Home » Archive Maalinta January 24th, 2014

Xusuustay Xaaji Axmad Juuni (AUN)

Jan 24, 2014
 W.q. Maxamad Dalmar Dhibaatada dagaalka sokeeye keenay waxaa ka mid ah in la iloobay waxay dadka Soomaaliyeed isu ahaan jireen, wanaagay isu geli jireen iyo siday wax u wadaagi jireen. Dhanka kale, Waxaan weli la iloobin godobtii belaha soomaaliyeed kala galeen dagaalka sokeeye dhexdiisa. Waxaad marar badan maqleysaa: Ma reer hebel baa wanaag naga dhexeeyaa! Ma reer hebel baan aamina! Way, bal ani... 

Suudaan: Ardaygii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Master Degree ka diyaariyay Burcad Badeeda.

Jan 24, 2014
Jaamacadda Caalamiga ee Afrika eeku taala Magaalada Khartuum ee Dalka Sudan oo ah Jaamacadda ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa Maanta mid kad mid ah Ardayda Soomaaliyeed ku diyaariyay Masterkiisa Howlaha Burcad Badeeda. Muuse Axmed Ciise oo ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Jaamacadaasi, ayaa waxa uu ka diyaariya Buugiisa Masterka Howsha Burcadbadeeda, isagoona Cinwaan uga dhigay (HOWLAHA... 

Ururka Somali Women Journalism oo Xusey Maalinta warbaahinta Soomaaliyeed ee 21ka January

Jan 24, 2014
Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana lagu Maamusayay 21ka January oo ah maalinta loo asteeyay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed ayaa ka dhacday Hotelka MUQDISHO INN Magaalada Muqdisho,Munaasibaddan oo ay soo abaabuleen Ururka Suxufiyiinta Howeenka Soomaaliyeed Somali Women Journalism (SWJ) ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada... 

Shiikh Cabdi Cismaan Cumar oo ku Geeriyoodey Boqortooyada Sacuudiga.

Jan 24, 2014
Dhamaan Beelaha Jareer weyne sida Ugaasyada , Culama’udiinka , Nabadoonada , Cuqaasha iyo qaybaha kala duwan Bulshada Waxay u Tacsiyadeyayaan Eheladii iyo Qoyaskii uu ka Geeriyoodey Shiikh Cabdi Cismaan Cumar oo ku Geeriyoodey Dalka Sacuudi Caraabiya Sidoo kale waxaan halkaa Tacsi uga Diraya Dr Maxamed Qaasim Shiikh Mukhtaar Cabdi Rooble Ugaas Cabdi Xasan Xujaale Suldaan Dhiirane Maxamed Mowliyoow Ugaas... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...