Home » Archive Maalinta January 18th, 2014

Shirkii Istanbuul ee Dalka Turkiga oo Maalintiisii Sedaxaad galay welina kala Fogaansho ay ka Muuqanayso.

Jan 18, 2014
Wada hadaladii Dawladda Soomaaliya iyo Maamulka SomaliLand ayaa weli waxa uu ka soconayaa magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga kaasoo maalintiisii Sedaxaad galay.Wasiirka amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Warbaahinta Caalamka Waraysi siiyay ayaa sheegay in illaa iyo iminka laga hadlay laba Qodob oo kan hore uu yahay sii socoshada wadad hadalada labada dhinac. Guuleed... 

RA’ IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA WUXUU QAATEY GO,AAN GEESINIMO LEH.

Jan 18, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaarey way ku mahad san yihiin sidii wacneyd ay ula shaqeeyeen Ra’iisal wasaaraha soomaaliya. Habeenkii ay soo geleysey jimco oo Taariikhdu aheyd 17 January 2014 ayay aheyd markii lugu dhawaaqey Golaha Wasiiradda Cusub in kasto Ra’ iisal Wasaaraha... 

M. GHEDI: “Goormaa Dowladnimada Soomaaliya ka Bixi doontaa Maynis Niynti – 90?!!)‏

Jan 18, 2014
Mar kastoo aad is-tiraahdo dowladnimada Soomaaliya toban (10) tillaabo ayey horey u qaaday, misana waxaad arkeysaa muddo gaaban gudohood iyadoo dowladnimadii Soomaaliya ay qobol (100) tillaabo dib u noqotay (10+ -100= -90), iyadoo aan filaayo inay tusaalooyin ku filnan doonaan dhacdooyinka soo socda. Dowladaan rasmiga ah ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Hassan Sh. Mohamoud, markii ay xilka kala... 

Golaha Wasiirada: “Xeradayadu waa wada Ulo Ul la Qaatana ma laha”?

Jan 18, 2014
Waxaa ka mid ahaa dadkii ku Dhafrey ku Dhawaaqista Golaha Wasiiradda , waana mid ka mid ah Dhacdooyinka Cusub ee ku soo biirey Taariikhda Siyaasadda Soomaaliya waayo Weligeed ma dhicin in waqti Ummada Soomaaliyeed Hurdaan lagu Dhawaaqo Golahii Wasiirada oo muddo Dheer la sugayey Nin odey ah oo ka mid ahaa Dadkii Habeenkaa u soo jeedey in uu Dhageysto Magacaabista Golaha Wasiirada ayaa waagu markuu... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...