Home » Archive Qoraaga
Sheeko Aniga iga oohisay
لقد كان في قصصهم عبرة
Assalaamu Alaykum walaalaha qeymaha iyo qaayaha badan ee kuxiran websitekan qeymaha badan. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu ku saabsan yahay sheeko aniga iyo dad badan oo akhriyey ka oohisay. Waxaan quud-daraynaya inaad idinkana cibro ku qaadankartaan oo ah hadafka dhan ee sheekooyinka.
Sheekadu waxay ku socotaa gabadh magaceeda layirah Cassie iyo sida ay diinta...
Warar ku saabsan Tahriibayaal Soomaali ah oo si Xun loola Dhaqmey ka dib markii lagu Gubey Gaarigii ay Saarnaayeen
Wararka naga soo gaaraya Dalka Liibiya ayaa sheegaya in ay Geeryoodeen Shan iyo Labaatan Tahriibayaal Soomaali ah oo ku soo jeeday Dalka Liibiya.Tahriibayaashan ayaa ka soo gudbayay lama Degaanka u dhaxeeya Dalalka Suuddaan iyo Liibiya kuwaasoo doonayay in si dhuumashaal ah ay ku galaan Dalka Liibiya.
Tahriibayaashan Soomaalida ah ayaa isugu jiray Rag iyo Dumar iyo waliba Caruur kuwaasoo si sharci...
Former president of transitional Somali gov’t dies
Somalia’s former President dies in UAE
Somali Version: Read here
Abdullahi Yusuf, who rose from a guerrilla warrior to president of Somalia only to watch his administration crumble under a ferocious Islamic insurgency, died Friday in Dubai. He was 78.
Yusuf served as president of the Transitional Federal Government of Somalia from 2004-2008.
The Somali government announced a three-day mourning period...
Madaxweynahii hore ee DFKMG, Cabdullaahi Yuusuf oo Geeriyoodey
Madaxweynahii hore ee DFKMG, Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta (Jimce Maarso 23, 2012) waxa uu ku geeriyoodey magaalada Dubai ee dalka imaaraadka Carabta.
Cabdulaahi Yuusuf, Allah ha u naxariistee waxaa da’diisu ahayd 78 jir, waxana uu ifka kaga tegey xaas, 2 gabdhood iyo 2 wiil.
TAARIIKH KOOBAN ee Marxuum C/LAAHI YUUSUF AXMED
FG: Taariikhdan waxay SomaliTalk daabacday 2004 iyo 2008
C/Lahi...
Shirkii Xornima-Doonka Soomaaliyeed oo kusoo gabagaboobay Koonfur Afrika
Shirweynahii jaaliyada Somalida Ogadenia ee South Africa uga socday Port Elizabeth, kana soo qaybgaleen Boqolaal qof ooy kujiraan haayadaha xuquuqul insaanka ayaa jawi caadifad iyo cadho Ethiopia loo qabo kusoo gabgaboobay.
Shirkan oo ah mid ay Jaaliyada Somalida Ogadenia sanad walba ku qabato Xorunta Jaaliyada oo Ku taala magaala Madaxda Gobalka Eastern Cape ee Port Elisabeth ayaa furmay maalintii...
Sheikh Shariif oo Xalay Booqday Saldhigyo Ciidan, lana kulmay Ciidankii oo Ruugaya maandooriyaha Qaadka, qaarna hurdaan….
Shiikh Shariif oo lagu Wado in uu Xilka ka qaado Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ka dib markii Xaley Saqdii Dhexe kormeerey Xarumo Booliis
— Nabadoon Axmed Diiriye oo ka Digey in Xilka laga qaado Wasiirka Arrimaha Gudaha
— Ahlu Sunna oo iyana ka Digtey in Xilka laga qaado Wasiirka Arrimaha Gudaha
— Qaar ka mid ah Taliyayaasha Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir oo Xilalkooda...
Matt Baugh: “Soomaalidu waa dad jecel doodda siyaasadeed!”
WQ. Cabdulqaadir M. Wacays - Email: cmwacays@yahoo.com
Wasiirka Koowaad ee dowladda Ingiriiska David Cameron wuxuu bartamihii bishii Nofember 2011 ku dhawaaqay in uu dalkiisa ku qabanayo shirweyne Soomaaliyeed oo caalami ah oo uu xal ugu raadinayo dhibaatada Soomaaliya, asagoo taasna ku sababeeyey in ay “Soomaaliya qatar ku tahay danaha dalka Ingiriiska.”
Warbaahinta reer Galbeedka
Durba, warbaahinta...
Warbixin ku saabsan Dagaal Faraha looga gubtey oo Socdey Muddo Dhowr Saacadood oo ka dhacay Magaaladda DhuusoMareeb ee Galgaduud
Waxaa saakay (Talaada Maarso 20, 2012) salaadda subax intaan la tukan dagaal culus Magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galguduud ku soo qaaday ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab oo mudooyinkaanba ku suganaa meel aan sidaasi uga dheereyn Dhuusamareeb, waxaana ciidamada Xarakada Alshabaab u suuragashay in ay markii hore la wareegaan Magaalada Dhuusamareeb markii ay la kulmeen iska cabin aan sidaasi...
Shiikh Shariif oo Weli ku Adkeysanya una Suxul Duubaya Sidii Soomaaliya looga Qaadi lahaa Cuna qabateynta Hubka.
Madaxweyna Dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya oo ka qayb galayay Munaasibad Tababar loogu soo gaba gabeynayay Boqolaal Askeri oo ka tirsan Ciidamada Dawladda KMG ayaa sheegey in ay xukuumaddiisu waddo sidii Soomaaliya ay u yeelan lahayd Ciidan Qaran. Waxana uu sheegey in Dalna uusan Ciidan la’aan dhisnaan karin isla markaana Ciidamada Soomaaliya laga sugayo in marka AMISOM Ciidamadeedu ay ka...
Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo baxaya Tiro Madaafiic oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac gaystay oo lagu Bar Tilmaameedsaday Villa Soomaaliya
Saqdii dhexe ee Xalay ayaa waxaa la maqlayay Deryanka Madaafiic ku soo dhacaysa Eeryada Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.Illaa Shan Madfac oo Madaafiicdaas la soo tuurayay ayaa qaarkood waxa ay ku dhaceen Xero Dad Bara kacayaal ah ay degganaayeen ku dhow Nawaaxiga halka Bar Tilmaameedku ahaa.Inta la xaqiijiyay Madaafiicdaas waxaa ku dhimatay illaa Shan qof oo isku qoys ah halka tiro intaa...
Xarunta Dalladda SOSCENSA ee Magaalada Muqdisho oo ka furmey Siminaar ku saabsan Doorka Haweenka ku leeyihiin Bulshada
Xarunta SOSCENSA ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furtay maanta oo Isniin ah tababar socon doona muddo saddex maalmood ah kaasoo ay ka qaybgalayaan xubno ka kala yimid gobollada bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya.Siminnaarkan ayaa inta uu socdo waxaa lagu baranayaa arrimo la xiriira haweenka, waxaana furay tababarkan xoghayaha guud ee SOSCENSA, C/qaadir Sheekh Cali Colow oo sheegay in sababaha loo...
Warsaxaafadeed DFKMG: Madaxda Dowladda oo galabta ka qeybgalay munaasabad ka dhacday Tiyaatarkii Qaranka
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan:
Madaxda ugu sareysa dowladda sida Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa galabta ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Ruwaayad taasoo lagu qabtay Tiyaatarkii Qaranka (Golaha Murtida iyo Madadaalada), kaasoo burbursanaa muddo 21 sano ah.
Munaasabadan...
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka oo Gaarey magaalada Baydhaba ee ay haystaan Gumeysiga Itoobiya
Iyo Sh. shariif oo u dhoofay Suudaan iyo C/lahi Axmed Caddow oo gaarey Xamar iyo Gaas oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika…
Guddoomiyihii hore ee ay xilka ka qaadeen Baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan sh. Aaden, ayaa maanta (Axad Maarso 18, 2012) waxa uu gaarey magaalada Baydhaba oo ay dhawaanta qabsadeen ciidamada Gumeysiga Itoobiya.
Si rasmi ah warbaahinta...
Shirar ay yeesheen Jaaliyadaha Soomaaliyeed: Norway, K/Afrika, Galkacyo, W/Amerika, Muqdisho, Badhan….
Shirar kala duwan oo ay yeesheen jaaliyadaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Woqooyiga Ameerika, Koonfur Afrika, Gaalkacyo, Muqdisho..
Cisbitaalka Degmada Baran oo lagu soo kordhiyey qeybta Caruurta
Waxaa magaalada Badhan ee xarunta 2aad ee Gobolka Sanaag dhowaan lagu qabtey xaflad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan laamaha kala duwan ee Dowlada iyo ururada madaniga ee ka dhisan isla magaalada ayaa...
Maxay tahay Sababta ka Dambeysa in Dalka Soomaaliya Gudihiisa Xiligaan Tacaddi loogu Geysto Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah
In dad Soomaali ah oo Diinta ka baxay ay Masaajid gudihii kula saxaroodaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waa arin cusub oo aanan horey u dhicin, hayeeshee marka laga hadlayo tacadiyada ka dhanka ah Diinta iyo ehelkeeda waxaa la dhihi karayaa, waa kuwa soo jireen ka ah dalka Soomaaliya.Haddaan kasoo qabano horraantii 1970, Madaxweynihii dalka ka talinayay ee Maxamad Siyaad Barre, ayaa waxa uu si...
Xaalado Mushaar la,aan ah oo soo wajahday ciidamada midowga Africa ee AMISOM
Xaalad lacag la,aaneed oo soo wajahday ciidamada midowga Africa ee
AMISOM kuwaas oo aan wax mushaaro ah aysan garin mudo 5 bilood ah
inkasta oo ay gaareen goobo ka baxsan gudaha magaalada Muqdisho .
Arinta mushahar la,aanta ah waxaa wax ka qorey wargeysyo reer galbeed ah
oo wax kala socdey xaalada dhaqaale ee heysata ciidamada midowga
Africa ee AMISOM waxaana arintaa u fududeeyey oo xiriir xaga
taleephonka...
Dad Kala Didsan, Dano Shisheeye & Dal Hodan Ah ?
Alaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Dadka Bani’aadamka ah ayaa ku kala duwan fikirka , Garaadka , Aqoonta , Farsamada , Hanka iyo Hal abuurnimada Iyo caqliga Waa sida uu eebe u abuuraye Balse waxyaabaha dunida iyo Quburada cilmiyada Bulshada ( Sociology) & Cilmi Nafsiga Bulshada (Social Psycholgy) Wax ka dhigtaa eey la yaabeen...
Wasiir ku xigeenka South Africa iyo Jaaliyada dalkasi oo kulmay.
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada South africa iyo jaaliyada Soomaalida South Africa ayaa kulan muhiim ku qaatay City Lorge ee magaalada Cape Town iyagoo kala hadlay wasiirka arimo dhowr ah isla markaana ay talooyin dhaxal gal ah ay u gudbiyeen wasaarada arimahada dibada South Africa.
Wasiirka ku xigeenka wasaarada arimaha dibada South africa ayaa soo hadal qaaday xiriirka labada dowladood...
Xaflad Balaaran oo lagu Furayey Radio Mustaqbal oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho
Waxaa Hotelka Naasa Hablood ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey islamrkaana Daaha looga rogayey Radio Cusub oo la magac baxay Radio Mustaqbal , waxaana Xafladii lagu furayey ka qaybgaley Xubno ka socdey Baarlamaanka Federaalka , Xukuumada , Haween , Aqoonyahano , Odoyaal, Bahda Isboortiga iyo Qaybaha kala duwan ee Warfaafinta
Ugu Horeyn waxa halkaa ka hadley Agaasimha...
Xildhibaan Caano nuug oo Xaaladiisa Caafimaad soo Wanaagsanaatay.
Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana nuug) oo aan ku booqday hoyga lagu baxnaaninayay ee ku yaala Magalaad Khartoum ayaa aad u wanaagsaneed xaaladiisa caafimaad ka dib markii in muddo ah uu saarnaa sariiir.
Xildhibaanka oo kusoo dhaawacmay qarax gaarigiisa lala beegsaday xili uu marayay wado ku taala meel u dhow hoygiisi Magaalada Muqdisho ayaa ku waayay mid ka mid ah labadiisa lugood halka mida kalena...
Gudoomiyaha Qalinleyda Adduunka Mr. John Ralston Saul Oo Dalka Jabuuti Kulan Balaaran Kula Qaatey Xog-hayaga Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Dalka Jabuuti.
Gudoomiyaha Urur weynaha caalamka ee PEN International Mr. John Ralston Saul oo booqasho afar maalmood qaadaneysa ku jooga dalka jabuuti ayaa kulan balaaran kula qaatey xarunta urur goboleedka IGAD ee caasimada dalka Jabuuti 11/03/2012, Xog-hayaga guud ee wasaaradda warfaafinta dalka jabuuti Md. Maxamed Ibraahim Axamed, Gudoomiyaha Ururka Somali PEN Md. Aadan Xasan Aadan, Gudoomiye Sharafeedka Somali...
GABAY:Hurgumo
Tixdan magaceeda waxaa layiraahdaa: “hurgumo”waxaan curiyay mudo dhaway waxayna ka hadlaysaa dhibaatada Soomalida guud ahaan,iyo xaalada iyo marxaladaha kala gedisan ee maalin walba ina soo wajahayaa , colaadaha , abaaraha, khilaafyada, shisheeyaha faragelinta wada dhinac walba .
tixdani waasidane ka bogasho wacan.
Hal abuurka suugaantu ma ahan hayb wax loo dhimo’e
Waa hibo Ilaahay baxshiyo haybad...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada fadhigoodii maanta
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, Shirkii Garowe 2 iyo go’aamadii ka soo baxay, arrimaha amniga, arrimaha Gobolada, Istraatejiyada Warbaahinta Dowladda iyo arimo kale.
Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa ka warbixiyey...
Xafladii Waxqabadkii Macadka Abuubakar As-Sadiiq MPLS MN
siyad salah
siyadsalah@hotmail.com
Read More →
Qarax Ismiidaamin ah oo ka Dhacay Afaafka Hore Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaaliya
Waxaa Afaafka Hore ee Xarunta loogga arrimiyo Dowladda Federaalka ee Villa Soomaaliya ka dhacay Qarax ismiidaamin oo la sheegey in uu fuliyey nin ku labisnaa Direyska Ciidamada oo aan la garaneyn halka uu ka soo galey afaafka hoore Xarunta Madaxtooyada iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in goobta uu Qaraxa uu ka dhacay ay ahayd goob Maqaayad ah oo la sheegey in ay u dhow yihiin Guriga Gudoomiyaha...




