Home » Archive Bisha December, 2013

Mudane Maxamud Xaaji Xasan Cali Askar Oo ugu Cad Cad Musharixiinta Ra’iisal Wasaaraha Dalka Soomaaliya

Dec 7, 2013
Xiligan oo laga Dhursugayo Madaxweyne xasan sheikh maxamuud inuu keeno bedelkii Raisal Wasaare saacid oo dhowaan xilkii laga qaaday ayaa laga dareemayaa xafiska Madaxweynaha dDwlada Somalia xulufaysiga xam xamta hoose oo aad ugu badan islamarkaana uu ka jiro xarig jidadka siyasadeed ee kala riixashada jagadan Raisal Wasaarenimo ee Dowlada Somalia . Mudane Maxamud Xaaji Xasan Cali Askar oo la sheegey... 

Hay’adda Iniskoy oo Malmahaan waday Wacyigelin looga hadlaayo Xuquuqda Haweenka Soomaailyeed

Dec 7, 2013
Laga soo bilaabo 25 November waxaa guud ahaan Soomaaliya ka bilowday Barnaamijyo wacyigelin ah oo ku aadan Xuquuqda Haween iyo dhibaatooyinka loo geysto waxaana baramaijyadaas Ololaha ah loo qabanaayey qeybaha kala duwan ee Bulshada sida Culumaa’udiinka, Haweenka, Aqoonyahanada, Siyaasiyiinta, Dhalinyarada, waxaana sababaha loo qabtay Ololahaas ay ahaayeen sidii bulshada loogu jiheyn lahaa ama loogu... 

Ra’iisul Wasaare Saacid “Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” wuxuu ahaa shaqsi nagu weyn”

Dec 6, 2013
Muqdisho, December 6, 2013—–Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo dhamaan xubnaha golaha Wasiirada, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Feysal) isaga oo xusay in xidhibaan Feysal uu ahaa shaqsi aad ugu weyn ummadda Soomaaliyeed, isla markaana kaalin muhiim ah uga jiray howlaha Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri... 

Madaxtooyada Soomaaliya: Xafiiska Warfaafinta waxa uu raali gelin ka bixinayaa qalad ka dhacay mid ka mid ah howl-wadeenada.

Dec 6, 2013
Madaxweyne Xasan Sheekh” Nelson Mandela wuxuu ka mid ahaa hogaamiyayaasha dunida kuwooda aadka loo xushmeeyo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu uga tacsiyeeyey dhammaan umaddda Afrikaanka ah gaar ahaan Shacabka iyo Dowladdda K/Afrika geeridii ku timid Madaxweynihii Hore ee K/Afrika Nelson Mandela. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare “Saacid” oo si kulul u cambaareeyey qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaaladda Boossaaso, tacsina u diray dadkii ku geeriyooday

Dec 6, 2013
Muqdisho, —Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka bahal nimada ee lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan “Waan cambaareynayaa qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ee lagu laayay dadka shacabka aan waxba galabsan. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa tacsi u diray dadkii... 

Warsaxaafadeed: Golaha Wasiirada oo aqbalay go’aanka Baarlamaanka

Dec 5, 2013
Muqdisho, December 5, 2013—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa si buuxda u aqbalay markii labaad go’aankii golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ee uu gaaray taariikhdu markay aheyd 2-da bisha Dec. 2013. Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa qodobada looga... 

Maxaa Xigi Doono Ridistii Xukuumadii Saacid

Dec 3, 2013
Yaa Noqon Doona Raiisul wasaaraha 16-aad Iyadoo Maalintii Shaley ahayd Dec 2, 2013 Baarlamaanka Soomaaliya uu Codka Kalsoonida ku Tuurey Raiisul Wasaarihii Xukuumadii Cabdi Faarax Shirdoon ayaa qaar ka mid ah Qaybaha Bulshada , Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano waxay aragtiyo kala duwan ka bixyeen qaabkii loo ridey Raiisul wasaaraha Xildhibaan  Cali Khaliif Galeyr oo isagu ahaa nin si aad ah uga soo Horjeedey... 

Hayadda SCAC iyo Agaasinka Caafimaadka Wasaaradda Adeega oo si Wadajir ah u Xustey Maalinta AIDS-ka Adduunka 2013

Dec 3, 2013
Halkii maalin oo kasta waxaa cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS uu ku dhacaa 7,000 qof oo ku nool dunida dacaladeeda, taas oo ka dhigeysa in halkii saac oo kasta uu qiyaastii cudurkaasi asiibo 300 qof. AKHRI Sida ay sheegtay Hay’adda WHO iyo UNAIDS, 35.3 million ayaa qabay cududrka dilaaga ah ee AIDS/HIV sannadkii 2012, dadka sannadkaas u geeriyoodey cudurkaas waa 1.6 million oo qof. “Soomaalida... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Soomaaliya oo Kalsoonidii kala laabtay Ra’iisul Wasaare Shirdoon

Dec 2, 2013
Ra’iisul Wasaare Saacid oo Xilkiisii waayey: Dood dheer kaddib, ayaa Maanta Isniin Deceember 2013 waxaa xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya cod gacan taag ah ugu codeeyeen in xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon lagala laabto kalsoonida. Guddoomiyaha baarlamaanka DFS Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay natiijada cod bixinta, waxana uu sheegay in 249 xildhibaan ay codkooda dhiibteen. Waxaana... 

Baarlamaanka Soomaaliya oo Diidey in uu Hor yimaado Ra’iisul Wasare Shirdoon si uu isaga difaaco Mooshinka kalsoonida loogala laabanayo

Dec 1, 2013
Kulan ay maanta, Axad December 1, 2013 isugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka DFS oo tiradoodu gaarayso 247 xildhibaan ayaa looga dooday sidii laga yeeli lahaa codsi uu Ra’iisul Wasaraha Dawlada Federaalka usoo gudbiyey baarlamaanka, kana dalbaday in loo ogolaado in uu baarlamaanka hor yimaado si uu isu difaaco, una difaaco xukuumadiisa oo laga keenay mooshin dhan ka ah ee la doonayo in kalsoonida... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka soo jeeda Deegaanka Taleex oo Cabdiraxmaan Faroole ku Eedeeyey in uu ka Dambeeyey Dagaalkii ka dhacay Degmada Taleex

Dec 1, 2013
Iyadoo Dhawaan uu Dagaal ka dhacay Degmada Teleex ayaa Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobollada Sool, Sanaal iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State of Somaliya ayaa cambaareeyey dhibaatooyinkii ay shacabka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Taleex ee gobolka Sool, kuwaasoo ay ku eedeeyeen in uu masuul ka yahay Madaxweeynaha maamulka Puntland Mudane C/raxmaan Faroole. Cali... 

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ugu magac-daray Marxuum Axmed Qeybe.

Dec 1, 2013
Mogadishu, 30,November 2013 –Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Qaran C/Kariim Xuseen Guuleed, Xildhibaano, Diplomacy-yiin iyo masuuliyiin kale oo lagu xusayey Marxuum Danjire Axmed Maxamed Aadan Qeybe ayaa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...