Home » Archive Maalinta August 19th, 2014

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo Daahfurrey Olole loogu Magacdarey CARMMA ee lagu Daryeelayo Hooyada Uurka leh iyo Canuga ay sido.

Aug 19, 2014
Waxaa Akedeemiyada Booliiska ee Jen Kaahiye ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasbad si heer sare ah loo soo Agaasimey oo lagu Daahfurayey Barnaamjka loogu Magacdarey (CARMMA) ee lagu Dareelayo Hooyada Uurka leh iyo Caruurta waxaana Banaamijkaan isku soo dubaridey Wasaarada Caafimaadka waxaana ka qayb galey Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ,Xildhibaano, Wasiiro ,Madaxda Hayadaha... 

WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GUDDIGA JOOGTADA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA

Aug 19, 2014
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka kulankiisa ahaa 17kii Agoosto 2014 wuxuu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dhegeystay warbixin ku saabsan hawlgalada xakameynta hubka iyo sidoo kale siyaasadda ay Xukuumaddu ka dejisay xakameynta hubka, Waxaa kulankan kasoo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka oo ay wehliyaan Ku-xigeenka R/Wasaaraha, Wasiirka Amniga Qaranka, Wasiirka Warfaafinta,... 

Ciidamada Itoobiya oo Hotel ku yaala Baydhabo kala baxay Siyaasiyiin iyo Nabdoono ka soo jeeda Beesha Ogaadeen

Aug 19, 2014
Somalitalk 18-8-2014 Waraka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ay Hotel ku yaala Magaaladaas kala baxeen Siyaasiyiiniyo Nabadoono ka soo jeeda Beesha Ogaadeen kuwaas oo Maalmo ka hor gaarey Magaalada Baydhabo kuwaa oo ka yimid Magaalada Kismaayo,, Xubnaha ay Wateen Ciidamada Itoobiya waxaa ka mid ah Axmed Jirre Warfaa, Maxamed Xasan iyo Ugaas Cali Buule... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...