Home » Archive Maalinta August 8th, 2014
Warqaddii ay Sayeeda Warsi iskaga casiyey Golaha Wasiirada dalka Britan, arrinta GAZA awgeed
Sayeeda Warsi oo ah Muslimad ku jirtey golaha wasiirada ee xukuumada Ingiriiska ayaa Agoosto 5, 2014 is-casishey kaddib markii ay u adkaysan weydey GAZA waxa ka socda. Waxayna sidaas ku cadaysay bogga ay ku leedahay Twitter-ka (@SayeedaWarsi).
Waxayna warqad u qortay ra’iisul wasaaraha Ingiriiska, ayadoo sheegtay in waxa ka dhacaya #GAZA ay tahay mid aan damiir ahaan la difaaci karin.
Sayeeda...
Xaflad Qalin Jabin ah oo lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Green Hope ee Magaalada Muqdisho.
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ku qalin jabinayeen Ardey dhamaysatay Barashada Caafimaadka, Luqadaha iyo Saxaafadda ayaa ka dhacday Xarunta Jaamicadda Green hope ee magaalada Muqdisho.
Munaasibadda oo ay ka soo qayb galeen Masāuuliyiin ka socotay Wasaaradaha Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Wax-barashada , Caafimaadka iyo Daladaha Waxbarashada Muqdisho qaarkood, Marti Sharaf,...