Home » Archive Bisha January, 2014

Golaha Wasiirada: “Xeradayadu waa wada Ulo Ul la Qaatana ma laha”?

Jan 18, 2014
Waxaa ka mid ahaa dadkii ku Dhafrey ku Dhawaaqista Golaha Wasiiradda , waana mid ka mid ah Dhacdooyinka Cusub ee ku soo biirey Taariikhda Siyaasadda Soomaaliya waayo Weligeed ma dhicin in waqti Ummada Soomaaliyeed Hurdaan lagu Dhawaaqo Golahii Wasiirada oo muddo Dheer la sugayey Nin odey ah oo ka mid ahaa Dadkii Habeenkaa u soo jeedey in uu Dhageysto Magacaabista Golaha Wasiirada ayaa waagu markuu... 

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Cusub

Jan 17, 2014
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sh. Axmed Maxamed ayaa ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub oo ka kooban 25Wasiir, 5 wasiir dawlo iyo 25 wasiir xigeen, magacyadoodana waa: Wasiiradda Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Wasiirka Arrimaha... 

Baarlamaanka Soomaaliya: “Meeshu waa iska Bannaan tahay Nin walbow Wadaantaada ku Tuuro!!”

Jan 16, 2014
Shacabka Soomaaliyeed, aqoonyahanada iyo dadka u dhuun daloola arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa fajac iyo layaab waxaa ku noqotay wixii shalay ka dhacay xarunta Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya xilli uu u fariistay inuu cod u qaado in Wasiiradii hore ee Xukuumadii Saacid ay ka mid noqdaan Dowladda cusub ee uu soo dhisayo Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed. Arrimaha sida weyn loola... 

Garyaqaankii Guud ee Dowladdii hore oo ku Geeriyoodey Dalka Sacuudi Caraabiya.

Jan 16, 2014
Waxaa Dalka Sacuudiga Taariikhdu markey ahayd 15/1/2014 ku Geeriyoodey Allaha u NaxariisteeMarxuum Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo ahaa Garyaqaankii Guud Qaranka ee Dowladii Hore ee Kacaanka ka dib markii uu in Muddo ah ku Xanuunsanaa dalkaas Dr.Cabadiraxmaan Maxamed Cumar sidoo kale Dowladaas ka soo noqdey Agaasihiimihii Guud Wasaaradda Garsoorka , waxaana wax ka weydiiney Ing Sidow Xasan Mahadi... 

Dowladda Federaalka oo markii ugu horeysey ka Hadashay Ciidamada Maraykanka ee ku Sugan Soomaaliya.

Jan 16, 2014
Iyadoo dhawaan Xukuumadda Washington ay shaaca ka qaadday in Tiro yar oo Ciidamadeeda ah ay ku sugan yihiin Gudaha Soomaaliya ayaa arrintaas markii u horeeyay waxaa dhankooda ka hadlay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi sii hayaha xilka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo waraysi siiyey Warbaahinta ayaa sheegay in Maraykanka ay Soomaaliya ka... 

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaa Soomaaliya oo la kulmay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya

Jan 15, 2014
iyo Madaxweynaha DFS oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska kana mahadceliyey xiriirka dhanka amniga iyo maalgashiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya Muqdisho, January 15, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta kulankiisii ugu horeeyay la qaatay Safiirka dalka Britain u fadhiya... 

Qaar Kamid ah Ganacsatada Qurba Joogta ah ee Muqdisho Ku Sugan oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Amaanka Magaalada Muqdisho

Jan 14, 2014
Ganacsatada ku Dhaqan Gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa Qurbaha ka yimid ayaa qaylo dhaan ka muujiyey xaalada Amni xumo oo ay sheegeen inay kusoo korortay Caasimada Muqdisho taasoo ay sheegeen inay Dowlada Soomaaliya mashquul ku noqtay waxyaabo dantooda ah oo aan u adeegayn Bulshada soomaaliyeed Ganacsade Liibaan Xasan Cabdi oo Saxaafada kula hadlay gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobtiisa Ganacsi... 

Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) oo Shir Jaraaid ku qabteen Haween ka Qayb galey Doorashadii Puntland

Jan 14, 2014
Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center ( SWDC) maanta Shir Jaraaid ku qabtey qaar ka mid ah Haween lagu martiqaadey ka qayb galka Doorashadii 8 Janaayo ka dhacdey Magaala Madaxda Puntlanad ee Garoowe oo uu ku soo baxay Raiisuul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kuwaas oo maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho oo markii hore ka Ambabaxeen. Haweenka oo ... 

Hashii labo midigle dheelmay dhanna uma bed qabo.

Jan 13, 2014
Sida aan lawada socono marxalad kasta oo siyaasaded waxey leedahay xamaasad iyo xiise u gaar ah, taas oo noqota dhacdo lagu  xasuusto, dhacdooyinka hakala duwanaadeen oo midiba si wax ha usaamayso, oraah hore ayaa dhahda “muruqa labo suulle Ninba si ku ah” Inkastoo Puntland ey ka dheceen dhowr doorashgo oo baarlamani ah, isla markaana ey jirtey loolan iyo kala jiidasho xildhibaanada tirad yar... 

Magacaabista Golaha Wasiiradda waxaa xaq u leh Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed

Jan 13, 2014
Beryahaan waxaad warbaahinta ka maqleeysa ee waxa la isku heysta Magacaabiista Golaha Wasiiradda hase yeeshe haddii ay taas jirto waa nacasnimo iyo dadnimo xumo heysata Dowladda soomaaliya oo dhan. Tusaale Haddii lugu magaacaabo Ra’iisal Wasaare waxaad xaq u leedahay in aad keensato Gole wasiiro ah oo aad soo xulatey laakin haddii ay noqoto mid adiga lugu soo xuley waxaad noqoneeysa qof aan Xukumin... 

Ururka Somali Independent Media House Association ( SUMHA) oo ay ku soo Biireen Warbaahino kale.

Jan 13, 2014
Waxaa Hotelka Maka- Mukarama ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey  Munaasbad lagu soo dhaweynayey Warbaahino kale oo ku soo biirey Ururka Ururka Somali Independent  Media House Association ( SUMHA) oo 16-ka Bishii December looga dhawaaqey Magaalada Muqdisho , waxaana Munaasabadii maanta ka soo qayb galey Madax ka tirsan Dowladda Federaalka , Afhayeenada Madaxtooyada iyo Gobolka Banaadir , Ururrada... 

Waalidiinta Qurbaha: cidaan adinka ahayn xilka kama saarna caruurtiina dhaqankooda iyo diintooda.

Jan 11, 2014
Inta aanan u gelin faalada qoraalkayga, aan idin xasuusiyo dhaqankeena ku salaysan diinta islaamka in uu yahay mid lagu faano. Dhaqankaas oo aan waligay hilmaamayn inkastoo ay iigu danbaysay hoyga dhaqankeena, Soomaaliya, in ka badan 22 sano. Intaa kadib, sida aad ka maqashaan idaacada wararka ama aad ka aqristaan shabakadaha wararka, ama aad ka daawataan idaacadaha wararka ee la iska arko, waxaa... 

Maraykanka oo shaaciyay in uu si Qarsoodi ah tiro Ciidama ah ugu Diray Soomaaliya

Jan 11, 2014
Xukuumadda Washington ayaa markii u horeeyay shaaca ka qaadday in tiro ciidamada Maraykanka ah oo Khubaro ah loo diray Gudaha Dalka Soomaaliya.Warbixin ay qortay Jariidada Washington Post oo soo xigatay Sarkaal ka tirsan Taliska hawl Galka Maraykanka ee Africom yaa sheegay in tiradan Khubarada Maraykanka ah ee haatan ku sugan gudaha Soomaaliya in shaqadoodu ay tahay talo bixinta iyo tababaridda Ciidamada... 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka Digtay in loo Hoggaansamo Bayaankii ay ku jooojiyeen Inter-Net-ka Fiber Optic-ka

Jan 11, 2014
War saxaafadeed ka soo baxay WasaaraddaArrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambbaareeyayBbayaankii dhawaan ka soo yeeray Xarakada Shabaab ee ku aadanaa in la joojiyo Isticmaalka Inter Net-ka ee Fabric Optic iyo Mobailka dhinaca Internetka.Sii Hayaha xilka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen oo war saxaafadeedkaas ku Saxiixna... 

Muwaadinimadu Waqti ay ku Dhacdo Ma Leedahay ? (Expire Date)

Jan 11, 2014
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladeeda Hoose ee Muqdisho waxay isla meel dhigeen lagama Maarmaanimada in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Meelaha ay ka Taliyaan loo  sameeyo Waraaqaha Aqoonsiga (National Identity)  si Waraaqahaasi gacan uga gaystaan Sugidda Amaanka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho oo markii ugu horaysay gacanta u gashay Hal Maamul ka badan mudo 20 sano ah. Waxay... 

Howlaha ugu muhiimsan ee horyaal madaxweyanaha cusub ee Puntland

Jan 11, 2014
Hordhac Sida lawada ogsoon yahay waxaa 8-dii janaayo 2014-ka madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland loo doortay prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Doorashada ayaa u dhacday si aad iyo aad u saraysa, taasoo soo jiidatay indhaha guud ahaan caalamka iyo weliba soomaaliya. Goobjoogayaashii ka socdey guud ahaan aduunka waxaa ay isku raaceen in qaabka doorashada loo agaasimey ay ahayd mid sharaf weyn iyo... 

Afar Soomaali ah ayaa ku Geeriyoodey Shil Gaari oo ka dhacay Maraykanka, gobolka IOWA

Jan 11, 2014
Wiil & Hooyadiis iyo Habaryartiis iyo gabar ay qaraabo ama asxaab ahaayeen oo ku geeriyoodey shil gaari. Afar qof oo Soomaali ah oo deganaa magaalada Postville ee gobolka IOWA ayaa ku dhintay shil gaari oo Jimcadii (Jan 10, 2014) ka dhacay meel u dhow dhanka Woqooyi ee Magaalada Clermont ee Gobolka Iowa ee dalka Maraykanka, aagga loo yaqaan Fayette County. Shilkan ayaa ka dhacay Highway 18, waxana... 

Warqad furan oo ku socota Ra’isal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed – By Aden A. Colujoog

Jan 10, 2014
Dhambaal xambaarsan talo soo jeedin oo si toos ah ugu sacota Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sh. Axmed Mudane Ra’isal wasaare, Marka koowaad iga guddoon salaan diiran oo kal iyo laab ah, salaan kaddib, waxaan Ilaah kaaga baryayaa in uu kuu fududeeyo xilka culus ee aad dusha u ridatay, marka labaadna, waxaan kuu sheegayaa in magacaabistaadii Ra’isal wasaare-nimo ay igu... 

Qofkii Dareen Naxariis lihi ku jirto ha u Gargaaro Labadaan Gabdhood ee Walaalaha ah.

Jan 10, 2014
Ma jirto cid aan ALLE aheyn oo sidii uu doono heli kara ama sameeyn kara aAadamiguna waa mid ka mid ah noolaha la Maamulo.Sacdiyo Macalin Cismaan Macalin Cali oo 13jir ah iyo Naciimo Macalin Cismaan Macalin Cali oo 11jir ah ayaa ku nool xaalad aad u liidata ka dib markii Sanado badan ay la jiifeen Cudur ay ku Dhasheen kaasi oo Daashaday. Waxa ay Qoyskoodu ku nool yihiin Degaan Miyi ah oo lagu magacaabo... 

Soomaalidu Meel ay ku Sugan Tahayba Maxaa Silica Baday?.

Jan 10, 2014
Somaali baan ahay, waxaan ka sii ahay Islaam, taasina mahadeeda waxaa iska leh Ilaaheey Subxaanuhu wa-tacaalaa ee Jinsiyaddeyda Soomaali ka yeelay, kolleybase waan filayaa in ruuxna Jinsiyadda uu yahay marnaba aysan baab’eyn walow aad maqasho mararka qaarkood hebel oo haysta Jinsiyadda dal fulaan asalkiisi horesae ahaa Somali ama dal kale, waxayna murti hore u tiri  “waa loo Dhashaa Waddani’ ee... 

Sannad Guuradii 41-aad ee Ururka Dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo la Xusey.

Jan 10, 2014
Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guurada 41 aad ee Aas-Aaska Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyina Gobolka Banaadir  oo ku began 8-da Janaayo ,waxaana ka qayb galey Masuuliyin ka tirsan Dowladda Federaalka, Xildhibaano, Urarada Bulshada Rayidka, Qaybaha ka duwan ee Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir iyo Marti Sharaf kale. Ugu horeyntii halkaa... 

Warsaxaafadeed – Madaxweyne Xasan “Hay’adda Nabadsugidu waxey hormuud ka tahay amniga iyo nabadeynta Somalia.”

Jan 9, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa tibaaxay in: Muqdisho, 09 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) ayaa yiri “Hay’ada Nabadsugidu waxey hormuud ka tahay amniga iyo nabadeynta Soomaaliya.” Xafladan... 

Madaxweynuhu yuu matalaa?

Jan 8, 2014
Xaqiiqa ahaan madaxweynaha, xildhibaanka iyo wasiirka waxaa loo xushay inuu ummadda wada matalo laakiin dadkeenu waxay sheegaan in madaxweynaha ama xildhibaanka ama wasiirku tolkiis matalo, dawladda ama wasaaradda uu maamulayana ay tahay dowlad ama wasaarad reer hebel laakiin marka la eego dadka badan ee jifo walba usoo safanaya jagada madaxweynenimada ama xildhibaanimada ama wasiirnimada waxaad ogaanaysaa... 

Cabdiweli Gaas oo ku guulaystey doorashadii madaxweynaha maamul goboleedka Puntland

Jan 8, 2014
Arbaca Janaayo 8, 2014 waxaa magaalada Garoowe ka dhacay doorashadii madaxweynaha maamul gobolledka Puntland. Doorashada oo 66 xildhibaan ee baarlamaanka Puntland ay u codeeyeen musharaxiinta ayaa wareegii saddexaad waxaa codadka 33 ku guulaystay C/weli Gaas, halka uu madaxweynahii hore ee Puntland helay 32 cod. (1 xildhibaan ayaa codkiisii xumaaday). Wareegiis kaas ka horeeyey ee labaad waxaa Cabdiweli... 

Madaxweynaha Somalia “Doorashada Puntland waa horumar lagu tallaabsaday.”

Jan 7, 2014
Warsaxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia ayaa madaxweynaha DFS waxa uu kaga hadlay doorashada Puntlad. Waxana uu u qornaa sidan. Muqdisho, 07 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada madaxweynaha Puntland ee berri dhaceysa ay noqoto mid sii xoojisa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...