Home » Archive Bisha August, 2014

SIRTA KU QARSOON DACWADA AY DF SOMALIA KU FURTAY KENYA

Aug 31, 2014
Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda ku saabsan oo lagu furay Kenya, waxaan ka oranayaa laba kilmadood. Qofka Soomaaliya dacwad gelinaaya, maanta oo ay tabar daran tahay, lana socda in Kenya ay garab taagan yihiin reer galbeedka oo dhan, gaar ahaan, NORWAY, waa qof lacag badan ku qaatay in badda... 

Xarunta Tababarada, Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta (CMR) oo ay ka Qalin jabiyeen ardey Baratey Xirfadaha kala Duwan ee Saxaafadda. .

Aug 31, 2014
Xarunta Tababarada Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta ee (Center For Media Reseach Training And Development ) oo marka la so Gaabiya Noqoneysa (CMR) ayaa waxay qabatey Munaasbad si heer sare ah loo soo Agaasimey taasoo ku saabsaneyd Qalin jabinta arday Baranaysa Xirfadaha kala duwan ee Saxaafadda . Munaasabadda oo lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guest House ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa... 

Qarax Ismiidaamin iyo Weerar lagu Qaadey Xabsiga Nabad Sugida ee Godka Jilocow ee Madaxtooyada ku Dhow.

Aug 31, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 31-8-2014 Qarax Xooggan oo lagu Tilmaamey in uu ahaa mid Ismiidaamin ayaa waxaa uu ka dhacay Xarunta Xabsiga Nabad Sugida oo loo yaqaan Godka Jilocow oo Afka hore Xarunta Madaxtooyada, waxaana markii uu dhacay Qaraxaasi hadana la maqley Rasaas Xoogan oo ka socota Gudaha Xabsiga oo ay ku jiraan Maxaabiis u badan Dagaalyahanda Xarakada... 

Madaxweyne Mooge: Muxuu kala Socdaa muranka xadeynta badda ee loo gudbiyay Maxkamadda Sare ee Qaramada Midoobay ee Hague?

Aug 29, 2014
Sida ay faafisay wakaaladda wararka ee AP maalintii shalay (August 28, 2014), Soomaaliya waxay maalintii khamiista weydiisatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee Hague in la calaamadeeyo xuduudda badda ee ay Soomaaliya la wadaagto waddanka Kenya. Sida warku sheegay, codsiga ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah waxay ku sheegtay ” in labada waddan ay isku afgaran-waayeen... 

Cali Khaliif Galeyr oo sheegey in ay Duulaan Gardaro ah ku soo qaadeen Ciidamo

Aug 29, 2014
Somalitalk 30-8-2014 Iyadoo maalintii shaley ahayd Ciidamo ka amar qaata Maamulka Soomaaliland ay weerar ku soo qaadeen Ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaland ka dib markii Deegaanka Saax Dheer oo ka dhacaysey Munaasabad lagu Caleemo saarayey Madaxweynaha Maaamulka Khaatom Cali Khaliif Galeyr, waxaana Munasbadaas Goob joog ka ahaa Dad ka kala ymid Gudaha Soomaaliya iyo Dibada ayaa arrintaan... 

Taliska Ciidamada Amisom oo ku dhawaaqey Howlgal ay ugu Magacdareen Bad weynta Hindiya

Aug 28, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 27-8-2014 Warka Amisom Shir Jaraaid oo ay si wadajir ah u qabteen Dowlada Federaalka iyo Taliska Amisom ayey kaga dhawaaqeen in uu bilowdey Howgal ay ugu Magacdareen Badweynta Hindiya kaasoo ay sheegeen in ay ku dhameystirayaan Gobolada iyo Degmooyinka ay ku sugan yihiin Xarakada Alshabaab , waxay sheegeen in Howlgalkaas uu... 

Taariikhdii Suldaan Cabdulaahi Siid Cismaan Caliyow oo Dhawaan ku Geeriyoodey Muqdisho

Aug 27, 2014
Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho ku Geeriyoodey Taariikhda markey ahayd 23-kii Ogoosto 2014 Suldaan Cabdulaahi Siyid Cismaan Caliyow Idiris waxaa uu ku dhashey Magaalada Muqdisho Sannadkii 1958 –dii Waxaa loo Caleemo saarey Suldaanimada Sannadkii 1992 ka dib markii uu Geeriyoodey Suldaan Xasan Cismaan Caliyow oo isagana Suldaanimada ka dhaxley Awowgiis Suldaan Cabdulaahi Siyid Cismaan Caliyow... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya

Aug 27, 2014
Somalitalk 26-8-2014 Aabbe ka tagey 13 Caruur oo isku Deldeley Deegaanka Baxdo Waraka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxay sheegayaan in Deegaanka Baxdo oo Sagaashan Kiilo Mitir u jirta Degmada Cadaado uu saakey isku Deldeley Aabbe Dhaley 13 Caruur kaasoo lagu Magacaabi Jirey Xuseen Xaashi Iidle , waxaa Dhacdadaan aad uga naxay Dadka Deegaankaas kuwaas... 

Faarax Shiikh Cabduqaadir “ Waxay ka mid tahay Qaladaadka jira Eedeysanyaasha ka soo muuqda Warbaahinta Dowlada inta aan Maxkamad la soo taagin”

Aug 25, 2014
Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Mudane Faarax Shiikh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Heerka Garsoorka iyo Cadaaladda Soomaaliya ay Maanta marayo xili kala guur ah, taasoo uu ku macneeyey in Wasaaradaiisu ay waxa badan qabatay wax badanna ay u dhiman yihiin, waxa uuna intaa ku daray in Maanta Dadwaynaha Soomaaliyeed meel walba ay joogaan ay ka tanasuleen xooggii sanado ka hor Soomaaliya... 

Halkay Mareeyas Dacwadii Ka Dhanka ahayd ee Dahabshiil-Denmark ?

Aug 25, 2014
Hay`ada lasocodka dhaqaalaha Lacagaha (Finanstilsynet) ayaa ugudbisay Boliska wadanka Denmark Dacwad ka dhana Labada Shirkadood ee ka shaqeeya arimaha Xawaladaha Lacagaha ee kala ah Dahabshiil Money Transfer Service iyo Quick International Money Transfer . Finanstilsynet ayaa baritaankaan bilaawday July 2013 ayadoo hada u gudbisay Dacwad ka dhana labadaan shirkad boliiska Denmark, Labadan shirkadood... 

War Ka Soo Baxay Gudiga Fulinta Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Lagu Cambaareeyey Xariga Timo Jilac

Aug 24, 2014
Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa maalinkii 7-aad ku Xiran Xabsiga ay leeyihiin Nabad sugida ka dib markii Ciidamo ka tirsan Dowlada ay ka wateen Xafiiskiisa xili uu qabanayey Shir Jaraaid oo uu kaga hadlayey Xaaladda Dalka, sidaas waxaa lagu sheegay warsaxaafadeed xisbiga midnimada. Hoos ka akhri warsaxaafadeedka oo dhamaystiran Ku: Madaxda Qaranka Soomaaliyeed Ku: Xafiiska Qaramada Midowe Ee Soomaaliya Og:... 

Halkaan ka Akhriso: Xeerka Saxaafadda Qaranka ee loo Gudbiyey Golaha Wasiirada 21-8-2014 oo Dhameystiran

Aug 23, 2014
HINDISE-SHARCIYEED Hordhac Qeexidda Saxaafadda Saxaafaddu waa habka loogu gudbiyo bulshadda warar, macluumaad, madadaalo, khudbado, xog ama afkaar, kuwaas oo lagu gudbiyo maqal, muuqaal ama qoraal, iyadoo la adeegsanayo wargeysyada ama qalabka kale ee warbaahinta sida: idaacadaha, telefeshinada, wakaaladaha wararka, website-yada, khudbadaha, filimada, farshaxanka sawirrada, joornaalada, buugaagta iyo... 

Daladda SOSCENSA oo Kulan Balaaran la qaadatey u Qaybsanaha Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervone.

Aug 23, 2014
Inti uu socdey Kalfadhii Labaad ee Guddiga Agaasinka ee Daladda SOSCENSA Sannadka 2014 oo Afartii Biloodba mar la qabto ayaa waxaa ka soo qayb galey u qaybsanaha Midowga Yurub Amabasadoor Michele Cervone waxaana halkaas hadal ka soo jeediyey Gudoomiyaha Jilayaasha aan Dowlaiga ahayn ee Koonfurtas iyo Bartamaha Soomaaliya ( Somali South Central None State Actors ) SOSCENSA Cabdulaahi Maxamed Shirwac... 

Golaha Wasiirada oo ku baaqay in laga wada qayb-qaato gurmadka abaaraha dalka

Aug 21, 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, August 21, 2014 — Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira dalka, waxana Xukuumaddu sheegtay inay... 

Ra’iisul Wasaaraha DFS Gaaray Itoobiya

Aug 20, 2014
Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Cabdiwali iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Addis-Ababa Addis-Ababa. 19, August, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax Bare, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiri galinta Maalgashiga mudane... 

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo Daahfurrey Olole loogu Magacdarey CARMMA ee lagu Daryeelayo Hooyada Uurka leh iyo Canuga ay sido.

Aug 19, 2014
Waxaa Akedeemiyada Booliiska ee Jen Kaahiye ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasbad si heer sare ah loo soo Agaasimey oo lagu Daahfurayey Barnaamjka loogu Magacdarey (CARMMA) ee lagu Dareelayo Hooyada Uurka leh iyo Caruurta waxaana Banaamijkaan isku soo dubaridey Wasaarada Caafimaadka waxaana ka qayb galey Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ,Xildhibaano, Wasiiro ,Madaxda Hayadaha... 

WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GUDDIGA JOOGTADA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA

Aug 19, 2014
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka kulankiisa ahaa 17kii Agoosto 2014 wuxuu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dhegeystay warbixin ku saabsan hawlgalada xakameynta hubka iyo sidoo kale siyaasadda ay Xukuumaddu ka dejisay xakameynta hubka, Waxaa kulankan kasoo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo ay wehliyaan Ku-xigeenka R/Wasaaraha, Wasiirka Amniga Qaranka, Wasiirka Warfaafinta,... 

Ciidamada Itoobiya oo Hotel ku yaala Baydhabo kala baxay Siyaasiyiin iyo Nabdoono ka soo jeeda Beesha Ogaadeen

Aug 19, 2014
Somalitalk 18-8-2014 Waraka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ay Hotel ku yaala Magaaladaas kala baxeen Siyaasiyiiniyo Nabadoono ka soo jeeda Beesha Ogaadeen kuwaas oo Maalmo ka hor gaarey Magaalada Baydhabo kuwaa oo ka yimid Magaalada Kismaayo,, Xubnaha ay Wateen Ciidamada Itoobiya waxaa ka mid ah Axmed Jirre Warfaa, Maxamed Xasan iyo Ugaas Cali Buule... 

R.W Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada rayidka

Aug 18, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS: Muqdisho, .. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah isaga oo la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo Amniga Caasimadda iyo Hiigsiga 2016. Waxana kulanka goobjoob ahaa xubno ka socday labada gole ee dowladda. Sidoo kale intii uu socday kulanka... 

Madaxweynaha oo ka qayb galey Kulan looga hadlayey Dagaaladii Dhawaan ka dhacay Muqdisho

Aug 17, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 16-8-2014 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galey Kulna looga hadlayey Arrimaha amaanka iyo Hub ka dhigista ka dib markii Magaalada Muqdisho ay ka dhaceen Dagaalo ku yimid Barnaamjka Hub ka dhigista oo ka dhacay Degmada Wadajir , kulankaan oo ay ka qayb galeen Taliyayaasha Ciidamada iyo wasaarada... 

“Waa kaas ina adeerkey Ardogan!”

Aug 16, 2014
Salaamu Calaykum walaalaha qeymaha iyo qaayamaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah ee ukhidmeynaya shacabka Soomaaliyeed. Maanta iyo qoraalkeena waxaan jecleystey inaan idinla wadaaga maqaal ay qortay gabar qoraa ah oo udhalatay wadan Urdun(Jordan)  oo layirahdo Ixsan Al-Faqiih oo ay kagaga hadleyso Ardogon, ra’isal wasaaraha Turkey oo dhowr beri kahor ku guuleystey tartanka madaxweynanimada... 

Maxamed Farmaajo oo Baarlamaanka ugu Baaqay in ay wax ka qabtaan arrinta Badda Soomaaliya

Aug 16, 2014
Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG ahayd Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baarlamaanka Dawladda Federaalka ugu baaqay in ay wax ka qabtaan arrinta badda Soomaaliya, waxana uu ugu baaqay baarlamaanku in aysan fasax qaadan oo ay arrinta (loo gudbiyey QM) u diidaan sidii baarlamaankii hore u diidey 2009. Halkan ka dhagayso Farmaajo oo Badda ka hadlaya (RIIX) Wasiiradii Arrimaah Dibadda DFS oo... 

Farmaajo oo sheegey in Shirkii ka dhacay Mareykanka in Soomaaliya wax Faaiido ah ka soo helin

Aug 14, 2014
· Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlayey Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in Shirkii ku dhamaadey Dalka Mareykanka oo ay isugu yimaadeen Dowladaha Afrika iyo Mareykanka aysan Soomaaliya Wax Faaiido ah ka soo helin maadaama Labadii Sano oo uu sheegey in uu Xilka Hayey MadaxWeyne Xasan Shiikh uusan wax ka qaban arrimha Amniga iyo la Dagaalanka Xarakada AlShabaab,... 

Sida Loo Xannibo Xayeysiiska aan wax laga akhrisan karin ee ku jira Website-yada, Youtube iyo Facebook

Aug 14, 2014
“Adblock Plus” – oo loo soo gaabiyo ABP – waa lacag la’aan, waana mid u furan dadweynaha (oo ah open source), adeegsigiisu aad ayuu u sahlan yahay, waxaana lagu rakibaa barnaamijyada lagu daalacdo websiteyada ee loo yaqaan “Browser-ka”, sida Chrome, Firefox, Opera, Internet Explorer ama Safari. Sidoo kale waxaa lagu rakibi karaa telefoonada gacanta ee nooca Android (sida Galaxy S__,... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb galey Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka iyo Furitaanka Xarunta Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga.

Aug 12, 2014
Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Aduunka 12-ka Ogoosto 2014 iyo Furitaanka Xarunta Wasaarada Dhalinyarada Isboortiga ayaa lagu qabtey Xaruntaas waxaana ka soo qayb galey Raiisul Wasaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed, Xildhibaano, Wasiiro, Agaasimayaal, Dhalinyaro, Haween iyo Marti sharaf kale iyadoo inta aysan Bilaaban Munaasabadaas waxaa Raiisul Wasaaraha uu Xariga ka jirey Xarunta... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...