Home » Archive Maalinta December 1st, 2013

Baarlamaanka Soomaaliya oo Diidey in uu Hor yimaado Ra’iisul Wasare Shirdoon si uu isaga difaaco Mooshinka kalsoonida loogala laabanayo

Dec 1, 2013
Kulan ay maanta, Axad December 1, 2013 isugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka DFS oo tiradoodu gaarayso 247 xildhibaan ayaa looga dooday sidii laga yeeli lahaa codsi uu Ra’iisul Wasaraha Dawlada Federaalka usoo gudbiyey baarlamaanka, kana dalbaday in loo ogolaado in uu baarlamaanka hor yimaado si uu isu difaaco, una difaaco xukuumadiisa oo laga keenay mooshin dhan ka ah ee la doonayo in kalsoonida... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka soo jeeda Deegaanka Taleex oo Cabdiraxmaan Faroole ku Eedeeyey in uu ka Dambeeyey Dagaalkii ka dhacay Degmada Taleex

Dec 1, 2013
Iyadoo Dhawaan uu Dagaal ka dhacay Degmada Teleex ayaa Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobollada Sool, Sanaal iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State of Somaliya ayaa cambaareeyey dhibaatooyinkii ay shacabka badan ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Taleex ee gobolka Sool, kuwaasoo ay ku eedeeyeen in uu masuul ka yahay Madaxweeynaha maamulka Puntland Mudane C/raxmaan Faroole. Cali... 

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ugu magac-daray Marxuum Axmed Qeybe.

Dec 1, 2013
Mogadishu, 30,November 2013 –Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Qaran C/Kariim Xuseen Guuleed, Xildhibaano, Diplomacy-yiin iyo masuuliyiin kale oo lagu xusayey Marxuum Danjire Axmed Maxamed Aadan Qeybe ayaa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...