Home » Archive Maalinta December 19th, 2013
Doodda Soomaalida iyo Damaca Shisheeyaha
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig)
xiddig@gmail.com
Facebook.com/abuuxafsa
Magaciisa waxa la yiraahdaa Mike. Waxa uu yahay macalin jaamacadeed. Waxa uu baraa taariikhda bariga iyo bartamaha Afrika. Waxa uu aad u xiiseeyaa Soomaaliya iyo Soomaalida in uu xog badan ka ogaado. Wax badan ayuu ka akhriyey burburkii iyo musiibadii Soomaaliya ku habsatay. Waxa uu aad ula socdaa astaamihii iyo asbaabihii keenay...
Warsaxaafadeed: R.W. Cusub ee la Magacaabay Dr. Cabdiweli Ayaa Cambaareeyey Dilkii Dhakhaaiirta Kana Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan (Sokorliin)
Muqdisho, 19, Dec, 2013..Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaan la magacaabay Dr, Cabdiweli Sh. Axmed Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii axmqanimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu jirtay Soomaali iyo Suuriyaan, kuwaas oo ka howl gali jiray xarun caafimaad oo ku taal duleedka magaalada Muqdisho.
Dr, Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid arxan daro ah oo ka baxsan bani’adantimada,...