Home » Archive Maalinta August 31st, 2014

SIRTA KU QARSOON DACWADA AY DF SOMALIA KU FURTAY KENYA

Aug 31, 2014
Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda ku saabsan oo lagu furay Kenya, waxaan ka oranayaa laba kilmadood. Qofka Soomaaliya dacwad gelinaaya, maanta oo ay tabar daran tahay, lana socda in Kenya ay garab taagan yihiin reer galbeedka oo dhan, gaar ahaan, NORWAY, waa qof lacag badan ku qaatay in badda... 

Xarunta Tababarada, Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta (CMR) oo ay ka Qalin jabiyeen ardey Baratey Xirfadaha kala Duwan ee Saxaafadda. .

Aug 31, 2014
Xarunta Tababarada Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta ee (Center For Media Reseach Training And Development ) oo marka la so Gaabiya Noqoneysa (CMR) ayaa waxay qabatey Munaasbad si heer sare ah loo soo Agaasimey taasoo ku saabsaneyd Qalin jabinta arday Baranaysa Xirfadaha kala duwan ee Saxaafadda . Munaasabadda oo lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guest House ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa... 

Qarax Ismiidaamin iyo Weerar lagu Qaadey Xabsiga Nabad Sugida ee Godka Jilocow ee Madaxtooyada ku Dhow.

Aug 31, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 31-8-2014 Qarax Xooggan oo lagu Tilmaamey in uu ahaa mid Ismiidaamin ayaa waxaa uu ka dhacay Xarunta Xabsiga Nabad Sugida oo loo yaqaan Godka Jilocow oo Afka hore Xarunta Madaxtooyada, waxaana markii uu dhacay Qaraxaasi hadana la maqley Rasaas Xoogan oo ka socota Gudaha Xabsiga oo ay ku jiraan Maxaabiis u badan Dagaalyahanda Xarakada... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...