Home » Archive Qoraaga
Tahriibayaal Soomaaliyeed kuwii ugu badnaa oo laga sii daayay Xabsiga ‘Garyaan’ ee Libya
(Taripoli):-Tahriibayaal Soomaaliyeed, oo wada Dhallinyaro ahaa, ayaa maanta(12/04/2012) laga sii daayay Xabsiga weyn ee ‘Garyaan’ oo 70 km. xagga Koonfureed kaga aaddan Magaalada Tripoli ee dalka Libya.
Halkan ka daawo sawirada
Tahriibayaashan, oo in muddo ah ku jiray Xabsigan, ayay tiradoodu ahayd 266 qof, oo isugu jiray 76 dumar ah iyo 190 rag ah.
Muhaajiriintan ayaa badankood...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Faahfaahiyey soo Xulidda Baarlamaanka cusub
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey soo afjaridda Xilliga Kala guurka ah, iyo qorsheyaasha Roadmap-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyntii sheegay in heshiiskii Soomaalida ee 6dii September 2011 uu ahaa mid taariikhi ah oo soo celiyey karaamadii iyo sharaftii ummadda...
“Waxaan Heshiis Iskaashi kala Sixiixaney Wasiirka Warfaafinta Dalka Jabuuti…”
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdiqaadir Xaaji Xuseen Jaahweyn oo Wareysi Gaar Ah Siiyey Somalitalk ….
Wasiirka Warfaafinta, Boostada Iyo Is-gaarsiinta DFKMG Cabdiqaadir Xaaji Xuseen Maxamed (Jaahweyn) oo booqasho laba maalmood ku joogey caasimada dalka Jabuuti, islamarkaana aan wax ka weydiiney ujeedada safarkiisa, xiriirka ka dhexeeya wasaaradda iyo qaybaha warbaahinta, AMISOM magaalaada muqdisho...
Xildhibaan Xiddig oo Weerarkii Qarax ee Tiyaatarka ku Sheegey inuu ahaa mid Siyaasadeysan oo la Doonayey in lagu Khaarijiyo Raiisul Wasaare Gaas.
Iyadoo Maalmahan ay isa soo tarayeen hadal haynta Weerarkii Is Miidaamineed ee ka dhacay Todobaadkii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada ayaa haddana waxaa soo kordhaya Eedeymaha aan weli loo meel helin oo ay jeedinayaan qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Barlamaanka iyo Xukuumadaba
Hadaba Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid aha xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo qaybo ka...
Ha’yada Culimada Soomaaliyeed oo Shacabka Soomaaliyeed uga Digtey Dastuurka Qabyo Qoraaleedka
“Waxaan caddaynaynaa in qabyaqoraalka dastuurku yahay mid dayacaya diinta, dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Waxaana intiisa badan laga soo miin guuriyay dastuuro aan la jaanqaadi karin waaqica ka jira Soomaaliya saas darteed waxaan uga digaynaa shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah inay ku dagmaan ansixinta dastuurkaas,” Bayaanka Culimada Soomaaliyeed…
Hayadda Culimada soomaaliyed oo...
Khudabadii Jimcada ee Sheikh Umal: isku dirdirka iyo dhibaatooyinkeeda
Khudbada Jimca (April 6, 2012) uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, kuna saabsanayd “isku dirdirka iyo dhibaatooyinkeeda” oo video ah daawo / dhegeyso
Read More →
Tarsan oo Falalka Amni Darro ee Gobolka ku Eedeeyay Siyaasiin uu Sheegey in ay Damac Siyaasadeed uu ku Jiro
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka baanadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa ka hadlay Xaaladda ammaan ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa sheegey in Shacabka ku dhaqan Gobolka banaadir iminka ay ka soo baxeen waa siduu hadalka u dhigaye Mugdigii iyo cabsidii una taagan yihiin sidii ay dalkooda dib ugu dhisi lahaayeen isla markaana dib u dhiska dalka ay qayb ka qaadan lahaayeen.
Xaaladda Muqdisho ayuu...
Farmaajo oo Sheegay in Xilligii uu Ra’iisulwasaaraha u ahaa DFKMG ay joojiyeen Heshiiska Shirkadda Hallidayfinch, kaddib markay ogaadeen in aan dani ugu jirin dalka Soomaaliya…
xitaa waxay shirkaddaasi isku dayeen in ay ii qabtaan ballan dalka Kuwait in aan tago bacdamaa ay xiriir la lahaayeen dawlada Kuwait… Laakiin bacdamaa aan aragnay in aan wax dan u ah ugu jirin dalka markaas meeshaas ayaan ku ku joojiney xiriirkii shirkaddaas… Maxamed Farmaajo….
Sii Akhri
Read More →
Anagoo ah beesha Cabdi Koombe(Jambeel)Waxaan uga tacsiyayneynaa dhamaan umada soomaaliyeed geeridii ku timi Beeldaaje Faarax
Anagoo ah beesha cabdi koombe(Jambeel)waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd oo ku timi Beeldaaje Faarax beeldaaje Cabdulaahi oo ku geeriyooday Axadii 08-04-2012 wadanka imaaraadka carabta waxaanu leenahay ilaahay ehelkii , qaraabadii iyo reer puntlandba Samir iyo iimaan haka siiyo isagana ilaahay Qabriga haw nuuriyo denbigiisana ilaahay hadhaafo janasul Firdowsana ilaahay...
Madaxweyne Shiikh Shariif oo Dadaal ugu jira sidii uu Taageero ugu Raadin lahaa Odoyaasha Dhaqanka ee Soo Xulaya Xubnaha Baarlamaanka
Madaxweynaha Dawladda ku Meel Gaarka Soomaaliya Shiikh Shariif ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho kula kulmay waxgarad iyo Odoyaal Dhaqameed ka soo jeeda Beelaha digil iyo Mirifle.Kulankan uu Madaxweynaha la yeeshay odoyaashaas ayaa ahaa mid looga hadlay guud ahaan sidii dalka Soomaaliya Nabad loogu soo dabaali lahaa gaar ahaana Gobolada ay Odoyaashaasi ka soo jeedaan.
Shariif ayaa xusay...
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka oo soo Dhaweeyay Bayaankii ka soo Baxay Maamulka SomaliLand ee lagu Magacaabey Guddigii Soomaaliland ee la Xaajoon lahaa Dowladda Federaalka
Xildhibaan Daahir Jeesow oo ka tirsan Mudanayasha Barlamanka ku meel gaarka Soomaalaiya ayaa ka hadalay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Maamulka Soomaali land ee ahaa in ay magacaabeen Guddi wada hadal. Xildhibaanka ayaa sheegey in ay tahay fikrad wanaagsan in maanta Somali land oo muddo 20 Sana ah sheeganaysey in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ay maanta isu soo diyaariso in ay wada hadal la...
TACSI: Beeldaaji Faarax Beeldaaje Cabdullahi oo ku Geeriyoodey dalka UAE
Waxa Habeenimadii Axadda 8-dii April 2012 ku geeriyoodey Cusbataal ku yaal Magaalada Al Cayn ee dalka UAE Allaha u naxariistee Beeldaajaha Guud ee Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulahi Beeldaaje Maxamed.
Waxaan tacsi tiiraanye leh annagoo ah qoyska reer Xaaji Faarax gaarsiinaynaa eheladii, Qaraabadi iyo umada soomaliyeed.
Waxaa tacsidan diraya:
1. Xaaji Ibraahim Xaaji Faarax
2....
DAMACII LIITEY – Qore: Dr. Eenow
Damacu waa tilmaan aad u liita oo qofkii wax isku falaaya uu ka xishoodo. Waa tilmaan la xiriira aragti ku dhisan dugaagnimo, taas oo ka dheer garaadka hagaagsan iyo garashada wanaagsan. Qofku markuu damco in uu wanaagga iyo kheyrka badsado, laguma tilmaamo qof damac-xumi ay qaadey. Bal waxaa la yiraahdaa, waa qof leh han sare oo uu tiigsanayo iyo hiraal qurxoon oo u muuqda. Dhan-kale, damacu waa fal-celis...
AL-Shabaab iyo Kimistari (Chemistary) !!!!!
Sharaxa Cinwaanka :
Cinwaanka Maqaalkaan Wuxuu igu soo dhacay markaan Idaacad Afka Soomaaliga ku hadasha Aan ka Maqlay in Ciidamada Dawladda ay Weerar ku Qaadeen Jaamicad Muqdisho ku taal ayagoo raadinayaa,
Macallin Jaamicadaas ka shaqeeya oo Maadada Kimiatariga dhiga oo Logan Shakiyey in uu yahay mid shabaab ah ama Shabaab fikradooda u janjeera.
Markaas Ayaa markiiba ay igu soo dhacay Maqaalkaan Aan...
Xildhibaan Mowliid Macaani oo u geeriyoodey dhaawacii ka soo gaarey Qaraxii Tiyaaterka Muqdisho
Sidoo kale waxaa Magaalada Nairobi ku geeriyoodey Masuul ka tirsan Xafiiska Raiisul Wasaaraha oo lagu Magacaabo faysal Xaaji Cilmi oo dhaawac ka soo gaarey Qaraxii Tiyaaterka
Xildhibaan Mowliid Macaani oo ka mid ahaa dadkii dhawaan qaraxii ka dhacay Golaha Murtida iyo Madadaalada ku dhaawacmay ayaa Xalay dhaawacaas dartiisa ugu geeryooday Isbitaal ku yaala Magaalada Nayroobi ee Carriga Kiinya. Geerida...
Shir Jaraa’id ee RW Abdiweli – geeridii Mowliid Macaani iyo Faysal Xaaji Cilmi
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu uga hadlayey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamud iyo Faysal Xaaji Cilmi.
SHIR JARAA’ID
TACSI QARAN – 08 APRIL 2012
MUDANE MOWLIID MACAANI MAXAMUD
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
Ugu horreyn waxaan si guud tacsi qaran halkan ugu dirayaa shacabka...
Sheikh Shariif oo sheegey in Casuumaddii Tiyaaterka lagu qabtay ay ahayd mid Borotakool ahayn
Madaxweynaha DFKMG oo Balan qaadey in wixii Haatan ka dambeeya Amaankooda la sugi Doono Wariyayaasha
Munaasibad ballaaran oo Casha sharaf ah ayuu Madaxweynaha dawladda ku meel gaarka Soomaaliya Shiikh Shariif xalay ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah war baahinta ka hawl gasha Magaalada Muqdisho iyo fanaaniin...
Generaal Maxamed Nuur Galaal oo Khiyaano Qaran ku Tilmaamey Heshiiska Dhexmarey Dowladda Federaalka iyo Shirkadda Hallidayfinch
Shirkadda bixineysa shatiyada lagaga kalluumaysan karo badda Soomaaliya ayaa waxaa Heshiiskaan ka soo horjeestey Siyaasiyiin Aqoonyahano , Xildhibaano iyo Xubno kale…
Sii Akhri
Read More →
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku Hanjabtay in Sharciga la Hor Geyn Doono Ciddii ka Danbeysey Qarixii Dhawaan ka Dhacay Golaha Theaterka
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee dawladda Federaalka Soomaaliya cabdisamad Macalin maxamuud ayaa ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday Golaha Murtida iyo Madadaalada ee magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegey in la magacaabay Guddi Baaritaano ku samaynaya Ciddii fududeysey ama u sahashay in gabadhii halkaas qaraxa ka gaystay ay u soo gudubto gudaha Tiyaatarka oo ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiinta...
Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda isboortiga Soomaaliyeed una tacsiyeeyey
Muqdisho, April 6, 2012——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Isboortiga Soomaaliyeed oo uu si shaqsi ah uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii Olembikada Soomaaliyeed Aadan Haaji Yabarow (Wiish) iyo Guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Siciid Maxamud Nuur (Mugabe).
Sidoo kale...
Warsaxaafadeed Shirkii Golaha Wasiiradda DFKMG oo qodobo laga soo saaray maanta.
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Dr. Abdiweli Mohamed Ali, loogana hadlay Qaraxii is-miidaaminta ee shalay ka dhacay Tiyaatarka, heshiiskii Gaalkacyo, arrimaha amniga iyo goboladda, Is-afgaradkii Soomaaliya iyo Jarmalka kala saxiixdeen 31kii Maarso 2012 iyo heshiiska caalamiga ah ee ka hortagga miinooyinka.
Golaha Wasiiradu waxey...
Tahriibayaal Soomaaliyeed oo qaar Badda ku dhinteen intii kalena loo soo gacan-geliyay Ciidanka Ammaanka ee Libya
Magacyada Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku dhintay Badda u dhexaysa Liibiya iyo Talyaaniga –
(Tripoli):- Doonni kuwa Tahriibka ah, oo ay la socdeen 60 Muhaajiriin Soomaali ah, oo 1-dii bishan April 2012 ka shiraacatay Xeebaha Libya, ayaa dib loogu soo celiyay Tripoli, iyadoo ay 7 ka mid ahaa Tahriibayaashiina ay Badda ku soo dhinteen. Sii Akhri
Read More →
Ex-Somali Diplomat Accuses Kenya of Illegal Block Awards
Date: Wednesday, April 4, 2012
There seems to be a dispute making the rounds over acreage offshore Kenya. In an email to a number of news outlets including Petroleum Africa, it was alleged that certain offshore exploration blocks Kenya has awarded encroach on Somalia’s territorial waters.
The email specifically mentions Block L5 which is currently under contract to several international firms led...
Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil-Dhamaad
“Waysha gawrac dibiga ha ku quustee ”
Akhristoow gabagabadii iyo gunaaanadkii qormadii taxanaha ahayd ee culimmada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culummaa u’suu waxaa iiga hor maray Sh. Xasan Daahir Uways, afkaaga caano lagu qabay, iyo waliba Abuu mansuur Al-amriiki oo isna taabtay arimuhu meeshay u socdaan iyo qaloocu meesha iyo heer ka uu gaaray.
Akhristoow qormadii 3-xaad ee u danbeysay...
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Tiyaaterka Xilli uu Khudbadeynayey Raiisul Wasaaraha DFKMG Gaas
Gaas “Ilaah baa iga Badbaadiyey waxaase Qaraxaasi Waxyeelo ka soo gaartey Dad fara badan”
Gudoomiyihii Olombikada Soomaaliyeed iyo Gudoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta oo ku Geeriyoodey Qaraxaasi
Waxaa maanta Arbaca April 4, 2012 Xarunta Tiyaaterka ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah, Wuxuuna Qaraxaani ku soo beegmey Xili ay halkaa ka socotey Xaflad lagu maamuusayey Sannadguurada...




