa Jimcadii  dooni ay leeyihiin kalluumaysato reer Kenya waxay ku dejiyeen xeebaha ku aadan aagga raas Kambooni, waxaana doontaas ku dhintay 7 qof oo kamid ah kalluumaysatadii.   Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Kenya oo Duqaynaysa Dameeraha ku sugan Soomaaliya

Nov 4, 2011
Maxaase ka jira In Diyaarad Sida Hub oo ay leedhay Ereteriya ay ka Degtey Magaalada Baydhaba…. iyo Ereteriya oo warkaas ku Tilmaantey kuwa la Doonayo in lagu Qariyo Fashilka ku yimid Ciidmada Shisheeye ee ku Duuley Soomaaliya Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-xaj Q 4aad Fadliga Maalinta Carafo

Nov 4, 2011
Dardaaranka Todobaad ee Bishaan Dul-xaj waxaa uu yahay ianana ka faaiideysano Maalinta Carafada, Maalinta Carafo waa maalin aad u Fadli Badan waana Maalin maamuus Gaar ah ku leh Diinta Islaamka ah iyo Dadka Muslimiinta, waxaana tusaya Fadliga Maalinta Carafo arimahaan soo socda: 1- Maalinka Carafo waa maalintii la dhamestiray Diinka iyo Nicmadauu Allaah ku Maneestay Muslimiinta, waxaaana soo dagay... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo Sheegay in uu yahay kan ugu Wanaagsan ee hoggaamin kara Soomaaliya kaddib 2012

Nov 3, 2011
iyo Shariif Xasan iyo C/weli Gaas oo u dhoofay Xajka xilli Sheikh Shariif uu safar ugu maqan yahay Kampala ee dalka Uganda halkaas oo uu kulan kula yeelanayo Musaveni …… Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

Bakhti-yaa nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey (Scam Lottery)

Nov 3, 2011
IOM, Hay’ada Caalamiga ah ee socdaalka Adduunka –  Fariintani waa fariin muhuum ah oo idiinka timid Hay’ada Socdaalka aduun ee caalamiga ah ee looyaqaan IOM waxayna ku socotaa dadka somaliyeed: IOM waxay ogaatay been abuurasho ay sameeyeen ama ay hal abuurkeeda leeyihiin shaqsiyaad iska dhigaya in ay yihiin dad ka mid ah shaqaalaha Hay’ada IOM. Shaqsiyaadkan ayaa lasoo xiriira... 
Halkudheg: ,

Khaliif Idiris Cismaan : Soomaaliya Dhagax …. Kenya Ukun

Nov 3, 2011
Iyadoo 16-Ka Bishaan Ciidmada Kenya ay soo galeen Degaano ka mid ah Dhulka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Jubadda Hoose waxaana soo gelitaankaas  ku kala qaybsanmey Dowladda Federaalka ka dib markii uu Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu sheegey in Ciidmadda Kenya ee soo galey Dhulka Soomaaliya ay ku joogaan Rabitaanka Dowladda Federaalka halka Madaxweyne Shiikh Shariif uu sheegey In Ciidmadda... 
Halkudheg:

Sabtiga sagaalaadka Carafo waa la Soomi karaa !

Nov 2, 2011
Culimada Muslimiinta waa ay isku wada raacsan yhiin Asal ahaan inaysan banaaneyn in Maalinta sabtiga Soon gaar ah lala beegsado ayadoo uusan Qofka uga soo aadin Caado uu lahaan jiray ama Maalin sida carafada oo kala ah oo Soonkeedu Suno daliil gaar ah leh yahay. Marka hadii la yiraahdo side la yeelayaa Xadiiska ay wariyeen Tirmidi 744, Abuu Daauud 2421, Ibnu Maajah 1726 ee uu Albaani ku Saxiixiyay... 
Halkudheg:

Dardaaran ku gaar ah Dul-Xaj Q 3aad Sabtiga Sagaalka Carafo Waa la Soomi karaa!!

Nov 2, 2011
Waxaa horay u jiray welina taagan khilaaf ku saabsan Soonka Sunada Aadag ah haduu ku aado Maalin Sabti ah, sida hada taagan oo Soonka Carafo uu ku began yahay Maalin sabti ah, waxaanan weliba arkay Maqaal uu qoray Nin walaal ah [Mala Soomi karaa carafada sanadkan ..] , kuna soo gababaeeyay Qoraalkiisa inaan la Soomi Karin Sabtiga Carafo ahaan, asaga oo daliishanaya Xadiiskii daciifka ahaa iyo Nuqul... 
Halkudheg:

Heshiiskii Kampala Accord oo Ogolaanaya in Xukuumadda laga keeni karo Mooshin ka dhan ah haddii ay ku xad gudubto Axdiga FKMG

Nov 2, 2011
iyo Kenya oo sheegtay in ay diyaarado ku duqayn doonto magaalooyinka Baidoa, Bardhere, Dinsor, Afgoye, Buale, Barawe, Jilib, Kismayo iyo Afmadow, sidaas waxaa sheegay Afhayeenka Militariga Kenya Maj Chirchir isagoo adeegsanaya Twitter-ka waxa uu hadalka u dhigay sidan: Sii AKhri  Read More →

Madax ka tirsan Dowladda oo sanadkan Gudanaya waajibaadka Xajka

Nov 2, 2011
Mas’uuliyiin sare sare oo ka tirsan dowladda ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaraddaha ee Aadancadde International iyaga oo ku sii jeeda Magaalada Barakeysan ee Makkah ee dalka Sucuudiga halkaasoo ay ku soo gudan doonaan waajibaadka Xajka sanadkan.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada iyo... 
Halkudheg:

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo soo kordhisay adeeg cusub oo la magac baxay Dalmar International Roaming

Nov 2, 2011
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo ah shirkada ugu weyn dhinaca Isgaarsiinta ee ka howlagasha koonfurta iyo bartamaha Somalia ayaa maanta soo bandhigtay adeeg la magic baxay Dalmar International Roaming, kaasoo ay sheegtay in macaamiisheeda ay ka heli doonaan faa’iidooyin badan. Gudoomiyaha shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia Axmed Maxamuud Yuusuf ooo manta shir jaraa’id ku qabtay xarunta... 
Halkudheg:

Gabaygii Haku daaalin iyo (Abwaan yaxye Xaashi)

Nov 1, 2011
Gabaygan magaciisa waxa layiraahdaa ha kudaali hanadow kuwaan haanka loo qabaye waxaan ilifay 1.11 .2011.wuxuu daba joogaa amaba aan ku hal qabsaday gabay uu tiriyay abawaan cadi raxiin hilowle galayr gabaygaas oo soo baxay 23:10.2011 oo la yidhaahdo Hadafsame ayuu abwaanku soomalida aad oo kaga hadlayey marxalada umada soomaaliyeed iyo dalkeedu marayo waxaa erayadiisa ka mid ahaayeen hadaan iri hayaan... 
Halkudheg:

C/weli Gaas iyo Odinga oo ku heshiiyey 11 qodob oo ku saabsan Ciidamada Kenya ee Galay Soomaaliya

Nov 1, 2011
Waxaa magaalada Nairobi heshiis ku saabsan ciidanka militariga Kenya ee galay gudaha dalka Soomaaliya uu dhex maray ra’iisul wasaaraha DFKMG iyo ra’iisul wasaaraha Kenya. Heshiiskaas dhexmaray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Railla Odinga oo ka kooban 11 qodob hoos ka akhri:  Read More →
Halkudheg:

Xoog aan xikmadi ku dhisneyn xabaal baa u danbaysa

Oct 31, 2011
Umad kasta oo dunida ku nooli waxa ay u baahan tahay in ay yeelato xoog ka caabiya cadaw kasta oo dibadda iyo gudaha kaga yimaada si ay u helaan nabad iyo nolol waarta oo caalamka ay kula jaanqaadaan. Soomaaliya tan iyo maalintii ay dhacday xoogii militari ee maamuli jiray dalka muddo kabadan 20 sano, lahaana awood milatari oo haybad iyo quwad ku lahaa dhamaan qaardda Afrika ma is waydiisay “aaway... 

Qodobada Heshiiska DFKMG iyo Kenya

Oct 31, 2011
Waxaa magaalada Nairobi heshiis ku saabsan ciidanka militariga Kenya ee galay gudaha dalka  Soomaaliya uu dhex maray ra’iisul wasaaraha DFKMG iyo ra’iisul wasaaraha Kenya. Heshiiskaas dhexmaray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Railla Odinga oo ka kooban 11 qodob : Qodobada Heshiiska Nairobi ee October 31, 2011 HALKAN KA AKHRI Waraaqda heshiisku u qoran yahay oo ay tusayaan saxaafadda Nairobi,... 
Halkudheg:

TACSI:Khaalid Cali Guul Warsame – Taariikhyahan Soomaaliyeed oo galbaday

Oct 31, 2011
Shalay, 29 Oktoobar 2011-kii, waxaan xaflad ay isugu yimaadeen qalin-maal, suugaan-maal iyo dadweyne fara badan, oo ka dhacday magaalada London ee waddanka UK, aan ku soo bandhigay milicsiyo ka mid ah buuggii dhaxal-galka ahaa ee uu qoray Khaalid Cali-Guul Warsame – waa buuggii Hirarkii Taariikhda iyo Halgankii Soomaalida. Buugga, oo marka la fiiriyo sida farshaxannimada leh ee uu u qoran yahay,... 
Halkudheg:

Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Qeybtii 2aad

Oct 31, 2011
Dardaranka 5aad waa inaan si gar ah uga faaideysano Udxiyada oo ah cibaado aad u fadli badan, si aan Fadliga Udxiyada u garano waxaan faahfaahin doonaa Axkaamta Udxiyada, Udxiyada waa xoolaha loo goowraco Ciidda darteed Cibaado ahaanmaalinta ciidda ah iyo Sadaxda maalin ee ka dambeysa (11-12-13 Dul-Xaj) Cibaado ahaana loola jeedo in ilaahey loogu dhawaado waxa uuna Qur’aankiisa allaah ku yiri:- Suurada... 
Halkudheg:

Khilaafka Madaxda dawladdaha DFKMG ah ee soomaaliya soo maray.

Oct 31, 2011
Soomaaliya oo dawlad la,aan ahayd tan iyo 1991kii waxa tiro ka dhawr jeera la isku dayay in dawlad wax ku ool ah loo sameeyo laakiin taasi waa lagu hungoobay oo waxaa halkoodii ka sii socda dagaalada iyo khilaafyada ragaadiyay koonfurta Soomaaliya . Shirar dibu heshiisiin oo dalka dibadiisa loogu qabtay kooxaha Soomaaliya ayaa waxa ka dhashay dawlado KMG ah oo aasaas looga dhigay axdi KMG ah inta looga... 
Halkudheg:

Diyaaradaha Militariga Kenya oo Duqeeyey Xero Qaxooti oo ku taal Magaalada Jilib, kuna diley 12 qof oo 6 carruur ahayd..

Oct 30, 2011
Salaad Xasan Cali oo ku sugan jirib ayaa xaqiijiyey “Labo diyaaradood ee nooca miigga ah ayaa weeraray degmada Jilib ee Jubadda Dhexe, waxayna xero qaxooti oo ku taal magaalada Jilib ay ku duqeeyeen hubka noocyadiisa kala duwan, waxayna halkaas ku laayeen dad masaakiin qaxooti ah oo teendhooyinkooda qaxootiga qorraxda ka gabaadsaneyey,’ waxaa sidaas Idaacadda Codka Maraykanka u xaqiijiyey... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Gaarey Nairobi, xilli Sheikh Shariif weli ku adkaysanayo ka soo horjeedka Ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya

Oct 30, 2011
Safarka C/weli Gaas oo lana sheegey in uu la xiriiro saxiixo Doono Heshiis Kenya u Ogolaanaya in ay ka mid noqoto Ciidamada AMISOM Sii Akhri  Read More →
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii:Casharkii XIV-aad

Oct 30, 2011
Khudbaddii uu Boqor Cismaan ka jeediyay Boosaaso, waxay soo af-jartey dagaalkii la magac-baxay Dagaalkii Shanta Sanadood ee Soomaaliya (Cinque Anni di Guerra in Somalai). Cesare Maria De Vecchi, oo ahaa xaakimkii Talyaaniga, islamarkaana hoggaaminayay dagaalka, buug uu ka qorey ayuu ku soo ururshey sheekooyinka ka harey dhacdooyinkii dagaalka. Wuxuu qoraalkiisii ku soo gabagabeeyey war-bixin uu kaga... 
Halkudheg: