Home » Archive Maalinta January 6th, 2014

Maxaa kala Haysta Fariimaha Mobile-lada iyo Lamaanayaasha !!

Jan 6, 2014
Markaan arkey Dhibaaatada ka Dhex Dhacda lamaanayaasha is qaba ama Is jecel¬†¬†ee uu sababo¬†¬†Mobil-ka ayaa waxaa go‚Äôaansadey in aa wax ka Qoro ka dib markii¬†¬†maalin maalmaha ka mid ah¬†aan arkey¬†¬†nin¬†Saaviibkey¬† ah oo meel gaar ah Fadhiya islamarkaana¬†Fekeraya kana muuqata¬† Murugo ayaan inta u yeerey¬† waxaana¬† weydiiyey¬†¬†halka laga heysto?,waxaana uu i yri¬† ‚ÄúSaaxiib sidee ii fahamtey¬†¬†nin... 

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD

Jan 6, 2014
Warsaxaaafadeed ka soo baxay Villa Somalia, madaxtooyada DFS ayaa tibaaxay sidan: Muqdisho, 06 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Ambassador Mohamed Abdi Afey oo bishii December loo magacaabay xilkan cusub. Ambassador Afey oo si weyn loo yaqaano isla markaana aad u fahamsan arrmaha... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...