Home » Archive Maalinta August 1st, 2014

Xildhibaan Sh Aadan Madeer oo Muqdisho lagu dilay

Aug 1, 2014
Waxaa maanta salaaddii Jimcada kaddin Muqdishu lagu dilay xildhibaan Sheekh Aadan Sheekh Madeer. Wararka ugu horeeya ee laga helay sida dilku u dhacay ayaa sheegay in marxuumka ay dileen koox ku hubaysnayd tuute, xilligaas oo uu kasoo baxay salaadii Jimcada masjidka Marwaas ee degmada Xamar Wayne. Kooxdii dilka geysatayna waa ka carareen goobta. Xildhibaanka la dilay waxa uu ahaa guddoomiyihii guddiga... 

Qoraalkii Norway: Khiyaano Qaran oo Qayaxan

Aug 1, 2014
ee Badda Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka qaybgalay xafladdii xiritaanka kalfadhigii 4aad ee Golaha Baarlamaanka oo qabsoomay 22kii July 2014, ayaa sheegay in uu Qaramada Midoobay (QM) u gudbiyay warqad ku saabsan xadeynta Badda Soomaaliya. Madaxweynuhu, wuxuu sheegay in qoraalka ay QM u gudbiyeen 21kii July 2014 ay diyaariyeen khubaro Soomaali iyo shisheeyeba isugu... 

C/Weli Gaas oo Xiriirka u Jaray Dawladda Federaalka Soomaaliya

Aug 1, 2014
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan lagu kala saxiixday in la dhiso maamul ay yeeshaan Gobollada Mudug iyo Galgaduud, kulankaas heshiiska lagu kala saxiixday waxa uu dhacay July 30, 2014. Halkan ka akhri heshiiskaas… Arrintaasi waxay sababtay in July 31, 2014 uu madaxweynaha maamul goboleedka Puntland xiriirkii u jray Dawladda Federaalka Soomaaliya. Halkan ka daawo Sawirada heshiiskii:  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...