Home » Archive Maalinta December 15th, 2013
Baarlamaanka Soomaaliya oo Madaxweynaha DFS ka dalbaday in uu Ra’iisul Wasaaraha Cusub horkeeno Baarlamaanka Arbacada 18ka December
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tibaaxay ” in Gudigga Joogtada ah isku raaceen in maalinnimada Arbacada ah ee Todobaadkan oo ay taariikhdu ku beegantahay 18ka-December (2013) laga codsaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda in Ra’isulwasaaraha uu Baarlamaanka horkeeno”.
Warsaxaafadeedka waxa uu u qornaa sidan:
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka...